HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 29-KA MAARSO 2022

0
Tuesday March 29, 2022 - 08:08:08 in Wararka by
  • Visits: 823
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 29-KA MAARSO 2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

RW Rooble oo Safiirka Ingiriiska kala hadlay Arrimaha doorashooyinka

     Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaars iinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Ka te Foster oo ay ka wada hadleen arrimaha door ashooyinka dalka, dhacdooyinkii u dambe eyay ee ka dhacay Muqdisho iyo Beledweyn iyo xaal adaha bani’aadminimo iyo gurmadka abaaraha dalka ka jira.

Safiir Kate Foster ayaa Ra’ iisul Wasaaraha uga tacsiy eysay dadkii waxyeelladu ka soo gaartay weerraradii ka dhacay Muqd isho iyo Beledweyn iyadoo sheegtay in Britain ay ku garab taagan tahay xukuumadda iyo sha cabka Soomaaliyeed dadaalkooda xaqiijinta na badda dalkooda.

R/Wasaare Rooble ayaa xaqiijiyay in ay ka go’ an tahay in qeybaha ka harsan doorashooyinka dalka oo gebogebo maraya ay ku soo dhamma adaan si nabad ah.

Sheekh Shariif oo qaadaya tallaabo lagu ogaanayo awoodiisa doorashada

     Hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran Sh. Shariif Sheekh Axmed oo kamid ah xubnaha u gu cadcad xilka madaxweynaha Soomaaliya ay aa qaadaya tallaabo uu ku ogaanayo culeyski isa doorashada madaxweynaha iyo codadka uu heli karo.

Shariif Sheekh Axmed wuxuu noqday musharixii koowaad ee miiska keena inuu wato mu sharax uu u rabo xilka guddo omiyaha Golaha Shacabka ee Baaramaanka Soomaaliya, xilli xubnaha kale ee midowga musharixiinta ka dhuumanayaan inay qof gooni ah taageeraan, iyadoo aaminsan inay taasi codad ka lumin ka rto, balse Shariif iyo kooxdiisa cabsi dhinacaas ah ma qabaan.

     Qofka uu Shariifka miiska keenay waa Sheekh Aadan Maxamuud Nuur (Sheekh Aad an Madoobe) oo horey u soo hoggaamiyey Baa rlamaanka Soomaaliya.

    Sida ay sheegayaan kooxdiisa, 3 faa’ido ay ey uga dhex jeedaan inay bannaanka u soo ist aagaan dhismaha Sheekh Aadan Madoobe.

    1- Tijaabin awoodeed

     Shariif Sheekh Axmed iyo kooxdiisa waxay rabaan inay tijaabiyaan awoodooda doorasha da, inay loolanka guddoonka Baarlamaanka ku adkaadaan waa waxa ugu muhiimsan, balse ha ddii ay noqdaan kooxda laga adkaanayo oo ka alinta 2aad yimaadaan waxaa si fudud loo akhri doonaa in doorashada madaxweynaha ay yih iin mid kamid ah labada koox ee tartanka rasmi ga ah uu ka dhaxeeyo.

    Haddii uu Sh. Aadan Madoobe meel hoose ka galo doorashada golaha shacabka waa farri in kale oo adag, balse u sahli karta inay fahma an meelaha ay ka liitaan.

  Mar walba tartanka uu xisbigooda u galayo kursiga guddoonka G/Shacabka waxay u arka an tijaabadooda doorashada madaxweynaha.

2- Hubinta ballanta xildhibaanada

     Xubno badan oo kusoo baxay doorashada 2da Aqal ee B/Soomaaliya ayaa durba waxay ballan la dhex mareen musharixiinta, ballanta waa inay codka sii doonaan,

  Xildhibaanada qaarkood waxaa laga yaabaa inuu ballankaasi ka ahaa hadal ay ku qaadanay een sooryo siyaasadeed, laakiin marka uu Sha riifka sharaxo Sh. Aadan Madoobe wuxuu eega yaa inta xildhibaan ee bannaanka u soo istaag ta qadiyadaas ee ballanta oofisa.

    Xitaa marxaadaan waxaa lagu sii baran kar aa xildhibaanada lacagta qaadanaya ee codka na u leexinaya meel kale, si fudud marka loo dhaho tartankaan waa isbarashada Sh.Shariif & xildhibaanada Baarlamaanka 11-aad.

    3- Hadal heynta lacag-yarida

Sh.Shariif waxaa doorashadii hore ee Soomaal iya la sheegaa inuu dhaqaale ahaan u dhaqaa qi waayey, inuu sanadkaan hayo tabar uu ku dhiso guddoomiye Baarlamaanka waxay ka dhi gan tahay inay jirto isku filnaansho dhanka mad axweynaha ah.

    Tani waxay hoos u dhigi doontaa mid kamid ah su’aalaha mar kasta ololihiisa la geliyo oo ah dhanka jeebka.Xigasho:caasimadda.net

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo Shalay booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Qatar

    Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Md.Mah di Maxamed Guuleed, ayaa Shalay booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Qa tar, isaga oo halkaas ay ku soo dhoweeyeen Danjiraha JFS ee Qatar Mudane Cabdirisaaq Faarax Cali Taano iyo diblomaasiyiinta ka haw lgala Safaaradda.

 R/Wasaare ku-xigeenka oo ha dal u jeediyey masuuliyiinta iyo hawlwadeennada Safaaradda ayaa kula dardaarmay diblom aasiyiinta ka hawlgala Safaaradda in ay dadaal dheeriya ku bixiyaan u adeegidda shacabka So maliyeed iyo ilaalinta danaha, sumcadda iyo sharafka dalkeenna oo ah waajibka qaran ee loo igmaday.

      Waxaa booqashada waxaa R/ Wasaare ku-xigeenka ku weheliyey Xildhibaanada Baarlam aanka Federaalka Soomaaliya ee kala ah Ax med Cusmaan Diiriye, Caydaruus Saalax Yuus uf & Dr. Cabdullaahi Xaashi Abiib iyo Masuuliy iin kale.

Agaasimaha KMG ee hey’adda NISA oo fur ay dib u dayactir lagu sameeyaya xafiisy ada Ciidanka NISA ee Galmudug

     Agaasimaha KMG ah ee hey’adda Sirdoon ka iyo Nabadsugida Soomaaliya  Yaasiin Cab dulaahi Fareey oo howlo shaqo u jooga M/Dhu usamareeb ayaa Shalay ka qayb galay muna asabad lagu furayay xafiisyada Taliyaha qaybta guud ee Ciidanka NISA Galmudug iyo Xafiiska taliyaha Caasimadda oo labadaba lagu sameey ay dayactir iyo qalabeyn heerkoodu sareeyo.

      Kulana dib u furida xafiisyada ayaa waxa ku sugnaa Agaasimaha KMG NISA Taliyaha Qaybta guud ee Ciidanka NISA ee Galmudug Mahdi Cumar Mumin(Macalin Mahdi) iyo sara kiil kale waxa ayna sarakiishu Agaasimaha war bixin ka siiyeen marxaladaha laga soo marey quruxda ka muuqata xafiisyada cusub ee la furay oo uu sheegay in shaqadooda oo aheyd mid iskutashi ah uu horm uud ugu ahaa guud ahaan ba saraakiisha Taliyaha Ci idanka Naba dsugida Dh uusamareeb Najiib xirsi dhoore

     Agaasimaha KMG ah ee hey’adda Sirdoon ka iyo Nabadsugida Soomaaliya ayaa soo dha weeyay isbadalka dhaqsida leh ee ka muuqda xafiisyada NISA ee Dhuusamareeb ayaa si gaar ah howshan ugu amaaney saraakiisha hor muudka ka aheyd iyo guud ahaanba taliska qaybta Galmudug oo la yimid tilmaamo uu she egay in ay yihiin kuwo lagu faani karo oo muuji naya dowladnimo ay kuwada dayan karaan qay baga kale ee xafiisyada ciidamada.

      Ku dhawaad mudo sanad iyo badh ah oo qaybta guud ee ciidanka nisa ee Galmudug uu hoggaaminayay Col: Mahdi Cumar Mumin ay aa laga shaqeysiiyey dib u balaarin iyo dardar galin lagu sameeyay Ciidanka NISA ee Galmud ug iyo xafiisyadooda oo la gaarsiiyey dhamaan ba degmooyinka xorta ah in ay yeeshaan taliy ayaal iyo ciidamo heegan u ah ka jawaabida ba ahiyaha Amni oo ay kala shaqeeyaan laamaha kale ee ciidamada,.

Bankiga Adduunka oo welwel ka muujiy ay dib u dhaca doorashada Soomaaliya inuu meesha ka saaro dayn cafinta Soomaaliya

      Agaasimaha bankiga adduunka ee Soom aaliya, Kristina Svensson, ayaa muujisay wel welka laga qabo in dib-u-habaynta dhaqaalaha ee la bilaabay tan iyo 2020 laga yaabo in ay meesha ka baxdo haddii aan dowlad cusub si dha qso ah loo hirgelin.

     Kristina Svensson oo la kulantay safiirka Mara ykanka ee soomaaliya La rry Andare, ayaa la wad aagtay walaaca laga qa bo in dib u dhaca qorshaha dib u habeynta dha qaalaha uu keeni karo in taageerada maaliya deed ee caalamiga ah iyo deyn cafintu istaaga an. Hay'adda lac agta adduunka ee IMF, ayaa dhowaan sheeg tay, in Barnaamijyada Hay'a dda Lacagta Addu unka (IMF) ee Soomaaliya ay ku joogsan kara an saddex bilood gudahood haddii ay dhacdo dib u dhac cusub oo ku yima ada doorashada Soomaaliya. Doorashada So omaaliya oo ay hadda gabagabo marayso dha meystirka xil dhibaannada aqalka hoose, weli lama oga go orta la qabanayo doorashada madaxweynaha. D/F/Soomaaliya ayaa bil walba lacag dhan $10 Milyan ku bixisa kharashaadkeeda mudnaanta u leh, sida mush aaraadka ciiddanka dowladda & shaqaalaha rayidka ah. Dhamaan dhaqaalah an waa taageere ay dowladdu kahesho dibada.

Cali Guudlaawe oo booqday Goobihii ku burburay qaraxyadii Beledweyne baaq na jeediyay    

     Madaxweynaha D/Goboleedka Hir-Shabee lle Md.Cali Guudlaawe Xueeen ayaa Shalay kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee M/Beled weyne oo burbur xooggan uu kasoo gaaray qar axyadii dhawaan ka dhac ay.Madaxweynaha oo kor meerka uu ku wehliyay G/ GobolkaHiiraan Md Cali Jeyte Cusmaan ayaa mid mid u korme eray qe ybaha kala duw an ee Isbitaalka oo burbursan dhamaana ay ba aba’een wixii qalab iyo daawo ahaa ee yaallay Isbitaalka.

      Md Guudlaawe ayaa sidoo kale soo indha indheeyay goobaha ganacsi ee ku burburay qa raxyadii ay Al-Shabaab la bartilmaameed sad een Isbitaalka guud ee M/Beledweyne Ugu da mbeyn Md.Guudlaawe ayaa ugu dambeyn DFS, jaaliyadaha Hirshabeelle &bulshada Som aliyeed ugu baaqay inay ka qeyb qaataan dib u howlgalinta Isbitaalka guud ee Gobolka oo bur buray Shalayna aan bixin karin wax adeeg caa fimaad ah.


Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrim aha Garsoorka XFS oo la kulmay wafdi ka socday xafiiska UNSOM

      Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda & Arrim aha Garsoorka XFS Md.Avv. Xasan Xuseen Xa aji oo ay ku wehliyaan la-talayaasha & a gaas imayaasha Wasaaradda ayaa Wasaa radda ku soo dhaweeyey wafdi ka socda xafiis ka UN SOM iyo Qiimeeyeyaa sha madax bannan ee ar imaha xuquuqda aad anaha oo ka socd ay UN ka. si ay uga gun garaan xaaladda xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya.

Wasaaraddka ayaa siiyey  warbixin dhameyst iran taas oo ku saabsan xeerarka xu quuqda aadanaha iyo horumarada laga sameeyey sha rciyada quseeya xuquuqda aadanaha.

    Wasiirka Cadaaladda wuxuu caddeeyey in DFS ay ka go’antahay ilaalinta xuquuqda aada naha, ay na u hoggaansan tahay sharciyada iyo heshiisyada caalamiga ah, la shaqeyn doonto cid walba oo diya ar u ah inay sare u qaaddo xa qiijinta xuquuqda aad anaha,isagoo sidoo kale uga mahadceliyey booqa shadooda ay ugu kuur gelayeen xaaladda Xuquuqda aadanaha Soom aliya.

Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay xaaaladda Amni ee dalka

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Gudo omiyaha Midowga Musharrixiinta Shariif Sh. Axmed ayaa walaac xoog gan ka muujiyay xaaladda am ni ee sii xumaaneyso xilligan.

       Sh.Shariif ayaa qoraal uu soo dhigay Facebook ku baaqay in Golaha wadatashiga Qaranb iyo gud diga doo rashada ay qaada an tillaabo degdeg ah lana doorto guddoonka Baarlam aanka labada Aqal.

     Sidoo kale Sheekh Shar iif ayaa sheegay in dib u dhaca doorashoo yinka ay halis gelineyso dowladnim ada Soomaaliya.

    Sheekh Shariif qoraalka uuoo dhigay bartiisa Facebook    Dalku waxa uu ku jiraa xaalad halis ah oo aan la dhayalsan karin, waxaa la ogsoonyahay amni darrada baahsan ee ka jirta wa danka iyo sida hay'adaha Amniga ay uga guuldarays teen sugidda amniga iyo gudashada wa ajibkii loo ig maday, sidoo kale hay'adihii dhaqaalaha ee dunida sida:

    IMF and WB waxay walaac ka muujiyeen raad xu mida ay reebi karto jitanka doorashada oo ay ugu horeyso:

     1- In la hakiyo deeqihii lagu kaabi jiray Misaani ya dda Dalka.

    2- In hannaankii dayn cafinta uu galo hakad ama dib u dhac soo kabashadiisu ay qaadato muddo dheer.

      Sidaa awgeed, waxaa lagama maarmaan ah in si deg deg loo qabto doorashada Guddo onka Baarl amaanka iyo Madaxweynaha, marw alba oo dib u dhac uu ku yimaado doorashada waxaa sii kordhaya halista jürta ee ka dhanka ah dadka iyo dowladnim ada Soomaaliya, waxa ana ugu baagayaa Golaha Wadatashiga Qaran ka iyo Guddiyadda doorashooy inka in ay mas'u uliyadda qaataan lana dhaariyo

    Xildhibaanada si ay u gutaan waajibaadkoo da Qaran.

Sanbaloolshe: Waa kuma agaasimihii hore ee NISA oo Shalay xildhibaannimo loo doortay?

  C/hi Maxamed Cali Sanbaloolshe  ayaa Shalay loo doortay kursiga xildhibaann imo ee tirsigiisu yahay HOP#058. Haddaba ma xaan ka garaneynaa ninkan oo horay usoo noq day agaasimaha hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirodonka Qaranka ee Soomaaliya?Ilaa lix musharrax oo kale oo ay ku jiraan siyaa siyiin magac leh, xilkana u cadcaddaa ayaa Sa nbaloolshe Shalay kula tar tamay doorashadii ka dhacday M/Beledweyne, oo ahayd mid si weyn isha loo gu hayay.

       Isbuucii lasoo dhaafay ay ay ahayd markii xilli ay Beledweyne doorasho ka socotay laga fuliyay qaraxyo ay ku dhinteen in ka badan 60 qof oo ay ka mid ahaayeen mu sharraxiin iyo mas'uuliyiin kale.

Waa kuma Sanbaloolshe?

       Md.C/hi Maxamed Cali, oo loo garan og ya hay naaneystiisa "Sanbaloolshe" waxa 1968-kii ku dha shay Deg. Buulaburte ee G/ Hiiraan.

Waa nin soo qabtay xilal kala duwan oo isugu ji ra si yaasadda, amniga iyo diblomaasiyadda.

    Magaciisa waxa uu si weyn usoo shaac bax ay markii loo magacaabay xilka Agaasimaha Hay'adda Nabad Sugidda & Sirdoonka Qaran ka ee Soomaal iya, oo dad badan ay u garana yaan "NISA".

    Horay waxa uu u soo noqday wasiirka Amni ga Qaranka ee dowladdii kmg  ahayd, xilligaas oo dhib aatooyin badan oo dhanka amniga ah ay waddanka ka taagnaayeen.

     Waxaa kale oo uu Sanbaloolshe mar soo ah aa Danjirihii Soomaaliya u fadhiyay waddanka UK iyo xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka.

    Wax ka badan hal mar ayuu hoggaanka u qa btay hay'adda NISA, oo ka mid ah laamaha u gu awood da badan ee hay'adaha DFS.  

     Sidoo kalena, wax ka badan hal mar ayaa la ga eryay xilka hay'adda NISA.

     9-kii bishii July ee sanadkii 2014-kii ayaa ma rkii ugu horreysay loo magacaabay agaasima ha Hay'ad da Nabad Sugidda &Sirdoonka Qar anka,waxaana magacaabay madaxweynihii ho re ee Soomaaliya, Xasan Sh.Maxamuud.

    Sanbaloolshe xilligaas waxa uu jagadaas ka la wareegay Bashiir Maxamed Jaamac.

     Awood baaxad leh ayuu markaas ku dhex yee shay dowladdii Madaxweyne Xasan Sh. In ta uu xil ka taliyaha NISA hayayna waxaa weer ar lagu qaad ay fariisimo ay lahaayeen ciidamo taabacsan Axmed Daaci oo ahaa guddoomiye degmo iyo Cabdiwali Qanyare oo ahaa xildhiba an, waxaana ka dhashay rabshado khasaare sababay.

     Hase yeeshee, dhowr bilood kaddib, Golaha Was iirrada ayaa xilka Agaasimaha NISA ka qa aday San  baloolshe, waxaana lagu baddalay Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare.

       Xilligii Madaxweyne Xasan Sheekh Sanbalool she waxaa loo magacaabay safiirka Soomaal iya u fadhiya Turkiga, xilkaas oo uu sugayay wax ka ba dan 6 bilood ka hor intii aysan dowl adda Turkiga og olaanin in ay safiir ahaan u qaa bisho.

    Isaga oo safiir ah ayuu dhammaaday waqt igii do wladdii Xasan Sheekh, wuxuuna u tarta may kursi xil dhibaan oo doorashadiisu ka dhac day magaalada Jowhar, wuxuuna ku guuleyst ay kursigii uu u tarta may. Madaxweyne Maxam ed Cabdullaahi Farma ajo ayaa mar kale 6-dii bishii April ee sanadkii 2017-kii Cabdullaahi Ma xamed Cali Sanbal oo lshe u magacaabay xilka Agaasimaha Hay'ad da NISA. Isla markii loo ma gacaabay agaasima ha hay'adda na bad sugid da Soomaaliya, waxa uu la yimid qorshe loogu magac daray 'Xasilin ta Caasimadda', waxa ana la dhisay ciidammo isku dhaf ah oo loogu tala galay in ay sugaan amniga Muqdisho.

      Waxaa magaalada Muqdisho gudaheeda la ga mamnuucay hubka, iyada oo dadka hub ey san lagu wargaliyay in ay hubkooda dowlad da ku soo waree jiyaan, balse wuxuu ahaa go' aan uu ka dhashay bu uq badan, loona fasirtay in hubka dhigis la samayn ayo iyada oo aanan la heynin wax dammaanad ah oo lagu sugayo amniga dadkii hubka laga qaaday.

     Balse, si la mid ah sidii hore, dhowr bilood ka dib ayay Golaha Wasiirrada ee Xukuumad da xilkaas ka qaadeen 27-kii bishii October ee sanadkii 2017-kii. Lama shaacinin sababta xil ka looga qaaday Sanba loolshe.

    Arrimhii ugu hadal heynta badnaa ee uu Sa nbalo olshe ka hadlay waxaa ka mid ah kiiskii Qalbi Dhag ax. Waxa uu xilligaas yidhi: "Anigoo af duubaaya do wladda, waxaan jeclaan lahaa in xitaa madaxda sare aysan ka hadlin arrinka as".

Cabdiraxmaan Daahir: Doorashada Beledweyne waa ganacsi la’isla wada ogyahay

      Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaali ya, Md. Cabdiraxmaan Daahir Cismaan oo war eysi ga ar ah Telefishinka Universal ayaa ka ha dlay xaalad da guud ee magaalada Beledweyn e iyo sidoo kale doorashada weli ka socota hal kaasi.

     Cabdiraxmaan Daahir oo ka mid ahaa mu shari xiinta xildoonka ah ee maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Beledweyne ayaa sheegay in magaaladaasi ay ka socoto doorasho uu ku tilmaamay ganacsi oo lacago fara badan lagu qaadanayo, sida uu hadalka u dhigay.

"Beledweyne doorashada waxa ay ah eyd mid laga ganacsanaayey oo lacago badan lagu qaadaayey,” ayuu wareysigaan yiri wasiir hore Md. Cab diraxmaan Daahir Cismaan.

    Wasiirkii hore ee waxbarashada ayaa shaa ca ka qaaday in lacagahaasi ay ku dhacayeen guddiga do orashada, saraakiisha amniga suga ya iyo xittaa ma daxda sare ee HirShabelle.

     Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday amm aan ka Beledweyne, wuxuuna sheegay inay we li xaalad halis ah ka jirto magaaladaas oo ay ku sugan yihiin ciidan kala duwan oo hubeysan.

     "Waxaan dareemayaa mar weliba qatar we yn oo xagga amniga ah uu jiro waxaa meesha yaalla hub aad u fara badan waxaa yaalla cii damo badan oo meelo gaar ah ku uruursan ciid amadaas oo kala du duwan,” ayuu raaciyey was iirkii hore ee waxbara shada Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaa liya oo la kulmay Ra’iisul Was aaraha dowladda Qatar

      Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Fed eraalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar kulan kula yee shay Ra’iisul Wasaaraha ahna wasiirka arrimaha gu daha ee dalka Qatar Sheekh Khalid Bin Khalifa bin Abdul Aziz al-Thani.

Labada masuul ayaa ka wada-hadlay xoojinta xir iirka iyo iskaashiga laba da dal. Mahdi Guuleed, ayaa hoosta ka xarriiqay in kulammada noocan ahi ay dardar-galin u yihiin ma shaariicda horumarineed ee labada dal ay iska kaashanayaan.

       Intii uu socda kulanka, Ra’iisal Wasaaraha ahna wasiirka arrimaha gudaha ee Qatar Sheekh Khalid bin Khalifa bin Abdul Aziz al-Thani, ayaa xusay in dalkiisa ay ka go’antahay sii xoojinta xiriirka labada dal iyo labada shacab, iyadoo mudnaanta la siinayo qorsheyaasha labada dal hortabinta u leh.

       Bishii Octoobar ee sannadkii 2021 dowladda Qa tar ayaa dib-u-cusbooneysiisay taageerada Soomaa liya ay ka siiso dhinacyada mashaariicda horumarine ed ee caafimaadka iyo waxbarashada, u abuurista fursadaha shaqo ee dhallinyarada, sare u qaadida awooddooda amni, iyo taageero siyaasadeed oo la gu xaqiijinayo qaranimada, madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee dalka.


Al-Shabaab oo shaacisay qabiilka iyo xogta ninkii isku qarxiyey Xildhibaan Aamina

Kooxda Al-Shabaab ayaa baahisay macluumaadka ninkii 23-kii bishaan isku qarxiyey Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi, xilli ay ku sugneed afaafka hore ee xerada Lamagalaay ee magaalada Beledweyne.

Warbaahinta taageerta koo xda ayaa baahisay cod laga duubay Maxamuud Cabdul qaadir oo ahaa wiil 25-sano jir ah, kaas oo isku qarxiyey All aha u naxariistee Xildhibaan Aamina Maxamed. Si da uu codkaan la baahiyey ku sheegayo Maxamuud ayaa ka dhashay beesha Mareexaan, wuxuuna ka sii ahaa Jufada Cali-Dheere. Sidoo kale Maxamuud Cabdulqaadir ayaa sheegay in sanadkii 1997-kii uu ku dhashay magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, halkaas oo ehelkiisu ay deganyihiin. Ninkaan oo intii uusan is-qarxin laga duubay ku dhawaad 20 daqiiqo oo cod ah, wuxuu ku celcelinayaa in la jahaa do oo gaalada lala diriro, laakiin dadkii uu isku qar xiyey dhamaantood waxay ahaayeen Muslimiin, Soomaali, reer Beledweyne ah.!

      Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo aheyd ga bar ahlu diin ah ayuu toos u beegsaday ninkaan oo isku qarxiyey, waxa yna geerida dadka kale ee Aam ina la dhintay ay kor u dhaaftay 50 qof, halka in ka badan 100 kalena ay ku dhaawacmeen. Sanadkii 2016-kii ayuu Maxamu ud oo Beledweyne isku qa rxiyey 23-kii bishaan ku bii ray kooxda Al-Shabaab, mudo ku dhow todoba sano oo uu ka barbar daga alamayey, Al-Shabaab waxay sheegeen inay mahd iyeen sida uu Maxamuud daacad ugu ahaa howlga llada kooxda.

      Sidoo kale Al-Shabaab warbixinta ay soo saare en waxay ku sheegeen in ninkaan uu in tiisa badan ka howlgeli jiray gobolka Mudug, iyadoo bilihii u da mbeeyey loo soo wareejiyey gobolka Hiir aan, halk aas oo ugu dambeyntii uu noloshiisa ku soo afjaray, kuna galaaftay nolosha tobanaan qof oo aan waxba Shalaysan. Weerarrada oo is xigay ayaa gaarayey u gu yaraan laba qarax, kuwaas oo ka kala dhacay ba naanka hore ee xerada Lamagalaay oo Aamina lagu beegsaday iyo kan labaad oo ka dhacay irida isbit aalka weyn ee magaalada Beledweyne.

     Al-Shabaab warbixintaan kuma soo darin, hadii uu jiray qof kale oo waday gaarigii ku qarxay bana anka isbitaalka, kaas oo loogu tala galay in lagu dha meystiro dhaawaca Aamina, balse geystay khasaar aha ugu badan ee soo gaaray dadka, sidoo kalena burburiyey dhamaan qeybihii uu ka koobnaa isbitaal kaas.

 Tirada iyo magacyada wasiiro goboleedyada ee ku biiray baarlamaanka cusub



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip