HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH AXAD 8-DA MAY 2022-KA

0
Sunday May 08, 2022 - 09:48:32 in Wararka by
  • Visits: 452
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH AXAD 8-DA MAY 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Guddoomiye Aadan Madoobe Iyo James Swan Oo Ka Shiray Dhameystirka Doorashada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlama anka 11-aad ee dowladda Federaal ka Sheekh Aadan Max med Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa Magaalada

Muqdisho kulan kula qaa tay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Mi doobay Mr. James Sw an.Kulanka ayaa looga wada hadley dhamayst irka doorashada inta ka dhiman iyo sidii ay jawi xa silloon ugu soo geba gaboobi lahayd, sida lagu sheegay War kasoo saaray Xafiiska Guddoomiye Sheekh Aaadan Madoobe.

Wakiilka Xog-hayaya Guud ee Qaramada Mid oobay ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay diyaar u la tahay inay Guddoomiyaha Golaha Sha cabka Baarlamaanka 11-aad ee ka gacan siiyaan sidii howshaasi si guul ah ugu soo dhamaan lahayd.

Mr. James Swan ayaa ku bogaadiyay magac aabista degdega ah ee guddiga qabanqaabada doorashada Madaxweynaha iyo ku dhawaaqista in la qabanayo doorashada 15-ka Maajo.

Guddoomiyaha ayaa Mr. James Swan kahor wa xaa uu kulan la qaatay Safiirka Imaaraadka Cara bta u fadhiya Soomaaliya Mohamed Ahmed Othm an Al Hammadi,

Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Digniin U Diray Taliyayaasha Ciidamadda

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidan ka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar).

Wararka hordhaca ah ee la helayo ayaa shee gaya in Kulankan oo dawiiqado kooban socday diirada lagu saaray adkaynta sugidda Amniga Doorashada iyo midka guud ee Dalka.

Cabdi XaAshi ayaa saraakiishan ku amaanay kaalinta ay ka qaadanayaan sugida amniga guud ee dalka, wuxuu si gaara isu dul taagay doorkii ay ku lahaayeen in si nabad ah ku soo idlaato doo rashadii gudoonada labada aqal ee baarl amaanka Soomaaliya.

Jeneraal Odowaa iyo Jeneraal Xijaar ayaa gudoo miyaha Aqalka Sare u balanqaaday in saraakiisha iyo askarta ciidamada Milatariga iyo Booliska ay san ku milmin arrimaha siyaasada oo ay si isku mid ah ugu adeegi doonaan musharixiinta u ta agan xilka madaxtinimo ee dalka.

Si kastaba, Kulankan ayaa ku soo beegmaya xili maalinimada beri ah ay bilaabaneyso diiwaan gelinta musharixiinta u taagan xilka madaxtinimo ee Soomaaliya, iyadoo doorashada loo balansan yahay 15-ka bishan May oo ku beegan Axada tod obaadka danbe.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Danjiraha Imaaraadka Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mu dane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) yaa Shalay hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Mohamed Ahmed Oth man Al Hammadi oo ah saf iirka dalka Imaara adka Carabta.

Guddoomiyaha ayaa safiirka ka guddoomay ha mbalyo uu uga siday dal kiisa oo ku aaddan Gudd oonka Golaha Shacabka ee Baarlamanka 11-aad.

Guddoomiyaha ayaa da njiraha Imaaraadka Car abta kula dardaar m ay inay sii laba jibaaraan da daalada horumarineed ay dalka ka wadaan &sii xoojinta xiriirka 2ada dal ee walaala ha ah

Kooxda ololaha Farmaajo oo falsafado cusub kusoo galay suuqa doorashada – Xog

Kooxda ololaha madaxweynaha waqtigiisa dha m maaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa su uqa ololaha doorashada madaxweynaha lasoo ga lay falsafado cusub si ay mar kale Villada ugu soo noqdaan.

Kooxda Ololaha oo kulan isugu yimid ayaa go ’aamiyey in maalin kasta ay sameeyaan hadal he yn xooggan (Trending) oo 24 saac ee maalin kasta la hadal hayo inta laga gaarayo door ash ada, waxayna taas Dorraad ka billaabeen inay ad eegsadaan hal ku dhigyada mucaaradka ee ah Is beddel doon taasoo la hadal hayey 24-tii saac ee lasoo dhaafay.

Sidoo kale, waxyaabaha ay kooxda ololaha madaxweyne Farmaajo go’aamiyeen waxaa ka mid ah inay sare u qaadaan qiimaha lacagta la sii nayo xildhibaanada si musharixiinta kale sicirka loogu qaaliyeeyo.

Kooxda ayaa go’aamisay in halkii xildhibaan la siiyo 100 Kun oo dollar, sidoo kalana waxaa loo ballan qaaday oo meel loo dhigay 200K oo kale oo la siinayo marka uu Farmaajo guuleysto taa soo ah wax aan horey looga isticmaalin doora shada Soomaaliya.

Lacagtaas ayaa ah mid aad u badan oo ay adag tahay in mucaaradka inay bixiyaan iska dha af’e xitaa aanay usoo dhowaan karin.

Waxyaabaha kale oo ay sameeyeen waxaa kamid ah inay xildhibaanada isugu xir xiranaa ko ox koox loona sameeyo hal qof oo hoggaamiye u ah kaasoo loogu dhiibi doono 200 Kun oo dollar ee la siin doono marka uu guuleysto Farmaajo, ta asi oo xaqiijin karta inaan la qiyaamin.

Kooxda ayaa ka fogaaneyso qorshayaashii ho re ee looga adkaaday madaxweynayaashii xilka soo hayey maadaama inta lacag laga qaato laga coddeeyey, waxayna ku dadaalayaan inay xildhib aanada kusoo jiitaan 200K oo dollar oo meel loo dhigayo taasoo muujineyso inay kala aamin ba xeyn xildhibaanada iyo kooxda Villa Somalia.

Ololaha doorashada madaxweynaha Soomaa liya ayaa si weyn looga dareemayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana socda dadaallo lagu kala jeedinayo xildhibaana da, waxaana waxyaabaha ugu badan ee loo ade egsanayo ololaha kamid ah lacag kaash ah, mid ballan qaad ah iyo xilal.

Doorashada Soomaaliya ayaa loo asteeyey in ay dhacdo 15 Bishaan, waxaana adag in lasii saa daaliyo cidda ku guuleysan karto, balse waxaa doorashooyinkii hore laga bartay in meesha laga saaro madaxweynaha talada hayey lamana ogo haddii uu jidkaas soo xirmi doono.

Xog: Murashaxiin doonaya in dib loo dhigo doorashada madaxweynaha Soomaaliya

Qaar ka mid ah murashaxiinta madaxweyne ayaa wada isku-day ay ku doonayaan in wax laga beddelo jadwalka doorashada madaxweyne ee loo qorsheeyay inay qabsoonto 15-ka bisha May, sida ay ogaatay Caasimada Online.

Murashaxiintaan ayaa doonaya in maalinta ay qabsoomeyso doorashada laga dhigo 25-ka May, hase ahaatee qorshahaan ay wadaan murashaxi inta qaarkood ayaa aheyn mid xooggan.

Ma muuqato astaan muujineyso dib u dhac ama qorshe isbeddel lagu sameynaayo maa linta loo asteeyay inay qabsoonto doorashada madaxt inimada ee 15-ka May.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Mada xwenaha Soomaaliya Cabdiqani Geelle ayaa she egay in muddada tobanka maalmood ah ee soo socota ay ku qaban doonaan doorashada mada xweynaha Soomaaliya ayna ku filan tahay mu sharixiinta in ay isku diyaariyaan.

Guddoomiyaha ayaa yiri "Waxaan tixraac ku sameynay tii gudoonka baarlamaanka oo tiradu intaa ka badnayd, waqtiguna uu intaa aad iyo aad ugaa koobnaa, waan isbarbar dhignay, waxaana noo soo baxday inay ku filan tahay waqtiga aan u qabanay.”

Mar wax laga waydiyey waxa u qorsheysan in ay sameeyaan haddii doorashada ay ku dhici we yso waqtigii ay u qabteen ayuu ku jawaabay " In shaa Allah way ku dhici doontaa, musharixiinta tar tamayo waa la yaqaan waa ay isku key dul saa ran yihiin, mana jirto waqti aan anaga luminay, musharixiinta iyo xidhibaanada dhan waa ogol yih iin, waxaana xataa la shaqeyn karaa habeen, wax naga qaldan ma jiraan haddiiba ay noo joogaan musharixiintii, guddoonkii baarlamaanka iyo xil dhibaanadii, ilaahey kama rajeeneyno dib u dhac iyo in waqtii aan qabanay wax ku dhici waayaan” .

Madaxweyne Ku-Xigeenka Galmudug Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Iyo Ujeedkiisa

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo wafdi uu hoggaami nayo ayaa Shalay oo sabti ah safar shaqo ku soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho

Madaxweyne ku-xige enka ayaa waxaa Garo onka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweey ay Guddoomiye ku-xige enka 1aad ee Baarla manka Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee dowladda Federaalka, Xildhiba ano iyo Wasiiro ka tirsan labada Gole ee Galm udug iyo Masuu liyin kale.

Cali Daahir Ciid oo si kooban warbaahinta ula hadlay ayaa waxaa uu marka hore ka mahad cel iyay soo dhaweynta loo sameeyay, wuxuuna she egay Madaxweyne ku-xigeenka inuu ujeedka saf arkiisa uu yahay mid la xiriira Arrimo shaqo.

Sidoo kale Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa intaas kusii daray in uu ka qeyb qaadan doono doorashada Madax weynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo lagu wado inay Muqdisho ka dhacdo 15 May 2022.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku sugan Madaxweyneyaasha maamulada Galmudug, Koo nfur Galbeed, Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ee Jubbaland iyo Madaxweynaha Puntland oo ah Musharax Madaxweyne, isla markaana wada olo hiisa doorashada.


Barlamaanka Puntland oo sheegay inuu socon waayay dadaalo lagu dhex dhexaadin lahaa Deni iyo Axmed Karaash

Barlamaanka maamulka Puntland ayaa rajo xu mo ka muujiyay dadaallo lagu doonayay in xal lo oga gaaro khilaafka siyaasade ed ee xilligan ka dhex taag an madaxweynaha Puntl and Siciid Ca bdullaahi De ni iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash.

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaan ka Puntland, Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cis maan ayaa sheegay in labada masuul ay todo baad kii hore qadka tale efoonka kula hadleen, kana oggo laadeen in barla maanku galo xallinta khilaafka , isa goo u maraya hab sharciyeed iyo hab siyaasadeed.

Guddoomiye ku xigeenka barlamaanka waxa uu sheegay in madaxweyne ku xigeenka uu xagal daac iyay wada xaajoodka uu barlamaanku wa day, kadib markii todobaadkii hore uu xil ka qaa dis ku samey ay saddex kamid ah wasiiradda Pu ntland, taasoo uu sheegay inay fashilisay how shii ay wadeen.

"Waxaan isugu ballansanayn inaan sabtida (Shal ay) isugu imaano Garowe oo aan halkaas ka sii amb aqaadno xallinta aan qeyb ka qaadana yno ee aan is ugu soo dhoweynayno masuuliyiin ta. Runtii waxa ad moodaa wareegtadii kasoo bax day madaxwey ne ku xigeenka inay xagal daaci say waan waantii & wada xaajoodkii aan dhina ca ka ahayn,” ayuu yiri Abuukaate Cabdicasiis.

Hadalka barlamaanka ayaa kusoo beegmaya iy adoo haatan magaalada Bosaso ay ka taagan yi hiin xiisado ka dhashay xil ka qaadista uu Axmed Kar aash sameeyay, iyadoo ciidamo badan lagu daad gu reeyay xarumaha dowliga ah ee Boosa aso, si looga hortago inay dhaqan gasho tal laab ooyinka Axmed Karaas

Gudoonka golaha shacabka iyo Guddiga doora shooyinka oo kulamo ka wadda Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoy giisa Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Xog-hay aha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. James Swan.

Kulanka ayaa looga wada hadley dhama ysti rka doorashada inta ka dhiman iyo sidii ay jawi xa silloon ugu soo geba gaboobi lahayd.

Wakiilka Xog-hayaya Guud ee Qaramada Mido obay ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay di yaar u la tahay inay Guddoomiyaha ka gacan sii ya an sidii howshaasi si guul ah ugu soo dhamaan la hayd.

Dhanka kale Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa Shalay la kulmay tal iska Ciidamada Booliska iyo malateriga.

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wadahadlay iskaashiga warbaahinta

Wasiirka warfaafinta XFS Senator Cusmaan Abo kar Dubbe ayaa magaaladda Adis ababa kula kul may wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Ito obiya Dr Legesse Tulu ayaga oo ka wada had lay xiriirka labada dowladood iyo iskaashiga dhin aca warbaahinta

Wasiirka warfaa finta dowladda federaalka Itoobiya Dr Legesse Tulu ayaa qiray in Soomaalida xilligaan ay aad ugu horreeyaan war baahinta cusub ee social me dia ah ayada oo Ito obiya ay aad ugu xoogan tahay warbaahinta soo jireenka ah ee Mainstream-ka loo yaqaano.

Labada wasiir ayaa inta kulankooda uu socday Isla soo hadal qaaday dhibaatadda iyo fitnada wa rarka beenka ah Fake news ku hayaan amniga iyo dowladnimada iyo sidii la isaga kaashan lahaa in wadajir looga hortago.

Kulanka labada wasiir waxaa sido kale xoogga lagu saaray iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga,dhaqaalaha iyo sido kale warbaahinta wa xa ana dhinacyada ay isla garteen in wada galo he shi isyo arrimahas ku saabsan mustaqbalka dhow.

Kulanka waxaa ku wehlinayay Safiirkeena Ethiop ia Ambassador Gen. Abdullahi Ahmed Jaamac ilka Jiir iyo Xoghayaha 1ad ee Safaaraddda Abdulahi Abdirizak.

Dhoobo Daareed oo ka digay ‘shirqool’ ay So maliland u dhigeyso PUNTLAND

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka dowlad go boleedka Puntland C/xakiin Dhoobo Daareed oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay shir la shee gay in dhowaan Somaliland ay ku qabaneyso gud aha magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.

Dhoobo Daareed ayaa marka hore iska bari-ye elay shirkaasi, wuxuuna tilmaamay in uusan qayb ka ah eyn abaabulkiisa, sidoo kalena uusan ka qayb-gal eynin.

"Waxaan caddeynayaa oo iska bari-yeelayaa oo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacab ka reer Puntland aan u sheegayaa shirkaas wa xba inaanan anigu kala socon, kana ogeyn, kana qayb aheyn, ka na mid aheyn,” ayuu yiri Cabdixa kiin Dhoobo Daa reed.

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Punt land oo hadalkiisa sii wata ayaa shirkan ku tilm aa may In uu yahay shi rqool siyaasadeed oo ay Somaliland u dhigeyso Puntland, gaar ahaan Beesha Warsangeli ee degnta Gobolka Sanaag, si ay u qabsato deeg aan adaasi.

"Shirkaas waxaan ka aaminsa nahay ama aan u arko anigu inuu yahay shir macagiisu ku ha boon yahay in loo bix iyo ama loogu magac daro shirka shirq oolka siyaa sadeed in la yiraahdo,” ay uu markale yiri guddo omiyihii hore ee Baar lamanka maamulka Pun tland

Sidoo kale wuxuu sii raaciyey "Beeshaas la leey ahay Somaliland ayey wada shiri doonaan waa bee sha aan sheegay meesha ay degto iyo deegaan keeda waa beesha ugu ballaaran ee de gta Sanaag, horey waxay u diideen inay qayb ka noqdaan do orashooyinka Somal iland,”.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo maalm ihii u dambeeyey ay hadal xoogan hareysay shirka asi oo haatan abaabulkiisu ka socdo magaalada Ce erigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, halkaas oo ay Somaliland ka wado dhaq-dhaqaaq ka dhan ah maa mulka Puntland

Shuruudaha laga doonayo Murashaxiinta Mad axweyne oo la shaaciyay (Akhriso)

Guddiga doorashada madaxweynaha Sooma aliya ayaa soo saaray habraaca iyo shuruudaha laga rabo murashaxiinta xilka madaxweynaha ee doo naya inay tartamaan.

Shuruudaha oo ka koo ban sagaal qodob wax aa ugu weyn in murashax kasta laga doonayo la cag dhan $40,000, waxaana la faray inay soo buu xiyaan dhamaan sagaalka shuruud ee habraaca diiwaan ge linta murashaxiinta xilka Madaxweyn aha.

Qodobada sagaalka ee laga doonayo mur ashax kasta ayaa kala ah:

Warqada aqoonsiga (ID ama Passport).

Warqada codsiga murashaxnimo.

Warqada soo jeedinta murashaxa. Qodobkaan ay aa laga rabaa murashax kasta in uu soo saxiixo form 20 xildhibaan, xildhibaan kastana waxaa loo ogol yahay inuu sadax murashax u saxiixo.

Warqada caddeynta buuxinta shuruudaha mur ashaxnimo.

Afar boqol nuqul oo barnaamijkiisa doorasho oo daabacan iyo nuqul elektoroonik ah ka hor maalinta hadal jeedinta.

Taariikh Nololeed (CV).

Labo sawir Teesaro ah. Warqadda cadeynta lacag qabashada. Warqadda aqbalaadda iyo u hogaan samida Habr aacyada iyo natiijada doorashada;.Ugu danbeyntii guddiga qabanqaabada doorash ada mad axweynaha ee baarlamaanka Soomaal iya ayaa far ay murashaxiinta inay soo dhameysti raan dhamaan shuruudaha kor ku xusan, si loo guddoon siiyo shah aadada murashaxnimo

Goobta ay ka bilaabaneyso diiwaan gelinta Musha raxiinta oo la shaaciyey

Waxaa la shaaciyey goobta lagu diiwaan-gelinyo murashaxiinta Madaxweynaha Sooma aliya iyo koo ntada lagu shubayo lacagta is diiwaan gelinta Mu sharaxiinta

Guddiga qaban-qaabada doorashada madaxwe ynaha ayaa soo saaray warqad ay ku shaac iyeen in diiwaan-gelinta Musharaxiinta ay berri 9: 00 am – ba rqanimo ka bilaabaneyso xarunta Gola ha Aqalka Sare.

Sidoo kale warqadaan waxaa lagu soo bandhi gay tilmaamaha koontada lagu shubayo lacaga is diiw aan gelinta musharaxiinta oo gaaraya 40 kun oo dollar, waa na Bangiga Dhexe ee dowlada Guddiga an ayaa Shalayta soo saaray habraaca iyo shuruu da a laga rabo murashaxiinta xilka ma daxweyn aha, waxay na shuruudahaasi ka kooban yihiin 9 qodob, kuwaas oo kala ah:

Warqada aqoonsiga (ID ama Passport).

Warqada codsiga murashax nimo.

Warqada soo jeedinta mu rashaxa. Qodobk aan ayaa la ga rabaa murashax kasta in uu soo saxiixo form 20 xildhibaan, xildhibaan kastana wa xaa loo ogol ya hay inuu sadax murashax u sa xiixo.

Warqada caddeynta buuxinta shuruudaha mur ashaxnimo.

Afar boqol nuqul oo barnaamijkiisa doorasho oo daabacan iyo nuqul elektoroonik ah ka hor maalinta hadal jeedinta.

Taariikh Nololeed (CV).

Labo sawir Teesaro ah. Warqadda cadeynta lac ag qabashada. Warqadda aqbalaadda iyo u hoga ansamida

habraacyada iyo natiijada doorashada. Hoos ka eeg warqada guddiga



26 MUSHARAX OO SOOMAALI- BRITAIN AH OO KU GUULEYSTAY DOORASHADII GOLAHA DEEGAANKA EE DALKA BRITAIN

26 musharrax oo Soomaali-Britian ah ayaa ku guuleysatay doorashooyin golaha deegaanada ee dalka Britain. Waana markii ugu horeysay taariikhada dalka Britain oo tiro

ntaa la eg oo ka soo wadada jeeda Soomaali ay guul ka soo ho yaan doorashadii Khamiistii ka dhacay dalka Britain.

Xisbiga talada haya ee Conservatives ayaa lu miyey 500 oo kursi, halka xisbiga mucaaradka uu helay 163 kursi oo dheeri ah.

Dhinaca kale xisbiga Labour-ka oo ah kan ugu ballaaran ee mucaaradka ah ayaa la filayey in uu ka faa'iideysto jabka xisbiga talada haya, balse ma aaney wada helin guushii ay sida weyn u filay een.

Xisbiga Liberal Democrat ayaa kuraas badan ka helay koonfurta England xisbiga Co nserva tives, halka ay Scotland kuraastii ay Sc ottish Nat ional Party ka qaadaatay xisbiga talada haya.

Xisbiga Labour wuxuu awoodiisa ku soo bandh igay magaala weynta London iyo Wales oo ay kur aas badan kaga qaateen xisbiga Conservatives.

Halkan ka akhriso magacyada 26-ka mushar rax ee Soomaalidda ah ee ku guuleysatay doora shooyinka.golaha deegaanka ee dalka Britain.

1. Awale Olad - Camden

2. Harbi Farah - Brent

3. Abdi Aden - Brent

4. Amina Ali - Tower Hamlets

5. Hibaq Jama - Bristol

6. Faduma Hassan - Brent

7. Abdirazak Abdi - Brent

8. Mohamed Hashi Lambeth

9. Kasim Ali - Kensington

10. Bashir Ibrahim Islington

11. Amal Ali - Bristol

12. Yasin Mohamud - Bristol

13. Safiya Saeed - Sheffield

14. Mahadi Hussein Sharif Mahamed - Manchester

15. Issa Issa - Lambeth

16. Hodan Haili - Ealing

17. Sagal Abdiweli - Camden

18. Maleiki Haybe Sheffield

19. Naima Ali - South london

20. Ibrahim Ali - Bruce Castle

21. Ifrah Samatar - Hackney

22. Fadumo Mohamed - Southall

23. Abdullah Abdullah - Enfield

24. Dahabo Haji Isse - Kensington and Chelsea

25.Abdullah Nur- Kensington and Chelsea

26. Ibrahim Saeed- Cardiff.

Hashim Duale MBE, Hiiraan Online Leiceste, UK

Somaliland: Siyaasi hore siyaasada uga fadhi is tay oo urrur siyaasadeed furtay

R.Maxamed Cabdi Gaboose, oo ah siyaasi iyo dhakhtar caan ka ah Somaliland oo 4, April, 2021 ku dhawaaqay in uu siyaasada ka fadhiistay, ay aa ku dhawaaqay in uu furanayo urrur siya asad eed.

Gaboose ayaa shee gay in duru ufo jira awge ed uu siyaasada dib ugu soo laabtay, waxaa uu sheegay in wacyiga bul shadu is badalay isla mar kaana uu tixgalinayo sha cbiga oo uu sheegay in ay isaga dareen gaar ah u hayaan.

"Inkasta oo aan horay ugu dhawaaqay in aan ka fadhiistay siyaasada, hadana, markaan qiime eyay waayaha dadkayga iyo dalkaygu marayaan, iyo in wacyiga bulshadu soo korayo, tixgaliyayna dareenka dadkaygu ii hayo, waxaa khasab igu no qotay in aan kusoo laabto masraxa siyaasada" ayuu yidhi DR. Gaboose.

Gaboose ayaa ku dhawaaqay in isaga iyo rag kale oo aqoonyahano ahi, ay ku midoobeen urrur la magacbaxay Barwaaqo, isla markaana ay dha waan si rasmi ah u daah furi doonaan.

"Waxaa aniga iyo aqoonyahan kale oo ka faa'I idaysanaya fursadan, oo aanu in badan sugaynay go'aansanay in aanu urrur siyaasadeed la maga cbaxay Barwaaqo dhawan ka daah furi doono go bolada dalka si gooni gooni ah" ayuu yidhi DR. Gaboose.

DR. Gaboose oo urrur Qaran la odhan jiray uu ka fashilmay xiligii xukuumadii Daahir Riyaale Ka ahin, ayaa sidookale sannadkii 2012 furtay urrur siyaasadeed lagu magacaabi jiray Umada, kaasi oo ka qayb galay doorashadii tartanka urrurada ee xiligaas, lakiinse nasiibku ma saacidin oo ku ma guulaysan in urrurkiisii kamid noqdo saddexdii xisbi ee kusoo baxay codbixintii qabsoontay 28, November, 2012 oo ay kusoo baxeen Kulmiye, Waddani iyo UCID.

Gaboose ayaa xiligii uu siyaasada ka fadhiis tay ku sababeeyay in aanu awoodiisa jidh ahaane ed awgeed hogaamiye noqon karin, isla markaa na uu siyaasadii iyo dhakhtarnimadiiba si rasmi ah uga fadhiistay, taa badal keedana inta cimrigi isa ka hadhay uu ku dhamaysan doono, cibaado

iyo taakulaynta dadka taagta daran.

URURKA TAALIBAN OO CIQAABI DOONA RAGGA XAASASKOODU AANEY XIJAABNEYN

Saraakiisha Taliban ee dalka Afghanistaan ayaa haweenka ku amray in xir taan xijaab isla markaana ay dhamaan daboolaan wajigooda. In haweenku wa jiga oo dhan daboolaan waa arrin jirtay xilligii dowladdii Taalibanku meesha ka saareen, balse ururka Taliban amarkaan horey kama ay san soo rogin markii ay awoodda la wareeg een. Taliban ayaa warkaan ka soo baxay ku tilShalayy talo soo jeedin hase-yeeshee ragga aan xaasaskooda u xiran xijaab oo wajigeeda aanu daboolnayn ayaa la kulmi doona ciqaab,inkasta oo aan faah-faahin intaas dheer laga bixin nooca ciqaab ee ay raggu la kulmi karaan.

Ragga ayaa lagu booriyay in haweenkoodu ay u xiraan dhar ku haboon dumar ka xaasaskooda ah.Tan iyo markii Taliban awoodda dalka Afghanistaan la ware egeen waxaa jiray haween dhigayay dibadbaxyo ay kaga soo horjeedaan xij aabka.

Sida laga soo xigtay qaar ka mid ah haweenkaas in dumarku wajiga daboosha an waa dhaqan loo soo minguuriyay Afghanistaan oo iyagu aysan markii hore lahayn Ardayda xijaaban ee Jaamacadda Shaheed Rabbani ee Kabul.

Sharciyo la xiriira dumarka oo ay horey u soo saareen Taliban

Jaamacadaha Afqaanistaan ​​waxaa lagu kala sooci doonaa ragga iyo duma rka, waxaana la soo bandhigi doonaa xeerka labiska cusub ee Islaamka, ayay Taalibaan sheegtay.

Wasiirka Tacliinta Sare Cabdul Baqi Haqqani ayaa tilmaamay in haweenka loo oggolaan doono inay wax bartaan, balse aan la barbar dhigi doonin ragga.Waxa kale oo uu ku dhawaaqay in dib -u -eegis lagu sameeyo maaddooyinka la baro.

Dumarka iyo gabdhaha ayaa laga mamnuucay iskuulada iyo jaamacadaha hoos yimaada Talibaan intii u dhaxaysay 1996 ilaa 2001. Taalibaan ayaa sheegtay inaysan ka hor istaagi doonin haweenka inay wax bartaan ama ay helaan shaqooyin. Laakiin tan iyo markii ay xukunka la waree geen 15-kii Ogoosto, waxay ka codsadeen dhammaan haweenka, marka laga re ebo kuwa ku jira waaxda caafimaadka dadweynaha, inay ka fogaadaan shaqa da, ilaa xaaladda ammaanka soo hagaagto.

Shaacinta siyaasadda tacliinta sare ayaa imaanaysa maalin uun kadib markii Taalibaan ay calankooda ka taagtay madaxtooyada, taasoo muujineysa bilowgii maamulkoda. Waxay la waregeen gacan ku haynta dalka Afghanistan bil ka hor.

Siyaasaddu waxay calaamad u tahay isbeddel weyn oo ka yimid dhaqankii la aqbalay ka hor inta aysan Taliban la wareegin. Jaamacadaha waxeey ahaayeen kuwo ay wax ka bartaan rag iyo dumarba , khasabna ma ahayn in ardeyda gab dhaha ah ay u hoggaansamaan xeerka labiska.

Laakiin Mr Haqqani wuxuu ahaa mid aan raalli ka ahayn soo afjaridda xiisa daha isku dhafan. "Wax dhibaato ah naguma hayso soo afjaridda nidaamka isku dhafka waxbarashada," ayuu yiri. "Dadku waa Muslimiin wayna aqbali doonaan."

Qaarkood waxay soo jeediyeen in xeerarka cusubi uu haweenka ka reebi doo no waxbarashada waayo jaamacaduhu ma haystaan ​​dhaqaale ay ku bixiyaan fa sallo gooni ah. Si kastaba ha ahaatee, Mr Haqqani wuxuu ku adkeystay inay jir aan macallimiin haween ah oo ku filan.

"Wax walba waxay ku xiran yihiin awoodda jaamacadda," ayuu yiri. "Waxaan sidoo kale u adeegsan karnaa macallimiin rag ah inay wax ka dhigaan daaha ga daashiisa, ama aan adeegsanno farsamada."

Gabdhaha iyo wiilasha ayaa sidoo kale lagu kala sooci doonaa dugsiyada ho ose iyo kuwa sare, oo horeba uga jiray Afgaanistaan ​​oo dhan.

Dumarka waxaa laga rabaa inay xirtaan xijaab, si kastaba ha ahaatee Mr Ha qqani ma uusan cayimin haddii khasab ay tahay in wejiga la daboolo ama niqaab la xiranayo iyo in kale.

Wasiirka cusub ee xilka la wareegay ayaa sidoo kale sheegay in maadooyinka lagu dhigo jaamacadaha dib loo eegi doono. Wuxuu u sheegay suxufiyiinta in Ta alibaan ay doonayso inay "abuurto manhaj macquul ah oo Islaami ah oo waafa qsan qiyamkayaga Islaamka, kan qaranka iyo kan kaleba, dhanka kalena, ay aw ood u yeelan karto inay la tartanto dalalka kale".

Ku dhawaaqista ayaa imaanaysa ka dib mudaaharaad ay haween taageersan siyaasadaha jinsiga ee Taalibaan ay Dorraad ka dhigeen Jaamacadda Waxbar ashada Shaheed Rabbani ee Kabul.

Boqolaal haween ah oo badankoodu xiran niqaab madow oo sita calanka Taal ibaan, ayaa jeediyay khudbado ay ku ammaanayaan taliska cusub waxayna wee rareen kuwii ku lugta lahaa bannaanbaxyo waaweyn oo ka dhacay guud ahaan dalka oo ay ku dalbanayaan in la ilaaliyo xuquuqda haweenka.

Xukuumadda cusubi waxay kaloo beddeshay Wasaaradda Arrimaha Hawee nka oo loo beddelay Wasaaradda Ku -xigeenka iyo Wanaagga.

Waaxda aadka looga baqayo ayaa mas'uul ka ahayd in booliska diineed la gee yo waddooyinka si ay u meel mariyaan ku dhaqanka Shareecada intii ay Talib anka awoodii hore haysteen. Waxay caan ku noqotay garaacidda dumarka xadg udubyada sameeya sida xirashada dharka aan habboonayn iyo bannaan ay haw eenka u baxaan iyagoo oo aan la socon qof lab ah oo mas'uul ka ah.

Dumar badan oo caan ah oo xirfadlayaal ah ayaa ka qaxay Afgaanistaan ​​iy aga oo filayay xeerka adag ee kooxda. Fannaanadda weyn ee Aryana Sayeed ayaa dalka kaga tagtay diyaarad xamuul oo Mareykan ah waxaana agaasimihii filimka caanka ahaa Sahraa Karimi la geeyay Ukraine.

XIGASHO:-BBC
Ciidanka Burundi oo hawlgal ka wada Waddada Mahadaay & Ceelbaraf

Ciidanka Militariga Burundi ee qaybta ka ah Hawlgalka KMG ee ATMIS ayaa Shalay hawlgal amni xaqiijin ah ka wada deegaano hoos-tagga Degmada Mahadaay ee G/Shabellaha Dhexe, ka dib weerarkii ay maleeshiya da Al Shabaab ku qaadeen xerada ciidankaasi

ee deegaanka Ceelbaraf.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidanka Xoogga Dalka ay qayb ka yihiin hawlgalkan, oo sida la sheegay la gu baacsanayo xubno ka tirsan Shabaabka oo deegaanadaasi lagu arkay.

Saraakiisha Taliska Qaybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegaya in hawlgalka xoogi isu uu ka socdo inta u dhaxeyso Mahadaay iyo Ceelbaraf.

Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in Sha baabku ay ku sugan yihiin daafaha Ceelbaraf, ay na ka baqdin qabaan in lagu dul dagaalamo.

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Burundi ayaan weli dib ugu laaban saldhigyadoodii Ceelbaraf, ka dib weerarkii ay 3-dii bishan Shabaabku ku gal een Xerada Militariga Burundi.

Xeradan ayaa muhiim u ah Hawlgalka Midowga Afrika ee Somaliya iyo amniga xuduudda Gobola da Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan.

Ciidanka Xoogga Oo Isku Furay Waddooyin Ay Al-Shabaab Go’doomiyeen Sannado Badan

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa qey bta 60-aad ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgal waddo furis ah ka sameeyeen degmo oyin ka tirsan Gobolada Baay iyo Bakool ee Maa mulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ciidamada Xoogga iyo kuwa Koonfur Galbeed ayaa isku furay waddooyinka isku xira degmooyin ka Waajid, Tiyeeglow iyo Qansaxdheere oo Gobol ada Baay iyo Bakool ka kala tirsan, halkaas oo ay Go’doomiyeen dagaalamayaasha Al-shabaab.

Howlgalkaan ayaa wa xaa hoggaaminay ay A baanduulaha Urur ka 45-aad, guutada 8-aad, qeybta 60-aad ee Xoogga dalka Maxa med Nuur Gurey, wuxuuna sheegay in Shalay ay suura-gashay inay isku furan waddooyin go’doo nsanaa muddo toban sanno ah.

Saraakiisha Ciidamada Ururka 45-aad, guut ada 8-aad, qeybta 60-aad ayaa sheegay in Al-shabaab laga saaray goobihii ay ka joogeen jidad ka isku furay ee ka kala tirsan Waajid, Tiyeeglow iyo Qansaxdheere ee Gobolada Baay iyo Bakool.

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa muddo badan Go’doon ku haaya degmada Waajib, waxa ana dhowr jeer oo horey duleedka Magaaladaas lagu gubay gaari dameero Raashin u siday Gana csato, sidoo kalena duleedka Waajid ay ka dhac een dagaal khasaaro dhaliyey.

Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo go'aan no cusub kusoo rogay taageerayaasha kuba da cagta Soomaaliya

Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa she egay in loo baahan yahay in wax badan laga bad delo nidaamka sanadihii lasoo dhaafay loo maamulayay labada heer ee horyaalka kubadda cagta Soomaaliya.

Guddoomiyaha kumeel gaarka ah ee xiriirka kubadda cagta Cali Shiine ayaa sheegay in xiriirku go’aan ku gaaray in taageerayaasha kooxaha heerka ko owaad iyo labaad laga qaadidoono lacago ay ka ga qeyb galaan daawashada tartamada dalka.

Lama sheegin inta ay le’eg tahay dhaqaalaha laga qaadidoono taageerayaasha kubada cagta Soomaaliya, balse wuxuu guddoomiyuhu sheegay in qorshahaan looga danleeyahay hour marinta cayaaraha Soomaaliya.

"Waxa aan rajeyneynaa in sanadkaan in wax badan laga baddelo, waa in aan kawada hadal naa hormarinta horyaalka heerka 1aad & 2aad, sanadkaan waxa aan rajeyneyaa in lacag lagu soo geli doono” Sidaasi waxaa yiri (Cali Shiine).

Guddoomiyihii hore ee xiriirka kubada cagta Soomaaliya, Cabdi Qani oo bilo iska casilay xilki isa kadib khilaaf hareeyay xiriirka, ayaa keentay in masuuliyiinta cusub ee xiriirka ay doonayaan in ay wax ka beddelaan hannaankii lagu shaqeyn ji ray.

Guterres” Shalay markii ugu horeysay Gol aha Ammaanku wuxuu hal cod kaga hadlay nabadda Ukraine”

Madaxa Qaramada Midoobay Guterres ayaa soo dhaweeyay bayaan ka soo baxay Golaha Am maanka ee lagu taageeray dada allada uu ku doonayo in xal nab aded loogu helo colada UkraIne.

"Shalay, markii ugu horeysay Golaha Ammaanku wuxuu hal cod kaga hadlay nabadda Ukr aine,” Guterres ayaa ku yiri hadal uu soo sa aray. "Adduunku waa inuu isu yimaadaa si loo aa mu siyo qoryaha oo loo ilaaliyo qiyamka Axdiga Q/Midoobay.”

Guterres ayaa dhowaan booqday Moscow iyo Kyiv isagoo furay waddooyin bini’aadantinimo si loogu oggolaado dadka rayidka ah inay ka ba xaan meelaha ay wajahayaan dagaallo culus.

Dadaallada gargaarka milatari ee cusub ee Mara ykanku siiyo Ukraine, oo uu ku dhawaaqay Biden Jimcihii, ayaa qiimaheedu dhan yahay $150m si da uu sheegay sarkaal u hadlay Mareykanka.

Wararkii Ugu Dambeeyay Dad Farabadan Oo Ku Le’day Qarax Weyn Oo Dhacay Hotel

Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhimatay 60 kala na wey ku dhaawacmeen kadib markii qarax we yn uu ka dhacay mid ka mid ah hoteellada ugu wa aweyn Cuba.

Waxaa la rumeysan yahay in qaraxa uu ka dhashay booyad gaas oo taagneyd bannaanka ho re ee Hotelka Saratoga, taas oo burburiay dhowr dabaq oo dhismaha ah.

Waxaa hadda socda dadaallo lagu baadi goo bayo dadka ku hoos jira burburka.

Madaxtooyada Cuba ayaa sheegtay in dadka dhintay ay ku jiraan haw eeney uur leh iyo ilmo yar. Dadka dhaawacmay ayaa lagu daweynayaa isbitaalada ku dhow dhow aagga hoteelka.

Ciidamada Galmudug Oo Gacanta Kusoo Dhi gay Gaari Siday Maandooriye Farabadan

Ciidamada Booliska Maamulka Galmudug ee dagmada Caabudwaaq ay aa gacanta ku dhigay Ga ari noociisu ahaa NOHA oo ay saarnayeen 14 kartoon ah maandooriyaha loo yaqaano Khamriga oo si qarsoodi ah loo gelin ra bay Ma gaaladaas.

Gaarigan oo lagu qarina yay Guri ku yaala Xaafada October ee dag mada Caab udwaaq ayaa Cii da madu xogtiisa hele en, ka dibna ay Gacanta ku soo dhigeen gaariga iyo qamri dii sa arnaa,

Sarakiisha Ciidanka Booliska Maamulka Galmu dug ayaa Warbahinta u sheegay inaysan goobta ugu tagin ninkii watay Gaarigan iyo Shaqsigii la haa guriga, ayna kudaba jiraan, isla markaana la soo qaban doono, si sharciga loo horgeeyo.

Laamaha amniga Galmudug ayaa marar kala duwan waxaa ay sidaan oo kale gacanta ugu soo dhigeen maandooriyaha noocyadiisa kala duwan sida Khamriga iyo Xashiishka, iyagoona Ciidama da uga digay dadka ka Ganacsada waxyaabaha maanka dooriya.

Madaxweynaha Ukraine oo hal shardi ku xiray wada-hadalka dowladda Ruushka

Ka dib markii konton qof oo rayid ah ay u su urto gashay in laga saaro magaalada go’doonsan ee Mariupol Jimcihii, ayaa madaxweynaha Ukr aine, Volodymyr Zelensky, sheegay heshiis dhex mara iyaga

iyo Ruushka uu shardi u yahay in marka hore ay ciidamada Ruushku ku noqdaan goobihii ay jo ogeen intaanay magaaladaa weerarin.

Volodymyr Zelensky oo la hadlayay xarun cil mi-baaris ah oo London ku taalla ayaa sheegay in taasi ay tahay waxa ugu yar ee waddankiisu aq bali karo.

Waxa uu sheegay in uu yah ay hogaamiyaha "Ukraine,” bal se ma uusan soo hadal qaadin Crimea oo uu Ruushka la wareegay sanadkii 201 4-kii.

Ruushka ayaa hadda dagaal adag ugu jira In uu si buuxda ula wareego magaalada Mariupol ee dalkaasi Ukiraine.

Sidoo kale waxaa weli halkaas ku jira ciidama da Ukraine oo ay weheliyaan qaar ka mid ah dad ka rayidka ah ee ku sugan koonfur-bari ee birta weyn ee Azovstal.

Dhanka kale, Saraakiisha Mareykanka ayaa la gu warramayaa in ay xaqiijiyeen in ay xogo sirdo on siiyeen ciidanka Ukraine oo bartilmaameedsa day isla markaana dilay in badan oo ka mid ah je neraalada Ruushka kuwaas oo ku naf waayey dagaalka Ukraine.

Sheegashooyin ay jariiradda New York Times ka soo xigatay saraakiil dhinaca gaashaandhigga ah oo aan la magacaabin ayaa u muuqata in ay xaqiijinyaan shakiyo la xiriiray in Mareykanka ay bixinayaan xogo sirdoon oo lagu howlgali karo gacanna ka siin kara saraakiisha Ukraine in ay xu shan bartil maamedyo aad u qaali ah oo Rush ah

Golaha Amaanka Oo Ku Baaqay In Si Adag Loo Ciqaabo Kuwa Dhaqaalaha Siiya Shabaab

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ay aa si kulul uga hadlay weerarkii askarta badan la gu laayay ee 3-dii bishan ka dhacay saldhig ay ci idamada Burundi ku leeyihiin deegaanka Ceel-baraf ee gobolka Sh.dhexe.

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Q/Midoobey ayaa bayaan ay soo saareen waxa ay Jimcihii u gu tacsiyadeeyeen qoysaska iyo ehelada askartii reer Burundi ee ku naf-waayay weerarkaasi, iya goona caafimaad u rajeeyay kuwa kale ee ku dha awacmay, iyagoo sheegay iney taageersan yihiin dadaalka ay Dowladda Somaliya iyo Hawlgalka ATMIS isaga kaashanayaan ka hortagga halista Shabaabka hubeysan ee dalka ka dagaalama.

"Xubnaha Golaha Ammaanka waxa ay dib u xaqiijiyeen in argagixisanimadu nooc kasta oo ay tahay iyo muuqaal kasta ay leedahayba inay kha tar weyn ku tahay nabadda iyo ammaanka caa lamiga ah Xubnaha Golaha Ammaanka waxa ay mar kale ku celiyeen in dhammaan falalka argagi xisanimadu ay yihiin dembiyo aan qiil loo raadin karin, iyadoo aan loo eegayn waxa ku kalifay, me esha laga gaystay, goorta la gaystay iyo cidda gaysatayba” ayaa lagu yiri qoraalka.

Waxa ay soo jeediyeen in lala xisaabtamo oo la ciqabo dembiilayaasha, abaabulayaasha iyo ku wa dhaqaalaha ku bixiya falalka argagixiso ay Al Shabaab gaysanayaan, iyadoo weerarkii Xerada Ceel-baraf ay mar kale indhaha dunida ku soo jee disay Somaliya iyo inuu caalamka garowshiyo ka bixiyo in laga gaabiyay dagaalkii lagula jiray Al Shabaab.



DANJIRE DAAHIROOW DOORKAAN DALKA DOOJI


Xilli kasta oo Doorashada Madaxweynaha Soo maaliya ay soo dhawaato, waxaa Baraha Bulshada gaar ahaan Facebook qabsada heeso halku-dheg lo oga dhigo "Hebel Doorta” iyo Dhigaallo ku kooban sawirrada Murashaxiinta oo kaliya, kuwaasoo ku suntan tirooyin (1,2,3…), cinwaanna looga dhigo "Mid u codee” kadibna qofkasta uu halkaa ku soo xarriiqo tirsiinada ga arka ah uu leeyahay ma sawirka murashaxa uu taageerada u yahay, sidaana lagu shaaciyo Natiijo aan wax macno ah soo kordhineyn.

Aniga ahaan, taa beddelkeeda waxaan jeclaan la haa in taageerayaasha murashaxiinta oo aan anig uba ka mid ahay ay ku tartansiiyaan mudanayaasha aqoon (Diini iyo Maaddiba), waaya-aragnimo, waxqa bad, taariikh & waxgal, sidaasna miisaan lagu saaro mudane kasta mustawaha uu taaganyahay.

Aan u soo daadago dulucda qormadeyda; waxa an rabaa halkan in aan idin kula wadaago warbixin gaaban oo ku saabsanMusharrax Madaxweyne Dr. Danjire Daahir Geelle iyo qodobbo midba midka kale uu kaabayo oo aan isleeyahay Danjirahu waa uu ka ga mudan yahay dhiggiisa kale doorkaan.

WAA KUMA DANJIRE DAAHIR MAXAMUUD GEELLE?

Danjire Geelle waxaa uu ku dhashay Magaalada Muqdishosanaddii 1966-kii, iyada ayuuna ku barbaa ray oo uu ku qaatay waxbarashadiisa aas-aasiga ah iyo midda sareba. Sanadkii 1984-kii ayuu ka baxay Dugsigii Sare ee Sheekh Suufi, waxa uuna ka mid ahaa ardaydii gashay kaalmaha hore, wuxuuna ku mutaystay Deeq-waxbarasho oo Dalka Masar ah. Sanadkii 1991-kii ayuu Shahaadda koobaad ka qaa tay Jaamacadda Al-azhar ee Dalka Masar isaga oo bartay Qaanuunkaa iyo Shareecada Islaamka. Intii u dhaxaysay 1991-1993 ayuu Machadka Cilmi-baari sta & Daraasaadka sare ee Masar ka qaatay Diblo oma sare isaga oo diyaariyay Daraasad ku saabs aneyd "Xeriirka Soomaaliya & Itoobiya”.

Isla Machadkaas ayuu 1995-kii ka qaatay shah aadda 2-aaad ee Jaamacadda Daraasad Cinwaanke edu ahaa "Asalka Dagaalladii Sokeeye, sababihii ka dambeeyay iyo Natiijooyinkii ka dhashay”.

Hadda waxa uu Machadka Cilmi-baarista iyo Bara shada Siyaasadda Carabta ee Masar ka diyaarinay aa Shahaadada PhD-da.

QIYAMKIISA SIYAASIGA AH:

Sida marar badan fagaarayaasha uu ka sheegay ama uu la wadaagay Bulshaweynta Soomaaliyeed, Danjiruhu waxa uu aamminsanyahay:

1. In xalka Soomaaliya lugu gaari karo wadahadal iyo siyaasad loo dhan yahay (inclusive politics).

2. In arrinta Soomaaliya ay tahay Miis-ku-dhamm aato oo aan la kala adkayn.

3. In Soomaaliya u baahan tahay in la’isku hayo, loona maro in la dhagaysto Saamileeyda Siyaasad da iyo dhaqankii soo jireenka ahaa.

4. In wax walba ka horreeyaan in la helo siyaa sad ku sar-go’an wadar-ogol iyo "kugusan kugusan” muquuninna ka fog.

5. In boobista awoodaha iyo go’aan qaadashada, baalmarista Dastuurka, ku tumashada xuquuqaha aasaasiga ah ee muwaadiniintu ay yihiin hogaan xumo iyo isku kalsoonila’aan hogaamineed.

AGENDIHIISA SIYAASADEED

Sida uu xusay, waxa uu ka duuli doonaa Afar qo dob oo kala ah:

1. Dib-u-heshiisiin ku aadan sida siyaasadda guud ee Dalka ay noqoneyso, sida wax loo qaybsanayo iyo sida Dastuurka loo dhammeystirayo. Waxa uu ku sheegay in ay tani tahay Dib-u-heshiisiin sida loo wada noolaanayo iyo dowladnimadu sida ay noqone yso looga heshiinayo ee aan xoolo la wada qalanayn kaliya.

2. Wax-ka-qabashada amniga guud ee Dalka.

3. Xal-u-helidda arrimaha Soomaaliya & Soomaal ilaan iyada oo la marayo hannaan ka duwan habab kii horay loogu wajihi jiray arrimahaas.

4. Dib-u-hagaajinta Siyaasadda arrimaha dibe dda. Waxa uu tani ku sheegay in uu ka shaqeyn do ono in Soomaaliya ay yeelato diblumaasiyad qaan gaar ah oo Galoofis xariir ah loo geliyay islamarka ana danta Soomaaliya dunida ka keeni karta; haddii dunidu wax innooga soo baahatana ay naga heli karto iyadoo asal ay tahay danta Soomaaliya.

Guulihiisa Shaqsiga ah & Middiisa Siyaasadeed

1. Wuxuu xubin firfircoon ka ahaa Garabkii Siya asadda ee Maxaakiimta isagoona qayb ka ahaa wad ahadalladii gaarka ahaa iyo kuwii guud ee Maxka madihii iyo Dowladdii Ku-meel-gaarka ahayd sanad dii 2007kii, kuwaa oo ka kala dhacay Dalalka Suud aan, Jabuuti iyo Yemen.

2. Wuxuu kaalin firfircoon ku lahaa wadahadall adii Nabadeed ee u dhaxeeyay Xukuumaddi Sooma aliya iyo Isbahaysiga Dib-u-Xoreynta Dalka ee ka dhacay Jabuuti ayna ka dhalatay Dowlad wadaagga ahayd ee uu hoggaaminayay Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed billowgii 2009-kii.

3. Arrimaha Bulshada ayuu in badan kasoo shaq eeyay sida dhisidda Isbitaallo dan guud & Goobo-waxbarasho, wuxuu sidoo kale yagleelay Idaacado iyo Ganacsiyo guuleystay.

4. Waxa uu ahaa samafale u soo shaqeeyay Um madda Soomaaliyeed xilliyo adag isaga oo Dalka ka hirgeliyay Hay’ado samafal.

5. Waxa uu ahaa xildhibaan Baaralamaankii 8-aad ee Soomaaliya, isla markaas wuxuu si shaqsi ah u soo diyaariyay Sharcigii Dhaxal-dhowr ee sida aqlabiyadda lahayd ay u ansixiyeen xildhibaanaddii Golaha Shacabka, sharcigaasoo budhig u noqday kii ska dacwadda badda ee ay Kenya muranka gelisay.

XILALKII UU SOO QABTAY INTA UU KU JIRAY ARRIMAHA SIYAASADDA

Wuxuu soo qabtay dhowr-jago oo aan ka xusi karo:

• 2001-2004 : wuxuu ahaa u qaybsanihii Dibadda ee Wasaaradda Caddaaladda, Dowladdii KMG ahayd ee Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xassan.

• 2009-2012: Waxaa uu ahaa Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baaralamkii 8-aad ee Sooma aliya.

• August 2009- July 2010: Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya. Waxaa uu xilligaas boor ka ka jafay Warbaahinta Afka-Dowladda ku hadasha ee SNTV & Raadiyo Muqdisho iyo sidoo kale Was aaraddii Warfaafinta.

• 2012-2013: Waxa uu ahaa hoggaamiyihii iyo aas-aasihii Madasha Daljir ee wadahadallada Soomaaliya.

• 2013-2015: Waxaa uu ahaa la-taliyaha Madax weyne Xasan Sheikh ee xagga Carabta iyo Arrimaha Diinta.

• 2015-2018: waxa uu safiir ka soo noqday Dalka Sacuudiga isaga oo meel sare gaarsiiyay xeriirka lab ada Dal.

Waxa uu sidoo kale ahaa Safiirka aan degganeyn ee Dalalka Urdun iyo Baxreyn.

• 2018-2019: Waxa uu mar kale noqday Wasiirka Warfaafinta.

MUXUU KAGA DUWANYAHAY MURASHAXIINTA KALE?

❖ Wuxuu Guulle ku galladay aqoon diineed iyo mid maaddi oo darajooyin sare gaarsiisan.

❖ Waxa uu la soo shaqeeyay inta badan dowl adihii Dalka soo maray (Cabbdi Qaasim, Cabdullahi Yusuf AUN, Sharif, Xassan Sheekh & Farmaajo). Sidaa darteed, waa siyaasi muddo ka badan 25 sa no geed-fadhi iyo gole-joog ka ahaa arrimaha Soom aaliya.

❖ Waxa uu leeyahay Sooyaal-siyaasadeed oo naajix ah isla markaasna aan garaafooyin lahayn. Xil alkii uu soo qabtay mid uu kusoo fashilmay weli ma dhicin, tiiyoo ay jirto in lagu ammaano howlihii uu ka soo qabtay xafiisyadii dowladda ee uu kasoo shaqee yay iyo sidoo kale ha’adihii gaarka ahaa.

❖ Waa siyaasi hadalka gole ka fuul u leh, fasa xaad Eebbe hibo u siiyay, runtana mar walba abaara xitaa haddii ay qaraar tahay.

15: Waa Siyaasi fagaaraha yimaada, marwalba diyaar u ah in shacabka Soomaaliyeed ay feteshaan Sooyaal-siyaasadeeskiisa si ay wax badan u ga ogaadan, islamarkaana aan dhuumman.

Ugu dambeyn:

Hadda waa Murashax u taagan qabashada Xilka Madaxweynenimo markiisii ugu horreysay; ogoowna agaasime ayuu kasoo bilaabay u adeegista qaranka, jaranjarrooyin badan ayuu soo maray si uu u gaaro kursiga uu hadda u sharaxanyahay.

Ugu dambeyn, in kastoo Natiijada Doorasha Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya ay madal iyo maalin leedahay, Mowlena uu makaninayo mudan aha Mutaystay, waxaan Guulle guul uga rajeynayaa Md. Geelle oo aan ku kalsoonahay– dad badanna ay qirsanyihiin in aysan hoggaamintiisa Soomaali ku qasaari doonin, idan Eebbe. Waxaan qormadeyda ku soo gunaanadaya: "Darxumada si aan uga baxno iyo diifta nagu raagtay, Dalku waa u baahnaa halye ey Daadahayn kara e, Danjire Daahiroow Doorkaan Dalka Dooji”.

QORSHAHA GEELLE OO KOOBAN: http://dahirgelle.so/so/my-agenda/

Taariikdiisa: http://dahirgelle.so/so/about-me/

Bogga gaarka ee Facebook uu ku leeyahay Mura shaxa: https://www.facebook.com/DahirMGelle/

Raalli noqo haddii aan qoraalka kugu dheereeyay, haddii aad ka heshayna share dheh walaal. Mahads anid.

W/Q: Caa’isha Maxamed Guleed


MUSHARAX MADAXWEYNE DAAHIR” MAXKAMADDA DASTUURIGA AH WAXAY SOO AFJARAYSAA KHILAAFKA HAY’ADDAHA DOWLADDA KA DHEX DHACA


Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in haddii uu ku guuleysto xilka Madaxweynaha Soomaaliya in ay ka go’an tahay dhismaha Maxkamadda dastuuriga oo ka mid ah tiirarka muhiiimka ah ee ay ku taagan tahaydowladnimada.

 

Waxaa uu sheegay in Maxkamadda dastuuriga ah ay soo afjari doonto khilaafka soo jireenka ah ee inta badan ka dhex dhaca Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha oo inta badan awooda isku qabsada.

Waxaa uu xusay in Maxkamadda dastuuriga uu ku dhisi doono si waafaqsan sharciga dowladda Fed eraalka ee Soomaaliya, islamarkaana uu kala ta shan doono hay’addaha kale ee dowladda.

Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa xildhibaa nada Golaha Shacabka ka codsaday in ay siiyaan codkooda si uu rumeeyo rajada dadka Soomaa liyeed ay qabaan in ay helaan dal uu shaqeynaayo sharciga iyo kala dambeynta.

Daahir Geelle oo ka mid ah ruugcadayaasha Siy aasadeed ee Soomaaliya ayaa horay u soo noqday labo jeer, Wasiir, xildhibaan iyo Safiir dalal dhowr ah, waxaana uu hadda uu ka mid yahay musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip