HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 5-TA ABRIL 2022

0
Tuesday April 05, 2022 - 08:41:11 in Wararka by
  • Visits: 541
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 5-TA ABRIL 2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xubinnimadii ka qaa day xubno ka tirsanaa FEIT soona saaraya w aamir ku saabsan doorashooyinka

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Md.Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu bogaadinayaa dadaalka Guddiga FEIT iyo gudd oonkooda iyo xoghayeyaasha Guud ee Labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ee ku aadd an hirgelinta Jadwalka dhaarinta Xil dhibaanada Labada Aqal ee Baarl amaanka 11-aad ee dalka, waxa uu na sidoo kale Ra’iisul Wasaaruhu u hambalyaynayaa Xubnaha Baarlamaanka ee ilaa hadda qaatay Shahaadada xildhibannimo

     RW/asaaruhu waxa ku boorrinayaa xubnaha dhi man in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u qaataan shahaadada xildhibaannimo una diyaar garoobaan dhaarinta xildhibaannada si ay u bilaabaan guda shada waajibaadka dastuuriga ah.

    Dhinaca kale waxa uu R/Wasaaruhu ka war hay aa ficillada gurrucan ee maalmihii dambe socday, ku waas oo la doonayay in lagu carqaladeeyo hirgalinta Jadwalka dhaarinta xildhibaannada ee uu soo saar ay Guddiga FEIT taas oo muujinaysa damaca xafiis yada qaar ay ku doonayaan in ay ku hor istaagaan dhammeystirka doorashada dalka una weeciyaan jiho kale.

     Haddaba, R/Wasaaraha oo gudanaya waajibaad ka ka saaran dhammaystirka doorashooyinka dalku, markii uu arkay falalka la isku dayayo in lagu carqal adeeyo hirgelinta Jadwalka dhaarinta xildhibaanna da.

    Markuu arkay warqadda sumadeedu tahay GHDHF/104/03/2022 ee ka soo baxday Gudoomiya ha Guddiga FEIT kuna saabsan in xubno ka tirsan guddigu ku keceen falal ka baxsan anshaxa shaqa da oo lagu hor istaagayo habsami u socodka shaqa da guddiga, R/Wasaaruhu waxa uu go’aamiyay;

     Waxaa xubinnimada guddiga laga saaray

1.Maxamed Xasan Maxamed Cirro oo lagu baddelay Md. Irshaad Maxamuud Sheikh Daahir

2.Cabdiraxiim Cabdicasiis Aadam oo lagu baddelay Md. Xasan Cali Yuusuf

    Waxaa sidoo kale digniin kama dambeys ah la siiy ay xubnaha kala ah:

1.Yuusuf Cabdikheyr Cabdinuur, {2}.Cabdinaasir Ma xamed Guuleed,{3}.Cabdijabbaar Cabdullaahi Faar ax{,4}.Axmed Aadan Dagaal {5}.Sacdiyo Xasan Xuseen

     R/Wasaaruhu waxa uu uga digayaa xubnaha ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida, Shaqaalaha rayidka ah iyo xukuumadda inay ka waantoobaan falalka isu gu jira cabsi gelinta iyo musuqmaasuqa ee ay ka dhex wadaan heerarka kala duwan ee guddiyada maamulka doorashooyinka, waxaana laga qaadi doo naa tallaabo sharciga waafaqsan haddii ay falalkaas ku sii socdaan.

     Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu farayaa Taliyaha Cii danka Booliska Soomaaliyeed in baaris deg deg ah lagu sameeyo isku daygii galabnimadii 04/04/2022 ee xubnaha laga saaray guddiga FEIT iyo kuwa loo digay ku carqaladeeyeen habsami u socodka how sha shahaaddo bixinta ee guddigu wado, waana in taliyuhu mas’uuliyad gaar ah iska saaro amniga iyo badqabka goobaha ay ka socdaan howlaha doora shooyinka.

R/ Wasaaruhu waxa uu farayaa Guddiga FEIT inay dardar geliyaan shaqadooda isla markaana ku taag naadaan hirgelinta jadwalka diiwaangalinta & dhaar inta xildhibaannada Labada Aqal.

    Ugu danbayn, Ra’iisul Wasaaraha XFS Md.Roob le waxa uu shacabka Soomaaliyeed la wadaagayaa inay jiraan isbaheysiyo gudaha iy dibadda ah oo la gu doonayo in lagu hor istaago dhammeystirka howl aha doorashooyinka, si dalka looga abuuro deggana ansho la’aan amni iyo mid siyaasadeed, sidaas aw geedna waxa uu ugu baaqayaa shacabka Soomaali yeed in ay u midoobaan una diyaar garoobaan sidii looga hor tagi lahaa duullaankaas ka dhanka dalka iyo dadka Soomaaliyeed, loona xaqiijin lahaa dham meystirka doorashada oo mareysa heer gebogebo ah. ==DHAMMAAD==

Midowga Musharaxiinta qaarkood oo billaa bay dadaal lagu fasxayo kursiga Fahad

     Qaar ka mid ah xubnaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa billaabay cadaadis ay doonayaan in lagu fasaxo kursiga uu xayiray guddiga doorash ada ee uu kusoo baxay Fahad Yaasiin, sida ay shee gtay in ay ogaatay Caasi mada Online. 

     Ilo-wareedyo lagu kalsooon yahay ayaa Caasima da Online u sheegay in Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Cali Kheyre ay wadaan dadaallo la doonayo in shahaadada xildhibaan lagu siiyo Fahad Yaasiin.

Xubnahan ayaa ku dooday in khilaafkan uu horseedi karo khilaaf cusub oo natiijadiisu noqoto dib u dhac kale oo ku yimaada dhameystirka doorashada gola ha shacabka, taasi oo aanay cidna dan ugu jirin.

     Kursiga Fahad ayaa la rumeysan yahay inuu is-hortaagay Ra’iisul wasaare Rooble oo kaashanaya guddiga doorashada, taasi oo qeyb ka ah dagaalka siyaasadeed ee kala dhaxeeya madaxweyne Farma ajo iyo Fahad.

      Musharaxiintan ayaa waxaa horey u jiray warar sheegaya inay yihiin qorshaha 2Aad ee Fahad iyo Qatar, haddii madaxweyne Farmaajo aanu yeelan ra jo badan oo uu dib ugu soo no qdo xilka madaxweynaha, si gaar ahna Shariif Sh. Axmed & Xasan Cali Kheyre.

     Kursiga Fahad ayaa ku jira mugdi badan, waxaana fashi lmay qeyb ka mid ah qorshe ay maamullada HirSh abeelle iyo K/Galbeed ku qaadici lahaayeen in xildhi baanada ay shahaado ka qaataan guddiga doorash ada, kadib markii xubno laga soo doortay maamullad aas shahaado la siiyey.

     Haddii xubnaha harsan badankood ay sidoo kale shahaado qaataan, alabaabka kaliya ee u furan Fah ad ayaa noqonaya inuu helo xal uu guddiga doora shad uga helo shahaadada

Somaliland oo qeylo-dhaan u dirtay Beesha Caal amka & Shacabka Soomaaliyeed

     Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Baaq qaylo dhaan ah u diray, Beesha Caalamka, Bulshada iyo Ganacsatada Reer somaliland iyo Guud ahaan um adda Soomaaliyeed iyo cid kasta oo gacan ka geys an karta Musiibadii ka dhacday Suuqa Waaheen ee M/Hargeysa.

     Guddoomiyaha G/Wakiilada Somaaliland C/risa aq Khaliif Axmed iyo dhamaan Xubnaha Shir gudo onka Golaha ayaa sheegay inay a ad uga murugeysan yihiin musiiba dii ka dhacday Suuqa Waaheen, iy aga oo Alle uga baryay dadkii ku hanta belay in Alle wax kale ugu bedelo.

     " Waxkasta oo dhaca waxaa ay ku dhacaan qad arta Eebbe musiibadii ka dhacday suuqa ugu wyen Somaaliland ee Waaheen 1-dii Bishaan Apriil waxaa ay kamid tahay Imtixaannada ay Bani’aadamka mar ayaan, waxaan ugu baaqeeynaa dhamaan dakii ay sameeysay musiibadaas inay ku samraan ayaa lagu yiri” Qoraal kasoo baxay Shir Guddoonka G/W/Som ailand.

     Sidoo kale waxaa ay sheegeen in ka Gole ahaan ay Hiil iyo Xoolaba aysan waxba kala hari dooninsi looga soo kabsado Ganacsadii uu dhibka kasoo gaa ray dabkii ka kacay Suqa Waaheen ee M/Hargeysa.

  "Waxaan ugu baaqeeynaa dhammaan Bulshow ey nta Somaliland, tan Somaliyeed & Beesha Caalam ka in si mug leh looga qeyb qaato dib u dhiska iyo dib u hantiyeynta Ganacsatadii dhibka kasoo gaaray dabka heer kasta oo ay ahaadaan ayaa lagu yiri” Qoraalka.

    Ugu dambeyn Shir Guddoonka G/W/ Somail and ayaa waxaa ay ku baaqeen in cid kasta oo taakulo geysaneyso ay u marto cidda ama Guddiga loo igm aday si qorshuhu ugu fulo si quman oo daah furan loogana dhowro xagaldaacadda.  Qeylo-dhaantaan ka soo yeertay GW/Somaali land ayaa ku soo beeg meysa xilli Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaa liya ay ku dhawaaqday in muddo 3Cisho Gudahood ah 15-Milyan oo  Dollar ay gaarsiin doonaan Somal l and.

Hoggaanka Al-Shabaab oo war lama filaan ah kasoo saaray dabkii Hargeysa

       kooxda Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka hadashay dabkii xoogana ee uu ku shuf beelay su uqii ugu weyna magaalada Hargeysa ee Waaheen.

 Bayaan goor sii horeysay kasoo baxay hogaanka sare ee xarakada Shabaab ayaa lagu sheegay in bulsho weynta reer Hargeysa la qeybsanayaan xanuunka musiibada ka dhalatay dabkaasi.

     "Waxaan fursadaan uga faa’iideysaneynaa in aan la qeybsano walaaleheena ku dhaqan magaalada Hargeysa murugada ku aadan musiibada weyn ee ka soo gaaray dabkii xooganaa ee ka kacay suuqa magaalada, waxaan Allaah weydiisaneynaa inuu idin ka ajar siiyo, musiibadaasna kheyr idin kugu bedelo” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay xarakada.

     Sidoo kale qoraalka kasoo baxay xarakada ayaa lagu dhiiri-geliyay dadka reer Hargaysa inaysan quu sanin, maadama masiibada ku dhacday ay tahay mid qadarta Alle ku timid.

     "Ha quusanina oo ha murugoonina. Allaah wuxuu kafaala qaaday arsaaqda adoomada, imtixaanka la isku imtixaamayo dhaqaalahana waa qadar la mid ah qadarta Allaah ee ku dhacaysa nafta, arimaha ad uunyaduna ma mudno in laysku murjiyo, sababtoo ah waa wax iska dhamaanaya.”

    Qoraalka kasoo baxay hogaanka sare ee ee xara kada Al-Shabaab ayaa imanaya ayada oo suuqa Waaheen oo ahaa suuqa ugu weyn ee magaalada Hargeysa uu ku shuf beelay dab ka holcayay saaca do badan.

      Khasaaraha hantiyeed ee ka dhashay masiiba daas ayey mas’uuliyiinta xukuumadda Somaliland ku sheegen warbixin hordhac ah inay dhan tahay ku dhawaad 2-Bilyan oo dollar, ayada oo arrintaan si weyn u gil-gishay quluubta shacabka Soomaaliyeed.

Q/Midoobay: 501 qof ayaa Somaliya ugu geeriyo oday waxyaabaha Qarxa sannadkiii 2020

      Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheeg ay in haraadiga qaraxyada iyo miinooyinka ka dhash ay colaadaha Soomaaliya ay wali saameyn xun ku hayaan badbaadada iyo amniga dadka Somaliyeed.

    "Haraadiga qaraxyada iyo miinooyinka ka dhashay colaadaha Soomaaliya ka so cday sannado badan ayaa wali saameyn xun ku haya badbaadada iyo amniga dad ka Soomaaliyeed, waxayna carqaladaynayaan dad aallada horumarineed,” ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaal iya,Mr. James Swan. Mr.James Swan ayaa sheegay inay ka go'an tah ay inay kala shaqeeyaan maamula da Somaliya & la-hawlgalayaashooda miino saarista, taasoo uu sheeg ay inay sahlayso dhismaha nabada bini'aadantini mada, iyo dadaallada horumarinta dhaqan-dhaqaale ee bulshada Soomaaliya.

  Sannadkii 2020, 501 qof oo rayid ah ayaa u geeriy ooday waxyeelo kasoo gaartay walxaha qarxa iyo dagaalada. Sannadkii 2021, tirada dhaawacyada ayaa korortay oo gaartay 669 dhaawac ah, sida uu sheegay xafiiska QM ee Sooma aliya.

     Magaalooyinka Dhabad iyo Galdogob oo ka kala tirsan gobolada Mudug iyo Galgaduud, ayaa kamid ah magaalooyinka ay sida xun u sameeyeen haraadi ga Qaraxyada, waxaana dadka halkaas ku nool ay cabsi darteed uga qaxen guryahoda &beerahoodii.

     Hay’adda miino barista QM. UNMAS, ayaa sheeg tay inay Soomaaliya ka caawisay sidii loo dhimi la haa khatarta ka imanaysa walxaha qarxa, sida, gan taalada, rasaasta iyo bambooyinka gacanta.

QM waxay sheegtay inay si dhow ula shaqeyso khu barada ku taqasusay wax ka qabashada miino saar ista  ee heer qaran iyo heer caalami, si ay uga jawa abaan khataraha soo wajaha bulshooyinka, iyadoo kor loo qaadayo awoodda ay Somalidu u leedahay hoggaaminta iyo isku dubaridka jawaabaha wax ka

 qabashada miinada.

BOQOR BUURMADOW oo jawaab ka bixiyey hadalkii Ra’iisul Wasaare ROOBLE

     Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadow oo wareysi siiyey Telefishinka Horn Cable ayaa ka ha dlay dabkii xooganaa ee ka ka kacay suuqa M/ Harg eysa iyo jawaabta ay ka bixisay D/F/Soomaaliya.

    Boqor Buurmadow ayaa marka hore si weyn uga yimid lacagta uu ra’iisul wasaare Maxa med Xuseen Rooble amaray in loo fasa xo Somaliland, taas oo aheyd mid horey uga timid deeq bixiyeyaasha caalamka, balse ay xanibtay dowladda Somaliyeed.

  Sidoo kale wuxuu shaaca ka qaaday in hadalka ka soo yeeray Ra’iisul wasaaraha uu lama filaan ku noqday, sida uu hadalka u dhigay.

      "Wallaahi hadalkaa R/Wasaaraha uu ku hadlay arrinkaa ma aan fileyn Shalay inuu ka hadlo runtii waxaana u arkaa inay jidgooyo ku tahay. Dhaqaala ha kani waa dhaqaale Somaliland horey ay uga xan ibtay DFS oo 12 Milyan ahaa oo qasnad isaga jirtay oo loo diiday dadkii abaaruhu sameeyeen oo caalam ku nasiiyey oo Somaliya nasiin,” ayuu yiri B/ Buurma dow oo wareysi toos ah siiyey Horn Cable TV.

    Waxa kale uu intaasi ku sii daray in arrintan ay me el ka dhac ku tahay Somaliland iyo dadkeeda, uuna u arko digasho.

      "Shalay DFS waxaan ka suge ynay & Ra’iisul wasaaruhu inay ku dhowaaqaan dhaqaale walaaltin imo oo iyagu ina taraan, laakiin waxaan u aragnaa in digashooyin iyo meel ka dhac ku tahay dhaqaalaha ay xanibeen inay maaanta ka dhigaan wax ay ina sii nayaan,” ayuu sii raaciyey Boqor Cusmaan Aw Max amuud Buurmadow.

    Ugu dambeyn wuxuu farriin u diray dadka Somali yed oo uu ka dalbaday inay qaataan doorkooda wal aalnimo, una gurmadaan dadkii ku hanti beelay dab kii ka kacay Hargeysa.

    "Waxaan rajeynayaa dadka shacabka ah ee Soo maaliyeed ee koonfurta ama meel kasta oo ay joo gaan in iyaga toodu ay taa xukuumaddu ku dhowaaq day ka wanaagsanaan doonto, waxtarkooduna mid muuqdo uu noqon doono,” ayuu marb kale yiri Boqor Buurmadow.

Imaamka Saleebaan oo u jawaabay Buurma dow, digniin culusna siiyey

     Imaam Cumar Macalin Abshir, oo ah Imaamka be esha Saleebaan, ayaa wax laga xumaado ku tilm aamay hadalkii kasoo yeeray Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadow, kaasi oo ku aadana dhaqaa laha uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u fasaxay Somaliland.

      Boqor Buurmadow oo wareysi siiyey Telefishinka Horn Cable ayaa dhigasho ku tilmaamay in Rooble uu fasaxo lacag ay hore u xanibtay dowladda federa alka, taasi oo markii hore uga timid deeq bixiyay aasha.

     "Shalay dowladda Soomaaliya waxaan ka sugey nay iyo ra’iisul wasaaruhu inay ku dhowaaqaan dhaq aale walaaltinimo oo iyagu ina taraan, laakiin waxa an u aragnaa in digashooyin iyo meel ka dhac ku tah ay dhaqaalaha ay xan ibeen inay maaanta ka dhigaa n wax ay ina siinayaan,” ayuu sii raaciyey ha dalkiisa Boqor Cusmaan Aw M/muud

Haddaba, Imaam Cumar Macalin oo daba socda hadalka Boqor Buurma dow ayaa shee gay in hadalkaas ka qaban R/Wasaaraha, isla mar kaana ay tahay in uu raali-gelin ka bixiyo gefkaas.

    "Kugu tiigan meyno ee waxaa ku leenahay raali-gelin ka bixin, nagama kaa qabato oo Ra’iisul Was aarahana kama qabato. Bini’aadamku wuu qaldama oo uu gafaa ee waxa ku soo jeedinayna raali-gelin in aad bixiso oo Shalay kadib aad lasoo aadin carabka aga leexan oo qaldan Muqdisho iyo Rooble,” ayuu yiri Imaam Cumar Macalin Abshir.

     Wuxuu uga digay in uu siyaasadeeyo gurmadka dhibaatada ka dhacday suuqa Waaheen ee M/ Harg eysa, isaga Rooble iyo xukuumadiisana ku amaanay kaalinta ay ka qaadatay gurmadka masiibadaas.      "Waa ka hambalyeeynaya oo ka mahad-celinay na R/Wasaare Rooble shirkii deg-dega ahaa ee uu Dorraad qabtay, ee lacagta loogu yaboohay. Waxaa le enahay gurmadka ha la kordhiyo.”

     Ugu dambeyntiina waxa uu ka tacsiyadeeyay dhi baatada ka dhacday suuqa Waaheen ee Hargeysa, isaga oo sheegayna inay la qeybsanayaan xanuunk aas dadka reer Hargeysa, oo Ilaahay ugu baryay ka basho deg deg ah iyo badal kheyr leh.

Faysal Cali Waraabe: Lacagta Muqdisho soo daysay waa lacagteeni

       Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali War aabe, ayaa sheegay in lacagta malaayiinka dollar ah ee DFS Somaliland usoo daysay ay ta hay lacag Somaliland leedahay, wuxuu na R/wasaare Rooble uga mahad celi yay soodaynta lacagta. "Anuu odhan maayo DFS eh Dowlada Muqdisho, D/Somaliyeed oo jirtaa ma jirto, waa iska indho sirca ade, Lacagtan Muqdisho ay soo daysay, lacagtani waxa weeyi lacag aynu inagu lahayn" ayuu yidhi Faysal.

     Faysal, ayaa sheegay in shirkii Istanbul ay ku yee sheen xukuumadaha Somaliland iyo Soomaaliya, sa nnadkii 2013 lagu heshiiyay in wixii deeq ah Somal iland si gaar ah loo siiyo, iyo inaan la siyaasadayn maalgashiga, lakinse ay Dowlada Farmaajo heshiis kii ka baxday isla markaana ay xanibtay lacagihii lo ogu talo galay horumarinta Somaliland.

      "Nasiib darro markay dowladani timiday Farmajo ayaa inaga horjoogsaday, lakinse dee wuu mahad sanyahay, R/wasaare Rooble, dee lacagteeni ayuu inoo soo daayay, waana wexeenii oo waajibku mah adnaq malahe, qaar kalena way inaga xaniban yihi ine, Rooblow waxaanu kaa codsanayna kuwa kale na in aad soo dayso" ayuu yidhi Faysal.

     Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa hadal uu madaxtooyada Somaliland ka jeedi yay xafladii sannad guurada 26 Juun ku sheegay in lacag ka badan 60 Milyan oo dollar ay Somaliland ka ga xaniban tahay qasnada DFS, lacagtan oo caalam ku ugu talo galalay horumarinta Somaliland.

Sidee reer Hargeysa uga falceliyeen deeqda DF?

      Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaa si weyn uga falceliyey deeqda dowla dda Soomaaliya ugu yabooday Somaliland, si loogu gurmado walaalaha ku hanti beelay dabkii ka kacay Suuqa Haaween.

     Shacabka ayaa muujiyey inay si weyn ugu farax san yihiin deeqda uga timid walaalahooda Soomaali yeed, isla-markaana ay soo dhoweeynayaan.

     "War aniga nin yahow dowladdaasi Soomaaliya aynu jaarka nahay oo walaalaheyna anigu deeqda asi ay bixisay ee igu horreysay ay ugu yaboohday la cagtaas faraha badan ee ay ugu deeqeyso walaala hadooda Somaliland anigu aad iyo aadbaan usoo dhoweynayaam,” ayuu yiri Maxamed oo ka mid ah dhalinyarada ku dhaqan gudaha M/Hargeysa.

    Waxa kale oo intaasi kusii daray "Waa walaalnino waa Soomaalinimo, waana kuwii ugu horreeyey ay nu wax u doonan laheyn, saas oo kale, haddii ay iy agu ku dhacdo waa tii aynu tari laheyn,”.

     Sidoo kale wiil kale oo la hadlay Wariyeyaasha oo ka aragti dhiibtay arrintan ayaa sheegay in la’isku hayo arrin maamul oo kaliya, balse la’isku gurman karo, si walaalnimo ah.

    "Dowladnimadu iyo walaalnimo waa kala kaan wix ii aan isku heynaa waa in laba dowladood iyo laba dad oo walaalo nahay weeye marka saas ayaan isku caawineynaa,” ayuu yiri.

      Ugu dambeyn Hooyo ku dhaqan Hargeysa, kana mid ah dadka ka hadlay arrintan ayaa iyana si dar een leh uga falcelisay deeqdan, waxayna shaacisay inay aad ugu faraxday.   "Aadbey u mahadsan yihiin gacan walaalnimo ah ayey ina siiyeen marka Habeen hore daawaday warkooda wallaahi aadbaan ugu farxay,” ayey tiri.  Arrintan ayaa ku soo aadeyso, iyada oo madaxda dowladda, gaar ahaan madaxwe ynaha iyo r/wasaara ha ay xiriir toos ah la sameye eyn madaxweynaha Somaliland, ka dibna ay ku dhowaaqeen deeq lacag eed oo ay ku jirto lacag horey looga xanibay xukuum ada Hargeysa.

Tirada xildhibaanada Shalay qaatay shahaad ada oo la shaaciyey + tirada guud

     Waxaa korortay tirada xildhibaanada labada Aqal ee baarlamanka ee qaatay shahaadada, ayada oo gashay maalintii saddexaad oo xiriir ah, taasi oo rejo wanaag ka muujinaysa dhaqan-gal ka jadwalka lagu dhaarinayo 14-ka April, soona dhoweyneysa dhamma adka doorashada daba-dheeraatay.

    Guddiga doorashooyinka heer fed eraal ayaa shaaciyay in Shalay ay shahaadada xildhibaanimo qaateen illaa 18 mudane, kuwaasi oo kamid xildhibaanada dhawaan lasoo doortay.

      "Waxaan ku u mahadcelinayaa Xildhibaanadii 2da Aqal ee Saddexdii Maalmood ee la soo dhaafay nala ilaaliyey waqtiga, waxaan sidoo kale ku boorri naynaa Xildhibaanada aan wali qaadan inay dhowra an Jadwalka dhammeystirka Doorashada, yimaadda anna Xarunta Guddiga FEIT ee Airport Hotel,” ayaa    lagu yiri qoraal kasoo baxay guddiga FEIT.

      Sidoo kale waxaa Dorraad qaatay shahaadada 58 xildhibaan, ayada oo daraad ay sidoo kale qaateen 54 Mudane, taasi oo ka dhigaysa in saddexdii maal mood ee u horeysay la siiyay shahaadada 130 Xildh ibaan oo kamid ah 329 mudane ee Golaha Shacab ka iyo Aqalka Sare.

    Shahaado qaadashada ayaa waxaa sii xoojisay ayada oo xildhibaano laga soo doortay Koonfur Gal beed ay jebiyeen isbaaradii uu Cabdicasiis Lafta-gar een doonayey inuu u dhigto shahaado siinta xildhib aanada, isaga oo ka careysan saddex kursi oo doorashadooda dib loogu celiyey.

      Sidoo kale waxaa iska diiday amarkii maamulka HirShabeelle xildhibaano badan oo deegaankaas la ga soo doortay kuwaas oo qaatay shahaadada, wax aana xigay kuwa kale oo isla deegaankaas ka yimid oo iyagana shahaadada la siiyey.

    Hoos ka aqriso magacyada xildhibaanada Shalay shahaadada qaatay:

1. Ibrahim Awgab Osman AS#06

2. Hassan Idow Mohamed AS#22

3. Nor Mohamed Gedi AS#18

4. Abdiwahab Abdi Omar GSH#270

5. Mohamud Abdullahi Ahmed GSH#006

6. Yusuf Ibrahim Afrah GSH#033

7 Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe) GSH#058



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip