HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 14-KA ABRIL 2022

0
Thursday April 14, 2022 - 08:40:28 in Wararka by
  • Visits: 554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 14-KA ABRIL 2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Farmaajo oo xarigga ka jaray dhismooyin cusub

    Madaxweynaha Somaliya, Maxamed Cabdulla ahi Farmaajo ayaa Dorraad xarigga ka jaray dhism eyaal cusub oo lagu soo kordhiyay Xarunta Wasa aradda Gaashaandhiggaee M/Muqdisho.

 Farmaajo ayaa Wasaarad da Gaashaandhigga kaga qaybgalay Xuska Sanad Guurada 62aad ee Aas-aas ka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo Dorraad oo kale 14-ka April la qabto.

    "Madaxweynaha ayaa xarigga ka jaray dhism eyaal cusub oo lagu soo kordhiyay Xarunta W/ G/dhigga iyo Taliska  Ciidan XDS” ayaa lagu she egay qoraal Habeen hore lagu daabacay bogga Villa Somalia.

      Qoraalka ayaa lagu yiri "Madaxweynaha JFS ayaa Taliska Ciidanka Xoogga Dalka &Hoggaanki isa Dhismaha ku bogaadiyay fulinta dhismeyaash an tayada leh, oo ah kuwa ay si isxilqaan ah u dhi seen CXDS,waxaana uu ku booriyay inay dardarg eliyaan dadaalkooda ku aaddan dib-u-dhiska Xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka.”

Qarashka u baxay munaasabaddii 12-ka April xilli dalka ay macluul ka jirto

     Munaasabadii xuska sanad guuradii 62-aad ee aas-aaska ciidamada xoogga dalka Soomaali yeed oo ku beegneyd Dorraad 12-ka April ayaa ma daxweyne Maxamed Cabdullaahi Farma ajo wux uu ku muujiyay awoo da ciidan iyo sheyga kaliya ee uu ku guuleystay inay tahay dhismaha ciidama da xoogga dalka Soomaaliyeed, inkastoo madax dii ka horeysay ay billaabeen tayeynta iyo dib u dhiska xoogga dalka.

    Sida aan xog ku helnay Farmaajo ayaa dabaal dega munaasabadda 12-ka Apriil ku qarash garee yay lacag dhan saddax Milyan Dollar xili goboll ada dalka qaarkood ay ka jirto macluul baahsan oo dad iyo duunyo saameysay.

     Warbixintii ugu danbeysay ee Qaramada Mid oobay ayaa sheegeysa in lix Milyan muwaadiniin Soomaaliyeed ay u baahan yihiin gargaar bini’aa danimo oo ay ku jiraan 330 caruur qarka u saaran macluul.

     Farmaajo ayaa khudbadii uu jeediyay ka turj umaysay ololahiisa murashaxnimo, isagoona isu muujiyay inuu yahay waddani inta kale ee ka fikir duwana aheyn muwaadaniin dalka laxjeclo ka heyn.

    Wuxuu kaloo uu khudbadiisa ku sheegay in uu ku guuleystay dhismaha ciidan tayo leh oo dalka difaaci kara, inkastoo uu carabkiisa ka ilaaliyay in madaxweyneyaashii hore ay yihiin kuwii soo bil aabay in la dhiso ciidan Soomaaliyeed, waxaana la og yahay in madaxweyne Xasan Sheekh inuu yahay kii dowladda Turkiga heshiiska dib u dhiska ciidanka Soomaaliyeed la saxiixday iyo in xarunta tababarka ciidamada ee TurkSom inuu bixiyay dhulkaasi.

     Shantii sano ee u danbeysan ee uu xafiiska fa dhiyay Farmaajo waxba kama qaban la dagaalan ka argagixisada inay sii kordhiyeen weerarada iyo dilalka mooyee, taas badalkeedna wuxuu ciidama dii qaranka u adeegsaday inuu ku weeraro mada xdii hore ee dalka, siyaasiyiinta ka fikirka duwan iyo inuu ku burburiyo maamul goboleedyada da lka qaarkood.Xigasho:-Casimadda.Net

Wararkii ugu dambeeyay dacwadda Fahad iyo garyaqaanka guud ee DF oo war soo saaray

      Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda ayaa Shalay soo saaray qoraal uu Maxkamada sare kaga dalbanayo in loo kordhiyo mudada laga sugayo jawaab celintii ku aadaneyd dacwadii uu gudbiyay Fahad Yaasiin.

     Xafiiska Garyaqaanka Guud ayaa sheegay in weli ay u baahan yihiin waqti dheeri ah, ayada oo Dorraad maxkamaddu ay ugu dartay hal maalin oo dheeri ah oo ku eeka Shalay oo ah 13-ka April ee 2022-ka.

"Mudane Guddoomiye waxaa si xu shmad leh kuugu wargelinayaa in aan u dirnay Warqadaha sumadeedu tahay XGG/072/2022 ee 10/04/2022 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo aan uga codsanay inuu sida ugu dhaqsida badan noogu soo gudbiyaan cada ymaha looga baahan yahay si looga difaaco dacw ada loo haysto,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo ba xay Xafiiska Garyaqaanka guud ee dowladda.

      Warqada oo uu ku saxiixna Garyaqaanka gu ud ee dowladda, Dr Cusmaan Cilmi Guuleed ay aa waxaa Guddoomiyaha maxkamadda sare loog a codsaday in markale uu waqti ugu daro jawaab-celinta laga sugayo, xili uu guddiga FEIT ku ma shquulsan yahay diyaar-garowga dhaarinta xildh ibaanada.

     Qoraalkan ayaa daba socda warqad Dorraad ay soo saartay Maxkamadda Sare, taasi oo xafiiska Garyaqaanka guud ee dowladda looga dalbanay ay inuu Shalay keeno jawaab-celinta dacwada uu soo gudbiyay Fahad Yaasiin oo kursigiisa muran badan ku gadaaman yahay.

     "Maxkamadda Sare ee dalka iyada oo tixraa caysa warqadda sumadoodu kala yihiin XGG /073/2022 iyo XGG/072/2022 ee ku taariikhaysan 10/04/2022 waxay hal maalin dib u dhigtay jawa ab celintii lagu sugayay xafiiska garyaqaanka gu ud ee dowladda,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Dorraad maxkmadda sare.

     Si kastaba, dacwada uu gudbiyay Fahad oo ah eyd isku-deygii u dambeeyay ee u qaado si loogu fasaxo kursigiisa ayaa u muuqda in uu gaabis weyn wajahayo, ayada oo sida muuqata ay ka cago-jiidayaan guddiga doorashooyinka heer fed eraal oo ayagu hore ugu dhaganaa kursigaas.

Hoos ka Akhriso

Xoghayaha Golaha Shacabka Oo Sheegay Iney Beri Dhaceyso Dhaarinta Xildhibaanada

      Xoghayaha guud ee golaha shacabka C/Kar iin Buux ayaa sheegay inaan waxba iska bedelin jadwalka dhaarinta xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, beri oo Khamiis ah ayey dhaarta ka dhaceysaa teendhada Afisyooni ee xeynsaabka Xalane.

      "Beri hadii ilaahay yiraahdo xildhibaanka oo wata aqoonsigiisaa waxuu imaanayaa akadamiy ada tababarka Ciidanka Booliska ee Generaal Ka ahiye (police academy) saacadu markay tahay 9.30 aroornimo, Halkaa ayaa basas looga qaad ayaa Xildhibaanada oo lagu geynayaa Teendha da Afasiyooni oo ah goobta xaflada dhaarintu ka dhacayso” ayaa lagu yiri qoraalka Buux.

     Buux ayaa dhinaca kale mudanayaasha u she egay in gawaarida iyo askarta ay wataan ay uga tagayaan Dugsiga tababarka Booliska ee Genaral Kaahiye, iyadoo lagu qaadi doono basas dhaadhe er oo ay howlwadeenada baarlamaanka u diyaar iyeen.

    "Baabuurtiina iyo askartiin waxaa uga tageysa an barxada Dusiga tababarka Booliska ee Gena ral Kaahiye, Xildhibaanada Degan Agagaarka Air porka Waa In Ay Yimaadaan Saldhiga Airporka Halkaas Oo Loogu Diyaariyey Basaki Ka Qaadi Lahaa Islamarkana Uu Geyn Laha Goobta Dhaar inta” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

     Si kastaba, Go’aankan ayaa yimid kadib markii xal hordhac ah laga gaaray tabashada Koofur Gal beed, saddexdii kursi ee laga xanibay ayaa la soo sheegayaa in laba kamid ah loo fasaxay, halka midka saddexaad oo ah kii ay soo qaadatay xil dhibaan Sareedo dib doorashadiisa loo qaban doono.

Maamulka Jubbaland & Wakiilka QM oo ka wada hadlay 16 kursi ee Gobolka Gedo

       Madaxwayne ku-xigeenka 1aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa shir ku qabsoomay habka fogaan aragga la yeeshay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.

     Waxaa shirka sido kale qeyb ka ahaa Gudd oomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland iyo qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee J/F/Soomaaliya ee matala Gobolka Gedo, Wax aana kulanka diiradda lagu saaray arrimaha la xiri ira masiirka 16ka kursi ee deegaan doorashada labaad ee Jubbaland.

     War kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne kuxi geenka 1aad ee Jubbaland ayaa waxaa lagu she egay in Kulanka uu kusoo dhammaaday is-af gar ad & guul sida ay sheegeen masuuliyiinta shirka ka qeybgashay.

     Warka ayaa sheegaya in Xubnaha ka socday M/mul ka Jubbaland ay u sheegeen in Wakiilka QM inaan D/Garbahaareey doorasho lagu qaban karin balse uu u sheegay in hal dhinac uusan go’ aan ka gaari karin.16 kursi ee taalla D/Garba ha areey ee G/ Gedo ayaa ka mid noqday caqabada ha heysta door ashooyinka, iyada oo Beesha Ca alamka ay M/mulka Jubbaland &Villa Somalia ku cadaadinayaan inay xal ka gaaraan.

Soomaaliya & itoobiya oo ka wada hadlay badqabka iyo amniga Diyaaradaha




     Wasiirka Gaadiidka iyo Dulista Hawadda Xuku umadda Soomaaliya Md. Duran Axmed Faarax ayaa Shalay Shir Gudoomiyay Shir ay Muqdisho ku yeesheen Maareeyayaasha Hay’adaha Duul ista Rayidka ah ee Itoobiya iyo Soomaaliya.

Shirkaan Waxaa ka qaybg alay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiid ka iyo Duulista Hawadda Cali Gacal Gaabow, Maar eeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ee Soomaali ya Axmed Macalin Xasan, Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ee Itoobiya Getachow Mengi ste, iyo saraakiil kale oo ka socday labada dawla dood.

     Shirkaan ayaa intii uu socday lagu kafa guray Iskaashi iyo khibrad is dhaafsi dhexmara 2da Hay ’adood,iyadoona lagu balamay in la yeesho Shirar kale oo arrimahaan lagu xoojinayo.

     Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin Xariirka Hay’adda Duulista Ray idka ah ay la yeelanayso dalalka Gobolka.

     Dhankiisa Maareeyaha Hay’adda Duulista Ray idka ah ee Itoobiya Getachow Ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay Shirkaan, waxanaa uu inta as raaciyay in Iskaashiga kabada Hay’adood uu wax badan ka badalayo khubaradooda shaqo iyo Adeegyada ay siiyaan labada Shacab.

       Ugu Dambayn Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Md. Duran Farah ayaa soo dhaweeyay Iskaashiga Hay’adaha Duulista Rayidka ah, wux uu sheegay in Heshiisyo sidii loo gaari lahaa shir kaan gogol xaar yahay.

Guddiga doorashada D/G/Hirshabeelle Shaaciyay Odayaasha Soo Xulaya Ergada Laba Kursi

      Guddiga doorashada D/G/Hirshabeelle ayaa shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Ra yidka ee soo xulaya ergada dooraneysa 2 kursi oo ka mid ah kuraasta G/Shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Jowhar.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Hir shabeelle ayaa lagu soo bandhigay liiska Odayaasha iyo Bulshada Rayi dka ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta tir sigiisu kala yihiin #HoP024 iyo #HoP106 oo ay ku kala fadhiyeen Cabduqaadir Carabow iyo Mina Xasan Shibis.

     Musharaxiin dhowr ah ayaa ku tartamaya kuraastaas, waxaana maalmihii lasoo dhaafay khi laaf uu ka taagnaa soo saarista liiska Odayaasha dhaqanka, iyadoo ugu dambeyn xal laga gaaray arrintaas, isla markaana la shaaciyay magacyada Odayaasha.

     Doorashada labada kursi ayaa waxaa lagu wa daa in maalinta berri oo Khamiis ah ay ka dhacdo M/Jowhar, waxaana Shalay laga dareemayaa Ma gaalada olole doorasho oo xoogan oo ay wadaan Musharaxiinta.

      Maamulada Hirshabeelle iyo Jubbaland ayaan weli dhammeynin doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee DFS, waxaa na Jubbaland caqabad siyaasadeed ay ka heysa taa deegaan doorashada labaad ee M/Garbaha arey.

Go’aan rasmi ah oo laga soo saaray kur aastii laga xayiray Koonfur Galbeed                Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa Habeen hore fasaxay kuraasta kala ah HOP204 iyo HOP103, oo laga soo doortay deegaanada K/Gal beed, sida lagu shaaciyey shir jaraa’id oo Baydh aba ay ku qabteen xubnihii guddiga ee Shalay te gay. Sidoo kale guddiga ayaa go’aamiyey in lagu noqdo doorashada kursiga HOP154 oo ka mid ahaa 3-dii kursi ee Koonfur Galbeed lagu diiday natiijada doorashadooda.

    "Waxaan umadda Soomaaliyeed u sheegeynaa in xubnaha baarla ma anka ka soo galay K/ Galbeed ay toos u tegi doonaan Muqdisho & goobta dhaarinta, ka dib markii ay qaataan shahaadooyinka xubinimada,” ayaa lagu yiri war bixintii guddiga.

     Xubnaha guddiga ayaa sheegay in markii ay Shalay Baydhaba tageen ay bilaabeen maaritaan ka hanaankii lagu soo doortay 2da kursi ee Habeen hore ay fasaxeen, sidoo kalena kursiga kale ay go’aam iyeen in doorashadiisa lagu noqdo.

    Xubno ka tirsan guddiga doorashooyinka oo gu ddoomiye Muuse Gelle uu hoggaaminayo iyo Ma daxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor ayaa Baydhaba u tegay xal u helida khilaafkii ka dha shay natiijada kuraastaas.

Ciidanka Somaliland oo xabsiga dhigay 15 wariye oo ka howlgasha magaalada Hargeysa

      Ciidanka ammaanka Somaliland ayaa Shalay xabsiga dhigay 15 wariye oo ka kala tirsan war baahinta ka shaqeysa magaalada Hargeysa, ka ddib markii shaqaaqo ay ka dhacday xabsiga we yn ee magaalada Hargeysa.

     Qaar kamid ah saxufiyiinta la xiray ayaa isugu jira kuwo ka howlgalla warbaahinta bulshada iyo kuwo xabsiga u tagay in ay kasoo warramaan dhacdada.

    Ciidanka ammaanka ayaa galay xarunta warba ahinta Horncable TV, halkaasi oo lix saxafi ay ka wateen, iyagoona qaatay labo kamid ah kaamiro oyinka.

     Ururka Saxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ay aa xaqiijiyay in ciidanka markii dambe ay sii day een Sagal Mustafa oo ka shaqeysa VOA iyo saxufiyad kale oo la yiraahdo Naciima.

     Saddex kamid ah suxufiyiinta oo ay kamid yih iin Xasan Galeydh iyo suxufi kale oo la yiraahdo Axmed ayaa ilaa iyo hadda aan la oggeyn halka ay ku xiranyihiin, waxaana taasi walwal ka muujin aya qoysaskooda iyo Ururka Saxufiyiinta Somalil and ee SOLJA.

    Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidanka ilaalada xabsiyada ayaa ku dhaawacantay shaqa aqadii Shalay ka dhacday xabsiga weyn ee M/ Hargeysa, ka dib markii qaar kamid ah maxaabiis ta ay dhagaxaan ku weerareen ilaalada xabsiga.

      Taliyaha ciidanka asluubta Somaliland, Ax med Yuusuf Cawaale Libaax, ayaa beeniyay war ar soo baxay oo sheegayay in maxaabiista ay qor yaha ka qaateen ciidanka, isagoona hoosta ka xa riiiqay in ay u qabaan dacwo dadkii baahiyay war arkaasi, inkasta oo uusan cidna carabaabin.     Ba lse waxaa la fahamsanyahay dadka ay dac wada u qabaan in ay yihiin saxufiyiinta ay xirxir een.

      Wakiilka dawladda Ingiriiska u joogta Somali land Lizzie Walker, ayaa sheegtay in ay ka walaa csanyihiin suxufiyiinta la xiray, iyadoona intaasi raacisay in xorriyada saxaafadda ay tahay tiirka dimuqraadiyadda.

Guddoomiyahii hore ee Waxbarashada Gobolka Hiiraan oo Habeen hore lagu dilay magaalada Baledweyne

    Waxaa Shalay oo Habeen hore lagu dilay xaafada Xaawa Taako ee Magaalada Baledwe yne ee xar unta gobolka Hiiraan guddoomiyahii hore ee Wax barashada gobolka Hiiraan Cism aan Muxumed Cilmi oo loo yaqi inay Cismaan Caato.

      Allaha u naxiirtee Cisma an Caato ayaa dilkii sa waxaa fuliyay koox dabley ah oo bastoolado ku hubeysnaa, kuwaas oo marxu umka toogtay xili uu kasoo baxay Masajid ku yaa la xaafada Xaawa Taako ee magaalada Baled weyne.

      Kooxdii fulisay dilka Marxuum Caato ayaa si deg deg ah uga baxsatay goobta ay ku dileen Mar xuumka, lama oga cida ka dambeysa dilka Habeen hore loo geystay Allah u naxariistee guddoomi yahii hore ee Waxbarashada gobolka Hiiraan.

Barkhad Batuun oo jawaab ka bixiyey tallaabadii Rooble

     Xildhibaan Barkhad Batuun Jaamac oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay tallaabadii uu qaaday ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mud ane Maxamed Xuseen Rooble oo lacag malaayiin dollar ah u fasaxay xukuumadda Hargeysa, kadib dabkii xooganaa ee dhowaan ka kacay suuqa weyn ee Waaheen.

Ugu horreyn Barkhad Batuun ayaa ku bogaadiyey madax weyne Muuse Biixi inuu gudd oomo lacagtaasi, si loogu gur mado shacabka ay dhibaatada soo gaartay.

     "Madaxweyne waad ku ma hadsan tahay go’a anka aad qaadatay inaad hant idaas Ummaddan Somaliland u keentay inaad gobanimadaas same ysay inaad siyaasaddii iyo xifaaltankii Soomaaliya naga dhexeeyey meel iska dhigtay,” ayuu yiri Bar khad Batuun.

        Sidoo kale wuxuu si ballaaran ugu mahad ce liyey dowladda Soomaaliya, gaar ahaan ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo isagu lac agtaasi gaarsiiyey Somaliland.

     Xildhibaan Barkhad ayaa shaaca ka qaaday in Rooble uu sameeyey wanaag, isla-markaana ay tahay in loogu mahad-naqo, iyada oo halkeedii ay tahay siyaasaddii la’isku hayey.

     "Waxaan rabaa inaan halkan baaq uga diro, u na mahadceliyo dowladda Soomaaliya ra’iisul wa saaraheeda maalintii ra’iisul wasaaraha Soomaa liyana naga qaldan yahayna ninka la hadlayey ani ga ayuu ahaa maalintii uu wanaag innoo sameey ana waxaan leenahay waad mahadsan ta hay ra’iisul wasaare,” ayuu markale ku yiri had alkiisa xildhibaan Barkhad.

   Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyadoo madax weynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ay  xiriir toos ah la sameeyeen Muuse Biixi , iyaga oo la wadaagay dareenkooda sida ay uga xun yihiin dhacdadii suuqa Waaheen, waxaana ka dib ra’I isul wasaaraha u diray lacag horey looga xayiray

 Somaliland oo lagu daray 1 Milyan oo ay iska

uruuriyeen ganacsatada dalka.

Maxkamad kutaala London oo xabsi daa'in ku riday nin asalkiisu yahay Soo maali oo dilay xildhibaan

     Maxkamad kutaala Ingiriiska ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Cali Xarbi Cali oo asalkiisu yahay So omaali, kaas oo lagu helay inuu dilay xildhibaan katirsanaa barlamaanka Ingiriiska oo lagu ma gacaabo Sir David Amess.

    Ninkaan oo la sheegay inuu katirsanaa kooxda Daacish ayaa bishii October ee sannadkii hore To reey ku dilay  xildhibaanka laga soo doortay degmada Essex.

     Wareysi laga qaa day oo lagasii dayay BBC ay uu Cali Xarbi ku sheegay inuu isagu dilay xildhibaa nka uuna yahay fal argigxiso oo uu soo mal eegay.

    Cali Xarbi Cali oo 26 sano jir ah ayaa Isniintii la gu helay dambiga ah in uu geystay falka dilka ah iyo in uu qorsheynayay weeraro argagixiso oo lala beegsanayo xildhibaano kale ka hor inta uusan dilin Amess.

   "Isaga iyo xildhibaanno kale ayaa u codeeyay xeer baarlamaan oo lagu dhibaateeyay Suuriya. Haddii aan ka hijroon waayay dhulkan, waxaan go'aansaday in aan si kale ugu gargaaro Musli miinta," ayuu ka hor sheegay xeer beegti kiiskiisa dhagaysanayso.

     Xildhibaan Sir David Amess ayaa kamid ahaa xildhibaanno katirsan barlamaanka UK, kuwaas oo u caddeeyay in la duqeeyo Suuriya.

Guddiga Doorashada Hirshabeelle Oo

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Xabsiga Hargeysa & Wariyeyaal la xiray



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip