HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYESKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH SABTI 7-DA MAY 2022

0
Saturday May 07, 2022 - 08:40:39 in Wararka by
  • Visits: 503
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYESKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH SABTI 7-DA MAY 2022

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kala hadlay Ururada Buslaha Rayidka arrimaha doorashada Madaxweynaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Ma xamed Nuur ayaa Shalay hoygiisa kulan kula qaatay qey baha kala duwan ee Ururadda bulshada rayidka ah, kaa soo looga hadlay kaalinta ay ururada bulshada rayidka ah ka qaadan karaan arrimaha doorashada madaxweynaha dalka oo lagu wado iney dhici doonto 15-ka bishaan May.

Guddoomiye Sheekh Aadan Mado obe ayaa saacadahii la soo dhaafay waxa uu magaalada Muqdisho ka waday kulamo uu ku dardar galinaa yo howlaha qabashada doorashada Madaxw eynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ku booriyey bu lshada rayidka in ay kaalintooda horumarineed ay sii laba ji baaraan, islamarkaana ayna ka qeyb qaataan door wanaag san oo ku aadan qabsoomida doorashada madaxweynaha dalka.

Ururada bulshada rayidka ee kulanka la qaatay G/G /Shacabka ayaa dhankooda uga mahad celiyay kulanka, iy agoona u ballan qaaday guddoomiyaha GSh iney garab ku siinayaan inta ay awoodaan qabsoomida howlaha doora shada madaxweynaha Soomaaliya.

Mudo 9 maalmood ah ayaa ka dhiman waqtiga loo qo rsheeyay in la qabto doorashada madaxweynaha 10-aad ee JFS, waxaana u sharaxan Musharaxiin kor u dhaafeyaa 20 meeyo oo uu qeyb ka yahay madaxweynaha mudo xi leedkiisa dhamaaday ee Farmaajo, waxaana xusid mudan in qabsoomida doorashadaan ay soo jiitameysay hal sano ka badan.

Sheekh Shariif oo Shalay la guddoon siiyay shahaa dada xildhibaanimo

Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa Shalay guddoon siiyay shahaadada xildhibaano madaxweynihii ho re ee dalka Shariif Sheekh Axmed oo dhawaan kursiga tir sigiisu yahay #HOP146 kasoo qaatay M/ Jowhar.

Sheekh Shariif ayaa u mahad celiyay guddiga doorash ooyinka, madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe iyo bulshada leh kursiga ee u gartay in uu ku madalo baarlam aanka federaalka Soomaaliya.

"Waxaan rajeynayaa in doorashada Madaxweynaha si nabad ah noogu qabsoonto,” ayuu yiri Sh,Shariif oo rajo ka muujiyay in dib u dhac uusan ku imaan doonin waqtiga loo qabtay in lagu soo doorto M/weynaha cusub ee Somalia.

Sh.Shariif Sh.Axmed oo kursiga xildhibaano ay beeshii sa ugu tanaasushay inuu ku fadhiisto maadaama uu ka md yahay murashaxiinta madaxweynaha kuwooda muuqda.

Waxaa kursigaan horay ugu sharraxnaa wasiirka amniga DF Chi Maxamed Nuur, balse heshiis hoose oo dhex ma ray ka dib la siiyay She.shariif si uu ololahiisa doorashada ee gudaha baarlamaanka ugu adeegto

Maxaa ka ogtahay dhaarta yaabka leh ee la marsiinayo xildhibaanada Soomaaliya?

Marka laga imaado dhaarta Dastuuriga ah ee Xildhibaa nada waxaa jirta dhaar kale oo inta badan Musharaxiinta madaxweyne ay marsiiyan Mudaneyaasha Baarlamaanka, taasi oo ay ku damaanad qaadanayaan inay codka siin doonaan.

Dr. Cali Sheekh oo ka faalooda arr imaha Siyaasadda gaar ahaan midda Soomaaliya oo ka hadlay arrintaas ayaa sheegay in dhaarta labaad ee la marsiinayo Xildhibaanada ay khilaafsan tahay midda hore.

"Waxaa ku dhaarateen dhamaantiin in aad fulineysa danta guud ee umadda, sidaas ayaa la rabaa in aad tihiin oo ku fulinaysaan, laakiin sidii loo joogay ayaa waxaa timid dhaar la yidhaahdo laaluush, in aad codka isiineyso ii dhaaro,” ayuu yiri.

"Labada dhaar marka in la kala daayo weeye oo dhaar ta hore maxaa loo mari haddii aan laga dhabeynayn. Dhaar ta hore asal ayay aheyd ee dhaarta 2aad adiga ayaa si qal ad ah u galay.”

Waxa uu ujeediyay Xildhibaanada inay ku dhaqmaan dhaartii hore, ayna Ilaahay ka baqaan oo aysan codkooda ku badalan maal aduunyo oo ugu hiiliyaan danta dalka iyo umadda Soomaaliyeed.

"Waxaa laga rabaa (Xildhibaan) inta aad is waansato marka aad tagto sanduuqa oo arrinta ay tahay adiga iyo Il aahay aad tiraahdo Ilaahayow been ayaa sheegay oo wa an ka towbad keenay oo hebel ayaa ila fiican oo codka si iso. Towbadana wey furan tahay.” Ugu dambeyntiina waxa uu ka digay cawaaqib xumada ka dhalaneysa in la khilaafo dhaarta sharciga ah ee ay mar en Xildhibanada, taasi oo uu qofka ku mudanayo ciqab Alle

Guddoomiyaha guddiga doorashada madaxweynaha oo war cusub soo saraay

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxwenaha Soomaaliya Cabdiqani Geelle ayaa she egay in muddada Tobanka Maalmood ah ee soo socota ay ku qaban doonaan doorashada madaxweynaha Soomaali ya ayna ku filan tahay musharixiinta in ay isku diyaariyaan.

Guddoomiyaha oo wareysi siiyey Idaacadda BBC, isla markaana la waydiiyey sida muddadaas kooban ay ugu qaban karaan doorasho ay ku tartamayaan ku dhawaad 30 musharrax ayuu yiri: "Waxaan tixraac ku sameynay tii gud oonka baarlamaanka oo tiradu intaa ka badnayd, waqtig una uu intaa aad iyo aad ugaa koobnaa, waan isbarbar dhi gnay, waxaana noo soo baxday inay ku filan tahay waqtiga aan u qabanay.”

Mar wax laga waydiyey waxa u qorsheysan inay sameey aan haddii doorashada ay ku dhici weyso waqtigii ay u qab teen ayuu ku jawaabay " Inshaa Allah way ku dhici doon taa, musharixiinta tartamayo waa la yaqaan waa ay isku key dul saaran yihiin, mana jirto waqti aan anaga luminay, musharixiinta & xidhibaanada dhan waa oggol yihiin, wax aana xataa la shaqeyn karaa habeen, wax naga qaldan ma jiraan haddiiba ay noo joogaan Musharixiintii, guddoonkii Baarlamaanka & xildhibaanadii, ilaahey kama rajeeneyno dib u dhac & in waqtii aan qabanay wax ku dhici waayaan”

Guddoomiye Cabdiqani ayaa sheegay inay ku guda jir aan xalka xildhibaanada laga soo kala doortay Ceelwaaq & Gabarhaarey si aysan mar kale u dhicin is qabqabsi iyo in ay saameyn ku yeelato kulanka lagu dooranayo madaxwe ynaha Soomaaliya.

Cabdiqani oo wax laga waydiiyey cidda ay musharixiinta u dacwoonayaan haddii ay ku qanci waayaan natiijada doo rashada ayaa yiri " Waxaa jiro habraac diyaarsan oo doora shada lagu galayo, mana jiraan wax naga qaldan, wadanka doorashooyin badan ayaa kasoo dhacay tii ugu horeysay maahan, wax walbana waxay ku socdaan sidii hore oo la casriyeeyey.”

Ugu dambeyntii guddoomiyaha ayaa caddeeyey in doo rashada madaxweynaha Soomaaliya ay kasoo qeyb galay aan xubno ka socda Beesha Caalamka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaalida

15-ka bishaan May oo ku beegan maalin Axad ah ayaa la filayaa in la qabto doorashada madaxweynaha Soomaal iya oo dib u dhacday sanad iyo lix bilood ah.

Musharrax Daahir Geelle oo la kulmay Guddo omiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka

Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamu ud Geelle ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Gud doomiye ku xigeenka 1aad Ee G/Shacabka Barwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar.

Ugu horeeyn musharax Daahir Maxamuud Geelle ayaa Salaan & Ismarxabaan ka dib ugu hamb alyeeyay Guushii ay ka gaaratay Kurs iga Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka.

Waxa siddoo kale ka wada hadleen xaalada Guud ee dal ka & dardar Galinta Doorashada Madaxweynaha ee lagu ballansan yahay in ay dhacdo 15 Bishaan May 2022.

Dowladda Soomaaliya oo mudo kordhin ka codsatay Hay'adda IMF

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa weydiisatay hay 'adda IMF inay dib ugu dhigto muddo 3 Bilood oo dheeraad ah qiimeyn dib u habeynta barnaamijkeeda dhaqaalaha, ka asi oo muddeysan 17-ka bishan May oo ku beegan laba maalmood kadib xiliga doorashada Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya.

Warqad ay si wada jir ah u saxii xeen Wasiirka Maaliy adda Soom aaliya Dr. Cabdiraxmaan Beyle iyo Gud doomiyaha Bangiga Dhexe, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdull aahi ayay dowladda ku sheegtay inaysan awoodin in ay ka qeybg asho dib u eegista bar naamijka dib u habeynta IMF muddada loo qab tay.

"Soomaaliya ma heysan wax kale oo aan ka ahayn in ay codsato muddo kororsi, sababtoo ah bartamaha bisha May ma buuxsami doono, wax kasta oo dhaca, in kasta oo Soo maaliya ay dib u habeyn ku sameysay, doorashoo yinkii dib u dhacay iyo qaabkii musuq maasuq ee qaawan ee ay u dhacday hannaanka doorash ada, deyn cafinta Soo maaliya. iyo barnaamijka dib u habeynta dhaqaalaha waxaa ku jira dhibaato aad u daran,” ayuu yiri falanqeeye arrimaha dhaq aalaha caalamiga ah oo HOL la xiriirtay oo diiday in mag aciisa la xigto.

Lama oga inay IMF oggolaan doonto iyo in kale, haye eshee mudada loo qabtay Soomaaliya ayaa waxay sabab u ahayd dedejinta guddiga doorashada oo Dorraad ku dhaw aaqay in 15-ka bishaan May la qabto dorashada Madaxw eynaha.

Al-shabaab oo weerar madaafiic ah ku qaaday deeg aanka Miirtaqwa ee gobolka Sh/dhexe

Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ayaa Shalay wee rar madaafiic ah ay ku qaadeen Saldhig ciidamada Burundi ay ku leeyihiin tuulada Miirtaqawo oo u dhaw deegaanka Ceelb araf ee gobolka Sh/dhexe. Dadka deegaanka Miirtaqwa oo la hadlay qaarkood War baahinta gudaha ayaa sheegay in tiro madaafiic ah lagu ga raacay Saldhiga deegaanka Miirtaqwa oo ay dagan yihiin ciidamo ka tirsan kuwa Burundi ee ka mid ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS.

Waxaa sidoo kale ay sheegeen dadka deegaankaasi in ciidamada Burundi ay dhankooda ka jawaab celiyeen weerarka madaafiicda ah ee lagu soo garaacay xer ada ay ka dagan yihiin deegaan Miirtaqwa ee gobolka Sh/dhexe. Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay madaafiicda labada dhinac ay isku ade egaadeen, mana jirto wax war ah oo kasoo baxay labada dhinac oo ku aadan khasaaraha ay geysteen madaafiicda ay is weedaarsadeen.

Weerarkaan madaafiicda ah ee Shalay Al-shabaab ku qaadeen Saldhiga deegaanka Miirtaqwa oo u dhaw deega anka Ceelbaraf ayaa imaanaya xili 3-dii bishaan dagaala mayaasha Al-shabaab weerar khasaare badan geystay ay ku qaadeen Saldhiga ciidamada Burundi ku leeyihiin deeg aanka Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe, kaasoo ay shabaab sheegteen iney ku dileen 173 askri oo u dhashay dalka Burundi.

Golaha Nabadda Iyo Ammaanka Midowga Afrika Oo Digniin U Diray Al-Shabaab

Kulan ay yeesheen Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC) ayaa loogaga hadlay weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen saldhigga ay ciidamada ATMIS ku leeyihiin deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Sh/dhexe.

Goluhu wuxuu dhegeystay khudbadaha furitaanka ee Wakiilka Joogtada ah ee Jamhuuriyadda Ca meroon u fadhiya Midowga Afrika, ahna G/Golaha ee bisha May 2022, Danjire Chur chill Ewumbue-Monono iyo ergayga joogta da ah ee Burundi u fadhiya Midowga Afrika, Danjire Willy Nyamitwe kuwaasoo warbixin kooban siiyey golaha. Gabagabadii kulankan ayaa waxaa uu goluhu si kulul u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday ciidamada Bur undi ee ATMIS, qaybta 5-aad, waxayna warsaxaafa deed ay soo saareen ku sheegeen in weerarkan aanu hoos u dhigi doonin dadaalka iyo hawlgallada ATMIS.

Goluhu wuxuu carrabka ku adkeeyay in Midowga Afrika uu weli go’aansan yahay in uu la shaqeeyo dowladda feder aalka ah ee Soomaaliya si meesha looga saaro khatarta Al-Shabaab iyo in la sii wado horumarinta nabadda, amniga iyo xasilloonida Soomaaliya.

Goluhu wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray dowladda iyo shacabka Burundi, gaar ahaan qoysaskii ay ka gee riyoo deen ciidamadii ku dhintay weerarka, waxayna u rajeeyeen caafimaad degdeg ah dhammaan kuwa ku dha awacmay.

Goluhu waxa uu ammaanay ciidammada Difaaca Qar anka Burundi ee u huray naf-hurnimada ugu sarreysa gudashada waajibaadkooda iyo nabadda Soomaaliya, gobolka iyo guud ahaan qaaradda Afrika.

Goluhu waxa uu sidoo kale amaan u soo jeediyay dham aan wadamada ciidamada iyo booliska ka jooga ee ka howlgala ATMIS-ka iyo gaar ahaan, dhamaan ragga iyo du marka ka hoos shaqeeya ATMIS, waxa uuna ku bogaad iyay sida ay uga go’an tahay gudashada waajibaadkooda, waxa uuna ku dhiirigaliyay in ay adkeystaan ​​inta Al-Shabaab laga saarayo guud ahaan Somalia

Goluhu wuxuu hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leed ahay in la ilaaliyo guulaha ilaa hadda laga diiwaan geliyay Soomaaliya, iyo sidoo kale dardargelinta dagaalka lagula jiro Al Shabaab iyadoo kor loo qaadayo awoodda ATMIS

Guddiga doorashada Hirshabeelle oo soo gab agabey ay doorashada kuraastii Golaha Shacab ka ee ku harsaneyd

Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa Habeen hore magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ku qabtay doorashada labadii kursi ee ugu dambeysay kuraa sta ku dhineyd Hirshabeelle, islamarkaana aheyd guud ahaan labada kursi ee ka harsaneyd kuraasta Golaha Shacabka.

Kuraasta Habeen hore doorash adooda lagu qabtay Jowhar oo ka la ah aa HOP 141 oo uu horay ugu fadhiyay Abuukar Isl oow Ducaale iyo HOP 135 oo ah kursigii ay ka geeriyootay Aamino Cabdi Maxamed oo Baled weyne lagu dilay bishii Marso ee sanadkaan.

Doorashada kursiga koowaad ee tirsigiisu yahay HOP141 ee Habeen hore qabsoontay waxaa ku tartami lahaa Musharaxiinta kala ah Abuukar Isloow Ducaale iyo Cabdullaahi Nuur Maxamed, hayeshee inta aysan bilaa ban doorashada waxaa tanaasulay Cabdullaahi Nuur Max amed, waxaana hab gacan taag ah oo loogu codeeyay ku guuleystay Abuukar Isloow Ducaaale oo markale noqday Xildhibaan.

Doorashada kursiga labaad ee HOP 135 oo ahaa kursi gii ay ka geeriyootay Aamino Cabdi Maxamed oo ay Dorraad isku diiwaan geliyeen ilaa sadax Musharax oo kala ah Am ran Xusseen Isaaq, Maxamed Aaden Daahir iyo Maxamed Nuur Xusseen ayay guddiga doorashada sheegeen in kursiga doorashadiisa oo Habeen hore waqti dambe qabsoontay uu kusoo baxay Maxamed Aaden Daahir, waxaana xusid mudan in kursigaan uu ahaa qoondo dumar.Doorashada labadaan kursi ee Habeen hore guddiga doora shada Hirshabeelle ku qabteen maga alada Jowhar ayaa ka dhigan in maamulka Hirshabeelle oo ahaa maamulka kal iya ee ku harsanayeen kuraas ka mid ah Golaha Shacabka ay haatan soo gabagabeyeen kuraastii ku dhineyd. Iyadoo md. Maxamed

abuukar islow u noqoneyso makii 3aad ee

loo doorto kursigaas xildhibaannimo.

DOWLADDA SOMALIA OO AMARTAY IN LA JOOJIYAY BARNAAMIJ DOODEED LOO QABAN LAHAA MUSHARRIXIINTA MADAXWEYNAHA

Wasaaradda Warfaafinta DFS ayaa sheegtay inHey’adda Somali Debates aysan haysan wax ruqsad iyo sharciyad ah oo ay ku qabato dooda Warbaahineed.Qoraal ka soo baxay Wsaaaradda ayaa lagu shee gay in Wasaaradda, iyada oo gudaneysa wa ajibaadkeeda Shaqo dhowreysana xorriyada hadalka maadaama dalku galay xilli doora sho ay ka war heshay in hey’ ada la baxday Somali Debates ku hawlan tahay waxyaalo ku saabsan Doorashada Madaxtinima da & doodaha Musharaxiinta u tartamaya xil ka Madaxweynah a ooaanay habayaraatee wax sharciyad ah u haysan tabinta & baah n ta howlaha ay lugaha kula jiraan Warbaahineed oo ay dooda ku cabtaan waxna ku tebiyaan.

" Wasaaradda Wartaafinta, Dh&Dalxiisku waxay uga digays aa Semall Debates & kuwa la midka ah inay ka waantoobaan falalka noocaas oo kale ah sidoo kale saaxiibada Caalamka oo ay ugu horeeyaan ATMIS iyo UNSOM inaanav kala shaqeynhowlaha Warbaahinta cid aanfasax ka wadan Wasaarada Warfaafinta ayaa lagu yiri” Qoraalka.

Ugu dambeyn WW/ta ayaa ku wargelisay Hay’adaha amn iga &Booliska G/Banaadir inay ka gutaan waajibkooda shago la gana joojiyo Barnaamijyadaas ay wadaan ilaaa inta ay ka hela yaan sharci ay wax ku tebin karaan.

Shacabka oo ka wadahadlay xildhibaanada laga soo doortay Ceelwaaq

Guddoomiyaha G/ShacabkaBJFSMd.Sh. Aadan Maxam ed Nuur (Madoobe) waxaa uu Shalay hoyga uu ka deggan yah ay M/Muqdisho kulakulmay madaxweyne ku-xi geenka D/G/Jubaland Md.M/ud Sayid Aadan.

Mas’uuliyiinta ayaa ka wada hadlay xaalada dalka uu marayo & arrimaha doorashada mada xweynaha.

Md. Maxamuud Sayid Aadan ayaa kulanka kaddib u hambale eyay Guddoonka BJFS,isaga oo Eebbe uga baryay in xilka loo doortay uu ku asturo. Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddo omiyaha ayaa ka wada hadlay sidii xal loogu heli lahaa khilaaf ka ka taagan xildhibaanadii lagu soo doortay degmada Ceelw aaq ee gobolka Gedo.

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Dalka Oo Shalay Kulankii Ugu Horreeyay Yeeshay

Guddiga isku dhafka ah ee qaban-qaabada doorashada Ma daxweynaha JfSoomaaliya ayaa Shalay kulankii ugu horree yay ku yeeshay M/Muqdisho, ka dib markii Guddigaas Dorraad si rasmi ah loo soo magacaabay.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee G/Aq alka Sare Cali Shacbaan Ibraahim, waxaana kulanka looga hadlay shaqada hortaalla Gu ddiga ee ah dardar-gelinta qabsoomida doo rashada Madaxweynaha dalka.

Guddigaan oo ka kooban 17-xubnood ayaa iska dhex doo ran doona Guddoomiye &Xogheyn, waxaana laga soo sugayaa inay soo saaraan Jadwalka doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Guddoomiyaha G/Shacabka Sh. Aadan Maxamed Nuur Mad oobe ayaa Guddigaan ka dalbaday inay si dhaqsi ah u soo sa araan Jadwalka doorashada Madaxweynaha, maadaama doo rashada dalka ay dib u dhacday 2 sanno ka badan. Kulanka uu Shalay yeeshay Guddiga isku dhafka ah ee doorashada Mad axweynaha dalka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee G/ Shacabka C/hi Cumar Abshiroow & 2da Xoghaye ee Baarlamaanka DFS. Doorashada Madaxweyn aha 10-aad ee JFS ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay ka dhacdo M/Caasimadda ah ee Muqdisho, isla markaanawaxaa Caasimadda ka socda olole doorasho oo xoog leh, ayna wadaan Musharraxiinta Madaxweynaha…

Weerar Loo Adeegsaday Tooreey Oo Ka Dhacay Tel Aviv Iyo Khasaaro Ka Dhashay

Labo nin oo falastiiniyiin ah ayaa weerar tooreey ku qaaday magaalo u dhow Tel Aviv Habeen hore, halkaas oo ay ku di leen ugu ya raan saddex qof, afar kalena ay ku dhaawa cmeen kahor inta aysan ku baxsan baabuur, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta Isr ael.Ciidamada Booliska ayaa bilaabay baadi goob ay ku raadi nayaan kooxihii dilka geyst ay, iyagoo jidgooyooyin dhigtay, wa xaana ba adigoobkooda qeyb ka ah diyaarada ha heli copter ah. Toogashadan oo ku soo bee gantay maalinta xorriyadda Israa’iil, ayaa wax ay ahayd tii ugu dambay say ee weerarro dad badan lagu dilay oo toddobaadyadii la soo dhaafay ka dhacay ay magaalooyinka Israa’iil.

Xiisadda u dhaxeysa Israa’iil iyo Falastiin ayaa sare u kacd ay maalmihii ugu dambeeyay, weerarrada Israa’iil, hawlgallo millatari oo ka socda Daanta Galbeed ee la haysto iyo rabsha do ka dhacay Quddus, halkaas ah goobtan oo uu ku yaalo Mas jidka Al-Aqsa oo horaantii Khamiistii ay ka dhaceen qalalaase hor leh.

Alon Rizkan, oo ah dhakhtar ka tirsan adeegga samatabbix inta ee Israa’iil ee Magen David Adom, ayaa ku tilmaamay "wa citaan aad u adag” markii uu yimid Elad, oo ah magaalo u dhow Tel Aviv. Waxa uu sheegay in uu aqoonsaday saddex qof oo ku dhintay goobo kala duwan. Ugu yaraan afar kale ay aa ku dhaawacmay oo mid ka mid ah uu dhaawiciisu halis yah ay, sida ay saraakiishu sheegeen.

Ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta ee ka taliya marinka Qa za ayaa bogaadiyay weerarkan, iayag oo la xiriiriyeen rabsha daja ka dhacay goobta barakeysan ee Qudus.

Maraykanka oo markale jawaab ka bixiyey dhacadii Soomaaliya ee 3-dii May

Dawladda Maraykanka ayaa si adag u cambaaraysay weera rkii 3-dii bishan May lagu qaaday xerada Ceel-Baraf oo ay de ganaayeen ciidamada Burundi ee tirsan hawl-gal ka Midawga Afrika ee Soomaaliya ee ATMIS.

Qoraal uu soo saaray afhayeenka wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka Ned Price ayaa lagu sheegay in Maraykanku uu tacsi u dirayo ciidanka dalka Burundi, isaga oo ka tacsiyadaynaya khasaarihii ka soo gaadhay weerarkii ka dhacay xerada Ceel-baraf ee ay geysteen ururka Al-Shabaab.

Afhayeenka wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykan ka ayaa sheegay in dalkiisu uu garab taagan yahay ciidanka Burundi.Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay nciidamada Burundi ay door geesinimo leh ka qaateen hawlgallada la dag aalanka argagixisada ee Soomaaliya, muddo sannado ah.

Maraykanka ayaa sheegay inay ka go’an tahay inuu weli sii wado taageerada uu siiyo hawlgalka ATMIS iyo ka hortagga dhibaatada argagixisada.

Ugu yaraan 30 akari oo u dhashay Burundi ayaa lagu dilay, 20 kalena way ku dhaawacmeen weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadday saldhigga Ceel Baraf ee gobolka Shabeellada Dhexe, sidaasi waxaa VOA u sheegay sarkaal u dhashayBurundi.

Sarkaalka Burundi u dhashay, oo codsaday inaan magaciisa la sheegin sababtoo ah looma oggola inuu la hadlo saxaafa da, ayaa sheegay in toban askari ay isla goobta ku dhinteen, halk anta kale ay dhaawacii soo gaaray u dhinteen. Waxaa sidoo kale uu sheegay inay jiraan askar la la’yahay.

Ururka Al-Shabaab ayaa iyagu waxay sheegteen inay dile en 173 u dhashay Burundi, sheegashadaa soo aan si madaxb an naan loo xaqiijin karin. Laba ilo wareed ayaa VOA u shee gay inay saldhigga ciidanka Burundi markii weerarki dhacayey ay ku sugnaayeen 161 askari. Sarkaalka Burundiga ah ayaa xaqiijiyey tiradaasi

Maxaa Ka Jira In Mareykanka Bixiyay Xogo Sir Ah Oo Lagu Dilay Jeneraalo Ruush Ah?Saraakiisha Mareykanka ayaa lagu warramay in ay xaqiijiyeen in ay xogo sirdoon siiyeen ciidanka Ukraine oo bartilmaamee dsaday isla markaana dilay in badan oo ka mid ah jeneraalada Ruushka kuwaas oo ku naf waayey dagaalka Ukraine.

Sheegashooyin ay jariiradda New York Times ka soo xigatay saraakiil dhinaca gaashaandhigga ah oo aan la magacaabin ay aa u muuqata in ay xaqiijinyaan shakiyo la xir iiray in Mareykanka ay bixinayaan xogo sird oon oo lagu howlgali karo gacanna ka siin ka ra saraakiisha Ukraine in ay xushaan bar tilmaameedyo aad u qaali ah oo Ruush ah.

Iyadoo ay u muuqato in sheegashooyinkaa la xaqiijinayo ayaa afhayeen u hadlay aqalka Gaashaandhigga ee Pentagon ay qi rayaan in Mareykanka ay bixinayeen waxa loogu yeeray xog si rdoon oo ay Ukraine isticmaali karto si ay isu difaacaan , Adri enne Watson oo ah Afhayeenka Ammaanka Qaranka ee Marey kanka ayaase sheegay in xogtaas sirdoon aan loogu tal a galin loona bixin si loo dilo jeneraalo Ruush ah.

Qirashada Mareykanka oo ah in kaalmada sirdoonka Mar eykanka ee lagu bartilmaaameedsanayo ciidanka Ruushka ay aa ka soo hor baxday lacag dhan 20 bilyan oo dolar oo loo bal lanqaaday Ukraine ayna siineyso Washington.

Qaar ka tirsan saraakiisha Yurub ayaa muujiyey sida ay uga careysan yihiin sheegashooyinkaa.

Mareykanka oo xiray Haweeneey lagu helay inay la Shaqeyneysay Al-Shabaab

Dacwad oogaha dowladda FederaalkaMareykanka ayaa sh eegay in haweeney u dhalatay dalka Holland lagu helay dambi ah in ay lacag u aruurineysay Ururka Al-Shabaab ee ka dagaa lama Soomaaliya.

Xeer Ilaaliyaha Mareykanka Jessica Aber oo ku sugan gobo lka Virginia ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in Farhia Hassan oo 38 jir ah lagu helayin ay maleegtay in ay taageero agab ah siisay urur argagixiso oo ajnabi ah

Sida ku cad cadeymaha maxkamada ,Farx iyo ayaa waxaa ay kamid aheydkoox haween ah oo ka kala yimid in ka badan 12 wadan oo wadayisku dubar iday lacag u aruurinta Al-Shabaab.

Qareenada u doodaya ayaa sheegay in lacagtaasi oo dhan dhowr kun oo dollar, ujeedkooduna uu ahaa in lagu daryeelo askarta Al-Shabaab ee dhaawaca ah, kuwaas oo aan lagu qaadi karin dambi sida waafaqsan heshiisyada caalamiga ah.

22-ka Bisha Jully ayaa la filayaa in Haweeneyda lagu helay inay lacag u aruurineysay Al-Shabaab Maxkamad la soo taago, waxaana ay wajihi kartaa 15 Sano oo Xabsi ah.

Mareykanka ayaa kamid ah dalalka Soomaaliya ka taage era dagaalka lagula jiro Ururka Al-Shabaab, waxaana uu taba bar siiyaa Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaali yeed ee DANAB oo mararka qaar fuliya howlgallo gaar ah oo ka dhan ah Al-Shabaab.

QM oo Ukraine ka billowday daadgureynta dadka rayidka ah

Kolonyo ka socda Qaramada Midoobay ayaa ku howlan sidii loo daadgureyn lahaa dad badan oo ku xayiran magaalada Mariupol oo ay ka socdaan dagaallo xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Raashiya iyo kuwa Uktaine. Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa sheegay in

500 oo qof ay hadda ka daadgu reeyeen wars hadda birta ee deegaanka Azovstal ee magaala da Mariupol iyo nawaa xigeeda.

Dagaalyahannada gudaha Azovst al ayaa dagaal quus ah kula jira ciidamada Ruushka ee doon aya in ay hore ugu sii durkaan gobollada ba riga Kharkiv iyo DonetskHogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz iyo Madax weynaha Mar eykanka Joe Biden ayaa ku heshiiyey in aan la aqoonsandeeg aan dhuleedka Ruushku uu ka qabsaday Ukraine.

TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO QOYSKA UU KA BAXAY WARIYE JABRA OO CAAWA KU GEERIYOODAY M/MUQDISHO. إنا لله وإنا إليه راجعون TAARIKH NOLOLEED KOOBAN

Maamulkaiyo Howladeenada Wargeyska MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER iyo dhammaan Bahda Sa xaafadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaanba Waxaay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska iyo Qaraab ada uu ka Geeriyooday Wariiye Farsamayaqaan ka guudee Wargeysyada Dalka soomaaliya inta badan ka soo baxayeyIng. Jabil Maxamuud Nuur {JABRA}|,

Waxaa Haddaanu nahay Maamulka Wargeyskan iyo Webka Mogtimes aanTacsi Tiiraanyo leh u diraynaa Qo

 

yska iyo Qaraabada uu ka Geeriyooday WariiyeJABRIIL MAXAMUUD NUUR {JABRA}waxaan leenahay ma dhinte waa allaah waxaa caawa abbaarihii 5tii habeennimo Saacaddu markii ay aheyd ina soo gaartay inuu ku Geeriyooday Marxuumka JABRA ka dib markuu Muddo ka yar usbuucuu ku xanuunsnayey M/Muqdisho ,

HADDABYUU AHAA JABRA MAXAADSE KA TAQAAN?

Xusuus kooban:- waxaana alle ha u naxariistee Jabra lagu Xusuustaa laguna Xusuusan Doonaa Dadaalkii hagar la'aa need ee uu u sooGalay Howlaha Wargeysada Xilligii adkaa waxaana uu ahaa mid ka mid ah tiiraraka Wargeyskada Dalka ka hinaqaadaydALKA Soomaaliya xilligii Birburka , isagoo ka mid ahaa gaar ahaan DadkiiAas-aasayaasha wargeyska MOGADISHU Times , Dajire Press, Xogwarran Press ,Alshareeca Al-islaamiya Sowpa Prees , Warqabad Press, Sanca Pre es, Somal Casset ,Jamhuuriyadda, ,Maandeeq Press,Xiddigta Banaadir iyo kuwo badan oouula soo shaqeeyey

SidaWargeyska Xiddigta Banoraama, Codka Xorriyadda, Towfiiq Barees, Hayin Press, Kaah-press, Iqra Press & kuwo kale wuxuuna ahaa Nin si weyn ula soo shaqeeyey dhowr xaruumood oo warbaahineedoo kala duwan iyo wabsedyo , dha nka farsamada iyo la talintaba iyo waliba xagga naqshadeynta wabsedyadaayuu caan ku ahaa iyadoo intaaka badan la gu yaqaan hase yeeshee laguma soo koobi karo taariikhdiisa wax qabad intaa

TACSI TIIRAANYO LEH

Dr. Cismaan Axmed Ji{mcaale,Xabiibo Axmed Jimcaale, Biibto} Yuusuf Cismaanciil Axmed {Carrabeey},Maxamuud Xasan Axmed {Xuurshe}, CaliMuuse Cabdi, Muuse Maxamed Cismaan{ Kimiko}, C/hi M. Cumar {Mucjis}, M/med M/mud {Mad ka},Max/d Max/ud Nu ur{Jimcaale}, C/fitaax Maxamed Salaad {Diyeeshe}C/laahi Maxamed Salaad {Dalle} ,Prof..Yexye Sh .Caamir, Xuseen Cabdi Calasoow,C/qadir Barre Sh.C/hai {Bangaaladeesh},Maxamed Caasoow, C/qaadir Xuseen Calasow {Yuurre}, Ing.Salaad Qabo obe,Madiino Axmed Jimc aale,Maxamed Cali Nuur Socdaal, Shariif MacallinMaxamuudAmi in Yuusuf Qasaaro , Xasan Cali Geeseey,Axmed Dhicisoow Yaanyo ,C/raxmaan Muxuddiin CaliNuurto Cali Cumar ,Qadro C/hi Cali, Raxmo M.Maxamuud {La jecel}MaxamedXasan Xuseen {Anaaleh} Najiib Cali Cumar,Muxuddiin Sh. Muq taar , Naasir Cali Cumar, Nuur Maxamed Cali N.Qamadi, Cismaan Xuseen Waryeel,Macallin Xasan,Cabdi Cali Xasan {Yubane}, Shiino Axmed Rooble Macaalin Daahir badiyow,Muqtaar nuur[lovy}, Falastiin Axmed Xaaji, Safiyo Cali Sheekh, Shukri Ax med Leyte{Shiimaa}, Mulyuun sheikh Xeydar,Cabdi aadan guuleed,Cismaaciil Cumar Madoobe, Maxamed Cumar madoob e,{Dalmar},C;haai Maxamed Xasan Black, Yeye Maxamed Cadoow Qaasin C/lle Neero,C/qaadir C/lle Banga, CaliMaxamedCismaan {C.Ameerko}, dhammaan dadkaasi waxaay taci dirayaa qoska jabriil maxamuud nuuriyagoo alle ugu barayaya in uu naxariistii jano ka waraabiyo ehlkana samri iyo iimaan saadaq ah ka siiyoAamiin Aamiin Aamiin.

HANTI DHOWRAHA QARANKA OO JOOJIYAY HESHIIS YADA AY GALAYAAN HAY’ADAHA DOWLADDA

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa warqad uu u diray dhammaan hay’adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku joojiyay galitaanka ama billaabidda dhaqan-galinta heshiisyada dheef wadaagga (Concession Agreements) inta lagu guda jiro xilliga doorashada.=

Qoraaka Xafiiska Hanti dhowraha Qaranka kasoo baxay ayaa lagu amray in aysan gali karin wax heshiis ah




 

 


 

UNOPS JOBS

Operations Analyst

Job categories Project Management, Programme Management

Vacancy code VA/2022/B5001/23884

LevelICS-8

Department/office NYSC, PSC, Peace and Security Cluster

Duty station Mogadishu, Somalia

Contract typeInternational ICA

Contract level IICA-1

Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,

Availability of funds and satisfactory performance)

Application period 29-Apr-2022 to 14-May-2022

 

Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

 

Background Information - PSC


Peace and Security Cluster

 

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

 

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

Functional Responsibilities


*CANDIDATES WITH NO UN OR UNOPS EXPERIENCE ARE ENCOURAGED TO APPLY
*Qualified female candidates are strongly encouraged to apply

The Operations Analyst reports to the Head of Policy & Analysis. Responsibilities include but are not limited to:

·Collecting and collating information about IED and other explosive incidents;

·Monitor open source information feeds to provide alerts on relevant incidents;

·Researching explosive hazard threats;

·Drafting and contributing to analytical reports on explosive hazard threats;

·Providing overall support to the explosive hazard analysis team in the production of threat analysis;

·Documenting and recording all IED incident reports;

·Supporting the compilation and production of IED weekly/monthly statistics, presentations and reports;

·Providing general administrative assistance while managing the day to day running of the office to ensure smooth, effective and efficient operation;

·Contributing to the identification and dissemination and of best practices and lessons learned with IED threat mitigation;

·Maintaining spreadsheets, database files, and tables ensuring accuracy of information; and

·Performing other tasks and duties as requested by the Head of Policy and/or Analysis unit.

Education/Experience/Language requirements


Education A First Level University degree (Bachelor’s Degree or e...

Competencies


Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

Contract type, level and duration


Contract type: International Individual Contractor Agreement (IICA) Contract... SEE NEXT PAGE

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS

 

UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful implementation of its partners’ peacebuilding, humanitarian and development projects around the world. Our mission is to help people build better lives and countries achieve sustainable development.

 

UNOPS areas of expertise cover infrastructure, procurement, project management, financial management and human resources.

Working with us

UNOPS offers short- and long-term work opportunities in diverse and challenging environments across the globe. We are looking for creative, results-focused professionals with skills in a range of disciplines.

Diversity

With over 4,000 UNOPS personnel and approximately 7,000 personnel recruited on behalf of UNOPS partners spread across 80 countries, our workforce represents a wide range of nationalities and cultures. We promote a balanced, diverse workforce — a strength that helps us better understand and address our partners’ needs, and continually strive to improve our gender balance through initiatives and policies that encourage recruitment of qualified female candidates.

 

Work life harmonization

UNOPS values its people and recognizes the importance of balancing professional and personal demands… END

UNOPS JOBS

Logistics Associate

Job categories Administration, Procurement

Vacancy code VA/2022/B5001/23885

Department/office NYSC, PSC, Peace and Security Cluster

Duty station Mogadishu, Somalia

Contract type Local ICA Support

Contract level LICA-6

Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,

Availability of funds and satisfactory performance)

Application period 29-Apr-2022 to 14-May-2022

 

Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

 

Background Information - PSC


Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

 

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

Functional Responsibilities


*CANDIDATES WITH NO UN OR UNOPS EXPERIENCE ARE ENCOURAGED TO APPLY
*Qualified female candidates are strongly encouraged to apply

Under the supervision of the Logistic and Asset Management Analyst, he/she will be responsible for the following main duties:

·Implement a logistical plan to manage a smooth Customs process and delivery for all imported goods to Somalia, or domestic shipments, in coordination with the procurement team and the asset management team.

·Arrange customs clearance, releases of UNMAS/UNOPS imported supplies, materials, and equipment.

·Liaise with relevant governmental authorities and stakeholders on all logistics needs to ensure smooth delivery of UNMAS/UNOPS shipments.

·Coordinate with UNSOS Director’s office for all arriving shipments and ensure that all necessary Note Verbale approvals are timely approved for customs clearance.

·Coordinate with UNOPS suppliers, shipping agencies, and customs clearance agents to ensure safe and fast release and collection of goods and storage in line with INCOTERMS set in the contracts.

·Check and ensure the correctness of shipping documents received from UNOPS suppliers in compliance with UNOPS requirements.

·Represent UNOPS with all relevant authorities in Somalia for customs clearance and import approvals.

·Receipt and inspection of all delivered assets from contractors, suppliers under the supervision of the Logistics and Asset Management Analyst.

·Manage inspection of all stores and equipment for correct quantity, quality, damage, completeness, and serviceability, with direction from Logistics and Asset Management Analyst.

·Ensure that a register for assets, non-expendable property and equipment Purchase Orders is established and maintained/updated on an ongoing basis.

·Ensure all assets and equipment received are stored safely, correctly, and securely depending upon the item classification.

·Ensure any discrepancies are fully investigated and resolved using the Loss and Damage process.

·Process entry and exit clearances for shipments arriving and/or being sent to various sectors across Somalia.

·Process Cargo Manifest requests for UNMAS/UNOPS shipments and deliver cargo to Movement Control Unit of the UNSOS mission for onward shipment….SEE NEXT PAGE

·Maintain an accurate shipment tracking sheet and update the procurement team on the shipments expected dates and any challenges encountered with the suppliers.

·Ensure all stored assets are securely kept, protected from elements, well-organized, and properly accounted for.

·Prepare and submit logistical reports as requested by the supervisor.

·Implement and maintain sound asset management and inventory control system in accordance with UNOPS Asset Management policy.

·Ensuring all UNOPS drivers are adhering to UNOPS driving and safety regulations.

·Assist in the Asset verification exercise carried out on regular basis and upon request from the Logistics and Asset Management Analyst.

·Perform any other relevant duties as required.

 

Education/Experience/Language requirements


Education

·First Level University Degree (Bachelor Degree or equivalent) with two years of relevant experience; OR

·High School (Secondary or equivalent) with six years of relevant experience is required.

Experience

·Relevant experience is defined as experience working in Logistics, Asset Management, Cargo Management, Supply Chain Management or Support Services.

·Computer Literacy is required.


Language

Fluency in English (speaking, writing, and reading) is required.

·Fluency in Somali (speaking, writing and reading) is required.

Competencies


Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

Contract type, level and duration


Contract type: Local Individual Contractor Agreement (LICA) Contract level: ...

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS


UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful implementation of its partners’ peacebuilding, humanitarian and development projects around the world. Our mission is to help people build better lives and countries achieve sustainable development.

UNOPS areas of expertise cover infrastructure, procurement, project management, financial management and human resources.

Working with us

 

UNOPS offers short- and long-term work opportunities in diverse and challenging environments across the globe. We are looking for creative, results-focused professionals with skills in a range of disciplines.

Diversity

With over 4,000 UNOPS personnel and approximately 7,000 personnel recruited on behalf of UNOPS partners spread across 80 countries, our workforce represents a wide range of nationalities and cultures. We promote a balanced, diverse workforce — a strength that helps us better understand and address our partners’ needs, and continually strive to improve our gender balance through initiatives and policies that encourage recruitment of qualified female candidates.

Work life harmonization

UNOPS values its people and recognizes the importance of balancing professional and personal demands…END




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip