HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGYESKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 1-DA MAARSO 2022

0
Tuesday March 01, 2022 - 09:29:50 in Wararka by
  • Visits: 567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGYESKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 1-DA MAARSO 2022

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

ROOBLE oo magacaabay guddi qiimeeya in doorasho lagu qaban karo Garbahaarey

     Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay gud di qiimayn iyo baaris ku sameeya xaaladda amni ee deegaan doorashada labaad ee Jubbaland.

Guddigan oo ka kooban todd obo xubnood ayaa waxaa gud doomiye looga dhigay Avv. Cumar Maxamed Cabdulle, wa xaana ka mid ah xubno ka ka la tirsan Guddiga Doorashada Heer Federaal, Guddiga Xallinta Khilaafaadka, Guddiga Doorashada heer Dowlad-goboleed ee SEIT, iyo xubno ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Was aaraha.

     Qoraalka ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasa araha ayaa lagu sheegay in guddigan ay soo qi imeyn doonaan xaaladda ammaan ee deegaan doorashada labaad ee Jubbaland ee magaalada Garbahaarey.

     Magacaabista guddigaan ayaa ku soo aadday xilli weli khilaaf uu ka dhex taagan yahay maamu lka Jubbaland iyo maamulka gobalka Gedo.

Garbahaarreey ayaa waxaa taalla 16 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka baarlamaan ka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

       Qoraalka ayaa lagu faray in guddigu ay Xafiis ka Ra’iisul Wasaaraha warbixintooda u soo gudb iyaan muddo 7 maalmood ah.

     Madaxweyne Farmaajo oo horey ciidan ahaan ula wareegay Garbahaarey ayaa doonayo inuu ga canta ku dhigo kuraastaas, halka Axmed Madoo be uu arrintaas kasoo horjeedo.

Lama ogo go’aanka ay qaadan karaan guddigaan la magacaabay, balse waxaa muuqato in arrinta Garbaaharey ay tahay mid culus oo waqti badan qaadan doonto, waxayna u badan tahay inuu gud diga soo saaro qoraal sheegaya inaan Garbaha arey doorasho lagu qaban karin.

Soomaaliya iyo Shiinaha oo isku raacay qodobo dhowr ah kadib wada-hadal cusub

      Dalalka Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa isku raacay qodobo dhowr ah oo lagu xoojinayo xiri irka iyo iskaashiga labada dal kadib wada-hadallo dhex-maray wasiirka arrimaha dibedda Soomaal iya Cabdisaciid Muuse Cali iyo dhiggiisa Shiinaha Wang Yi.

     Cabdisaciid ayaa qoraal uu soo dhigay twitter-ka ku yiri "waxaan Shalay taleefonka kula hadlay wasiirka arrimaha dibedda Shiinaha Wang Yi. Xir iirkeena taarikhiga ah waxaa lagu dhisay ixtir aamka qarannimo, sharafta dhuleed, iyo madax-banaanida siyaasadeed ee labada dhinac.”

Cabdisaciid ayaa sheegay in isaga iyo Mr. Wang Yi ay isku raaceen inay si wadajir ah uga hortag ayaan dhinacyada carqaladeynaya xiriirka labada dal.

     "Waxaa intaas dheer oo aan dib u xaqiijinay inaan si wadajir ah uga shaqeyn doono xoojinta iskaashigeena dhinacyada badan ee ay taag eerayaan mabaadi’dan iyo inaan si wadajir uga hortagno dhinacyada waxyeeleynaya, si aan isu gu sii milno xiriirkeena.”

      Wasiir Cabdisaciid ayaa sidoo kale uga mah ad-celiyey Shiinaha jawaabta ay ka bixiyeen aba araha Soomaaliya.

     Dhinaca kale, labada wasiir ayaa ka wada-ha dlay xoojinta iskaashiga labada dal ee dhina cyada dhaqaalaha iyo ganacsiga, ayada oo lagu jaangoynayo hindisaha Belt and Road ee Shii naha.

      Sida uu qoraalkiisa ku sheegay wasiir Cabd isaciid, isaga iyo Wang Yi ayaa sidoo kale isku ra acay inay xoojiyaan oo ay sii dheereeyaan iskaa shiga labada dal ee amniga, horumarka, maamul ka iyo arrimaha dhinacayada badan.

Rooble oo Xalay qaabilay Xildhibaanada Beelaha Banaadiriga

      Maxamed Xuseen Rooble, Ra’iisal Wasaara ha Somaliya ayaa Xalay casho sharaf u sameey ay Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Beelaha Banaadiriga.

    Xildhibaanadan oo shan xubnood ka kooban ayaa maalintii Jimcaha lagu doortay Magaalada Muqdisho, iyadoo mid ka midana ay haweeney tahay.  Kulanka cashada ayaa sidoo kale lagu soo martiqaaday xubno ka tirsan Guddiyada Door ashooyinka SEIT Banaadiriga, Heer Federaal iyo Xalinta Khilaafaadka.

DF oo ka hortimid HESHIISKA Somaliland iyo TAIWAN

       Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markale si adag uga hadashay xiriirka gaarka ah ee ay sameysteen Somaliland iyo Taiwan, kuw aas oo mudooyinkii u dambeeyey qaaday tallaab ooyin ay ku hormarinayaan xiriirka labada dhinac.

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kulane oo ka hadlay dhaq-dhaqa aqyada labada dhinac iyo xir iirkooda ayaa sheegay in dow ladda federaalka ah ay camb aareyneyo sida ay Taiwan ula dhaqmeyso Somaliland & wa da-hadallada u billaabmay.

Cawaale ayaa shaaca ka qa aday inay mar weliba ay u taagan yihiin ilaalinta madax banaanida qaranka Soomaaliya iyo sidoo kale midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

      "Waanu cambaaraynaynaa qaabka ay Taiwan ula dhaqanto Somaliland, waxaanu mar walba ilaalin doonaa madax-banaanida qaranka Sooma aliya iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya ha day tahay Taiwan ama cid kaleba,” ayuu yiri safi irka Soomaaliya ee Shiinaha.

      Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Taiwan ay u aqoonsan yihiin gobol ka mida Shiinaha, isla-markaana  tallaabooyinka qaaday horseedeyo xasilooni darro ka dhacda gobolka.

      "Habka Taiwan waa mid aad looga naxo mar ka laga eego macno ahaan sababtoo ah waxay abuuraysaa xasilooni darro ka dhacda Waqooyiga Soomaaliya iyo xasillooni darro ka dhacda gobol ka iyada oo la samaynaysa xidhiidh diblomaasiya deed gobol gooni-goosad ah,” ayuu sii raaciyey Danjire Cawaale.  

      Dhinaca kale safiirka ayaa ka horyimid heshiiska khayraadka ee ay wada-galeen Somaliland iyo Taniwan, wuxuuna ku tilmaamay inuu yahay mid waxba kama jiraan ah.

Safiirka ayaa sidoo kale xusay in aysan ogolaan doonin in Taiwan ama cid kasta oo isku dayda inay ay dhacdo kheyraadka Somalia, iyagoo adeegsanaya heshiisyo been abuur ah.

Somaliland iyo Taiwan ayaa sanadihii u dambeeyey xoojiyey xiriirkooda, waxayna laba dhinac gaareen heshiisyo dhowr ah, walow Soomaaliya iyo Shiinaha ay ka hor yimaadeen tallaabooyinka ay qaadeen labada dhinac, gaar ahaan xiriirka tooska ah ee ay sameysteen

Banaanbax ka dhacay degmada Beled-Xaawo ee G/Gedo

Banaanbax ayaa qaar kamid ah Bulshada kunool degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa ay ka sameeyeen Gudaha degmada iyo xadka

 degmadaasi ay la wadaagto Magaalada Mandheera ee dalka Kenya. Dadka banaanbaxa dhigaya ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan faragelin iyo in la musuq maasuqa doorashada 16 kursi ee taalla Magaalada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo. Banaanbaxayaasha oo socdaal dheer ku maray Xaafadaha degmada Beled-Xaawo ayaa ku dhawaaqayay Erayo ay kamid yihiin, Musuq maaquq doonineyno, Dollar qaate Dooni meyno, Axmed Madoobe doonimey no iyo Erayo kale. Qaar kamid ah banaanbaxayaa sha oo hadlay ayaa waxaa ay sheegeen in Axm ed Madoobe iyo dad uu taageeeo ka helayo ay kenya ugu horreeyso ay doonayaan in doorasha da laga wareejiyo degmada Garbahaareey.

    Wax aa ay sheegeen in Garbahaareey ay tahay mid Nabad ah oo doorasho ay ka dhici kar ro, isla mar kaana aysan aqbaleyn in la musuq maasuqa doo rashada. Doorashada kuraasta taa lla degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo ay aa weli u xay iran khilaafka u dhaxeeya Villa Som alia & Madax weynaha Jubbaland, iyada oo dha waan guddi qii meeya xaalada Garbahaare ey uu Ra'iisul Wasaa raha u diri doono.

Galmudug oo soo saartay Jadwalka Doora shada 6 kursi oo kamid ah G/Shacab ka

      Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay Jadwalka 6 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Deegaan doorashadoodu t ahay Magaalada Gaalkacayo ee Gobolka Mudug.

WarSaxaafadeed ka soo baxay Guddiga ayaa lagu shaaciyay in 1 bisha March ay billaaban doo nto diiwaan gelinta Musharixiinta, halka Doorasha dana la qaban doono 5 bisha...................................

C/C/Shakuur oo qoraal cajiib ah kasoo saaray xod-xodashada xildhibaanada
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsa me ahna musharax u taagan xilka madaxweyni mo ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xildhibaanada cusub ee la doortay, kuwaasi oo qa arkood soo saaristooda ka dhalatay muran bad an.

Cabdiraxmaan ayaa ku dooday inay xad-gudub weyn tahay in xildhi baanada dooran lagu yiraahdo "gud abaalkii”, ma adama soo bixistooda ay kooxo gaar ah ka damb eeyen, si ay ugu tasha daan codkooda.
Sidoo kale waxa uu sheegay in xildhibaanka la doortay uu yahay qof madax banaan, isaga oo hoosta ka xariiqayna in shantii sano ee lasoo dhaafay la macno tiray Baarlamaanka, ayna ta hay in wax laga badalo sidii hore.
Hoos ka aqriso qoraalka Cabdiraxmaan oo dhameystiran:
Nidaamka siyaasadeed ee dalkeenna waa Ba arlamaani (Parliamentary system). Labada aqal ee Baarlamaanka ayaa ah hay’adda ugu awood da sarreysa dalka, matalaysana gobbonimada iyo madax bannaanida qaranka. Qofka ka mid noqo naya golayaashaas waa xil dhibe.
Shantii sano ee la soo dhaafay Baarlamaan waa la macno tiray.
Mana ah in afarta soo socota sidii la yeelo. Waa fikrad khaldan in ujeedka Baarlamaanka la gu soo koobo shaqo hal maalin oo cod bixin oo ke li ah, xildhibaankana lagu soo xusho cod siin.
Hawsha xildhibaanku ma codbixin ayey ku egtah ay? Mise masuuliyad ka wayn ayaa saaran? Wax ay xadgudub ku tahay xildhibaanka in loo adeegs ado aalad ama ergo cod bixin oo kale, lana yiraah do codka sii cidii farta laguugu fiiqo, maadaama la gu soo saaray oo abaal laguugu leeyahay.
Xad gudub ka weyn ma jiro in fekerkaaga, gara shadaada, damiirkaada iyo waliba dantaada dhinac iska dhig lagu yiraahdo ee gud abaalkii la guu galay.
Su’aashu waxay tahay gudashada waajibaad ka kale ee Baarlamaanka sida; dejinta sharciyada iyo xeerarka, la xisaabtanka iyo kor joogtaynta xu kuumadda, ansixinta heshiisyada caalamiga, ka qayb galka doodaha Baarlamaannada, dhowrista dastuurka iyo ilaalinta xuquuqda muwaaddinka, metelaadda dadka iyo deegaanka aad ka soo jeeddo, ma qofkii ku soo xulay ama abaalka kugu sheeganayey ayaad marti uga tahay? Mise qof madaxbannaan ayaad tahay?.
Waa dood u baahan in si dhab ah loo ajande eyo oo warbaahintu maalmaha soo socda u qa bato xildhibaanada, aqoonyahanka, Indhadheer garadka, dadwaynaha intaba, si danta qaranka iyo dalka badbaadintiisa loogu istaago.
XIGASHO:-CAASIMADDA.NET
Dad Cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Shabeellaha Dhexe
Inta la xaqiijiyayilaa Afar Ruux ayaa Cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday dad kalena waa ay la jiifaan degmada Mahadaay oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Xaalad adag ayaa la sheegay inay xillugaan kajirto degmada Mahadaay kaidb markii uu guray Wabiga Shabeelle, waxaana ka dilaay cudurka Shuban biyoodka oo dad u dhimanayaan.
Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada degmada Mahadaay ee G/Shabeellaha Dhexe Sa alax Fuleyl Xaaji ayaa sheegay maadaama lagu jiro waqti jiilaal ah oo Wabiga uu yahau mid faa ruq ah cidkasta oo cabta dad iyo duunyo Biyaha haraaga ah ee Wabiga kujira uu ku dhacayo Shu ban Biyoodka.
Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi kudaray in Xaafada Kacaanka ee degmada Mahadaay ay ku geeriyoodeen Saddex Ruux oo kala ah Odayaal da’ah iyo laba Carruur ah, isla markaana hadii aan laga soo gaarin ay dhibaatada sii xoogey san eyso.
Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Saalax Fuleyl Xaaji ayaa sidoo kale shee gay in degmada Mahadaay aysan h3lin gurmad dowladeed iyo mid Hay’adeed, wuxuuna dalbad ay in ai deg deg ah loogu soo gurmado Bulshada inta uusan ku faadin cudurka.
Marka laga gaaro sanad walba xilliyada kuleyl ka ayaa waxaa meelo badan oo dalka ah ka dila aca cudurka Shuban biyoodka, kaas oo ay dad farabadan u dhintaan.
Wasiirka Gaashaandhigga oo laba arrin kala hadlay Midowga Afrika
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda Soomalaiya, Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan gaar ah la yeeshay guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa, Da njire Bankole Adeoye kaas oo haatan booqasho ku joogo magaalada caasimada ee Muqdisho.
Wasiir Jaamac oo faah faahin ka bixiyey kul anka ayaa shaaca ka qaaday in wada-hadallo miro-dhal ah uu la yeeshay wafdiga uu hogg aaminayo Danjire Bankole Adeoye. "Waxaan kulan miro dhal ah la qaatey wa fdi uu hoggaaminayey Gu ddoomiyaha Arrimaha Si yaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa Danjire Bankole Adeoye,” ayuu yiri.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in kulankooda ay diiradda ku saareen laba arrimood, sida ammaan ka dalka iyo howlgalka cusub ee Ururka Midowg a Afrika (ATMIS).
"Waxaan ka wada-hadalnay amniga guud ee dalka, kan doorashada iyo howl-galka cusub ee Midowga Afrika (ATMIS)” ayuu raaciyey Wasii rka, kadib woraal uu soo saaray.
Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabad da iyo Ammaanka ee Midowga Africa ayaa Dorraad kulamo kala duwan la yeeshay Madaxwe ynaha iyo Ra’iisul wasaaraha oo si kala gooni ah u qaabilay wadigan ka socda Ururka Midowga Af



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip