HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 27-KA ABRIL 2022

0
Wednesday April 27, 2022 - 08:35:50 in Wararka by
  • Visits: 587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 27-KA ABRIL 2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Farmaajo iyo Rooble oo war kasoo saaray doorash adii guddoonka Aqalka Sare

     Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kala gooni-gooni ah ugu hambalyeeyay guddoonka cusub ee Golaha Aqalka Sare oo Shalay lagu doortay Teendhada Afisyoone.

Farmaajo ayaa kula dar-daarmay Guddoonka cusub iyo xubnaha Golah a Aqalka Sare in ay sii amba-qaadaan shaqooyinkii muhiimka u ahaa dowlad-dhiska Soomaal iya ee la soo qabtay sannadihii la soo dhaafay, isaga oo Alle uga baryey in uu u fududeeyo shaqada culus ee loo igmaday, uuna waafaj iyo danta dalka, dadka iyo diin ta.  Waxa kale oo uu ku bogaadiyey Guddo omiyihii KMG ahaa & Guddigii qaban-qaabada doorashada Guddo onka, sida xilkasnimada leh ee ay u maamuleen doora shada Guddoonka Aqalka Sare oo ku qabsoon tay hann aan dhiirri-gelinaya dhammayst irka doorasho oyinka dal ka.

    Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa bogaadiy ay dib u doorashada Cabdi Xaashi, isaga oo Guddoon ka na ugu baryay Alle in uu ku asturo mas’uuliyadda cu lus ee qaran.

     "Waxaa u hambalyeynayaa Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad ee JFS Sen.Ca bdi Xaashi Cabdullaahi oo mar kale Shalay la doortay iyo labadiisa ku xigeen Sen.Cali Shacbaan Ibraahim iyo Sen.Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde,” ayuu R/W Roo ble ku yiri qoraal uu soo saaray.

      Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ayaa soo idl aatay,ayada oo Shalay ka dhacday Teendhada Afisyoo ne,waxaana ku soo kala baxay Cabdi Xaashi (Guddoo miye) oo helay 28 cod,Cali Shacbaan Ibraahim (Gudd oomiye ku-xigeenka 1-aad) oo asagna helay 28 cod iyo Cabdulaahi Cali Timacade (Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad) oo kusoo baxay 30 cod.

Guddoomiye Cabdirisaaq oo faah-faahiyey wixii Shalay ka dhacay Villa Hargeysa

    Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada doorashada guddoonka Golaha Shacabka ayaa markii u horeysay shaaciyay in xarunta Golaha Shacab ka ee Villa Hargey sa uu ka xirtay Taliy aha Booliska Soomaaliyeed.

    Guddoomiye Cabdiri saaq Cumar Maxamed ay aa sheegay in Taliye Xij aar uu ku amray in aysan xarunta Villa Hargeysa ku shaqeyn karin, xili mar kii hore ay wajahayeen cul eyso dhanka amniga ah iyo ku shaqeynta xaru ntaas.

    "Guddi ahaan maalmi hii hore waa u adkeysa nay oo waa ku shaqeynay (Xarunta Villa Hargeysa ee BF) ina ga oo og in amnigeena uu khatar ku sugan yahay. Mar kii horeba ma qabin in lagu shaqeeyo xarunta,

     waxay ku dhex taalla Villa Somalia. Waa ogtahay ar agtida ay ka qabaan doorasho inay ka dhacdo dalka, waxaa markii dambe go’aan ku qaadanay in halkaas do orasho ka dhicin,” ayuu yiri Gudomiye. Cabdirisaaq.

    Sidoo kale waxa uu nasiib darro ku tilmaamay in Tali ye Xijaar uu amrro in la xiro xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa, taasi oo la fahamsan yahay in gadaal ka riixeyso kooxda Villa Somalia.

   "Waxaa ku shaqeynayna meelo kale hadda oo ma ra bo inaan sheego sababo la xiriira amniga dartiis. Wa xaa diyaarsanay meelo kale oo aan ku shaqeyno,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

     Guddoomiye Cabdirisaaq ayaa walaac xoogan ka muujiyay xaaladaha amni ee isa-soo taraya xili loo bala nsan-yahay doorashada guddoonka G/Shacabka oo ay hawsheeda wadaan.

      Dhawaan unbey aheyd markii uu Guddoomiye Cab dirisaaq uu shaaciyay in doorashada Guddoonka Gola ha Shacabka laga bedelay halkii ay ka dhici laheyd ee Xarunta Villa Hargeysa loona bedelay hoolka Afisiyooni.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in kulamadii u gu dambeeyey ee xarunta ay ka dhaceen falal amni dar ro sida hoobiyeyaal lagu soo tuuray dhismaha Villa Ha rgeysa,xilli uu socday kulanka Baarlamaanka iyo Dorraad oo ay ugu dambeysay oo xabad ay ku dhacday Qabo ojiyaha.

    Qaar ka mid ah xildhibaanada cusub ayaa horey u dalbaday in doorashada guddoonka Golaha Shacabka lagu qabto xerada Afisyooni iyagoo xusay in ammaanka Villa Hargeysa aan la isku haleyn karin.

    Si kastaba, Doorashada Guddoonka Golaha Shacab ka ayaa loo balansan-yahay inay dhacdo maalinta berri ah ee 27-ka bishaan April, ayada oo Shalay lagu kala baxay doorashadii Guddoonka ee Golaha Aqalka Sare.

Booliska Soomaaliya oo ka hadlay eedeymo loo soo jeediyay

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan  Xijaar ayaa  iska difaacay eedo loo jeediy ey oo ahaa in uu faragalin & is hortaag ku sameeyey shaqada gu ddo omiyaha KMG ee golaha shac abka.    Waxaa uu sidoo ka le beeniy ay In Ciid anka booliska Sooma aliya ay hakiyeen Shalay shaqadii ka soc otay xarunta Gol  aha Shacab ka.

War saxaafadeed.

    Ciidanka Booliska Soomaaliyeed isagoo u fulinaya si waafaqsan habraacyada iyo heshiska doorashada iyo waajibaadka guud ee ciidanka, waxa ay sugayeen amn iga doorashacda qaran ee dalka intii ay socotay Doora shada Xildhibaannada dhammaan gobollada dalka, dha arinta Xildhibaanada & xaqijinta amniga iyo xasillo onida dalka.

     Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxa uu beeninay aa wararka aan sal iyo raadka toonna lahayn ee baraha bulshada lagu so bandhigay, oo ahaa:

 In Boolisku hor istaagay shaqada G/Shacabka ee Xar unta Villa Hargaysa & In Cidanka Booliska uu Dorraad Guddomiyaha KMG ee Barlamanka u diideen Teendh ada Hangarka, oo ah wax laga xumaado in dad Ma’suu liyiin ah abaalgud uga dhigaan Ciidanaka Booliska oo shaqo adag u haya ummada Somaaliyyed.

     Haddaba, Cidanka Booliska Soomaaliyeed waxa uu caddeynayaa in; In aysan jirin Ciidan Boolis ah oo Shalay joogay Xarunta Villa Hargaysa, oo ay amnigeeda

Sugaan ciidamo kale oo aan ahayn Booliska, mana jirto ciidan boolis ah oo Shalay tegay halkaas. Udiyaargarow ga Doorashada Aqalka Sare oo ka socotay Teendhada Afisyooni awgeed,

    booliska iyagoo gudanaya waajibuadkooda, sidii caa diga ahayd, waxaa Dorraad Xarunta ka socday howlo am niga lagu sugayo, waajibaadka amni ee badqabka goob ta, hubinta amniga mas’uuliyiinta, hawl-wadeennada, marti-sharafta iyo warbaahinta iyadoo la raacayo habra acyada doorashada, mana jirin shaqo ku saabsan Gola ha shacabka oo halkaas ka socotay. Wa xaannaraj eyna ynaa in si nabad ah Allah noogu dham mayndoo no ha wiaha qaran ee ay ugu horreeyaan Doo rashada Gud doonka Golaha Shacabka iyo midda Madaxweynaha

Rooble oo amar culus siiyey ATMIS ka hor doorashada guddoonka BF ee Maanta

     Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray ciidamada ATMIS in ay si deg deg ah ula wareegaan amniga teendhada Afisiyoone, kahor doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee berri.

"Anigoo tixgelinaya caqabadaha am ni ee lagu carqaladeynayo dhammey stirka doorashada, waxaan faray cii danka nabad ilaalinta ATMIS in ay si degdeg ah ula wareegaan amniga te endhada Afisiyoo ne si aan u taabba-galinno doora sha da guddoonka Baarlamaanka, uguna diyaar garowno doorashada Madax weynaha bisha soo socota,” ayuu Rooble ku yiri qoraal uu soo saaray.

    "Hoggaanka ATMIS waxay si dhow ula shaqeyn doo naan xafiiskayga iyo Wasaaradaha Amniga & Gaasha andhigga iyo waliba Guddoonka Baarlamaanka,” ayuu yiri Rooble."Sidaas darteed, liiska xildhibaannada gal aya teendhada Afisiyoone waxaa soo gudbinaya gudd oomiyaha KMG ah, ka dibna waxaa hubinaya oo ATM IS u gudb inaya xafiiskeyga.”

     Tallaabada uu qaaday Rooble ayaa imaneysa ayada oo laga cabsi qabo in berri la carqaladeeyo doorashada guddoonka Golaha Shacabka, ayada oo ay jiraan warar sheegaya in Villa Somalia ay wado qorshe noocaas ah.

     Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada doorasha da guddoonka Golaha Shacabka Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa Shalay sheegay in xarunta Golaha Sha cabka ee Villa Hargeysa uu xirtay Taliyaha Booliska So o maaliyeed.Guddoomiye Cabdirisaaq Cumar Maxa me d ayaa sheegay in Taliye Xijaar uu ku amray inaysan xarunta Villa Hargeysa ku shaqeyn karin, xili markii hore ay waj ahayeen culeyso dhanka amniga ah iyo ku

shaqeynta xaruntaas.


Maxay Midowga Musharaxiinta ku macnee yeen guusha Cabdi Xaashi?

    Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa war kasoo saaray doorashada guddoonka Aqalka Sare, waxayna hambalyo u direen Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo markale loo doortay guddoomiyaha Golaha ee 4 sano ee soo socota.

"Midowga Murashaxiinta wuxu u hambalyo u dirayaa Senator Cabdi Xaashi C/laahi oo ku gu ul aystay guddoomiyaha Aqal ka Sa re ee Baarlamaanka Ja mhuuriyada Federaalka 2022-20 26,” ayaa lagu yiri wa rasaxaafadeedka kasoo baxay Go laha Midowga Mu sharixiinta.

    Musharaxiinta Mucaaradka ayaa sidoo kale sheegay in Cabdi Xaashi uu udub dhexaad u ahaa halgankii lo oga horyimid muddo kororsigii labada sano ahaa ee Far maajo.

   "Senator Cabdi Xaashi wuxuu uddub dhexaadka u aha a halgankii looga horyimid muddo kororsigii sharci darida ahaa iyo jahwareer kii siyaasadeed ee uu dalka u horseeday madaxwaynaha muddo xileedkiisa dhama aday Maxamad C/laahi Farmaajo,” ayaa lagu yiri.

    Golaha ayaa u rajeeyey Cabdi Xaashi in howsha loo igmaday uu u guto si waafaqsan Dastuurka dalka iyo danta qaranka.

    Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kusoo baxay 28 cod, halka musharrax Saalax Axmed Jaamac oo ku soo xig ay isna helay 24 cod, halka Dubbe uu helay 2 cod oo kaliya.

     Cabdi Xaashi ayaa markale afarta sano ee soo soco ta hoggaaminayo Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, isa ga oo 5-tii sano ee lasoo dhaafay ahaa guddoomiy aha Golaha.

      Ninkan oo ka mid ah rugcadayaasha siyaasadeed ee kasoo jeeda Gobollada Waqooyi ayaa lagu xasuus taa dagaalkii siyaasadeed ee uu horey ula galay Villa Soomaaliya, gaar ahaan madaxweynaha muddo xileed kiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Cali Yare oo war lama filaan ah kasoo saaray doorashada guddoonka Aqalka Sare

      Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee G/Banaadir, Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo war qoraal ah soo saaray ayaa si lama fila an ah uga hadlay doorashada gudoon ka Aqalka Sare ee ka soco ta Afis yo oni.Cali Yare oo si weyn u taageera ma daxweynaha muddo xileedkiisu dhamm aaday ayaa soo jeediyey in Senataradu ay codkooda siiyaan Cabdi Xaashi C/hi oo ay horey dagaal siyaasadeed ula gashay Villa Soomaa liya, kaas oo ka mid ah musharixiinta tartameysa.

    "Marka laga soo tago siyaasadaha isdiidan ee dalka ka jira Mudanayaasha aqalka sare waa in ay ogaadaan in Sen ator Cabdi Xaashi Cabdullahi uu yahay Hanti dal ku leeyahay ee aanu aheyn qof dadka kale la mid ah, si daas daraadeedna ay Cod kooda siiyaan lana shaqeeya an,” ayuu ku yiri qoraalka kooban ee uu soo saaray gud doomiye Cali Yare Cali.

     Sidoo kale wuxuu sii raaciyey "Senator Cabdi Xaashi wuxuu xooggiisii, caqligiisii iyo cilmigiisii galiyay dalka, waana siyaasi xor ka ah kanah madax banaan dhamma an kooxaha isdiidan ee xukunka dalka isku haya, arrinta as Adeer, Senator Cabdi Xaashi wuxuu ku mudanyahay in abaalmarin ahaan lagu sharfo loona boqro inuu mar kale Aqalka Sare hoggaamiyo. Mahadsanidiin,”.

    Arrintan ayaa waxaa ka dhalatay falcelin iyo hadal heyn  xoogan oo ay sameeyeen dadweynaha kala duw an ee isticmaala baraha bulshada.

     Dadka ka falceliyey qoraalka Cali Yare ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay arrintan, waxayna qaarkood she egeen in N&N ay weysay qof ay dhisaan, halka kuwa kalena ay ku macneeyeen in tani ay muujineyso in koo xda Farmaajo looga adkaaday Aqalka Sare.

    "NN oo faraha kala baxday doorashada Aqalka Sare markay waayeen qof ay dhisaan! Cabdi Xaashi waa mu caarad weyn, Dubbe iyo Saalaxna kala dhine! Talo wax ay noqotey TVga in ay kala socdaan…” ayuu yiri Zaka riye Cabdikariin.    "Waa Marka Ogaatay In Shalayy La Dooranayo. Dhi masho Siyaasaded Ayey Kooxdaadu Qarka u. Saaran Tahay” ayuu yiri Maxamed Cabdisa ciid  "Khalaas Cali Yare Cali Gacantayada waa ka bax ay gacan nooguma jiro hadaan nahay N&N” Cabdi Max amed Cilmi.

RW Rooble" Hadii Guddoomiyaasha la dooran doono ay Madaxwaynaha raacaan horumar la gaari maayo.

   Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxa med Xuseen Rooble ayaa sheegay in qof walba uu ka fikiraayo sababta Madaxda ugu sareeysa dalka ay u xa lin la’yihiin caqabadaha jira, balse taasi ay keentay da no Shaqasiyadeed oo baabi’iyay dalka Soomaaliya.

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi kudaray in waxa dalka ka dhacaya iyo isku dayada dib u dhaca doorashooy in ka dadka mas’uulka ka ah ay cid walba ujeedo oo aan looga sheekeeneyn, hayeeshee ay ka guuleysan doon aan.

     Ra’iisul Wasaare Maxamed Rooble oo Magaalada Geneva ee dalka Swezerland kula hadlayay Jaaliyadda Soomaaliyeed wuxuu sheegay in dalka xuroobay markii la dhaariyay Xildhibaannada labada Aqal uuna helay ha y’ad Sharci ah oo gudata waajibaadkeeda Shaqo.

     Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlayay doorasha da Guddoonka labada Aqal ayaa sheegay in Xubnaha la dooran doono hadii aysan noqon kuwo cuna lacaga ha uu dhaco Madaxweynaha la dooran doono uu dalka badbaadi doono balse hadii ay noqdaan kuwo uu ku Shaqeysto ay dalka dhibaato u horseedi doonto.

     Hadalkaan kasoo yeeray Ra’iisul Wasaaraha Soom aaliya ayaa kusoo beegmaya xilli dalka uu kujiro waqti doorasho balse ay jiraan caqabado la sheegay in uu ho rmuud u yahay Madaxweynaha muddo xileedkiisa sha rciga ah uu dhamaaday ee Maxamed C/hi Farmaajo.

Soomaaliya & Kuwait oo soddon sanno ka dib heshiis kala saxiixday

    Heshiiskaan oo Shalay ka dhacay dalka Kuwait ayaa dowladda Soomaaliya waxaa u saxiixay Safiirka Soom aaliya u fadhiya dalka Kuwait Ambasaddor Dr. Cabdul laahi Maxamed Odowaa  iyo agaasimahha guud ee Sa nduuqa horumarinta dalka Kuwait Sayid Marwaan Al-Qanem.

Heshiiskaan oo qeyb ka ah barnaamijka deyn cafinta Soo maaliya ayaa waxaa uu dib u bil aabaya wada shaqeynta u dha xeysay labada dhinac kaasi oo hakad ku jiray muddo ku dhow 30 sanno oo Soomaaliya ay ku jirtay burburka iyo dowl ad la’aanta.

     Waxaa uu sido kale heshiiskaan gogol xaar u yahay wada shaqeyn cusub oo dhexmarta labada dhinac, wa xaana hada iyo waxii ka dambeeya Soomaaliya ay cods an kartaa deymo cusub ama kaalmaha tooska ah ee sanduuqa uu ku caawiyo wadamada dhaqaalahoodu hooseeyo.

     Saxiixa heshiiskaan waxaa uu qayb ka yahay barn aamijka dayn cafinta ee dawladda Soomaaliya la wad do hay’addaha caalamiga ah ee daymaha bixiya sida Bangiga Aduunka (World Bank) iyo Hay’adda Lacagaha Adduunka (IMF) waxaana tani ay tahay mid muujineysa in Soomaali ay dadaal dheeri ah ku bixisay sidii ka lsooni buuxa loogu qaadi lahaa hanaanka maaliyeed ee hey’adaha dhaqaalaha dalka oo muddooyinkii u dambe eyay aad usoo hagaagay.

     Sanduuqa Horumarinta dalka Kuwait ayaa burburkii ka hor Soomaaliya ka taageertay fulinta mshaariic bad an oo muhim ah oo ay qeyb ka yihiin kaabayaasha dha qaalaha dalka.

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo La Kulmay Jaaliy adda Soomaaliyeed  Switzerland

     Ra’iisul Wasaaraha XFS  Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xalay magaalada Geneva kula kulmay xubno ka socday jaaliyadda So omaaliyeed ee dalka Switzerland oo uu u ga warbixiyay xaalad da guud ee dal ka, ga ar ahaan heerka ay mare yso abaar ta dalka ka jirta iyo si da qurbajoogta So oma aliye ed uga qeyb qa adan karto gurmad ka dadka abaar tu saa meysay, doora shooyin ka iyo amniga dalka. R/Wa saaraha oo Geneva uga qeyb galaya shir caalami ah oo ku saab san abaaraha ka jira Geeska Afrika, si gaar ah na diira dda loogu saarayo xaaladda aba areed ee So omaaliya, ayaa ugu baaqay shacabka Soo maaliyeed meel ay joo gaanba in loo gurmado dad ka ku tabaalo obay abaarta ba’an ee dalka ka jirta.     R/Wasaar aha ayaa sidoo kale jaaliyadda uga warramay xaaladda siy aasadeed ee dalka, habsami u socodka doorashooyin ka oo heer gebogebo ah maraya iyo xaaladda amni ee dalka, isagoo ka codsaday in dad ka Soomaaliyeed ee gudaha dalka iyo dibadda ku nool ay door muhiim ah ka qaataan horumarinta dalka.

     Dhinaca kale qaar ka mid ah xubnaha Jaaliyadda So omaalida  ee Switzerland ayaa R/Wasaaraha ku amma anay kaalintiisa hormuudka ah ee doorashada, gurmad ka abaaraha iyo waajibaadka kale ee xukuuma ddiisa loo igmaday.

     Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la yeeshay Jaaliyadda waxaa sidoo kale ka qeyb galay safiiradda Soomaaliya ee Switzerland Marwo Abyan Maxamed Saalax, diblo maasiyiinta safaaradda iyo mas’uuliyiin kale oo Ra’iisul Wasaaraha ku wehliyay safarkiisa Switzerland.

Axmed Karaash: Madaxweyne Deni ma lahan aw ood sharciyadeed oo uu kaga hor imaan karo Mas uuliy iintii aan magacaabay

     Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash ayaa sheegay madaxweynaha Puntland Siciid Deni inu usan lahayn awood sharciyadeed oo uu kaga hor imaan karo xilalkii uu magacaabay maalintii Dorraad.

Axmed Karaash ayaa sheegay qoraal kasoo baxay ma daxweyne Deni ee uu kaga horyimid magacaabida uu sameeyay, inuu yah ay mid baalmarsan Dasturka Puntland, sidaas darteedna Masuuliyiinta uu mag acaabay ay leeyihiin xaquuq sharci oo dastuuri ah.

Karaash ayaa ku qabsaday madaxweyne Deni qodob dasruuri ah oo sheegaya in haddii madaxweynuhu ka maqan yahay Puntland uusan dabakhi karo awoodaha iyo mas’uuliyadaha uu Dastuurku farayo.

     Deni oo hadda Muqdisho ku sugan ayaa ku dooday inuusan dalka ka maqnayn, sidaas awgeedna aysan dhaqangal ahayn wareegto kasta ee uu soo saaro Mad axweyne ku xigeenka, laakiin markii dastuurka Puntland la eego, waxa uu sheegayaa, haddii madaxweynuhu ka maqan yahay soohdinta Puntland inuusan dabakhi kar in awooddaha dastuuriga ah.

    Labada mas’uul ayaa khilaafkoodu sii xooggaysana yaa, iyagoo haatan billaabay inay warqado isugu jawaa baan, waxayna arrintaan ka dhalatay kadib markii Axm ed Karaash uu magacaabay xilal badan.

Puntland oo xukun ku riday rag dhac geysan jiray

     Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Nugaal Puntland ayaa xukun ku riday Dhalinyaro Dadka ku dhi ci Jiray Mindiyo Magaalada Garoowe iyo kuwo ka Ga nacsan jiray Maandooriyaha Xashii shka oo Ciidamada Bool isku howl gallo ku soo qabteen.

Ciidamada Booliska oo ku guda jira howlgaladooda ayaa dhawaan Dhali nyaradan gacanta ku soo dhigay, iy aga oo dhac geys anayay, waxaana  Maxkamadda Gobolka Nugaal ay ku riday xukuno kala duwan oo u badan xarig.

      Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal G/Sare Xusseen Cali Maxamuud ayaa Sheegay in sidoo kale ay hayaan kuwo kale Omoo hub qaarkood lagu soo qab tay Sharcigana la horgayn doono.

      Taliye Xusseen ayaa sidoo kale sheegay in kuwo kalana ay xogtooda hayaan Ciidamaduna ku daba jira an isaga oo xusay in cidii lagu qabto falalka noocan oo kale ah in sharciga la horgayn doono Bulshadu siday u baratana la soo bandhigi doono Wajiyadooda.

      G/sare Xusseen Cali Maxamuud Taliyaha Booliska Nugaal ayaa u Mahadceliyay Ciidamada Booliska Ee Shaqada Adag Ku jira, iyada oo lagu Guda jiro Bishii Barakeysan ee Ramadaan, isaga oo sidoo kale u mah ad celiyay Bulshada siday laamaha Ammaanka ula Sha qeeyaan.

     Xukunkaan ay riday Maxkamadda Gobolka Nugaal ayaa kusoo beegmaya xilli todobaadyadii la soo dhaa fay Shacabka Magaalada Garoowe ay ka cabanayeen Kooxo hubeysan oo xilliyada habeenkii dhac u geeysa naya.G/sare Xussen Cali Maxamuud Taliyaha Booliska Nugaal Ayaa U Mahadceliyay Ciidamada Booliska Ee Shaqada Adag Ku Jira Iyado Lagu Guda Jiro Bishii Barakeysneed Ee Ramadaan Wuxu Sido Kale U Mahadceliyay Bulshada Siday Lamaha Amaanka Ula Shaqeyaan.

RW Rooble oo Midowga Yurub kala hadlay gurma dka dadka ay saameeysay abaarta

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay u qeybsa naha Midowga Yurub ee arrimaha bani’aadminimada Predrag Avramovic.

     Labada mas’uul ayaa waxaa ay ka wada hadleen ta ageerada Midowga Yurub iyo kaalintooda ku aaddan gurmadka dadka soomaaliyeed ee abaartu saameysay.

Midowga Yurub ayaa xaqiijiyay in ay ka go’an tahay in ay kordhiyaan taageeradooda Soomaaliya, si looga jaw aabo xaaladda bani’aadminimo ee ka dhalatay abaarta adag ee ka taagan Soomaaliya.

     Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva uga qeyb galaya Shir ka Abaaraha dalalka Geeska Afrika, kaas oo dalal ba dan ay balan qaadyo sameeynayaan.

Dhabancad oo shaaciyey sababta uu u dhaar iyey xildhibaanada Ceelwaaq

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip