Mesut Ozil Oo Cadeeyay In Uusan Meelna U Socon Islamarkaana Uu Ku Faraxsanyahay Arsenal

0
Saturday May 07, 2016 - 11:13:10 in Sports News by
  • Visits: 599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mesut Ozil Oo Cadeeyay In Uusan Meelna U Socon Islamarkaana Uu Ku Faraxsanyahay Arsenal

    Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Arsenal Mesut Ozil ayaa shaaca ka qaaday in uu ku faraxsan yahay kooxdiisa Gunners.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Arsenal Mesut Ozil ayaa shaaca ka qaaday in uu ku faraxsan yahay kooxdiisa Gunners.

Kubadsameeyaha reer Jarmal ayaa u dhaqaaqay garoonka Emirates Stadium sannadii 2013 xilligaas oo uu lacag rikoorka aheyd ugu wareegay kooxdaka dhisan waqooyigEngland.

Xiddigii hore ee Real Madrid ayaa labo xilli ciyaareed ku qaadana naadiga Arsenal, ciyaaryahanka ayaa si weyn uga dhex muuqday kooxda Gunners xilli ciyaareedkan.

522948226

Inkastoo ay jraan warar la xiriirinaya inuu u dhaqaaqayo Spain ama Bayern Munich Ozil 27-sano jirkaan ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in uu la sii joogo kooxda Gunners.

"Waxaan qandaraas kula jiraa Arsenal, aad ayaan ugu faraxsanahay halkan sida aan haatan ahay,” Ozil ayaa u sheegay majalada kasoo baxdaFaransiis.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip