Liiska DHAMEYSTIRAN Ee Xiddigaha Xorta Ah Ee Premier League Ee Ay Kooxdaada La Soo Wareegi Karto Xagaagan.

0
Wednesday May 04, 2016 - 13:30:15 in Sports News by
  • Visits: 643
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liiska DHAMEYSTIRAN Ee Xiddigaha Xorta Ah Ee Premier League Ee Ay Kooxdaada La Soo Wareegi Karto Xagaagan.

    Kooxda hanatay horyaalka Premier League ee Leicester City ayaa soo bandhigtay inaan loo baahneyn xiddigo magac weyn si loo dhiso koox ku guuleysan karta koobab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda hanatay horyaalka Premier League ee Leicester City ayaa soo bandhigtay inaan loo baahneyn xiddigo magac weyn si loo dhiso koox ku guuleysan karta koobab.

Lacagta ay qarashgareeyeen Leicester xilli ciyaareedyadii ugu danbeysay waxa ay si weyn oo weyn uga hooseysaa lacagihii ay qarashgareeyeen kooxaha Manchester iyo Chelsea taasoo cadeyneysa in lacag aysan aheyn kaliya sida koob lagu qaado.

Ma jiraan xiddigo xor ah oo kooxdaada ay la soo wareegi karo xagaaga? Ayaase u baahan in qandaraaska loo kordhiyo?

Premier-league-free-transfers-MAIN

Jariirada Manchester Evening News ayaa soo saartay liiska dhameystiran ee ciyaartoyda Premier League ee xorta noqonaya bisha July haddii aysan saxiixin qandaraas cusub.

Arsenal:

Mathieu Flamini (Khad Dhexe)

Mikel Arteta (Khad Adhexe)

Tomas Rosicky of Arsenal

Tomás Rosicky (Khad Dhexe)

Aston Villa:

Kieran Richardson (Daafac)

Charles N’Zogbia (Khad Dhexe)

Bournemouth:

Artur Boruc (Goolhaye)

Sylvain Distin (Daafac)

Stéphane Zubar (Daafac)

Chelsea:

Marco Amelia (Goolhaye)

John Terry of Chelsea

John Terry (Daafac)

Crystal Palace:

Emanuel Adebayor (Weerar)

Adrian Mariappa (Daafac)

Damien Delaney (Daafac)

Marouane Chamakh (Weerar)

Brede Hangeland (Daafac)

Julian Speroni of Crystal Palace

Julian Speroni (Goolhaye)

Paddy McCarthy (Khad Dhexe)

Everton:

Darron Gibson (Khad Dhexe)

Tony Hibbert (Daafac)

Steven Pienaar (Garab Midig)

Felipe Mattioni (Daafac)

Leon Osman (Khad Dhexe)

Leicester City:

Mark Schwarzer (Goolhaye)

Marcin Wasilewski (Daafac Dhexe)

Liverpool:

Jose Enrique (Daafac bidix)

João Carlos Teixeira (Khad Dhexe)

Kolo Toure of Liverpool

Kolo Touré (Daafac)

Manchester City:

Martín Demichelis (Daafac)

Richard Wright (Goolhaye)

Manchester United:

Michael Carrick (Khad Dhexe)

Michael Carrick of Manchester United

Cameron Borthwick-Jackson (Daafac Bidix)

Newcastle United:

Steven Taylor (Daafac Dhexe)

Sylvain Marveaux (Garab)

Gabriel Obertan (Garab)

Kevin Mbabu (Daafac)

Norwich:

Alex Tettey (Khad Dhexe)

Steven Whittaker celebrates scoring the second goal for Norwich

Steven Whittaker (Daafac midig)

Gary O’Neil (Khad Dhexe)

Sunderland:

Valentin Roberge (Daafac Dhexe)

Steve Harper (Goolhaye)

Wes Brown (Daafac Dhexe)

Southampton:

Kelvin Davis (Goolhaye)

Tottenham:

Tottenham's Tom Carroll celebrates after scoring their fourth goal

Tom Carroll (Khad Dhexe)

Watford:

Joel Ekstrand (Daafac Dhexe)

West Brom:

James Morrison (Khad Dhexe)

Stephane Sessegnon (Weerar)

West Ham:

Joey O’Brien (Daafac Midig)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip