Tacsi Tiiraanyo leh oo loo dirayo qoyska uu ka Baxay Wariye JABRA oo Caawa ku Geeriyooday M/Muqdisho. إنا لله وإنا إليه راجعون

0
Thursday May 05, 2022 - 23:06:51 in Wararka by
  • Visits: 559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo leh oo loo dirayo qoyska uu ka Baxay Wariye JABRA oo Caawa ku Geeriyooday M/Muqdisho. إنا لله وإنا إليه راجعون

    ,,,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,,,

     Maamulka  iyo Howladeenada Wargeyska MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER iyo dhammaan Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaanba Waxaay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska iyo Qaraabada uu ka Geeriyooday Wariiye Farsamayaqaanka guud  ee Wargeysyada Dalka soomaaliya inta badan ka soo baxayey  Ing. Jabil Maxamuud Nuur {JABRA}|, Waxaana Haddaanu nahay Maamulka Wargeyska iyo Webka Mogtimes aan  Tacsi Tiiraanyo leh u diraynaa Qoyska iyo Qaraabada uu ka Geeriyooday Wariiye Farsamayaqaanka guud ee Wargeysyada Dalka soomaaliya inta badan ka soo baxayey

      waxaan leenahay ma dhinte waa allaah waxaa caawa abbaarihii 5tii habeennimo Saacaddu markii ay aheyd ina soo gaartay inuu ku Geeriyooday Marxuumka JABRA ka dib markuu Muddo ka yar usbuuc  uu ku xanuunsnayey M/Muqdisho ,  

        haddab  yuu ahaa Jabra

 Xusuus kooban:- waxaana alle ha u naxariistee Jabra lagu Xusuustaa laguna Xusuusan Doonaa Dadaalkii hagarla'aaneed ee uu u soo  Galay Howlaha Wargeysada Xilligii adkaa waxaana uu ahaa mid ka mid ah tiiraraka Wargeyskada Dalka ka hanaqaaday isagoo ka mid ahaa gaar ahaan Dadkii  Aas-aasayaasha wargeyska mogadishu times , Dajire Press, Xogwarran Press ,Alshareeca Al-islaamiya Sowpa Prees , Warqabad Press, Sanca Prees, Somal Casset ,Jamhuuriyadda, ,Maandeeq Press,Xiddigta Banaadir iyo kuwo badan oo  uu  la soo shaqeeyey sida  Wargeyska Xiddigta Banoraama, Codka Xorriyadda, Towfiiq Barees, Hayin Press, Kaah-press, Iqra Press & kuwo kale wuxuuna ahaa Nin si weyn ula soo shaqeeyey dhowr xaruumood oo warbaahineed  oo kala duwan iyo wabsedyo , dhanka farsamada iyo la talintaba iyo waliba xagga naqshadeynta wabsedyada  ayuu caan ku ahaa iyadoo intaa  ka badan lagu yaqaan hase yeeshee laguma soo koobi karo taariikhdiisa wax qabad 

Wariye Jabra oo goordhow ku geeriyooday Muqdisho. | SomaliweynWariye Jabra oo goordhow ku geeriyooday Muqdisho. | Somaliweyn


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip