HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH AXAD 10-KA ABRIL 2022

0
Sunday April 10, 2022 - 08:07:38 in Wararka by
  • Visits: 503
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH AXAD 10-KA ABRIL 2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Rooble iyo Midowga Musharraxiinta oo yeesh ay kulan ku saabsan dhaarinta Xildhibaanada

    Ra’iisul Wasaaraha XFS Md. Maxamed Xuse en Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula ye eshay Midowga Musharrixiinta oo ay ka wada ha dleen arrimaha dhammeystirka doorashooyinka dalka oo heer gebogebo ah maraya, dhaarinta xil dhibaannada iyo dhammeynta arrimaha turxaan bixinta u baahan.

R/Wasaare Rooble ayaa Midow ga Musharaxiinta warbixin ka sii yay halka ay marayso howsha doorashada, u diyaargarowga munaasabadda dhaarinta xildhibaannada iyo dadaalladiisa ku aad dan xal u helista arrimaha harsan ee doorashada la xiriira.

       Waxa uu Ra’iisu Wasaaruhu adkeeyay in ay ka go’an tahay in jadwalka dhaarinta xildhibaanna da loo dhaqan geliyo sidii ay u soo saareen gudd iga doorashooyinka heer federaal ee FEIT, isagoo sheegay in dhaarinta xildhibaannadu dhici doonto 14-ka April oo ah xilligii loo qorsheeyay.

      Dhanka kale Midowga Musharrixiinta ayaa mu ujiyay sida ay u garab taagan yihiin dadaallada R/ Wasaaraha ee dhammeystirka doorashooyinka, waxa ayna hoosta ka xarriiqeen in uusan jirin xal aan ahayn in jadwalka doorashadu u dhaqan galo sidii guddigu doorashadu u soo saaray, 14-ka bi shana la dhaariyo xubnaha cusub ee Baarlamaan ka 11aad ee dalka, iyadoo lagu dhinac wadayo xal u helista arrimaha taagan.

     M/Musharaxinta ayaa sidoo kale ku celiyay taa geeradooda go’aankii XFS ay dalka kaga ceyrisay ergaygii Midowga Afrika Francisco Madiera oo far aha la galay arrimo ka baxsan diblomaasiyadda iyo howlihii uu u xilsaarnaa.

Hawiye oo go’aan culus ka soo saaray Muqdi sho kuna dhowaaqay in loo diyaar garoobo…

     Waxaa Shalay magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir ay isugu yimaadeen odaya asha dhaqanka iyo waxgaradka beelaha Hawiye, kaas oo laga soo saaray ku dhawaad 10 qodob oo looga hadlay xaaladda dalka iyo arrimaha doo rashooyinka.

  Ugu horeyn beelaha Haw iye ayaa bayaankaan ku ca deeyey inay taageero buux da la garab taagan yihiin R/Wasaare Roo ble, iya goo soo dhaweeyey go’aankii uu dalka uga ceyri yey Madaxii howlgalka M/Afrika ee Somaliya.

     Sidoo kale waxgaradka beelaha Hawiye ayaa madaxweynaha mudo xileedku ka dhamaaday ku eedeeyey inuu bilaabay isku dirka beelaha So omaaliyeed, gaar ahaan Hawiye, Dir, Digil iyo Miri fle, isagoo ‘isku dhacooda ka dhex arkaya danihi isa siyaasadeed.’

     "Beelaha Hawiye waxay go’aansadeen inay da afacaan doorashada dalka, hadii laga deyn waa yo carqaladeynta joogtada ah,” ayaa lagu yiri nuq ul ka mid ah war-murtiyeedkii ay Shalay saareen waxgaradka beelaha Hawiye.

     Waxay cadeeyeen in aysan u sii dul qaada do onin in Farmaajo uu sharci darro Soomaaliya ku sii xukumo ama doorashada dalka ay asaga u afd uubnaato.

     Sidoo kale beelaha Hawiye ayaa ku goodiyey in wadashaqeynta kala dhaxeysa ay jooji doona an hadii Midowga Afrika uu u hoggaansami waa yo go’aankii uu ra’iisul wasaare Rooble dalka uga ceyriyey danjirahoodii Soomaaliya."Beelaha Hawiye waxay ugu baaqayaan ciid amada qalabka sida in aan loo adeegsan dhibaa teyta shacabkooda, iyagoo fulinaya dano gaar ah oo ay leeyihiin madax mudo xileedkii ka dhamaad ay,” ayaa lagu yiri bayaankaan. Sidoo kale beela ha Hawiye waxay beesha caalamka ku taageer een go’aanada cunaqabateyna loogu soo rogayo siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee carqaladeynaya doorashooyinka dalka.

Ugu dambeyntii go’aanka beesha:

     "Beelaha Hawiye waxay go’aan ku gaareen oo ku wargelinayaan qeybaha kala duwan ee bulsh ada, sida ganacsatada, ciidamada, siyaasiyiinta, culumada, odayaasha dhaqanka, haweenka iyo dhalinyarada, inay u diyaar garoobaan difaaca dalka,” ayaa lagu soo gabagabeeyey bayaankii ay soo saareen waxgaradka beelaha Hawiye oo Muq disho ku shiray.Xigasho:-caasimadda.net

Guddiga hirgalinta doorashooyinta oo maalin kii 7-aad wadda Shihaado Siinta Xildhibanada

     Waxaa Shalay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka JFS  qaatay Xildhibaanada hoos ku qoran:

1. Farhan Ali Mohamoud AS#10

2. Abdirisaq Mohamed Osman AS#03

3. Zahra Abdulahe Igal (Bundubte) GSH#094

    Guddiga hirgalinta do  orashooyinta ee Heer Federaal ayaa sheegay in ku dhawaad 200 oo Xildhibaan ay qaateen Shihaadada ilaa hadda.

     Waxay sheegeen in ay sii wadi doonaan tan & inta laga gaarayo 13 bishaan markaasi oo ku eg tahay Shihaado Siinta Xildhibaanada.

Wasiir Al-Cadaala oo ka hadlay cabsida laga qabo qorshaha 12-ka April

     Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Caddaala oo wareysi gaar ah siiyay telefis hanka Universal ayaa markii u horeysay meesha ka saaray wel-welka laga qabo maalinta 12-ka April inay dhici karaan dagaal ama in la bartilm aameedsado Ra’iisul wasaaraha.

    Waxa uu sheegay in R/wasaare Rooble iyo xafi iskiisana ay ka qeyb qaadan doonaan maalintaasi qiima ha leh ee ciidanka Soomaaliyeed, ha se ye eshe waxa uu qiray in weli ay jir to qatar amni oo dul hoganeysa R/wasaaraha.

     "Meesha kama saareyno in weli damacyada qalafsan oo markii hore keenay wixii ka dhacay bi llo ka hor xafiiska R/Wasaaraha, waxyaabah aas inay suurtagal yihiin oo dadka qaar maskaxdooda ka fikireyso meesha kama saareyno laakiin wa xaa kalsooni ku qabna in ciidanka qaranka Soom aaliyeed iyo dadka Soomaaliyeed aysan midna ka suurta-gali doonin,” ayuu yiri.

    "Runtii gacantii Dorraad ku fikirtay inay soo we erarto R/wasaaraha oo ciidanka qalabka sida u ist icmaasho danaheeda inta gacantaas ay awood u leedahay inay waxaas sameyso meesha lagama saari karo inay khatar jirto.”

     Al-Cadaala ayaa sidoo kale sheegay in amni ga R/wasaaraha uu sidii horay u sugnaa uu had da u sugan yahay, ciidamada qaranka iyo kuwa AMISOM ay iska kaashadaan, wuxuuna meesha ka saaray cabsi ka dhalatay digniintii NISA ay dha waan soo saartay.

    Dhinaca kale, Wasiirka oo wax laga weydiiyay khilaafka kuraasta Gedo ayaa sheegay in R/wasa araha rajadiisa tahay in dadka Gedo iyo kuraast ooda ay la mid noqon doonto kuraasta kale, isla markaana aanay ka harin talada dadka Soomaal iyeed iyo masiirkooda meesha lagu gaarayo.    Waxa uu intaas raaciyay in Rooble uu weli wa do wada-hadalo ku saabsan halka lagu qaban do ono goobta lagu qabanayo doorashada 16-ka kur si, xalintoodiina uu hoggaaaminaayo ra’iisul was aaraha iyo cid kasta oo ay quseyso.

Wasaaradda amniga oo soo rogtay amar ka dhan ah Madeira iyo terminal-ka MOVECON oo la xiray                

                                           Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya oo tixraaceyso warqadda tixraaceedu yahay Ref. OPM/0194/04/2022 ee ka soo baxday Xafiiska R/ Wasaaraha ayaa hey’adda socdaalka iyo jinsiy adaha ku amartay inay degenaanshaha kala noqo to Danjire Francisco Madeira islamarkaasna aan dib dambe loo siin waraaqaha dalku gal ka ah.

Sidoo kale Wasaaradda ayaa hey’a dda socdaalka iyo Jinsiyadaha fartay inay go’aankaan ku wargeliso dha mmaan cidda ay qusayso in Danjire Francisco Madeira dalka lakeeni karin maadaam uu yahay qof aan dalka laga rabin.

       Warqadda kasoo baxday wasaaradda Amni ga ayaa waxaa lagu faraya  hay’adaha amniga, gaar ahaan kuwa ka hawlgala Garoonka Aden Ca dde in Danjire Madeira aanu soo geli karin dalka maadaama uu yahay qof aan dalka laga rabin.

Ugu dambeyntii wasaaradda ayaa ku wargelisay islamarkaasna fartay Hey’adda socdaalka iyo    Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde in si ku meel gaar ah loo xiray dhammaan hawlahii terminal-ka MoveCon ilaa iyo amar dambe laga bilaabo 10/04/2022.

      Amarka kasoo baxay wasaaradda ayaa yimid kadib markii Ururka Midowga Afrika uu ku gacan sayray go’aankii uu ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble dalka uga eryey wakiilka gaarka ah ee ururka u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira.

    Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa taas beddelkeeda sheegay inay qadanayaan go’aanka madaxweyne Farmaajo ee ah inaan dalka laga eryin Danjire Francisco Madeira, sidas darteedna uu sii jogayo.

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo beeniyay warar laga faafiyay ujeedo ku qarsoon munaa sabadda Maalinta 12-ka April

       Taliye ku xigeenka ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Cabaas Amiin Cali ayaa beeniyay warar maalmahii lasoo dhaafay si weyn loogu dhex faafiyay baraha bulshada ay ku xari irto oo ahaa in munaasabadda 12-ka April ciida mada xoogga dalka ay wadaan ujeedooyin ka du wan u dabaal dega munaasabada.

    Taliye Cabaas ayaa sheegay in ciidanka Xoogga dalka ay yihiin ku wa u taagan horumarinta dalka, isl amarkaana aysan waxba ka jirin wararka been abuurka ah ee lagu dhex faafiyay baraha bulsha da.

     "Waxaan cadeyna ineysan jirin wararka lagu faafiyay baraha bulshada iyo magaalada Muqdi sho gudaheeda ee ah in ciidanka xoogga dalka ujeedooyin kale ka leeyihiin xaflada loogu dabaa ldagayo maalinta 12-ka April oo ku beegan sanad guuradii 62-aad ee kasoo wareegtay markii la aas aasay ciidanka xoogga, shacabka Soomaaliyeed waxaan u sheegeyna in ujeedkeenu uu yahay u dabaal dega sanad guuradaasi kaliya"ayuu yiri Taliye ku xigeenka CXDS Janeraal Cabaas Amiin Cali.

     Hadalkaan kasoo yeeray Jenaraal Cabaas ay aa kusoo beegmaya xili maalmahii lasoo dhaafay si weyn loo hadal haayay in munaaaabadda 12-ka April ee maalinta ciidanka Xoogga dalka, la qor sheeyay in ciidamada xoogga dalka loo adeegsan doono talaaboyin cusub oo la doonayo in dalka xaalad isbadal ah lagu geliyo.

Madaxweyne Biixi "Labada Muqdisho mada xda ka ahi way ila soo hadleen, waan u mah ad naqay

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa u mahadnaqay dhamaan madaxdii uga soo tacsiyaysay masiibadii suuqa Waaheen, wuxuuna sigaara u xusay madaxda iyo ganacsata da Soo maaliya. Madaxwayna ha ayaa sheegay inay la soo hadleen madax tirro badan markii masiibadu dhac day kadib, wuxuuna sheegay in dhamaan So oma alida Geeska Afrika, ay garab istaag u muujiy een.

    "Dhowr iyo afartan dowladood ayay madax doo du iga soo tacsiyaysay urruradana hadal koo da daa, baarlamaanada daa, dadka jaarka ah ee   Af-soomaaliga ku hadla iyaga meelmay ay joogaa nba, ka adhiga la jooga, ka geela la jooga ka mag aalo jooga, qof soomaali ah oo aan arrinta ka gil gilan oo gurmanayn malaha" ayuu yidhi Biixi.

      Madaxweynaha ayaa si gaara u xusay madax da dowlada Soomaaliya, isagoo sheegay in ay la soo hadleen, una soo tacsiyeeyeen isaguna uu u mahadnaqay.

    "Muqdisho labada madaxda u ahi way ila soo hadleen madaxweynaha iyo raysal wasaaruhu, madaxweynaha Maxamed C/hi Farmaajo wuu isoo wacay, wuu iga tacsiyadeeyay, waan u mah adnaqay, waxaa isoo wacay ra'iisal wasaaraha, waa i tacsiyadeeday waa uga mahadnaqay" ayuu yidhi madaxweyne Biixi.

 Madaxweynaha ayaa sheeg ay in kadib markii uu R/ wa sa are Rooble lasoo hadlay, uu ku wargaliyay in uu usoo dirayo lacag uu Baanka Adduunku Somaliland usoo dir ay oo muddo ku xanibnayd qasnada dowlada Soo maaliya.

      "Wuxuu ku daray isagu, waxaan idiin haynaa lacag la idiin soo diray oo Baanka Adduunku bari hore soo diray, oo howlihii inaga dhexeeyay hal kan u taalay, lacagtaa waxaanu ku dadaalaynaa in lasoo diro, waxan ku idhi waxad usoo dirtaa deg deg, sidii losoo saari karayaba, waaba ta ugu horaysa ee aanu suuqa Waaheen wax kaga qabanayno ninka diidan iyo ninka murmaya gabi geedaba waxaanu galinaynaa suuqa gubtay"

      Madaxweynaha ayaa sidookale u mahadnaq ay ganacsatada Soomaaliya, "Waxanan aad ugu mahadnaqaya ganacsatada Muqdisho ee mar kiiba shiray, ee dareenka muujiyay".

     Madaxweynaha Somaliland ayaa sannadkii ho re mar uu ka hadlayay munaasibada 26 Juun, she egay in ay qasnada dowlada Soomaaliya ku  xani ban tahay ku dhawaad 70 milyan oo adduunku u gu talo galay horumarinta Somaliland

Xildhibaano iyo Madaxweynaha Galmudug oo kulamo ka wadda Baydhabo

    Ku dhawaad 10 Xildhibaan oo ka tirsan golaha Shacabka iyo Madaxweynaha maamulka Galmud ug ayaa Habeen hore iyo Shalay kulamo ku saabsan khil aafka ka taagan doorashada xildhibaanada gola ha Shac abka ee maamulka Koonfur Galbeed la yeeshay Madax weyn aha maamulkaasi.

        Kulamaddan ayaa inta badan diirada lagu sa aray Afar kursi oo guddiga doorashooyinka heer Federaal uu dhawaan sheegay in lagu celinaayo balse ay diideen maamulka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Qoorqoor iyo xildhibaanada la socda oo ah kuwo si weyn ugu dhow ra’iisul was aare Rooble ayaa la sheegay ka hor inta aysan go’aan qaadan in ay imaan doonaan Muqdisho ayna la kulmi doonaan  guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo Ra’iisul wasaaraha dalka.  Mas’uuliyiinta tagay Baydhabo ayaa la sheegay in Madaxweynaha Koonfur Galbeed ay ku qancinay aan in uu yimaado magaalada Muqdisho uuna soo fasaxo xildhibaanada ka dibna la raadin doo no xal.

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada JOWHAR iyo guusha COSOBLE oo…

        Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shab eelaha Dhexe ayaa waxaa lagu wadaa in Shalay lagu qabtao doorashada kuraas ka mid ah xub naha Golaha Shacabka ee kasoo galaya dhanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed, HirShabelle.

Kuraasta doorashadooda la qabanayo oo saddex ah ayaa kala ah HOP#024, HOP#106, HOP#140, kuwaas oo marxalado kala duwan soo maray, kadib murano hareeyey.

     Sidoo kale kuraastan ayaa ka mid noqonaya kuwii ugu dambeeyey ee doorashadooda lagu qab anayo caasimada HirShabelle ee Jowhar, ma adaama ay gabagabo mareyso doorashada.

Kursiga HOP#024, waxaa ku fadhiyay Cabdiqaa dir Caraboow Ibraahin, halka kursiga HOP#106, ay ku fadhisay Mina Xasan Maxamed, waxaana kursiga HOP#140, isna ku fadhiyay Cabdiqaadir Cosoble Cali oo ka mid ah Musharaxiinta mada xweynaha Soomaaliya.

     Sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasimada Online kursiga Cosoble oo isha lagu hayo ayey u badan tahay in markale isaga ku guuleysto, maa daama lasoo saaray odayaal isaga taageersan, halka isna uu loolan adag uu waji doono Cabdiqa adir Carabow Ibraahin oo ah nin dhalinyaro ah.

     Jowhar ayaa waxaa laga dareemayaa qaban-qabaada doorashada kuraasta baarlamaanka ee ku harsan HirShabelle, iyada oo magaaladana ay ku sugan yihiin ciidamo dheeraa ah.

      HirShabelle ayaa ka mid ah maamullada aad uga daahay dhammeystirka doorashada, walow kuraas kooban ay ku hartay Jowhar deegaanada doorashada 1-aad ee maamulkaasi.

       Soomaaliya ayaa waxaa saameyn ku yee shay dib u dhacyada doorashada oo qaadatay hal sano dheeraad, taas oo uga sii dartay xaalada adag ee kala guurka ah ee haatan lagu jiro.

Wasaradda maaliyadda oo dacwad ka gudbi say Wasiirka Boostada DF

      Wasaaada maaliyada ayaa u gudbisay Madax weynaha qaranka dacwad ka dhan ah wasiirka bo ostada iyo isgaarsiinta Eng. Cabdi Sheekh Ax med, taasi oo la xiriirta inuu soo celiyo lacag dhan $134,500 oo ka dheeri ah sahay safar oo uu ka qaatay wasaarada maaliyada sanadkii la soo dha afay.

     Ilo ku dhow Wasaarada maaliyada ayaa sheeg ay in xisaabxirka sanadka 2021ka lagu ogaaday in wadarta guud ee uu wasiirka boostada uu qaa tay sanadkii 2021 ay dhameyd $269,000, taasoo uu ka kala qaatay miisaaniyada wasaarada boos tada ee sahay safar iyo mashruuca scaleup ee bangiga aduunka.

      Wasiirka ayaa lacagaha qaatay isagoo isticm aalaya isla docoumentska safarka sida boarding pass iyo tikidhada, taasoo markii dib loo baaray la ogaaday inay isleeyihiin, oo safar walba uu 2 mar lacagtiisa qaatay, waana dhaqan ka baxsan mid ka dowlada maadaama halkii safarba laga bixin karo hal qasnad oo kaliya. Balse wasiirka ayaa labada qasnad ka kala qaatay si ay u badato lac agaha ku soo dhacaya jeebkiisa.

     Wasaarada maaliyada iyo mashruuca scaleup ee Bankiga aduunka oo iska ay maamusho isla wasaarada ayaa cabasho ka muujiyay in dalabka wasiirka ee sahay safar uu aad u badan yahay, maadaama bishiiba uu soo dal bado ugu yaraan 2 safar oo isugu jira kuwa fogfog iyo kuwa Afrika ah.

      Wasaarada maaliyada ayaa la yaaban safar ada uu soo dalbanayo wasiirka in mararka qaark ood aysan u qalminin Metelaad heer wasiir ah, ta as oo keentay in ay aad u bada to gunnada safar ee Wasiirka.

     Safarada Badan ee Wasiirka ayaa waxaay sab abtay in ay dayacanto shaqadii wasaaradda oo noqotay goob cidlo ah oo aan loo shaqo tagan, wasiirkana uusan wasaarada imaanin muddo 1 sano ku dhow. Agaasime waaxeedyada wasaara da ayaa waxa ay sidoo kale ku eedeeyeen Wasiir ka in uu isku koobay shaqadii Wasaaradda ay u ekaatay goob laga niyad jabay oo aan qofna ima anin.

     Maqnaashaha badan ee Wasiirka ayaa waxa ay ujeedadiisu noqotay dhaqaale aruursi iyo bad sasho gunnada safarka oo laga helo Wasaaradda Maaliyadda iyo Mashruuca scale-Up ee uu Maal geliyo Baanka Adduunka. Xariirka Wasiirka iyo Madaxa Mashruuca Isabelle Haward ayaa waxa ay keentay in loo qoondeeyo kaliya safaradda Wasiirka lacag ka badan hal milyan oo doolar oo ka mid ah mashruuca.

      Si aan u xaqiijino in wasaarada aysan shaqo ka soconin waxaan u kuurgalnay baraha bulsha da ee wasaarada, waxaana noo soo baxday in wa xa kaliya ee ka muuqdo ay yihiin safarada wasiir ka oo xitaa aadaya shirarka u gaar ah dalal kale oo aan xiriir la lahayn Somalia.

     Wasiirka ayaa miisaayadii wasaarada u adee gsnaya sahay safar oo kaliya xili wasaarada ay san awoodin inay iska bixiso korontada bisha, taa soo sababtay in wasaarada dhowr jeer laga jarto korontada, sida ay noo xaqiijiyeen agaasime waaxeeyadii aan la hadalnay oo naga codsaday inaan magacooda qarino.

     Lama hubo in wasiirku soo celin doono lacag aha ku maqan ka hor intaysan dhicin doorashada madaxweynaha iyo in kale.

Xubno ka tirsan Shabaab oo isku dhiibay Ciidanka dowladda

     Ciidamada nabad sugida Soomaaliya ee ka ho wlgalla degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa wa xaa ay soo bandhigeen labo Xubnood oo ka tirsa naa Ururka Al-Shabaab, balse isku soo dhiibay Ciidamada iyo Maamulka degmadaasi.

Labadaan Xubnood oo dhamaantood dhalinyaro ah ayaa lagu kala magacaabaa Maxamed Taw ane Abdi Iyo Deeq ow Ibraahin Cabd ale.


   Waxa ay sheeg een in duru ufo far abadan oo jira aaw good ay isaga soo baxeen Ururka Al-Shabaab oo ay ka tirsanaay een.

      Taliska NISA Saldhiga Luuq ee Gobolka Ge do ayaa sheegay in dhalinyaradaan sababaha ay uga soo baxeen Al-Shabaab ay tahay inay dhibaa tooyin farabadan ku hayaan Shacabka Soomaaliy eed, isla markaana ay soo dhaweeynayaan cid ka sta oo kasoo tageeysa.

      Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray in rag aan ay Gobolo kale uga soo Shaqeeyeen Al-Sha baab, balse markii dambe Gobolka Bakool loo ke enay inay kordhiyaan Go’doonka ay Al-Shabaab ku hayaan degmooyinka Gobolkaas.

       Bilihii la soo dhaafay ayaa waxaa ku kordhay degaannada jubbaland iyo K/Galbeed Xubnaha ka tirsan Ururka Al-Shabaab ee isku soo dhiibaya Ciidamada DF S & kuwa Maamulka K/Galbeed.

Ganacsatada Somaliland oo lacag malaayiin dollar ah ugu deeqay suuqa Waaheen

     Ganacsatada waa wayn ee Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in ay dib u dhiska suuqa Waaheen kaga qayb qaadanayaan lacag dhan 8 milyan oo dollar.

     Xaflad casho sharaf ah oo madaxweynaha So maliland Muuse Biixi Cabdi, ganacsatada ugu sa meeyay qasriga madaxtooyada, ayay ganacsata dii kasoo qayb gashay kaga, dhawaaqeen lacagt an oo ah wajigii kowaad ee lacagaha ay ganacsa tada Somaliland isku bar bar taagayaan dadkii ganacsiyadu kaga burbureen suuqa Waaheen.

Maamulaha Guud ee Dahabsh iil Group Cabdirashiid Maxam ed Siciid, ayaa masiibada suuq Waheen bar bar dhigay dagaalkii Somaliland bur buriyay dhamaadkii sideetamaadkii, "Waxay lamid ahayd 1988 markii qaruxu waddankeena ka dhac ay, dalkeenu uu gubanayay ee aynu lugta kaga baxnay, qof walina uu orod kaga baxay wixii uu lahaa".

     Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani, oo ah madaxa guddida taakulaynta Suuqa Waaheen, ayaa she egay in ilaa hada ay soo gaadhay, laba milyan shan boqol iyo sodon kun oo dollar ($2,530,000), oo ay xukuumada Somaliland bixisay, hal milyan ($1,000,000), oo Jabuuti bixisay, hal milyan ($ 1000,000), oo dowlada Soomaaliya bixisay.

    Waxa kale oo uu sheegay in ay soo gaadhay kow iyo toban milyan iyo todoba boqol oo dollar (11,700,000), oo Baanka Adduunku hore Somali land ugu deeqay, lakiin aan soo dhaafin qasnada dowlada Soomaaliya arrimo siyaasadeed awge ed, wuxuuna intaa ku daray in xukuumadu dha waan ku wareejin doonto lacago kale oo dheer aad ah, iyo Jabuuti oo sidookale bixin doonta ra ashin u dhigma  lix boqol oo kun oo dollar ($600,000).

     Albaani ayaa balan qaaday in lacagaha si da ah furan loo maamuli doono "Waxaanu caddayn aynaa in lacagta loo ururrinayo suuqa Waaheen aanu hal dollar anaga nagu baydhin



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip