HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER MAANTA OO AH KHAMIIS 3-DA MAARSO 2022

0
Thursday March 03, 2022 - 07:35:25 in Wararka by
  • Visits: 695
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER MAANTA OO AH KHAMIIS 3-DA MAARSO 2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Mowqif noocee ah ayey DF ka qaadan kar taa kiiska Ruushka iyo Ukraine?

    24 February 2022, Ruushka ayaa duulaan dhan walba ah waxaa uu ku qaaday Ukraine, weerarkan uu doonayo inuu guud ahaan kula wareego dalkaasi ayaa lagu sheegay midkii u gu cuslaa tan iyo dagaalkii 2-aad ee adduunka.

Dalalka Mareykanka iyo Yur ub ayaa kasoo horjeestay gardarrada Ruushka uu ku burburinayo dal kale oo mad axbannaan iyaga oo cu naqabeyn saaray Moskow, waxaana la rabaa in arrinta la geeyo jimciyadda qaramada mido obey si dunida oo dhan ay meel uga soo wada jeesato.

      Haddaba, Su’aasha ay Soomaalida is wayd iinayaan ayaa ah: Maxuu noqon karaa mowqif ka Soomaaliya, haddii arrintan Ruushka iyo Ukr aine la keeno jimciyadda qaramada midoobey, waxaa ay hordhigtay aqoonyahanno ku takhas usay sharciga, xiriirka caalamiga iyo diblomaasi yadda.

     Prof. Xasan Sheekh Cali oo PhD ka heysta xiriirka caalamiga ah, oo aan wax ka weydiinay mowqifka ay tahay iney Soomaaliya ka qaada to haddii arrinta Ruushka iyo Ukraine  la keeno jimciyadda UN-ka waxaa uu leeyahay Soomaa liya waa iney cambaareyso Moskow isaga oo in taasi raaciyey

     "Soomaaliya waa inay si adag u diido duul aanka qaawan ee Ruushku ku soo qaaday Dal ka Ukraine, sababta oo ah Dalka Ruushku wux uu si cad u jebiyay dastuurka qaramada M/ Qo dobkiisa: Chapter 1, Article 4 oo u qoran "Dalal ka xubnaha ah waa iney ka reebtoomaan xiriir kooda caalamiga ah iney isku adeegsadaan ca gajugleyn adeegsi awood, taas oo khatar galn eysa badqabka dunida, khatarna ku ah madax bannaani dal oo ah waddo kale oo ka hor imaa neysa hadafka loo aasaasay qaramada Qara mada Midoobey” ayuu yiri.

    Abuukaate Cabdiwaaxid oo isna ah falanqee ya xagga siyaasadda oo arrinta mowqifka So omaaliya ay qaadan karto aan wax ka weydii nay waxaa uu ku jawaabay " Xaaladda aan ku sugannahay noo saamixi mayso in sida reer ga lbeedku raba si ka duwan aynu u codeyno. Cal oosheena ayey ku jiraan. Codkeenuna dhana wax tar uma ah”.

   Avv. Yuusuf Cabdi Faarax oo arrintan aan is na ka wareysanay ayaa waxaa uu ku jawaabay "Arrinta ay isku heystaan Ruushka iyo Ukraine waa mid amni, markii uu Ruushka la heshiiyey Cuba oo gantaallada ridada dheer la dhigay xadka Cuba, Mareykanka waa uu qeyliyey, caa lamka oo dhan ayaa u hiiliyey, gantaaladii me esha waa laga qaaday, kiiskan waa midkaas oo kale, oo Ruushka waxaa uu diidanyahay in Ukraine ay ku biirto NATO, oo uu ku arko xadki isa oo gantaalo yaalaan, marka amnigiisa ayuu fiiriyey”.

      Marka uu ka hadlay Avv. Yuusuf Cabdi Faa rax  mowqifka laga filan karo Soomaaliya wax aa uu yiri "Arrinta labadaas dal waxaa la geey ey golaha ammaanka ee UN-ka, Ruushka wax aa uu saaray codka qayaxan halka India iyo Im aaraadka ka aamuseen, marka hadii kiiska la keeno jimciyadda Qaramada Midoobey waa in ey Soomaaliya isaga aamusto ugu yaraan, oo ay qaadato mowqif dhexdhexaad ah, waayo dhibaatadaas waa mid u taala dalalka waaw eyn, taageerada wax maslaxad oo noogu jira ma leh, haddii aan Ruushka taageerno caalam ka reer galbeedka oo dhan ayaa naga xuma anayo, waa falcelin xun, waxaa nahay dal ciida mo ajnabi joogaan, oo taageero ka hela reer ga lbeedka,sabab aan Ukraine u taageernana leh”

Xigasho:caasimadda.net

Guddiga loo xil-saaray qiimeynta doorash ada Garbahaarey oo war soo saaray

     Guddiga uu Ra’iisul Wasaare Rooble u xil-saaray soo qiimeynta xaaladda deegaan doora shada labaad ee Jubaland ee Garbahaarey ay aa gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.

     Guddoomiyaha guddigaas Cu mar Maxamed Cabdulle oo war baahinta la hadlay ayaa faahfaa hin ka bixiyey qorshaha socdaal kooda Kismaayo. "Wafdigaan hordhac waaye, waxaa imaanaya xubno kale oo aan sugeyno waxaan la kulmi doonaa madaxweynaha Jubal and iyo dadka kale ee daneeya doorashada Ga rabahaarey ee ku sugna Kismaayo,” ayuu yiri guddoomiye Cumar Maxamed Cabdulle.

      Waxa uu sheegay in waajibaadka loo igm aday ee ku aadan qiimeynta Garbahaarey uu ku kooban yahay seddax qodob oo kala ah, qii meynta xaaladda amni, agabka lagu qabanayo doorashada iyo xog uruurin lagu sameynayo ar agtiyaha kala duwan ee dadka deegaan doora shadaas.

     "Markii aan howshaas soo dhameyno ayaan dadka Soomaaliyeed u soo gudbi doonaa war bixin dhameystiran, inta ka horeysa ma jireyso in meeshii aan tagnaba waxaan kala kulano aan idinla soo wadaagno, markii aan soo saa rno warbixintaas kula noqa doonaa madaxdii noo soo igmatay,” ayuu yiri.

      Guddoomiye Cumar Maxamed Cabdulle ay aa sheegay in markii ay soo dhamaadaan kul amada ay la yeelanayaan Axmed Madoobe iyo xubnaha kale eek u sugan Kismaayo ay u gu dbi doonaan Garbahaarey.

     "Waxaan noo qorsheysan in halkaas aan ku la kulano masuuliyiinta joogta, waxaan sameyn doonaa xog u uruurin la xariirta aragtiyaha kala duwan ee dadka deegaanka jooga ay ka qaba an doorashada, sidoo kale qiimeyn amniga iyo agabka ah ayaan sameyn doonaa,” ayuu yiri Cumar Maxamed Cabdulle guddoomiyaha gu ddiga loo xil saaray soo qiimeynta Garbahaa rey.

Guddoomiyaha Gobolka Gedo ” Kuma qan acsanin Guddiga loo saaray Arrinta Garba haareey”

      Guddoomiyaha Maamulka Gobalka ugu Ma gacaaban Dowladda Soomaaliya Axmed Bulle Gareed ayaa sheegay in shacabka Gobolka Ge do iyo maamulkooda aysan ku qanacsaneen guddiga uu Ra’iisul Wasaare Roob le u magacaabay qiimeynta in doora shada lagu qaban karo magaalada Garbahaareey.

     "Mudane Ra’iiisul Wasaare guddiga uu Cum ar Dhageey madaxdu ka yahay ee aad magac aawday waxaan ognahay natiijada ay keeni do onaan mana ku qanacsanin ayuu yiri” Guddoo miyaha.

     Sidoo kale wuxuu hadalkiisa uu intaasi ku daray in wixii dhib ah ee ka dhasha hadii ay yimaadaan Guddigaas degmada Garbahaare ey ay qaadi doonaan dadkii soo diray.

Hadalkaan ayaa Guddoomiyaha Maamulka Gobalka ugu Magacaaban Dowladda Soomaal iya Axmed Bulle Gareed waxaa uu sheegay xilli uu Shalay Warbaahinta kula hadlayay M/ Muq disho .

Kulankii Madaxweyne Deni & Agaasimihii PSF oo natiijo la’aan ku dhamaaday

     Waxaa Xarunta Madaxtooyada M/Boosaaso ee Xarunta G/Bari kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Madaxweynaha Puntland, Siciid Ca bdullaahi Deni iyo Agaasimihii xilka laga qaa day ee PSF, Maxamuud Cismaan Diyaano, wa xaana la sheegay in is-faham la’aan uu ku dha mmaaday kulankaas.

      Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa isimo uu hoggaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse, waxaana xogaha la helay ay sheegayaan in, iyada oo aan wax go’aan ah la gaarin lagu kala tegay.

Xogaha ay Warbaahintu heshay ayaa sheega ya in Madaxweyne Siciid Deni uu ka dalbaday Maxamuud Diyaano in uu aqbalo xilka qaadistii lagu sameeyay ee Agaasimaha PSF, islamarka ana xilka wareejiyo, kadibna loo fulin doono wi xii uu rabo, balse taasi uu diiday, isaga oo dalb aday in la fuliyo go’aankii u dambeeyay ee Isi mada, kadibna la xalliyo wixii khilaaf ah ee jira.

Wararka kale ee la helayo ayaa sheegaya in markale lagu balamay in Gelinka dambe ee Shalay ay markale yeesheen Madaxweyne De ni iyo agaasimaha PSG kulan ay Albaabada u xiran yihiin si loo xaliyo khilaafka u dhaxeeya

Khilaaf adag oo ka taagan kursiga wasiir Ja maal Maxamed Xasan

      Khilaaf adag ayaa ka taagan kursiga uu ku fadhiyo wasiirka qorshaynta Soomaaliya Jama al Maxamed Xasan. Waxaana mugdi galay raj adiisa kusoo laabashada barlamaanka Soom aaliya. Beesha uu kasoo jeeda was iir Jamaal ayaa labo dhinac u kala qeybsantay, kuwaas oo qeybna ay doonayaan in kursiga loo xiro wa siirka, halka qeyb kale oo uu ku jiro Suldaanka guud ee beesha uu doonayo in wa siir Jamaal aan kursiga la siinin.

     Habeen hore, qaar kamid ah odayaasha beesha wa siir Jamaal ayaa sheegay in ay shaqo Joojin ku sameeyeen Suldaanka, iyagoo ku eedeeyay inuu kasoo horjeedo rabitaanka beesha ee ah inay isku raacsan yihiin in wasiir Jamaal kur siga la siiyo.

     Qaar kamid ah odayaasha ayaa ku eedeey ay madaxtooyada Puntland in ay faro galin ku hayso kursiga beeshooda, islamarkaana uu madaxweyne Deni wato siyaasi lagu magacaa bo Cali Mahdi Cilmi Qalato oo u sharr axan kur siga hop169.

      Dhinac kale xildhibaanno kale oo bar lama anka Soomaaliya muddo dheer kusoo jiray, ay aa kuraastooda weynaya, waxaana kamid ah, proff. Cabirisaaq Jurile iyo Maxamuud Xayir Ibraahim.


James Swan Oo Taliye Xijaar Iyo Saraakiil Ciidan Kala Hadlay Amniga Doorashooyinka

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/ Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Shalay shir la qaatay Wakiilka Xoghayaha Gu ud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arr imaha Soomaaliya, ahna Madaxa Hawl-galka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaa liya (UNSOM), James Swan iyo  Saraakiil Sare oo ka tirsan Xafiiskiisa.

     Kulanka dhexmaray Taliye Cabdi Xasan Maxamed iyo Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa looga hadlay inta uu socday dhammaystirka iyo xoojinta sug idda amniga doorashooyinka dalka…

     James Swan ayaa Ciidanka Booliska dowla dda Federaalka ku boggaadiyey guushii ay ku xaqiijiyeen sugidda amniga Doorashooyinkii ka dhacay Muqdisho ee doorashadii Gobolada Wa qooyi ee Somaliland iyo kuwii Banaadiriga ee lasoo gaba-gabeeyey.

     Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay inay ka go’an tahay xaqiijinta amniga Magaalooyinka loo qorsheeyay inay ka dha caan doorashooyinka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo heer gaba-gabo ah maraya.

     Kulanka uu Taliye Xijaar la yeeshay James Swan iyo  Saraakiil Sare oo ka tirsan Xafiiska Qaramada Midoobay ee Muqdisho ayaa waxaa ku wehlinaayay Saraakiil Sare oo ka tirsan Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soo maaliya.

Muxuu Goodax Bare ka yiri doorashada Beledweyne?

      Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaa liya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre oo haatana ah musharrax markale u tartamaya Golaha Shacabka ayaa ka hadlay doorashada ka dhaceysa Beeldweyne, isaga oo ku sugan magaaladaasi.

      Goodax Barre oo u sharraxan kursiga tirsig iisu yahay hop#063 ayaa si guud u dhaliilay ha naanka ay ku socdaan doorashooyinka dalka.

Wasiirkii hore ee waxbarashada ayaa shaaca ka qaaday in doorasho wax la yiraahdo aysan ka socon dalka, balse ay tahay waxa socda xul asho, sida uu hadalka u dhigay.

     Sidoo kale wuxuu intaasi ku sii daray in mar kii hore uu ku talagalka ahaa in la qabto doora sho xalaal ah oo ay si sax ah uga qayb-galay aan ergooyinka, balse aysan dhicin.

     "Doorashadan waddanka ka dhaceysa dha mmaantiin waad la socotaan wax doorasho la yiraahdo oo qurux doorasho leh kama muuqa to. Ku talagalku wuxuu ahaa doorasho xalaal ah oo ergooyinka soo doortaan,” ayuu yiri wasi irkii hore ee waxbarashada Soomaaliya.

     Waxa kale oo uu hadalkiisa sii raaciyey "Ani gu waxaan iraahdaa doorasho maahinee waa xulitaan ee xulitaan kaliyane maahinee waxaa la socdo xaraash,”.

     Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday door ashada ka dhaceysa degmada Beledweyne ee uu isaga u tartamayo, wuxuuna tilmaamay inay ku rajo weyn yihiin inay tusaale u noqdaan wad danka intiisa kale, ayna beeshu gacanteeda ku  soo xulato xildhibaanada metalaya.

      "Annaga waxaan rajeyneynaa inaan tusa alo u noqono waddanka intiisa kale oo dadka aan rabno mas’uulka inay naga noqdaan ee na gu metalaan 275 ee baarlamaanka inaan gac anteena ku xulano,” ayuu markale yiri siyaasiga caanka ah Cabdullaahi Goodax Barre.

Si kastaba, Cabdullaahi Goodax Barre oo ma rar kala duwan si adag uga hadlay arrinta    Be ledweyne, kana horyimid ciidamadii la geeyey magaaladaas ayaa hadda wajahaya loolan xoo gan oo ku aadan kursiga uu u tartamayo, kaas oo Shalay la shaaciyey jadwalkiisa.

Itoobiya iyo Qaramada Midoobay oo ka wa da hadlay doorashada Soomaaliya iyo dib u habaynta AMISOM

     Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Demeke Mekonnen ayaa wada hadal la yeeshay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoob ay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan. Lab ada dhinac waxay ka wada hadleen doorasha da Soomaaliya, dib u habeynta ciidamada nab ad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya     (AMISOM), iyo baahida loo qabo in laga hort ago weerarada kooxda Al-Shabaab.

     Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa u shee gay Ergeyga gaarka ah in Itoobiya ay si dhow ula socoto hannaanka doorashada Soomaali ya, isagoo sheegay in Ethiopia ku faraxsan ta hay hannaanka doorashadu ku socoto.

Demeke ayaa sheegay in wadashaqeyntu ay  lama huraan tahay si looga hortago isku dayga kooxda Alshababab ee ku aaddan ka faa’id eysiga hannaanka doorashada Soomaaliya iyo abaaraha ka jira deegaanka.

      Labada dhinac ayaa sidoo kale ka hadlay ha naanka dib u habeynta ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) iyo doorka dowladaha ay ciidamada ka joogaan Soo maaliya.

Nuur Daalacay oo fasiraad ka bixiyay hadal si weyn uga careysiiyay Soomaalida

     Fannaanka Nuur Jaamac Aadan oo loo ya qaano (Nuur Daalacay) ayaa wareysi cusub oo uu bixiyey si faah-faahsan ugu fasiray hadal do od xoogan ka dhalatay, kana careysiiyay Soo maali badan oo dhawaan uu mariyay war baahinta.

     Nuur Daalacay ayaa wareysi uu horey u bix iyay ku sheegay in Somaliland aysan laheyn cadow aan aheyn Soomaaliya.

"Somaliland cadow aan Soomaaliya aheyn ma laha runta in lag weecdo ma aha. Cadowga Somaliland waa Soom aaliya. Cidda horumarkeeda hor ta agan Somaliland ee ka naxeysa waa Soomaaliya, haddii awood lee yihiina way kusoo duuli lahaayeen,” ayuu ku yiri wareysigaas.

     Haddaba, Nuur Daalacay oo hadalkii hore daba socda ayaa sheegay in uusan uga jeedin shacabka Soomaaliya, kaliya hadalkiisi hore uu ku aadana dowladda federaalka iyo madaxd eeda.

      "Waxaa saxaya inyar oo ku saabsan halka aan ka hadlayay "Soomaaliya waa cadowga So maliland” anigu waxa u jeeday dowladda Soo maaliya dad ayaa qalad fahmay marnaba uma jeedi Shacabka Soomaaliya,” ayuu yiri.

       "Shacabka Soomaaliyeed waxaa ku jira dad badan oo xariir ah oo Somaliland jecel, waxaa ku jirta xaaskayga, sodohday, sodogey iyo asxaab badan oo aad u fara badan oo hal kaas ku leeyahay, markaa arrinta sidaa ha loo fahmo dowladda u jeeday.”

      Hadalkii hore ee Nuur Daalacay ayaa wax aa si weyn u falan-qeeyey dadweynaha Sooma aliyeed, kuwaasi oo qaarkood ay Fanaanka ka dalbadeen in uu raali-gelin ka bixiyo arrinkaas.

     "BK oo ka caansan oo ah Fanaan loo istaa go baa Soomaaliya markii uu u gefay raali-gelin bixiyey, Kadib markuu isagu isla yabay heesahi isana "iga dami cunsuriga” la lahaa marka oda yga aroos yada kaliya ka heesa waxba uma ark aan heestiisa anigu ma arag oo Nuuree,” ayey tiri gabar ku soo gashay Facebook-ga magaca Hoodo Xayinimo.

     Wiil kale oo lagu magacaabo Axmed Cabdir ashiid ayaa yiri "War waxaasi waa sheeko ma jiro qof Soomaali ah oo qof kale oo

     Soomaali ah horumarkiisa ka xun,”.

Sidoo kale qof kamid ah dadkii xiligaas ka fal-celiyay ayaa wuxuu yiri "Fanaan maxa siyaa saad galiyay yaab waxaas oo miiran ayaa wa xaa la leeyahay wa Fannaan, haddana mana kala garnayo cadow iyo sokeeye”.

James Swan Iyo Guddoomiyaha Amniga & Nabadda Ee Midowga Afrika Oo Ka Shiray Doorashada Somalia

     Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulan la qaa tay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Amn iga & Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye oo ku sugan Magaalada Muqdisho.

     Kulanka ayaa labada mas’uul waxaa ay uga had leen Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin muhiimada doorashada Soomaaliya, xaaladda kala guurka ee AMISOM iyo xoojinta iskaashiga Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay..

Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Amniga & Nabadgelyada ee Midowga Afrika ayaa tilm aamay in muhiim tahay dardar-gelinta doora shada ka socota dalka Soomaaliya gaar ahaan Golaha Shacabka oo gaba-gaba ku dhow.

      Danjire Bankole Adeoye iyo wafdi uu hogga aminayo ayaa dhawaan soo gaaray Magaalada Muqdisho, wuxuuna socdaalkiisa kusoo aaday, iyada oo todobaadyo kaddib uu xilka ka dha mmaanayo howlgalka Ciidamada AMISOM, loo na diyaar garoobayo in 15 sano kaddib howlgal kii AMISOM loo bedelayo ATMIS

Shabaab oo la wareegay deegaanka Milxo

      Ururka Al-shabaab ayaa si buuxda u qa bsaday degaanka Milxo oo ka tirsan Gobolka Sanaag kadib weerar culus oo ay ku qaadeen makhribnimadii Xalay.

Al-shabaab iyo Ciidamo u dhashay degaanka ayaa hal kaas dagaal xooggan ku dhexmaray ka hor inta aysan qabsan Milxo si da ay xaqiijinayaan ilo wareedyo dhinaca Amn iga ah.

       Isgaarsiinta degaanka ayaa go’an welina fa ahfaahin sugan lagama helin khasaaraha ka dhashay dagaalka labada dhinac.

Xukuumadda Puntland weli kama aysan hadlin dagaalka Al-shabaab ku qabsatay degaankaas

Gabadh sheegtay in qabiil keeda awgeed loogu diiday dhalashada Somaliland

      Ayaan Cabdi wali oo sheegtay in ay Harga ysa ku dhalatay, ku kortay, wax ku baratay, isla markaana ku dhaqantay, ayaa sheegtay in dha lashada Somaliland loogu diiday qabiilkeeda awgeed.

     Ayaan waxay sheegtay in ay u baahatay  aq oonsiga dhalashada Somaliland, si ay u qaadato waraaq dambi la'aan ah, oo ay u baahnayd, lakin aqoon sigii loo diiday kadib markii loo she egay in anay Somaliland u dha lan.

      Ayaan ayaa sheegtay in dhamaan hay'ada ha ay booqatay si ay u hesho dhalashadeeda, ay diideen, isla markaana markii danbe loo gud biyay hay'ada dambi baadhista ee CID-da. Wa xay sheegtay in CID-du ay u sheegeen in ay qa adato aqoonsi daganaansho ah taasi oo ay la yaabtay madama oo ay Hargaysa ku dhalatay oo anay ahayn qof meel kale ka yimid.

   "Qoladii CID-du waxay igu yidhaahdeen ka adh daganaansho ah qaado kadibna, kaas aya anu faro kuugu samayni, waxan ku idhi sideen kaadh daganaansho ah u qaataa halkeen ka soo guuray?, qof meel kale ka soo guuray ayaa daganaansho qaatee" ayay tidhi Ayaan.

     Waxay sheegtay in nin sarkaal ah oo CID-da ka tirsan, oo loo gudbiyay markii danbe ay kala kulantay wax ay aad ula yaabtay.

     "Ninkii sarkaalka ahaa wuxuu igu yidhi maad kala tagteen ninka Isaaqa ahaa ee caruu rtaada dhalay, markaasan ku idhi haa, marka asu igu yidhi oo sideenu kuu siina bilee oo aad caruur ta nagala baxsanaysaba" ayay tidhi Ay aan.

      Sharciga dhalashada Somaliland ayaa she ega ya in cidii Somaliland daganayd wixii ka ho reey ay 1960 oo kali ahi ay heli karaan aqoon siga dhalashada Somaliland.

Diiwaangelinta Musharrixiinta kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo ka dhacday Baydha bo

    Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer do wlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Shalay Magaalada Baydhabo ka samee yay diiwaangelinta musharr ixiinta lix kursi, kuw aas oo doorashadoda la qabanayo Maalinta berito ah ayay ku tartami doonaan doorashada lix kamid ah ku raasta Golaha Shacabka ee ka dhaceysa M/Ba ydhabo musharrixiinta Shalay la diiwaangeli yay, kuwaas oo kala ah. 1: Axmed Nuur Sh. Ma xamed Lohos iyo Maxamed Ibraahim Aadan oo u tartamaya Kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-050, iyada oo kursigaan uu horay ugu fadhiyay Wasiirka shaqada & Arrimaha Bulshada Soom aaliya Cabduwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif.

2: Musharrax Xildhibaan Cabdisitaar Cali Xa san oo u tartamaya Kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-275, waxaana kursigaan horay ugu fa dhiyay Sh. Shaacir Sheekh Maxamed Xasan.

3: Musharrax Xildhibaan Muqtaar Maxamed Guuleed &  Xuseen Cali Aadan ayaa loo diiwaa ngeliyay u tartamida Kursiga Hop#183  oo uu horay ugu fadhiyay Sandheere Maxamed Iftin. 4: Guddiga ayaa sidoo kale u diiwaangeliya Ku rsiga Hop#230  musharrixiinta kala ah Cabdi Cali Cumar iyo Jaamac Taqal Cabaas, waxa ana kursigaan dhowrkii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay Pro, Cabdiraxmaan Aadan Ibraa him (IBBI).

     5: Kursiga 5aad ee Hop#253 ayaa waxaa loo diiwaangeliyay Aadan Maxamed Cali iyo Ca bduqaadir Ibraahim Bulle, waxana kursigaan horay ugu fadhisay Samra Ibraahim Cumar.

Kursiga 6aad  ee Hop#18 oo uu horay ugu fa dhiyay Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Xas an Cali Maxamed Amar-dambe ayaa waxaa loo diiwaangeliyay inay ku tartamaan Cabdullaahi Maxamed Cali & Bille Xasan Cabdi.

Guud



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip