HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH SABTI 9-KA ABRIL 2022

0
Saturday April 09, 2022 - 08:19:31 in Wararka by
  • Visits: 707
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH SABTI 9-KA ABRIL 2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Wax badan ka ogow tallaabooyinkii ka hore eyay ceyrinta Francisco ee uu qaaday Rooble

     Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xus een Rooble ayaa dalka ka ceyriyey wakiilka Mido wga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Mad eira, isagoona u qabatay inuu dalka uga baxo mu ddo 48 saac gudahood. "Dowladda Soomaaliya waxa ay u aqoonsatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

     Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka laga rabin isagoo ku lug yeeshay arri mo ka baxsan shaqadiisa Wakiilka Midowga Afri ka, waxa ayna fareysaa in uu 48 saac gudahood dalka uga baxo," ayaa lagu yiri qoraal kasoo bax ay xafiiska Rwasaare Rooble. ayaa ka codsaday guddiga M/Afrika inuu dib u gu yeerto danjire Franc isco Madeira uuna u hoga ansamo codsigan. – "Wax aan soo dhoweeneynaa howlgalka cusub ee ATM IS,waxaana sugeynaa inaan la shaqe yno mada xa cusub ee howlgalka," ayuu yiri RW/Rooble. R/Wasaaraha ma bixin faah-faahin ku saabsan ar rimaha uu ku lug yeeshay Madeira, balse waxaa mar walba jiray tuhun ku saabsan inuu yahay sha khsi aad ugu dhow madaxweyne Farmaajo.

Farmaajo oo ka horyimid go'aankii uu Rooble ku eryey ergeyga Midowga Afrika

     Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Fa rmaajo ayaa ka hor yimid go’aankii uu R/wasaare Maxamed Xuseen Rooble dalka uga eryey wakiil ka gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya danjire Francisco Caetano Madeira.

Hoos ka aqriso war-saxaafadeed kasoo baxay Farmaajo

     DFS Waxay Bogaadineysaa Dawrka Midowga Afrika Ee Nabadeynta Soomaaliya Muqdisho, 07 Abriil, 2022: Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hiFarmaajo wuxuu bogaadinayaa dawrka na bad ilaalinta ee M/Afrika iyo qeybta libaax ee ay ka soo qaateen dowlad dhisidda Soomaaliya iyo dagaalka aan kula jirno kooxaha argagixisada.

  Wakiilka Gaarka ah ee M/Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira iyo danjireya asha kale ee caalamka waxaa warqadaha aqo onsiga Danjirenimo ka guddooma Madaxweyna ha Jamhuuriyadda oo ah ilaaliyaha madaxbann aanida dalka.

     Go’aan kasta oo taabanaya xiriirka aan dunida la leenahay iyo joogitaanka Safiirada shisheeye ee dalka waa mid saameynaya iskaashiga aanu la leenahay caalamka, waana tallaabo u baahan in lagu saleeyo danta qaranka, kuna timaadda wa datashi.

    Ma jiro ogolaansho uu bixiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo tallaabo looga qaadayo Danji re Madeira, mana jirto warbixin ay soo gudbisay W/Arimaha Dibadda oo tilmaamaysa inuu ku kac ay ficillo ka hor imaanaya madaxbanaanida dalka.

   Sidaas darteed, Madaxweynaha JFS wuxuu far ayaa W/Arrimaha Dibadda inay gudato waajiba adkeeda shaqo, ayna gaarsiiso Midowga Afrika in go’aanka la sheegay uu yahay mid aysan u dha mmayn DFS, kana soo baxay xafiis aanan lahayn awood uu kaligiis ku gaaro go’aan culeyskaas leh.

     Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee dalkeenna waa mid sal adag oo aan ku dhisnayn caadifad, abaal dhac iyo dano gaar ah, Soomaaliyana waxa ay ka mid tahay asaaseyaasha Midowga Afrika oo hawlgalka Soomaaliya ku bixiyay dhiig iyo wa qti aysan shacabka Soomaaliyeed ilaawi doonin.

    Dalkeennu wuxuu ku jiraa xilli ay doorashadu gabogabo marayso, ayna lagama maarmaan tah ay taageerada saaxiibada Soomaaliya, gaar ahaan Hawlgalka M/Afrika oo gacan wayn ka gay sanaya amniga doorashooyinka iyo xasilloonida guud ee dalka.

     Madaxweynaha JFS Md. Farmaajo wuxuu ka digayaa tallaabooyinka aan ka fiirsiga lahayn ee carqaladayn kara amniga doorashooyinka iyo hab sami u socodka hannaanka lagu dhammeystira yo, lagana fogaado wax kasta oo dib u dhac ku ke eni kara, waana xilliga aan ugu baahi badannah ay inaan ilaashanno xasilloonida, iskaashiga iyo wadashaqeynta dhexdeenna ah iyo tan aan la leennahay saaxiibada caalamka.

     Ugu dambeyntii, Madaxweyne Farmaajo wux uu ku boorinayaa Madasha Wadatashiga Qaran inay diiradda saarto sidii loo soo gabagabeyn la haa doorashooyinka, si wadar-ogol ahna lagu dha mmeeyo arrimaha taagan ee xalka u baahan si dalku uu hore ugu sii socdo.

 Farmaajo oo ka horyimid go'aankii uu Rooble ku eryey ergeyga M/Afrika

Midowga Musharaxiinta oo soo dhawee yay go’aankii dalka looga eryay Madeira

     Golaha Midowga Musharaxiinta wuxuu soo dhoweynayay  go’aanka ka soo baxay xafiiska Raysalwasaare Maxamed Xuse en Rooble oo lo oga dalbay in uu dalka muddo 48 saac ah uga ba xo Danjire Francisco Madeira oo ahaa ergayga ga arka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika.

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa horay u she egay in ay ka gudbiyeen dacwado kala duwan Da njiraha maadaama uu wada shaqeyn gaar ah uu danaha Farmaajo u fulin jiray.

Golaha Midowga Musharaxiinta

Council of Presidential Candidates

     Tix: GMMM/58/22/ - Tr: 08/04/2022 G/Midow ga Musharaxiinta wuxuu soo dhoweynayaa go'a anka ka soo baxay xafiiska R/Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo looga dalbay in uu dalka mud do 48 saac ah uga baxo Danjire Francisco Mad eira oo ahaa ergayga gaarka ah ee Guddoomiyaha M/Afrika ee

Soomaaliya, ahna madaxa hawlg alka ciidanka AMISOM.

Goluhu wuxuu rumaysan yahay in goʻaanka Raysalwasaaraha uu aha mid loo ba ahnaa, si ka fiirsi lehna looga baaraan degay, si loo xaqiijijyo madaxbannaanida dalka iyo in aan la aqbalin xagal daacinta hawlaha nabadaynta ama hurinta khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaalida dhexdeeda ah.

     Goluhu wuxuu marar badan ka dalbaday Danj ire Madeira in uu dhexdhexaad ka noqdo arrima ha Soomaaliya, iyadoo horay dacwad qoraal oo ka dhan ah u gudbiyey M/Afrika gaar ahaan G/ha

Nabadgelyada iyo Amniga ( Peace and Security Council) oo dalka booqasho ku yimid.

    Goluhu wuxuu amaan ballaaran u jeedinaayaa ururka M/Afrika dadaallada ay ka wadaan Soom aaliya, wuxuuna ku boorrinayaa inay soo magac aaban ergay xoojiya xiriirka Soomaaliya, hufnaan iyo sumcad leh, dhexdhexaad ka noqda khilaafa adka siyaasadda, taageerana geedi socodka nab adda Soomaaliya.

     Goluhu wuxuu ku baaqayaa dardar gelinta jad walka doorashooyinka, iyo dhaarinta xildhibaanna da cusub ee loo ballansan yahay bisha April 14, 2022, wuxuuna rajaynayaa in doorashadu ku dha cdo mudadii loogu talo galay si nabdoon. -Dhammaad-

Ahmed Madoobe oo caddeeyey mowqif kiisa ku aadan ceyrinta danjire Francisco Madeira

     Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa war-xafaadeed uu soo saaray ku caddeeyey mowqif kiisa ku aaddan go'aanka dalka looga eryey wakiilkii gaarka ahaa ee Midowga Afrika Franc isco Madeira.

      Madeira ayaa waxaa eryey R/wasaare Maxa med Xuseen Rooble kadib markii uu soo baxay cod laga duubay oo uu ku aflagaadeynayo R/wa saaraha, madaxweyneyaal hore, iyo qaar ka mid beelaha Soomaaliyeed, kuna jees-jeesayo dilkii xi ldhibaan Aamina Maxamed Cabdi. Hoos ka aqri so war-saxaafadeedka kasoo baxay Axmed Madoobe.

 Dowlada Jubaland waxay soo dhaway naysaa go'aanka masiiriga ah ee XFS ay ka gaartay Danjirahii hore ee Midowga Afrika Francisco Madeira, oo dalka laga caydhiyay kadib markii uu ku xadgudbay arimaha gudaha ee dalk eena taas oo xad gudub ku ah xeerarka Caalami ga ah ee diblomaasiyada kana baxsan shaqadii loo igmaday. Inta uu madaxa ka ahaa howlgalka M/Afrika ee AMISOM Madeira, waxaa uu si dulaal nimo ah uga dhex shaqaynayay siyaasada guda ha ee dalkeena isagoo ku milmay xadhig jiidka siy aasada ee ka dhexeeya dadka Soomaaliyeed.      Sidoo kale Francisco Madeira, waxaa uu qeyb ka ahaa duulaankii qaawana ee Madaxweynaha Xili giisu dhamaaday uu kusoo qaaday Jubaland si doo kale waxaa uu ka horyimid heshiiskii D/Jub aland iyo siyaasyiintii tabashada ka qabay Doora shooyinka 2019ka ee Jubaland si qulqulatooyinka iyo kala aragti duwanaanta dadka ree Jubalanda an xal looga gaarin.    Sidoo kale waxaa uu in mu do ah ka caga jiidayay howlgalada ay qaadi jireen Ciidamada AMISOM isagoo meelo badan oo dal ka kamid ahna ka saaray Ciidamadii joogay si ay dib ugu qabsadaan kooxaha argagixisada ah.

     R/wasaaraha XFS Md.Rooble ayaa wakiil uga ah shacabka Soomaaliyeed hirgalinta himilooyin ka & danaha Ummada inta lagu guda jiro xiligan kala guurka ah

Lafta-gareen oo la kulmay Xildhibaan ada laga soo doortay Koonfur

   Madaxweynaha K/Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Shalay Madaxto oyada Baydhabo kula kulmay Xildhibaanada B  Federaalka ee deegaan doora shadoodu tahay K/ Galbeed.    Madaxweynaha ayaa Xildhibaan ada 2da Aqal ku la dardaarmay inay muujiyaan is ku duubni ku aaddan midnim ada iyo wadajirka K/ Galbeed.

  Md.afta-gareen ayaa si adag uga horyimid 3 ka mid ah Xildhibaanada K/Galbeed, oo toddobaad kii hore laga reebay liiska shaacinta ee Xildhibaan ada 2da Aqal, ka dib markii la sheegay in habraac aan sax ahayn lagu soo doortay.

    "Haddii habraac la ilaalinayo, haddii doorasho sax ah la 2 haddii wax khaldan la qabanayo, wa an ognahay dalka doorashada ka dhacday oo wa dankaa joognay. Hal maalin ayaa waxaa hal saac gudaheeda 16 Xildhibaan lagu doortay M/ Boosa aso.” Ayuu yiri Madaxweynuhu.

  Madaxweynaha ayaa sheegaya in iyadoo khal adaad badan uu ka dhacay goobo kala duwan ay xaajadu ku soo biyo shubatay in si gaar ahi loo be egsado kuraasta laga soo doortay Koonfur Galb eed, taa oo sida uu mujiyay aanay aqbali doo nin.

     Madaxtooyada KGalbeed ayaa Talaadadii she egtay inay joojisay wada shaqayntii kala dhaxey say R/Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee dhi naca doorashooyinka dalka, ka dib markii ay ku eedeysay inuu lumiyay kalsoonidii hoggaaminta ee doorashada.   Xildhibaanada laga soo doortay K/Gal beed ay aa intooda badan iska diiday inay qaataan shaha adada Xildhibaanimo ee BFS, marka laga soo ta go tiro yar oo ka mid ah oo Guddiga Dorashoyin ka Heer Federaal ay guddon siyeen shahaadoyin

 

Xukuumada Rooble oo ka hadashay weerarkii Lafta-gareen iyo sababta kalif tay

  Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta XFS  Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala ayaa si adag uga hadlay weerarkii uu Dorraad ma daxweynaha K/Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gare en uu ku qaaday Ra'iisul Wasaare Rooble, kaasi oo uu ku sheegay in si gaar ah loogu beegsanayo arrimaha doorashooyinka.

     Al-Cadaala ayaa ugu hore yntii beeniyay in R/ wasaaraha uu fara-geliyay guddiyada doo rashada iyo in si gaar ah uu u bartilmaameedsaday shaqsiy aadka ku fadhiya afarta kursi ee la xayiray. Waxa uu sheegay in Rooble shaq adiisa tahay socod si inta doorashada, waxa kali ya ee lagu tilmaamo ka ro "fara-gelin uu qaaday" R/wasaaraha ay tahay inuu qaado waxa kaliya ee looga hortagayo fara-gelinada runta ah ee in gud diga la kala qeybiyo, carqalado laga dhex aburo, tallaabooyinkaasina haddii ay yimaadaana waa ku qasban yahay R/ wasaaraha inuu tallaabooyin qaado. Sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyay in ma daxweyne Lafta-ga reen ay carada ka tan bad atay, ayna u cudur da arayaan maadama culeyso badan iyo cadaadis hor leh la saarayo, taasi oo sida la fahamsan ya hay uga imaaneysa dhanka Villa Somalia.

Sheekh Shariif oo war kasoo saaray khilaafka u dhaxeeya ROOBLE iyo Lafta-gareen

     Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna gud doomiyaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sh. Ax med ayaa ku baaqay in deg deg loo xaliyo taba shada maamulka K/Galbeed Soomaaliya ee ku aadan saddexda kursi ee xildhibaan ee guddiga doorashadu ka xayiray.

 Hoos ka aqriso qoraalka kasoo baxay Shariif Ugu horreyntii wa xaan bogaadinaayaa shaqa da RW Maxamed Xuseen Rooble iyo Gu ddiyada doorashooyinka taas oo ku aadan bixinta shah aadooyinka Xildhibaanada labada Aqal ee ba ar lamaanka Soomaaliyeed taas oo hadda mar eysa meel fiican. Dhanka kale waxaan aad uga walaac sanahay kala ra'yi duwanaansha ha soo kala dhex gashay RW Rooble iyo Madaxw eynaha KG Cabd icasiis Lafta Gareen taas oo khalkhal gel isey hab sami u socodka doorashadii waqtiga dhe er la sugayay soo gebagebeynteeda.

      Sida la ogso on yahay, doorashooyinku wax ay soo mareen ca qabado fara badan oo keeni ka ray burbur, hada na mar walba waxaa looga soo gudbayey wada hadal, is fahan iyo isu tana asul. Khilaafkaan had da taagan hadii aan xal loo helin wuxuu keeni ka raa in lagu fashilmo qaba shada doorashada, wax aana ka dhalan karanati ijooyin aan dalka iyo dadkuba u wanaagsanayn oo saa meyn ku yeelan kara mustaqbalka jiilasha soo socda.

      Sidaas darteed waxaan usoo jeedinaayaa R /Wasaaraha iyo Madaxweyne Lafta Gareen in ay raadiyaan xal looga gudbo caqabadaha jira iyo is fahan-waaga la xiriira doorashada, tallaabo ka sta oo la qaadayana waa in ay ahaataa mid isu dhee lli tiran oo aan keeneyn dareen loo fahmi ka ro in maamul gaar ah la beegsanayo.

Geedi oo si weyn u difaacay Farmaajo, ka dibna weeraray Shariif iyo Xasan

      R/wasaarihii hore ee Soomaaliya, Muane Cali Maxamed Geedi oo shir jaraa’id u qabtay War iye yaasha ayaa ka hadlay xaaladda dalka, isaga oo diiradda saaray u diyaar garowga xuska maa linta ciidanka Xoogga ee 12-ka April.

     Geedi ayaa shaaca ka qaaday in la siyaas adeyn ayo munaasabadda dabaal-degga malinta aas-aaska ciidamada Xoogga dalka oo u dabaal-da gaya sanad guurada 62-aad.   "Sanad guuradii 62-aad ee dhowr maalmood, ka dib fooda nagu soo heysa ee 12-ka April dab aal-da geedii ayaa la siyaasadeynayaa waa la diid ayaa qaarbaa wa xay leeyihiin hala joojiyo, Yaa siiyey awoodda as?,” ay uu ku yiri shirkiisa jaraa’id Cali Max amed Geedo.

     Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inuu u arko dadka kasoo horjeedo arrintan inay dii dan yihiin qaranimada Soomaaliya, sida uu had alka u dhigay.  "Xoogga dalka Soomaaliyeed yaan la xu sin ya an la xasuusanin anigu waxaan u arkaa qar an dii dnimo Xoogga dalka Soomaali yeed waa ku wa ila aliya dastuurka, xuduudaha dh ulka, cirka iyo bad da,” ayuu sii raaciy ey.     Dhinaca kale wuxuu ammaan huwiyey, isla-marka ana uu si weyn u difaacay Cali Geedi mad axweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo, isaga oo shaaciy ey inuu dhisay ciidamada qalabka sida ee dowl adda federaalka ah ee Soomaaliya

    Cali Maxamed Geedi ayaa sidoo kale weerar af ka ah ku qaaday madaxweynayaashii ka horeey ey Farmaajo ee Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sh. Shariif, isaga oo ku eedeeyey inay ka ga abiy een dib u dhiska ciidanka iyo bixinta mush aara adkooda, mudada ay joogeen.

   "Madaxweyne Farmaajo waan uga mahad celi nayaa inuu heerkaas gaarsiiyey, isagaba waxaa la gu heestaa muxuu heerkaa u gaarsiiyey ciidan ka?

   Madaxdii ka horreysay ee labadi dowlo iyada oo deymankii ciidamada qalabka sida iyo shaqaal aha dowladda lagu leeyah ay ayey meesha ka tag een,” ayuu markale yiri ra’iisul wasaarihii hore ee Somaliya

     Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo maal mihii u dambeeyey aad loo hadal hayey xuska ma alinta 12-ka April ee Xoogga Dalka, iyada oo la sheegay inuu Farmaajo doonayo inuu ka dhigo 21-ka October, si uu u sameeyo dhoolatus weyn, maadaama lagu jiro xilli doorasho.

Xigasho:Caasimadda.Net

Rooble Oo Qaabilay Xildhibaanno Ka soo Jeeda Koofur Galbeed

     Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Habeen hore kulan ga ar ah la qaatay Xubno ka mid ah Baarl amaanka 11aad ee dhawaan lasoo doortay

 .kuwaasi oo ay ka mid yihiin mas’uuliyiin u taagan guddoonka sare ee Baarlamaanka So omaaliya.

Md.Rooble ayaa Habeen hore qaabi lay Gudd oomiyihii hore Baar lamaanka Xildhibaan Aadan Madoobe &Shariif Maxamed Cabdalla oo labadu ba ah Musharax Guddomiyaha Golaha Shacabka.

    Mas’uuliyiinta uu la kulmay Rooble ayaa kana haa 3 Xil dhibaan oo ka soo jeeda K/ Galbeed oo qaatay shahaa dada Xildhibaannimo.

Macquul ma tahay in lagu laabto kursiga Fahad Yaasiin?

      Guddiga doorashada heer Federaal ayaa sii fogeeyey xaalka afar kursi oo uu guddigaani ka re ebay kuraastii sida rasmi ga ah loo doortay ee baa ramaanka 11-aad ee S oomaaliya. Qo raal uu so o saar ay dhawaan ayuu gud diga doorashada ayaa lagu faah-f aahiyey sababaha rasmiga ah ee kuraas taan loo rebay. Afartaan kursi,

    3 waxaa laga leeyahay K/Galbeed mid na Hir Shabelle. Kursiga sida weyn isha loogu wada ha yo waa HOP#86 kaasoo uu Fahad Ya asiin kasoo qa atay M/ Bel edweyne ayaa sababta loo reebay wux uu guddiga ku sheegay dacwad ka timid na bado onada beesha Kursiga iska leh iyo mid ka mid ah Musharixiintii u taagnaa kursig aas.

     Hadalka guddi ga wuxuu meesha ka saarayaa warar soo baxay kuwaas oo sheegay ey inay socd aan wada-hada llo lagu xalinayo muranka 4taasi kursi. Guddi ga waxay soo jeediyeen in dib loogu la aban doono doorashada 4taasi kursi Iy agoo xu say inay dib ka soo sheegi doonaan waqt iga la qa banayo iyo go obta lagu qaban doono intaba.

   Hadalka guddiga waxaa ka muuqatay inuu dha mmaaday waqtigii G/Wada-tashi ga Qaran oo isa gala filayey inuu xalka ugu dambeeyo ka gaaro ku raastaan lagu dhagay

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Wasiir radda Maaliyadda ee dalalka Carabta

     Wasiirka Maaliyadda XFSMd.Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa ka qeybgalay furitaanka shir ka sanadlaha ah ee Hey'addaha Maaliyadda Car abta oo lagu qebtay magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga. Shirkaan oo labo maalin ah ayaa diir ada lagu saarayaa arrimaha Maaliyadda dalal ka Carabta, horumarka la gaaray iyo caqabadaha ji ra. Shirkaan ayaa waxa sidoo kale looga hadlaya fursadaha jira iyo iskaashiga dalalka Carabta ee horumarinta dhaqaalaha.

       Wasiirka Beyle ayaa warbixin ka jeediyay shir ka inta uu socday, isagoo xusay horumarka dow laddu ka sameysay arrimaha dib-u-habeynta dha qaalaha, Doorashooyinka iyo halka uu marayo barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya. "Waxa aan ka qeyb galay Furitaanka shirka sanadlaha ah ee hey'adaha Maaliyadda Carabta oo lagu qab tay Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Saudi Arabia." Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Somaliya

Mowqifka BEESHA Caalamka ee ku aaddan 4-ta Kursi ee la Xayiray

      Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Soomaaliya James Swan ayaa soo faro-geliyey xiisadda ka taagan afarta kursi ee golaha shacab ka ee guddiga doorashada uu sheegay in doora shadooda dib loogu noqonayo. James Swan ayaa Dorraad la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelin ta Doorashada Federaalka (FEIT), Muuse Geelle iyo xubno kale oo ka tirs an Isla guddiga, si ay warbixin uga siyaan hannaa nka dorashada So maliya 

     Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiisk iisa, James Swan ayaa ku boorriyey guddiga inay xal u helaan arrimaha ku xeeran afarta kursi ee Guddigu aysan siin shahaadooyinka si doora sha du ay u dhammaato iya doo aan dib u sii dhicin. Ilo-wareedyo lagu kalso on yahay ayaa Caasim ada Online sheegtay in ay u sheegay in Swan uu ka codsaday guddiga in ay fasaxaan kuraasta as, islamark aana loo ogola ado inay qaataan shahaa dada xild hibaan, si loo fududeeyo dhamesytirka hanaanka doorashada. Afarta kursi ayaa kala ah: HOP#154, HOP#103, HOP#204 iyo HOP#086 oo ah kursiga loo doortay Fahad Yaasiin, ahna mid ka ugu hadal haynta badan.

     Xayiraadda la saaray kuraastan ayaa dhalisay in maamulka K/Galbeed oo 3 ka mid ah kuraasta lagu soo doortay uu qaadaco shahaado siinta xil dhibaanada. Madaxweynaha maamulkaas Lafta-gareen ayaa Dorraad weerar ku qaaday R/wasa are Rooble, kuna eedeeyey inuu si gaar ah u be egsa day maamulkiisa

Xubinimadii Ruushka ee Golaha Xuquuqda Aadamaha ee QM oo la hakiyey

      Golaha Guud ee QM ayaa Khamiistii Dorraad u codeeyey hakinta xubinimada dawladda Ruushka ee Golaha Xuquuqda Aadamaha ee QM. Go'aanka ayaa la xiriira xadgudubyada lagu eed eeyey in Ruushku uu ka geysanayo dalka Ukr aine. 93 dal ayaa u codeeyey go'aanka joo jinta, 24 way diidday, hal ka 58 dalna ay ka aamus een.

     Golaha ayaa xubini madii Ruushka u hakiyey arrimaha la xiriira "xadgu dubyada waaweyn ee ab aabulan ee xuquuqda aadamaha" iyo xadgu dub dhinaca sharciga dawliga ah, kuwaas oo laga galay dalka Ukraine. In qaraarku meel maro wa xaa loo baahan yahay

       labo meeloodow saddex, iyada oo dalalka ka aamusayna aan la tirineynin. Afartan iyo toddoba dal ayaa ku jira Golaha Xuquuqda Aadamaha oo xaruntiisu tahay magaalada Geneva ee dalka Sw itzerland. Waxaa cod qarsoodi ah ku doorta    Gol aha Guud ee QM. Ruushka waxa uu hadda ka mid ahaa golahaas oo 3 sano oo kasta doorasho loo galo. Xubinimada Ruushka ayaa dhamaaneys ay 31ka bisha Dec ee sanadka dambe ee 2023

 Guudlaawe oo HOP#106 ka dhigay mid furan oo 7  Murashax ay ku Tartamayaa

  Madaxweynaha maamulka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa kulan uu la qaatay murashaxiinta u tartamaya kursiga tirsigiisu tahay HOP#106, kuwaasi oo tiradooda dhan yihiin todobo murashax oo deega an doorashadoodu tahay Jow har.

Cali Guudlaawe ayaa sheeg ay in aysan jiri doonin cid gaar ah oo loo xirayo kuriga HOP#106 ee beesha Galmaax, uuna noqon doono mid furan ciddii uu alle u calfana ay kusoo bixi doonto. Kursigaan oo doorashadiisa ay dhici doonto 9-ka bisha ayaa waxay murashaxiinta oo wada socda ay la kulmeen Madaxweyne Cali Guudlaawe, waxayna ku amaaneen sida wanaagsan ee hufnaanta leh uu xil isaga saaray inuu kursigaan noqdo mid furan. Waxaa ku tartamaya kursigaan murashaxiinta kala ah Shadoor Xaaji Maxamuud, Cabdi Kaafi Makaraan, Cabdifitaax Yaanyo, Cabdul laahi Cadde, Yuusuf Jaalle,Cismaan Xaadoole. Inta badan xubnahan ayaa ah kuwa kasoo horjeeda siya asadda Villa Somalia, marka laga reebo Yuusuf Jaalle oo saax



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip