Daafaca kooxda Sevilla Benoit Tremoulinas Oo Seegaya Finalka Europa League

0
Saturday May 07, 2016 - 11:07:10 in Sports News by
  • Visits: 647
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daafaca kooxda Sevilla Benoit Tremoulinas Oo Seegaya Finalka Europa League

    Sevilla ayaa xaqiijisay in daafaca ree Faransa ee Benoit Tremoulinas uu seegi doona finalka Europa League sababna u tahay dhaawac jilibka ah .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sevilla ayaa xaqiijisay in daafaca ree Faransa ee Benoit Tremoulinas uu seegi doona finalka Europa League sababna u tahay dhaawac jilibka ah .

30-sano jirkaan dhaawac waxa uu soo gaaray inta lagu jiray ciyaartii habeenka khamiista ee ay 3-1 kaga badiyeen kooxda Shakhtar Donetsk lugta labaad ee semi-finalka Europa League.

download

Baaritaan lagu sameeyay ayaa shaaca ka qaaday in ciyaartoyga heerka caalami ee dalka France uu dhaawac kasoo gaaray jilibka lugta midig, taasoo keenaysa inuu garoomada ka maqnaando inta ka dhiman xilli ciyaareedkan.

Sevilla ayaa wax yar u jirta markii saddexaad oo isku xigta Europa League in ay hanato marka ay wajahayaan Liverpool finalka 18 May, Daafaca bidix ayaa sidoo kale seegi doona finalka Copa del Rey ee ay naadigiisu la ciyaarayaan Barcelona afar maalmood ka dib.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip