HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER SABTI 30-ABRIIL 2022

0
Saturday April 30, 2022 - 08:58:38 in Wararka by
  • Visits: 741
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER SABTI 30-ABRIIL 2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Sacdiyo Yaasiin iyo C/llaahi Abshiroow oo ku guuleystay gudoomiye ku-xigeenada BF

    Waxaa la soo gabagabeeyay doorashadii guddo omiye ku-xigeenka 1aad ee baarlamaanka, waxa ana ku guuleysatay Sacdiyo Yaasiin Samatar oo he shay 137 cod halka murashaxii la tartamayay Max amed Cumar Caana-Nuug uu ka helay 107 cod.

    Waa markii ugu horeysay ta ariikhda Somalia oo ay ku guu leysato haweeney guddoonka baarlamaanka Somalia, iyadoo Xildhibaanad Sacdiyo Yaasiin Samatar ay ka guuleysatay murashaxii la tartamay ay ee Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug).

    Xildhibaan Caana-nuug ayaa aqbalay natiijada, is agoo sheegay inuu la shaqeynaayo guddoonka cu sub ee baarlamaanka mudada afarta sano ee soo socota.

    Guddoomiye Sacdiyo ayaa iyadana u mahad celis ay xildhibaanada ku aaminay codkooda, iyadoo she egtay in balantii ay qaaday ee khudbadii ay ka hor je edisay xildhibaanada ay ku shaqeyn doonto, waxay na u mahad celisay dhinacyadii kala duwanaa ee la soo shaqeeyay.

     Sidoo kale, Guddoomiye kuxigeenka2aad ayaa waxaa ku guuleystay Cabdullaahi Cumar Abshiroow oo codod dhan 146 kaga guuleystay Mahad Cabda lla Cawad oo ku haray 91 cod.

    Cawad iyo Abshiroow ayaa si wada jir ah ugu m ahad celiyay xildhibaanadii codka siiyay, iyagoo she egay inay si wada jir ah baarlamaanka ugu wada shaqeyn doonaan.

     Xildhibaan Abshiroow oo horay u ahaa wasiir ku-xigeenka kalluumeysiga ee xukuumadda R/W Roob le ayaa sheegay inuu ka shaqeyn doono isbadalka dhacay.

     Sacdiyo Yaasiin ayaa waxaa lagu xusuustaa inay caan ku aheyd doodaha baarlamaankii 10- inaad ka dhex muuqato iyadoo fikirkeeda ay ku dhaliili jirtay guddoonkii hore ee baarlamaanka iyo madaxweyne Farmaajo.

       2da Guddoomiye kuxigeen ayaa isla goobta la gu dhaariyay, iyadoo amaankooda ay la wareegeen ciidamada amaanka.

Farmaajo Oo War Ka soo Saaray Guddoonka Cusub Ee Golaha Shacabka

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoom iye Ku-xigeennada Cusub ee Golaha Shacabka oo loo ka la doortay,

    Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo Gu ddoomiye Ku-xigeenka 2aad Cabdullaahi Cumar Ab shirow, isaga oo Alle uga baryey in uu u fududeeyo mas’uuliyadda loo doortay.

    Xillibaan Cabdulaahi Cumar Abshirow ayaa Cod ad gaaraya 146 , halka Xildhibaan Sacdiya Yaasiin ay heshay 137 cod.

RW Rooble Rooble Oo Booqasho Ugu Tagay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

     Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Ma xamed Xuseen Rooble ayaa booqasho iyo hambalyo ugu tagay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacab ka Baarlamaanka Feder aalka Soomaaliya Aadan Maxamed Nuur Madoob e iyo guddoomiyihii KMG ah aa ee Golaha Cabd isalaan Xaaji Axmed Dhabancad.

    Ra’iisul Wasaaraha oo la afuray labada mas ’uul ay aa guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacab ka ugu hambalyeeyay mas’uuliy adda Qaran ee loo doortay una rajeeyay guul. Sidoo kale Ra’iisul Was aaraha ayaa guddoomiyihii KMG ahaa ee Golaha Shacabka uga mahadceliyay howshii wana agsa neyd ee uu soo qabtay isagoo ku amnaanay sidii uu hoggaamiyay howshii doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo si guul ah ku soo idlaatay.

Mareykanka oo dalbaday in la dedejiyo doorash ada Madaxweynaha Soomaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa bogaadisay doora shada guddoonka labada aqal ee Baarlamanka So omaaliya oo Dorraad lagu soo geba-gebeeyey maga alada Muqdisho, ayada oo dalbatay in si deg deg lo ogu xajiyo doorashada madaxweynaha.

Safaaradda Mareykanka ee Muqd isho ayaa qoraal ay soo saartay ku tiri "waxaan u hambalyeyneynaa hoggaamiyayaasha cusub ee loo doortay baarlamanka Soomaaliya oo xilli xasaasi ah la wareegaya mas’uuliyaddooda.”

    "Waxaan boorineynaa in si deg deg ah, nabdoon la iskuna haleyn karo loo soo geba-gebeeyo tallaab ada ugu dambeysa hanaanka doorashada Soomaal iya oo ah doorashada madaxweynaha.” Geba-geba da doorashada guddoonka baarlamanka ayaa wax aa sidoo kale bogaadiyey saaxiibada Soomaaliya ee caalamka. "Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka wa xay soo dhoweynayaan doorashooyinkii guusha ku soo idlaaday ee loogu tartamayey jagooyinka guddo onka Aqalka Sare ee 26kii Abriil 2022 iyo Golaha Shacabka ee 27-28 Abriil 2022.

      Waxaan u hamba lyeynaynaa guddoomiyeyaa sha iyo Guddoomiye Ku-xigeennada dhowaan la do ortay ee la wareegaya waajibaadkooda muhiimka ah xilligan xasaasiga ah ee Soomaaliya ay ku jirto,” ay aa lagu yiri qoraal ay soo saareen saaxiibada. "Ka dib dib-u-dhacyo iyo caqabado daba-dheeraaday oo ku yimid soo xulista xubnaha baarlamaanka ayaa wa xaa guul weyn ah doorashada guddoonka baarla maanka.

  Waxaan u mahad-celinaynaa dhammaan dadkii So omaaliyeed ee gacanta ka geystay dhamaystirka do orashada baarlamaanka,” ayuu qoraalka intaas ku daray. Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka ayaa sidoo kale booriyey in doorashada Madaxweynaha hadda lagu soo dhameeyo si dhakhso leh, nabdoon, oo lagu kalsoonaan karo.

Caana-nuug oo shaaciyey sababta guul-darra diisa iyo dhabar-jabin lagu sameeyey

      Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay guuldaradii uu kala kulmay tartanka doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka oo ay uga adkaatay Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar.

Waxa uu arrimaha guul-darrad iisa sabab uga dhigay saaxiibo ku ballan furay, kuwo hagardaa miyay iyo kuwo baadida la day dayay se rabay in aananu helin, sida uu hadalka u dhigay.

      Caana-nuug, oo u hadlay sida qof guuldarrada ay gubtay, ayaa sidoo kale sababta guul-darradiisa qeyb uga dhigay wax uu ugu yeeray "isku milanka ra ggii aan aagga kuwada jirnay ee Mucaaradka aan ahayn iyo kuwii aan aagga isugu jirnay.”

Hoos ka aqriso qoraalkiisa

        Safar dheer, shaqo badan iyo dadaal mudo sa nad ku dhow aan waday waxaa Alle mahadii ah in aan Shalay soo gaban-gabeeyay Ololihii aan ugu jir ay xilka Guddoome ku xigeen ka kaad ee GSHS, waxaa ay ahayd marxalad siyaasadeed oo aad muh iim iigu ah, oo aan ka soo kasbaday khibarad, aqoon iyo waayo aragnimo.

      Sidaas darteed waxaan si mug leh ugu mahad-celinayaa dhammaan xildhibaanada sharafta leh ee codkooda igu sharfay iguna maamuusay, mid mid ayaan idiinkugu mahadcelinayaa waana abaal aan xasuusnaan doono, oo aan gudi doono haduu Alle idmo, sidoo kale waxaan si aan la cabiri karin ugu mahadcelinayaa dhalinyaradii Gabdhaha iyo Wiil asha ba lahaa ee sida dadnimada leh igala shaqee yay Ololaha mudadadii uu socday, Abakiina dham aantiin Alle ayaa gudi karo.

Inkasta oo aanan ku guuleysanin, guushuna tahay qadarta Rabbi hadana waxa aan la inkiri karin arimo badan oo keenay guul-darada, saaxiibo ballan furay, kuwo na hagardaamiyay iyo kuwo baadida nala da ydayay se rabay in aanan helin intaba waa jireeen balse waxaa fajaciso igu ahayd isku milanka Raggii aan aagga kuwada jirnay ee Mucaaradka aan ahayn iyo kuwii aan aagga isugu jirnay, waa darsi cusub oo

siyaasadeed oo aan Habeen hore bartay balse Mar idage Alle ha dago, mar labaadse anaan ba dagmi doonin IA.

     Ugu dambeyn waxaan caddeynayaa in aanan niy ad jabin, guushana aysan ahayn kaliya kurskga ba lse tahay Hannka iyo Shaqada, waxaan u xaqiij inayaa saaxiibadey, taageerayaasheyda iyo dham aan Ummadda Soomaaliyeed in aan horay u socon doono aan isbadal waxtar leh ka qayb gali doono hoggaamintiisa, kaas oo lagu dhisi doono Dowlad  Shacabka Soomaaliyeed ay ku farxi doonaa  kuna naaloon doonaan, lehna Hoggaan lagu kalsoonaan karo lana soo tijaabiyay.

Libaax Nin Ganay iyo Galaday ba og.

Mahadsanidiin. Wabillaahi Al-towfiiq

Sababta ay u tanaasushay Khadiija Maxamed Diiriye oo kaamiro ay

     Sida ay Sheegtay inay ogaatay Caasimada Onl ine, doorashadii guddoomiye ku-xigeenka1aad ee golaha shacabka iyo aqalka sare, waxay murashaxiintii tartameysay iyo xildhibaanadaba ciyaareen siy aasad dad badan ay ku jah-ware ereen, oo dhinac loo raaco la garan waayay. Iyaas ada iyo isbadalka1aad ee doorashadii guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Hoose oo loo adeegsa day dhaqaale waali ah waxaa ciyaaray Maxamed-we li Cabdalle Axmed oo ciyaartaasi siyaasadeed usii gudbiyay Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar si meesha looga saaro murashaxa laga guuleystay ee Maxam ed Cali Cumar (Caano-nuug) oo Jubbaland ku mad alayay doorashadaasi

     Maxamed-weli Cabdalle Axmed: 59 cod, keensa day wareegii 1aad uuna ahaa murashaxii ugu codka sareeyay ayaa sheegay inuu u tanaasulay halka du mar si loogu hiiliyo haweenka si sinnaan u helaan ha weenka oo ay ka dhex muuqdaan guddo onka baarl amaanka.

     Xildhibaanad Khadiijo Maxamed Diiriye oo Kutlo uu hoggaaminayay Aadan Madoobe taageerayay ka na goosatay N&N ayaa qalqal gelin kartay haddii ay tartami laheyd murashax Caana-Nuug, balse madax weynaha Puntland Saciid Deni ayaa gorgor tan la galay, waxaana isla goobta ay ka sheegtay inay cod keeda siisay Caana Nuug sida ka muuqata kaamiro oyinka ay qabteen xiligii gorgortanka uu socday iyo heshiiska oo xildhibaano caan ah iyo siyaasiyiin gar wadeen ka ahaayeen sida Xildhibaan Jacfar, Xildhi baan Saadaq Joon, Yuusuf Indha Cadde iyo xildhib aano kale oo culeys ku saaray inay go’aankeeda ba dasho.

    Khadiijo Diiriye ayaa Deni ka dalbaday lacag dhan 300,000 dollar in isla xiligaas lagu soo shubo acounk eeda, waxayna markii ay hubsatay inay guddoontay lacagtaasi ay si cad u shaacisay meesha uu codkee da aadayo iyadoo u hadashay si aan wanaagsaneyn oo sumcadi ay ku jirtay.

     Intaasi kadib, waxaa guuldaro xanuun badan ku dhacday dadaalkii Saciid Deni, oo waxaa goobta si fudud ugu soo baxday xildhibaanad Sacdiya Yaasiin Samatar oo ka faa’iideysatay naceybka ay xisbiga Himilo Qaran iyo Nabad iyo Nolol u qabeen Axmed Madoobe, sidaasina ku heshay midowga cododka  Nabad iyo Nolol iyo Himilo Qaran.     Doorashadaani ayaa waxaa laga baran karaa dhowr cashar, iyadoo aysan jirin cid gaar ah oo ku xis aabtami kareysay guul inay heleyso in ay isbadali karaan wax walbo sida dhacday. Xigasho:casimadda.net

SADDEX DHACDO OO XIISE LEH OO LAGU XASUUSTO XILDHIBAAN SACDIYA YAASIIN XAAJI SAMATAR

Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa Dorraad guddoomiye kuxigeenka koobaad u doortay xildhibaan Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, oo noqotay haweeneydii ugu horreysay ee xilkaas loo doorto.

   Waxa ay wareegga 2aad kaga guulaysatay xildhi baan Maxamed Cali Cumar Caan anuug, iyadoo he shay 137 cod,halka uu isna helay 107 cod.

     SacdiyA waxa ay hore u soo ahayd baarlamaan kii kan ka horreeyey, iyada oo si weyn loogu xasuu sto mucaar ad nimadeedii xukuumad dii Farm aajo oo ay ka mid ahayd xubnihii ka soo horjeeday ee gola haas ku sugnaa.

     Haddaba si gaar waxaan u jal leeci doonnaa dha wr jeer oo Sacdiyo ay qabsatay hadalhaynta dadka, xilliyadii ay ku jirtay baarl amaankaas.

 Firimbigii ay Farmaajo ku yeerisay

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa bishii juun 2020 firimbi ama siidhi lagu yeedhiyey xilli uu jeedinayay khudbadda furitaanka kalfadhiga 7-aad ee labada gole ee uu ka kooban yahay baarlamaanka Soom aaliya.

     Madaxweynaha ayaa markii uu khudbadda billa abay 90 ilbidhiqsi gudahooda waxaa qaar kamid ah mudanayaashii golahu ay billaabeen buuq iyo fo odhi, taasoo dhalisay in muddo 10 daqiiqo ka badan ay hakad gasho khubaddiisa.

     Xildhibaannada buuqa iyo firimbiga billaabay wax aa kamid ahaa Xasan Cabdi Ismaaciil iyo Xildhibaan SacdiyA Yaasiin, oo maalintaas muuqaalkoodu aad u dhex wareegay baraha bulshada. Waxaana la ark ayey Xildhibaan Sacdiyo oo firimbi u tumaysa si aan kala joogsi lahayn si ay u khalkhal geliso khudbaddii madaxweynaha.

‘You have to be apologized’

      Malmaha kale ee Xildhibaan Sacdiya lagu xasu usto waxaa ka mid ah murankii ku saabsanaa koo tada haweenka ee in loo xidho boqolkiiba soddon ee ku dhex maray golaha iyada iyo xildhibaanadda kale ee Farxiyo Muumin.

        Xildhibaan Farxiyo oo dhaliilaysay habkii ay Sacdiyo uga hadashay hawshaas ayaa u adeegsa tay weedha ingiriisada ah ee ‘shame on you’ taas oo iy ana markii danbe ka cadhaysiisay xildhibaan Sac diyo, keentayna in ay mar kale ku soo noqoto goobtii hadalka oo ka jaawabto.

     Weedhihii ay is dhaafsadeen oo hadalhayn ka abuuray baraha bulshada waxaa laga xasuusta xildhibaan Sacdiyo oo ugu baaqaysa xildhibaanadda kale ee Farxiyo in ay raalligelin ka bixiso eeddii ay u jeedisay, waxaana maalinkaas hadalladeedii ka mid ahaa ‘ aniga shame on you iguma dhihi kartid sa babta oo ah codkaygaan leeyahay oo waxaan doono ayaan ku hadli karaa. You have to inaad soo kacdid, you have to be apologized..”

      Waxaana badanaa hadallada Sacdiyo laga dhex arkaa weedho luuqadda ingiriisida ah oo ay adee gsato xilliyada qaar marka ay hadlayso.

"Gurigaygii oo aan 1500 oo dollar oo kiro ah ka bix iyo laba sano ma gelin”

     Badhtamihii sannadkii tegay baraha bulshada iyo warbaahinta Soomaaliya waxaa qabsaday qeylo dhaan ku saabsan gabadh ka tirsaneyd hay’adda Na bad sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA, taas oo la waayay.

     Ikraan Tahliil Faarax oo aan illaa iyo hadda xog rasmi ah laga hayn waayiddeeda, waxa ay muddoo yinkii u danbeeyey ahayd mid ka mid ah salka khi laafyada isbiirsaday ee Soomaaliya, taas oo ay ku kala duwanaayeen madax badan. Xildhibaan Sacd iyo waxa si gaar ah loogu xasuustaa in ay ka mid ah ayd xidlhibaannadii u taagnaa dabagalka iyo ka had lidda arrintaas, iyada oo dhawr jeer Muqdisho kaga qayb gashay xus loo samaynayey inantaas.

     Mid ka mid ah xusaskaas waxa ay ka sheegtay Sacdiya iyada oo ka warramaysa xaalka dalku mara yey wakhtigaas in aysan gurigeedii tagin muddo laba sano ah.    "Miyaad rumaysanaysaan gurigaygii oo mada xtooyada dhexdeeda ku jira oo aan kiro illaa hadd eer bixiyo in aanan laba sano tegin. Aniga oo xildhib aan ah ayay sidaasi igu dhacday oo bann aanka re ero la nool” ayay ka sheegtay xildhibaan Sacdiyo kul ankaas iyada oo muujinaysa sida ay wax u saam eeyeen.

Xildhibaan Sacdiya ayaa ka mid ahayd xildhiba annadii ugu firfircoonaa ee ugu doodaha kululaa baa rlamaankii dhammaaday, hadday tahay dhanka u do odidda haweenka, mucaaradka iyo weliba saami qaybsiga siyaasadda Soomaaliya oo ay dhaliili jirtey habka 4.5 iyo saamiga Aqalka sare ee beelaha. Isha; BBC Somali

Soomaaliya oo dib uga furatay Safaaraddeeda Dalka Rwanda

     Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Sooma aliya ayaa shaacisay in dib Safaaraddeedii uga furatay dalka Rwanda, iyadoo la fulinayo heshiiskii 26 Janaayo ay kala saxiixdeen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya,     Cabdisaciid Muuse Cali iyo Dhiggiisa Rwanda , Dr. Vincent Biruta.

    Danjire Sahra Cali Xasan ayaa warqadaheeda aqoonsiga danjira nnimo ku wareejisay Madaxweyn aha Rwanda, Mudane Paul Kaga me , 26 bishan April, iyadoo ka ah Safiirka Sooma



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip