Dowladda Sacuudiga oo xaqiijisay in berri ay tahay maalinkii koowaad ee Soonqaad

0
Friday April 01, 2022 - 18:02:07 in Wararka by
  • Visits: 371
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Sacuudiga oo xaqiijisay in berri ay tahay maalinkii koowaad ee Soonqaad

    Dowladda Sucuudiga ayaa xaqiijisay in maalinta berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan ka dib markii ay warbaahinta la hadleen khubaradii ku howlanaa raadinta bisha. Dowladda Sacuudiga oo heysta qalab casri ayaa sheegtay in meelo kal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Sucuudiga ayaa xaqiijisay in maalinta berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan ka dib markii ay warbaahinta la hadleen khubaradii ku howlanaa raadinta bisha. Dowladda Sacuudiga oo heysta qalab casri ayaa sheegtay in meelo kala duwan oo dalka Sucuudiga ah laga arkay Bisha. Dowladda ayaa sheegtay in bisha laga arkay magaalada Sudair, ee Sacuudiga, caawa waa habeenkii koowaad ee Soonqaad iyo Taraawiixda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip