HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 9-KA MAR.2022

0
Wednesday March 09, 2022 - 08:07:50 in Wararka by
  • Visits: 661
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 9-KA MAR.2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shir ka dhacaya dalka Masar

      Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaa rad da Arrimaha dibedda Xukuumadda Federa alka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay gaareen Maga alada Qaahira ee Caasimadda dalka Mas ar, hal kaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay.

    Wafdiga Wasiirka ayaa  dalka Masar waxaa ay kaga qa ybgelayaan mee rta da 157-Aad ee sh irka Wasiiradda Arrimaha Dib adda dalalka jaa macad da Carabta oo ka dhaca ya Magaalada Qaahira.

     Inta uu socdo Shirkaa ayaa wufuudda joogta da ahi waxa ay ka doodi doonaan ajandaha qab yo qoraalka ah ee shirka Wasiirada, oo ka kooban 11 qodob kuwaas oo saabsan arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin arrimaha siyaa sadda, dhaqaa laha, arrimaha bulshada, amn iga, maaliyadda iyo maamulka, iyada oo la dha geysan doono Warbi xinta xoghayaha Guud ee intii u dhaxaysay laba dii kalfadhi ee ugu dam beeyay.

      Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cab di Saciid Muuse ayaa la filayaa in uu shirka ka jee diyo khudbad uu kaga hadlayo xaaladda So omaaliya, caqabadaha iyo Warbixin la xiriirta hal ka ay marayaan doorashooyinka Soomaal iya.      Sidoo kale Wasiirka ayaa waxaa uu kula mo doc eedyo kala duwan la yeelan doonaa Wa siiro arr imo dibadeedyada ka qeyb galaya Shir kaas, iyaga oo ka wada hadlin doona xaal adda Guud ee dalka Soomaaliya.

     Sanad kasta Soomaaliya ayaa ka qeyb ga sha Shir madaxeedka Wasiirada Arrimaha Dib adda ee dalalka Jaamacadda Carabta, waxaa na ay u gudbisaa warbixino kusaabsan xaalad da Sooma aliya iyo baahiyaha kajira

Midowga musharraxiinta madaxweyn aha Soo maaliya oo si adag u cambaare eyay xanibaa dii safar ee Shariif Xasan

      Golaha midowga musharraxiinta madaxwey naha Soomaaliya ayaa si kulul u cambaar ee yay is-hortaagii lagu sameeyay madaxwey nihii hore ee  maamulka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sh eikh Aadan.

      Shariif Xasan ayaa maalmo ka hor loo dii day inuu u safro magaal ada Baydhabo, isagoo qorshihi isu ahaa inuu u tartamo ku rsi barla maan. Hase yee shee waxaa loo diiday inuu ka duulo gar oonka Aadan Cadde.

     Warsaxaafaddeed kasoo baxay midowga mu sharraxiinta ayaa xanibaada safar ee lagu same eyay Shariif xasan waxaa lagu tilmaamay inay ah ayd arrin kasoo horjeeda xaquuqda dast uuriga ee muwaadiniinta Soomaaliya.

     Musharraxiinta waxay eeda xanibaada Sha riif Xasan dusha uga saareen maamulka Koon fur Galbeed oo kaashanaya dowladda federal ka Soomaaliya.

      Waxay sheegeen tallaabadan inay qeyb ka ta hay waxay ugu yeereen boobka lagu hayo doora shada.

Kooxda Farmaajo oo laba magaalo ka wad da qalalaase dib u dhigi kara doorashada

      Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaa day, Maxamed C/hi Farmaajo iyo xulafadiisa oo uu kamid yahay La-taliyihiisa Fahad Yaasiin ayaa maalmihii dambe qalaalase doorasho ka bilaabay magaalooyinka Garbahaarey iyo Bel edweyne. Labadaan magaalo oo ah deegaan doorashada 2-aad ee maamulada Jubbaland iyo HirShabelle ayaa waxaa xiligaan ka taagan xiisad adag, aya da oo hakad ku jirto doorash adii kuraastii taalay labadaas deegaan, middaa si oo horsed u tahay xulafada Farmaajo-Fahad.

     Maamulka Garbahaarey ee taabacsan Villa So malia ayaa gebi ahaanba diiday in halkaas tagaan guddigii uu Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay qiimeynta Garb ahaarey.

      Go’aanka loogu diiday guddiga inay ka dag aan Garbahaarey ayaa waxaa ka dambeeya xul afada Far maajo-Fahada oo rabta in ay siday rab to u maamulato kuraasta halkaas taalla.

  Sidoo kale, magaalada Beledweyne ayaa wa xaa la hakiyay doorashada 11 kursi oo ku ha rsanaa, kadib markii uu khil aaf hanaanka doora shada uu ka dhex qarxay madaxweyne Cali Gu udlaawe iyo ku-xigeenkiisa Yuusuf Dabageed, wa xaana wehlisa xiisad amni oo ka taagan magaal adaas.

     Xogaha laga helayo arrintaan ayaa sheega ya in Yuusuf Dabageed uu si weyn ugu xiran yahay Farmaajo iyo Fahad, islamarkaana uu doonayo in uu inta badan kuraasta loo xiro xu bnaha ay wat aan, sida hore u dhacday, taasi oo lasoo warin ayo in uu ka horyimid Cali Guud laawe.

     Xiisada Beledweyne ayaa laga cabsi qabaa in ay isku badasho dagaal, haddii la isku dayo in la boobo kuraasta sida adag la isugu hayo, maada ma ay halkaas ku sugan yihiin Mushara xiin aad u ga soo horjeeda oo qaarkood ay hu beysan yihiin.

Si kastaba, Damaca xulafada Farmaajo-Fahad ayaa u muuqda mid markale doorashada ku keenaya dib-u-dhac kale, maadama qalaalase do orasho ka wadaan 2da maamul ee kuraasta u ba dan weli ku dhiman yihiin. Xigasho:caasimadda.net

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay Arrimaha duulimaadyada

      Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md Duran Axmed Fa raax ayaa Shalay la kulmay Danjiraha Dawlad da Itoobiya ee Soomaaliya Danjire Cabdifataax Cab dullaahi Xasan.

      Kulankan ayaa waxaa ka qaybgalay Agaasim aha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duuli sta Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Cali Ga cal Gaab ow, Maareeyaha Hay’adda Du ulista Ray idka ah Axmed Mac alin waxanaa kulan ka looga hadlay iskaashiga Duulimaad yada iyo horumarin ta Gaadii dka Cirka ee dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya. Kulanka ayaa intuu so cday lagu gorfe eyay in mu hiimad wayn ay lab ada dal u leedahay in la hour mariyo duulima adyada iyo Hay’adaha ka shaqee ya.

     Wasiir Duraan Faarax ayaa sheegay in Soo maaliya ay muhiimad wayn u leeyahay iskaashi ga labada dal, waxaana uu sheegay in mar wal ba ay da daal ugu jiraan xoojinta shaqo oyinka ay shacabka Soomaali yeed u hayso Wasaarad da Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFSomaa liya.

Guudlaawe oo mar kale go’aankiisa u cadd ieyey musharaxiinta kuraasta ku harsan Beledweyne – Xog

     Madaxweynaha Maamulka HirShabelle Cali Guudlaawe Xuseen oo Shalay mar kale kulan la qaatay inta badan musharixiinta u taagan 11-ka Kursi ee ku harsan magaalada Beledweyne ayaa u caddeeyey mow qifkiisa.

  Kulanka oo ka dhacay madaxtooyada HirSha belle ee Beledw eyne ayaa ahaa kulan qaatay wa qti badan, wu xuuna madaxweyne G uudlaawe mar kale u caddeeyey musharixiinta inaan la xiri doonin kuraasta taala Beledweyne.

    Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka HirShabelle Yuu suf Axmed Hagar (Dabageed) kaasoo diidan in kuraasta la furo, waxayna warar la helayo sheeg ayaan inuu weli diidan yahay go’aanka uu ku ad keystay Guudlaawe.

     Dabageed ayaa ku xiran Villa Somalia, oo dooneysa in qaar ka mid ah siyaa siyiinta ugu caansan gobolka aanay dib ugu soo laaban Golaha Shacab ka.     Madaxweynaha HirShabelle ayaa musharixi inta ka codsaday in ay xaaladda dajiyaan, isla markaa na ay ciidamada ammaanka kala shaq eeyaan su gidda amniga Beledweyne inta ay ka dhaceyso doorashada.

     Musharixiinta ayaa aqbalay codsiga madaxw eynaha HirShabelle, waxayna sidoo kale u ga mahad celiyeen inuu ku adkeystay go’aan kiisa xilli ku xigeenkiisa uu rabo in la boobo kuraasta harsan.

      Intii uu kulanka socday ayaa waxay is rasaas eyn dhex martay qaar ka tirsan ilaalada mu shar ixiinta iyo ciidamada HirShabelle, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho oo gaareysa ilaa 2 qof oo mid ahaa Askari halka qof kalana uu ahaa shacab.

    Xaaladda Beledweyne ayaa labadaan maa lin ah mid kacsan, waxaana soo buux dhaafi yey cii damo tiro badan oo u abaabulan hab bee leed ku waas oo diidan in kuraasta loo xiro dad gaar ah.

IMF oo markale sheegtay inay jareyso dha qaalaha ay siiyaan Somalia hadii dib loo dhigo doorashada

   Hay’adda lacagta Adduunka ee IMF ayaa dib u cusbooneysiisay digniinteeda ku aadan in dhaq aalaha la siiyo Soomaaliya la jari karo haddii ay dowladda sii wado dib u dhigista doorashada dalka Soomaaliya ee qalalaasaha badan ay ka jirto.

     Doorashada ayaa dib u dhac ku yimid in ka badan hal sano, waxaana dowladda 26-kii bishii Febraayo ay mar kale kordhisay waqtiga codeynta ee aqalka hoose ee baarlamaanka.

     "Xallinta waqtigeeda ee hubanti la’aanta siya asadeed iyo in si guul leh loo dhammeeyo doora shooyinku waxay muhiim u tahay in laga hortago in si toos ah u dhaco barnaamijka ay taageerto IMF,” Hay’adda Lacagta Adduunka ayaa war ay soo saartay ku sheegtay ka dib wadatashiyo toos ah oo lala yeeshay mas’uuliyiinta Soomaaliya.

     Barnaamijka IMF-ta ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in dib u eegis lagu sameeyo bartamaha bisha May, balse waxaa laga yaabaa in maamul cusub uusan imaan Soomaaliya waqtigii loogu talagalay in lagu taageero isbedellada la qorshee yay.

    IMF waxaa ay sheegtay in Afartii sano ee uu xil ka hayay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Maxa med Farmaajo waqtigiisa uu ku ekaa bishii Febru ary ee sanadkii hore, balse doorashadii loo qorsh eeyay ay dib u dhac ku yimid markii uu isku dayay inuu waqti kororsado.

    Deeq bixiyayaasha Caalamiga ah ee fadhigee du yahay Washington bishii March 2020 ayaa ku dhawaaqday in Soomaaliya laga cafiyo deymaha iyadoo la raacayo hindise-sharciyeedka dalalka deymaha leh, kaas oo ka dhimi doona culeyska deynta dalka oo gaaraya $557 milyan halka uu ka ahaa $5.2 bilyan, marka uu dhammeeyay dib u habeynta.

      "Si barnaamijka loo sii wado, Madaxda IMF-ta –markii madaxweyne loo doorto Soomaaliya wa xay xaqiijinayaan sida ay mas’uuliyiinta uga go’an tahay barnaamijka dhaqaalah & deyn cafinta ayaa lagu yiri” War kasoo baxay IMF.

    IMF waxay sheegtay in dhaqaalaha la siiyo So omaaliya la filayo inuu kordho 3.2 boqolkiiba san adka 2022, waana markii labaad oo sanadkaan gudihiisa ay hay’adda lacagta Adduunka ee IMF ay digniin kasoo saarto in dib loo dhigo doora shada Soomaaliya.


Madaxweyne Biixi "Haddii Soomaaliya dagaal ka fursan waydo cashar ayaynu u dhigi"

      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cab di, ayaa todobaad gudihii markale, ka hadlay suu rtagalnimada dagaal ay dowlada Sooma aliya ku soo qaado Somaliland, isagoo sheegay in Som aliland is difaaci doonto.

     Madaxweynaha oo ka hadlayay munaasi bad ay ku qalinjabinayeen saraa kiil ciidan, ayaa shee gay in Somaliland ay iska di faaci do onto dagaal kaga yimaada Soomaaliya, hadii dowlada Soomaaliya ay dagaal ka fursan waydo.

     "Cidna dagaal ku bilaabi mayno, qolo hal kan ah oo aad inooga soo horjeeda hadii ay da gaal ka maarmi waayaana, casharkii aynu aabayaa shood u dhignay mid lamid ah ayaynu u dhigi doo na hadii Alle yidhaahdo" ayuu yidhi madaxweyne Biixi.

     Waa markii labaad ee uu madaxweyne Biixi ka hadlo dagaal ka yimaada dhinaca dowlada Soo maliya todobaad gudihii, hadalka madax weynaha ayaa yimid kadib markii safiirka Soo maliya u fadhiya dalka China, uu sheegay in So maliland ay cawaaqib xumo kala kulmi doonto xidhiidhka ay la leedahay Taiwan.

     Rag uu ka mid yahay safiir hore oo dowlada Soomaaliya u fadhiyi jiray Maraykanka iyo sara akiil hore uga mid ahaa dowladii kacaanka ay aa marar kala duwan ku baaqay in Somaliland xoog loo isticmaalo.

Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo mar kale weerar afka ah ku qaaday madaxw eyne ku xigeenka Hirshabeelle

     Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan u tartamida kura asta harsan ee doorashadoodu taalo magaala da Baledweyne ee xarunta gobolka Hiira an ay aa si adag uga hadlay khilaafka culus ee soo kala dhexgalay madaxw eyneha Hirshabeelle iyo ku xigeen kiisa.

    Ka dib khilaaf kasoo tal aab ay shir ay isku fa hmi waayeen Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeen kiisa ayaa gaaray halkii u gu sareysay, wa xaana guu ldareystay dedaalo kala duwan uu sa meeyeen xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle oo do onayay in xal laga gaaro khilaafka labada masuul.

     Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo war eysi siiyay TV-ga Universal ayaa sheegay in kul ankoodii dhawaan ay la qaateen labada masuul ee ugu sareysa Hirshabeelle ay u muuj iyeen rejo wanaagsan oo ah in doorashada ku raasta taala Baledweyne loo qabto si daah fur an oo xor iyo xalaal ah.

     Goodax Barre ayaa sheegay iney ka war hele en iney is badesahay aragtida madaxweyne ku xi geenka Hirshabeelle Yuusuf Dagabeed oo go’aan saday in kuraastaas dad loo xiro Mu sharaxiin gaar ah, halka uu diiday Madaxweyne Guudl aawe.    "Khilaafka waxa uu salka ku hayaa culeys mud dooyinkii dambe jiray oo la xiriira 11ka ku rsi ee Baledweyne lagu dooranayo, Madaxwey nuhu waxa uu waafaqay in kuraasta la furo oo lagu tart amo halka madaxweyne ku xigeenka uu rabo in dad loo xiro, kulankii labadaan mas uul ee Mush arixiinta la yeesheen waxa ay u sheegeen in ta rtan furan la galayo oo way ku wada qanceen mu sharixiintu balse war ka du wan hadalkaas ayaa soo yeeray oo qoolkii ay sheegeen oo mid kamid ah uu rabo in uu ka baxo” ayuu Xildhibaan C/hi Goodax Barre.

     Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sidoo kale til maamay in Yuusuf Dabageed aysan aqoonsa neyn mar haduu madaxweynaha Hirshabeelle go ob joog yahay, islamarkaana ay ka sugay aan qa bashada doorasho si daahfuran loogu tartamo.

     18-kii December 2021 ayay aheyd markii uu magaalada Baledweyne si rasmi ah uga shaaciy ay madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle in Kura asta taala Baledweyne ay la rabaan dad ay doona yaan, taasi oo haatan noqotay mid uu doonayo in uu rumeeyo Yuusuf Dabgeed, islam arkaana ay ka biyo diidan yihiin Musharaxiinta u taagan tartan ka kuraastaasi oo uu ka mid ya hay Cabdullaahi Goodax Barre.

Musharax Daahir Geelle "Nolosha siyaasa deed xildhibaannimo oo kaliya ma ahan”

     Musharax Madaxweyne Daahir  Maxamuud Geelle ayaa farriin u diray qaar ka mid ah xil dhib aanadii golaha Shac abka ee dhawaan waay ay kuraastii ay ku fadhi yeen. Musharax Daahir Gee lle ayaa sheegay inays an aheyn dhamaadka mus taqbalkooda Siyaasade ed.

Qoraal uu soo saaray ayaa sid aan u qornaa.

Nolosha siyaasadeed xildhibaannimo oo kaliya ma ahan!

     Siyaasiga oo xildhibaannimo waaya, kama dhigna inuu saaxada siyaasadeed ka baxay, in uu xildhibaan noqdana kama dhigna inuu siya asad da guul ka gaaray. Cabbirka guusha iyo guuldarra da siyaasiga waa meelmarinta aragti siyaasadeed iyo xaqiijinta dan guud. Xildhibaa nnimada waa hab kamid ah ha babka siyaasad da looga shaqee yo, ee ma ahan habka kaliya ee jira, xilalka siyaasadeed way ba dan yihiin.

    Siyaasiga kursiga xildhibaannimo waayay wax aa horyaalla fursado kale oo badan, sidaas awge ed waa in uusan ku mashquulin ka aargu dasha da xildhibaanka kursiga ka helay iyo dad ki garab siiyay. Sidoo kale, xildhibaanka kurs iga Alle u cal fay, waa in uusan ku mashquulin Iska ilaalinta siy aasiga uu kursiga ka helay iyo dadki garab taag naa ee waa in uu doono, la fariisto oo wixi dhacay ka dhaqo.

      Waa in aan ku dhiiranno in aan wixi dhacay ka gudubno, una midoowno isbaddalka ay dad ka Soomaaliyeed naga sugayaan. Shaqada u gu wayn ee Shalay noo taalla waa samatabixin ta dadkeenna iyo dalkeenna oo xelli adag ku jira.

Puntland iyo DP world oo dekeda Bosaso ku wareejiyay shirkad cusub

      Maamulka Puntland iyo shirkadda Imaaraatka laga leeyahay ee DP-world, ayaa ku heshiiyay in maamulka dekeda Bosas o laga wareejiyo shir kadda B&O oo muddo shano ah gacanta ku hay say dekeda.    Waxaa dekeda maamulkeeda lagu wareejiyay shirkad aan weli magaceeda la sheegin sida uu sheegay wasiirka dekedaha Puntland, Axmed Ya asiin Saalax.Shirkadda B&O ayaa lagu eed eeyay inay ku fashilantay heshiiskii dekeda Bos aso oo ahaa in dhismaha ballaarinta dekeda la bilaabo, inkastoo arrintaas ay saamayn ku yee latay dilkii madaxii shirkadda B&O, Paul Farmo sa oo Bo saso lagu dilay february 2019.

     Wasiirka dekedaha Puntland, Axmed Yaas iin Saalax ayaa sheegay in shirkadda cusub ay dho waan si rasmi ah shaqadeeda u bilaabi do onto. Ganacsata da Puntland ayaa ku baaqay in la joojiyo heshiiska DP wor ld, iyagoo sheegay Inay maal gashi ku sameysanayaan dekeda Bosaso.

     Laakiin arrintaas Puntland ma aysan aqba lin, waxayna sheegtay in ay weli tixglinayso he shiis ka DP World.

HirShabelle oo soo hormarisay doorashada kursi ay xiisad ka taagan tahay, hakisay laba kursi

     Guddiga Doorashada HirShabelle (SEIT) oo hore u shaacisay liiska guddiyada xulista erg ada 3 kursi oo ka mid ah kuraasta ku harsan M/ Bele dweyne, ayaa goor sii horeysay hakisay labo ka mid ah kuraastaas.

     Saddexda kursi ee markii hore ay shaaci say guddiyada xulista ergada ayaa kala ahaa; HOP #010, HOP#030 iyo HOP# 066, waxaana hadda meesha laga saaray guddi gii loo diiwaan-geliyay kura asta HOP#010 iyo HOP #066 Guddiga doora shada HirShabelle ayaa sheegay in 2da kursi loo hakiyay si looga jawaaabo ca bashadii ka timid guddiyada xulista ergada la shaa ciyay, ayada oo uu Guddiga SEIT HirShab elle uu markale soo saari doono magacyada g uddiga xul ista ergada rasmiga ah marka la xaliyo cabashadaas.

    Kuraasta kaliya ee sidiisa loo daayay oo ah HOP#030 ayaa waxaa hadda ku fadhiyo Daa hir Amiin Jeesow, waana mid doorashadiisa si gaar ah loo xiiseynayo, maadama uu guux we yni ka jiro. Kursiga HOP#030 ayaa markii hore si gaar ah loogu xiray Jeesow oo asagu si toos ah ugu xiran kooxda Farmaajo, hase yeeshe waxaa si adag uga horyimid maleeshiyo hube ysan oo ku sugan Beledweyne.

    Maleeshiyadaas oo soo galay Beledweyne ay aa wacad ku maray inay dagaal qaadi doona an haddii kursigan loo xiray Jeesow, oo 5 sano oo uu ku fadhiyey ka dhigay kursi loogu adee go Farm aajo.

  Kursigaan ayaa kamid ah kuwa sida aadka ah isha loogu hayo, ayna adag tahay in xiligaan loo sameeyo malxiis, sida hore uga dhacday doora shada Golaha Shacabka.

  Maamulka HirShabelle ayaa wajahaysa cul eys xoogan oo ku aaddan kuraasta ku harsan, ayada oo dib loo dhigay kuraasta ugu adag ee taalla M/ Beledweyne. Xiisada u xoogan ayaa ka taagan in kuraasta la furo, halka qaar kamid ah madaxda maamulkaas ay rabaan in si gaar ah loogu xiro shaqsiyaad ay wataan kooxda Fa rmaajo.

    Si kastaba, Madaxweynaha maamulka HirSh abelle Cali Guudlaawe Xuseen oo Shalay mar ka le kulan la qaatay inta badan musharixiinta u taa gan kuraasta ku harsan Beledweyne, ayaa u shee gay musharixiinta inaan la xiri doonin kuraastaas.


Cirro: Doorashada madaxtooyada waxa galaya saddexda xisbi ee hada jira

    Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa markale, kasoo horjeestay qo rshaha xukuumada Somalil and ku doonayso in ay kusoo hormariso doorashada ururr ada.

     Cirro ayaa sheegay in doo rashada madaxto oyadu ugu soo horaynayso, isla markaana ay galayaan sad dexda xisbi ee hada jooga.

     "Shacbiga Somaliland waxan u sheegaya in doorashadii madaxtooyadu ku mudaydsantahay 13, November, 2022, cid ku muran sani ma jirto cid ku murmi kartaana ma jirto, waxa galaya oo sharci ah saddexda xisbi qaran ee hada jira" ayuu yidhi Cirro.

     Cirro ayaa sheegay in hada doorashada mada xtooyada oo kali ahi diyaartahay "Doorashada ma daxtooyada Somaliland, waa doorashada kaliya ee ay u dhanyihiin, xeerkii lagu maamuli lahaa, far samadii iyo miisaaniyadii lagu hirgalin lahaa".

     Waxa kale oo uu sheegay in doorashada furi sta ururrada siyaasadu ay ka danbaynayso ta ma daxtooyada "Labada doorasho ee kale, doorash ada axsaabta qaranka iyo golaha guurtidu way ka danbaynayaan ta madaxtooyada".

     Waxa uu sheegay in madaxda axsaabta iyo madaxweynaha midna aanu go'aan ka gaadhi ka rin habka loo galayo doorashooyinka oo ay tah ay arrin u taala guddida doorashooyinka

Maamulka Koonfur Galbeed oo diiwaan geli yay Musharrixiinta kuraas kamid ah Golaha Shacabka

      Guddiga hirgelinta heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Shalay diiwa angeliyay musharrixiinta lix kamid ah ku raasta Golaha Shacabka, kuwaas oo doorash adoo da Maalinta beito ah ka dha ceyso M/Bay dha bo. Mu sharixiinta la diiwaangel iyay ayaa waxaa la she egay in ay buuxiyeen shu ruudaha musha rraxnimo si ay uga qeyb galaan doora shada, iy ada oo ba di meesha laga saaray Xildhi baanna dii horay u gu fadhiyay lixda Kursi, waxa ana  musharrixiinta Shalay la diiwaangeliyay ay kala yihiin.

     1: Cabdisalaan Cali Cabdi iyo Cabdi Maxamu ud Maxamed oo u tartamaya Kursiga tirsigi isa uu yahay Hop#167, waxaana kursigaan had da ku fa dhiya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuse en (Ba dni)

    2: Axmed Madoobe Nuunow Maxamed oo uu dhalay Xildhibaan hore Madoobe Nuunow Maxa med & Cabdinaasir Ibraahim Aadan, ku waas oo u tartamaya kursiga Hop#099, waxa ana kursiga an horay ugu fadhisay Deeqo Xus een Xasan.

     3: Maxamed Sheekh Cabdulaahi (Ciirow) oo ah Taliyaha qeybta 60aad ee Ciidamada Xoo gga dalka Soomaaliyeed & Cabdinaasir Cali Xa san ,kuwaas oo u tartamaya kursiga Hop#077, kaas oo uu hadda ku fadhiyo Isgoowe deeroow Isaaq.

     4:Luul Ibraahim Cumar, Nasteexo Axmed Nu ur, Cabduqaadir Cumar Macalin & Cabduq aadir Aadan Cali ayaa loo diiwaangeliyay inay u tartam aan kursiga Hop#168 oo uu ku fadhiyo Xasan Ma calin Xuseen oo meesha laga sa aray.

Wasiir Kaahin: Doorashada madaxtooyadu wakhtigeedii ayay ku dhacaysa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip