Arda Turan Oo Dulqaad U Muujinaya Barcelona Si Uu Wacadro Uga Dhigo

0
Saturday May 07, 2016 - 11:08:37 in Sports News by
  • Visits: 618
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arda Turan Oo Dulqaad U Muujinaya Barcelona Si Uu Wacadro Uga Dhigo

    Arda Turan ayaa wacad ku maray in uu iska sii dulqaadanaayo isagoo doonaya inuu ka dhigo wacadro Barcelona, xidigan waxa uu tartan kala kulmaya booska garoonka Ivan Rakitić.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arda Turan ayaa wacad ku maray in uu iska sii dulqaadanaayo isagoo doonaya inuu ka dhigo wacadro Barcelona, xidigan waxa uu tartan kala kulmaya booska garoonka Ivan Rakitić.

Xidiga heerka caalami ee dalka Turkiga ayaa kaga soo biiray kooxda heysata horyaalka Spain naadiga Atletico Madrid xagaagii hore, laakiin ma uusan matalin kooxda Catalan ilaa January maadaama kooxda uu ganaax ka saarnaa suuqa kala iibsiga.

29-sano jirkaan ayaa 23 kulan u saftay Barcelona, laakiin waxa uu kaliya u dhaliyay labo gool , warbaahinta Spainayaa qaab ciyaareedkiisa ku dhaleeceysay ciyaaryahanka.

hi-res-33d419072255ed9b61d89d83e2ba4387_crop_north

Turan ayaa qirtay in uu ku riyoon jiray caruurnimadiisa inuu xirto maaliyada Barcelona islamarkaana ay wax weyn im uu saaxiib noqdo Iniesta, Messi, Suarez, Neymar sida uu Arda u sheegay FourFourTwo.

Turan, ayaa dhaliyay 17 gool 89 kulan uu u saftay Turkey, waxa macquul ah inuu kusoo bilowdo kooxda Barcelona kulanka axada ee La Liga ka dhanka ah Espanyol.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip