HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 28-KA FEB.2022

0
Monday February 28, 2022 - 08:01:25 in Wararka by
  • Visits: 603
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 28-KA FEB.2022

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Maxuu Farmaajo kala hadlay madaxdii ka socotay Midowga Afrika?

    Madaxtooyada Soomaaliya ay aa war ka soo saartay kulan uu Shalay Madaxweynaha waqtigu ka dham aaday Maxamed Cabdullahi Farm aajo la yeeshay Gu ddoomiyaha arrimaha siyaasad da, nabadda iyo ammaanka ee Midowga Afr ika.

     Sida lagu sheeg ay war-saxa afade ed Villa Somalia kulankaas ayaa diiradda lagu saaray wad ashaqaynta Soomaaliya iyo Mid owga Afrika, dagaalka ka dhanka ah argagixis ada, must aqbalka waajibaadka shaqo ee hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo guud ahaan xaaladaha amni iyo horumar ee Gobolka.

Hoos ka akhriso qoraal oo Madax tooyada oo dhameystiran:

      Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soom aaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaam inayey Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa Danjire Bankole Ade oye.  Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Guddoomiya ha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo wadasha qaynta Soomaaliya iyo Midowga Afrika, dagaalka ka dhanka ah argagixisada, mustaqbalka waajibaadka sha qo ee hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo gu ud ahaan xaaladaha amni iyo horumar ee Gobolka.

     Gudoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa  Danjire Bankole Adeo ye oo uu weheliyey Wakiilka Midowga Afrika ee Sooma aliya Danjire Francisco Madeira ayaa Madaxweynaha uga mahad celiyay soo dhaweynta diirran ee loo fidiyey, isaga oo bogaadiyey horumarka Dowladda Soomaaliya ay ka gaartay geeddi-socodka arrimaha doorashooyin ka, amniga dalka iyo la dagaallanka argagixisada.

     Kulankan waxaa Madaxwaynaha ku weheliyey Wasi ir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caal amiga ah,  Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Mudane Maxa med Cabdullaahi Ciise iyo masuuliyiin kale oo ka soc day Wasaaradaha XFS ee xiriirka la leh arrimaha hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya.

R/W/Rooble oo Midowga Yurub uga warbix iyay Arrimaha doorashooyinka

     Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soo maaliya Tiina Intelmann oo ay ka wada hadleen qodo bbo dhowr ah ku saabsan doorashooyinka, amniga iyo abaaraha ka jira dalka.

     Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in howsha doora shada xildhibaannada Golaha Shacabku ay mareyso heer gebogebo ah, uuna fil ayo in ay ku soo dhammaa to xilliga loo asteeyay ee 15ka March, taas oo ay xigi doon todoorashada Guddoonna da Labada Aqal ee Ba arla maanka iyo Madaxwey na ha Jamhuuriyadda.

Kulanka ayaa sidoo kale la iskula soo qaaday taa geer ada Midowga Yurub ka geys anayaan gurmadka da dka Soomaaliyeed ee abaartu saameysay, iyadoo safi irku sheegtay in Midowga Yurub ay 41 Milyan oo dollar u qoondeeyeen gurmadka abaaraha ka jira dalka, ayna taageerayaan dadaallada Ra’iisul Wasaaruhu hormuud ka ka yahay ee socda.

     Kulanka Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Safiirka Midow ga Yurub ayaa sidoo kale looga hadlay xaaladda col aadeed ee ka dhalatay dagaalka Ruushku ku qaaday Ukraine iyo saameynta ay ku yeelan karto Yurub iyo guud ahaan dunida.

     Ra’iisul Wasaaraha ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay xaaladdaas colaadeed, isagoo ku baaqay in wa da hadal lagu dhammeeyo colaadda taagan.

Duqa Muqdisho oo Amar dul-dhigay Gu ddoo miyey aasha degmooyinka

      Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa mag aalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Dorraad kormeeray xaruma ay ka mid yihiin Biyaasa Liibaro iyo xarunta Sheybaarka Dhi smaha dowlada hoose Xamar Ujeedka kormeerkan ay aa ahaa mid uu duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish ugu kuur galaaye bilicda Caasimadda iyo howlaha muhiimka ah oo ay xarumahaasi bulshada u haayan.

    Gudoomiyaha ayaa inta uu kormeerkan kujiray waxa uu faray Guddoomiyaasha degmooyinka in ay mas’uuliy ad gaar ah iska saaraan ilaalinta nadaafada iyo bilicda

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Magaalada Beledweyne

      Guddiga hirgelinta heer dowlad Goboleed ee Mamu lka Hir-Shabeelle ayaa Dorraad Magalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran ku qabtay doorashada lix ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo horay guddiga jadwalkooda u shaaciyeen.

     Kursiga Koowaad ee Hop#032  ayaa waxaa markale Dorraad ku guuleystay Wasiirka Wasaaradda Ganacasi ga Dowladda federaalka Soomaaliya Xildhibaan khaliif Cabdi Cumar oo kursigaan horay ugu fadhiyay, wuxuu na helay Codad gaaraya 81 Cod halka Musharaxii la tar tamayay ee Axmed Cumar Gureey u helay 10 Cod,, waxaana halaabay7 cod.

     Kursiga labaad ee Hop#068 oo ay horay ugu fadhi say Faadumo Faarax Ibraahim, balse sanadkaan laga wareejiyay ayaa wax a ku guuleystay Afhay eenka Xukuumadda S oomaaliya Maxamed Ibraahim Moalimuu.

Xildhibaan Macalimuu ayaa waxaa u tanaas ulay musharixii la tartami lahaa ee Maxamed Cabdicas iis Xasan, waxaana cod gacan tag ah ugu codeeyay 92 Ergo oo Dorraad ku sugnaa Goobta doorashada, sida uu sheegay Guddoomiyaha Gudiga doorashooyinka Ma amulka Hir-Shabeelle.

     Intaas kadib Xildhibaan oo hadal kooban jeediyay ay aa u mahad celiyay dhamaan Ergadii dooratay iyo cid kasta oo garab taagneyd, isaga oo sidoo kale sheegay in kursigaan uu si cadaalad ah ugu Shaqeyn doono.

     Kursiga Saddexaad ee HOP#022  ayaa waxaa ku gu uleystay Cismaan Maxamed Cabdi Daalo oo kursigaan  horay ugu fadhiyay kadib markii ay u tanaasushay  Fa adumo Maxamed Cabdulle, waxaana Cod gacan taag ah oo loogu codeeyay Cismaan Maxamed Cabdi Daalo uu helay 80 Cod mana jirin cid diiday ama ka aamustay.

     Kursiga Afaraad ee Hop# 033 ayaa waxaa ku guule ystay Maxamuud Cabdiraxmaan Beene Beene oo kursi gaan horay ugu fadhiyay kadib markii uu tanaasulay Mu sharax Aadan Qaasim Maxamuud, waxaana cod gacan tag ah oo loogu ceeyay uu helay Maxamuud Cabdiraxm aan Beene Beene 88 Cod oo aheyd Ergadii goobta fa dhisay.

     Kursiga Shanaad ee Hop#006 ayaa waxaa markale ku guuleystay  Xildhibaan Maxamuud Cabdullahi Ax med ( Abuukaate) oo kursigaan horay ugu fadhiyay ka dib markii uu tanaasulay Musharaxii latartamayay ee Cabdinaasir Cumar Cabdulle, waxaana cod gacan tag ah oo loogu ceeyay uu helay Maxamuud Cabdullahi Ax med ( Abuukaate) 91 Cod  laba Ergo ayaana diiday.

     Kursiga lixaad ee Hop#252 oo uu horay ugu fadhiy ay Wasiir kuxigeenkii hore ee Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada Cabdicasiis Saalax Carmaan ayaa waxaa Dorraad ku guuleystay Cabdikariim Cabdow Xey dar  kadib markii ay tanaasushay Maariya Najiib Maxa med oo la tartamaysay.

    Maamulka Hir-Shabeelle ayaa dhawaan sidoo kale qabanaya doorashada wajiga labaad ee Kuraasta taalla Magaalada Beledweyne iyada oo weli Magaalada Jow har ay ku harsan tahay doorashada Shan Kursi.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay Macalimuu oo loo doortay Golaha Shacabka

    Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Xuku umadda xilgaarsiinta ayaa hambalyo gaar ah u diray  Maxamed Ibraahim Macallimuu oo Dorraad loo doortay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee JFS.

” Macallimuu waxa uu dalka ugu soo shaqeey ay xirfado kala duwan, xilliyo kala duwan isa goo u soo dhabar aday gay duruufo adag oo aan dhiirrigelineyn. Ma badna ay aan filayaa qof ka mu dan in Dorraad lagu maamuuso in uu xildhibaan u no qdo Qaranka oo uu Macallimuu u 5 jeer u dhaawacmay. Waxaan u mahadcelinayaa dadka uu kursiga ku matalo oo u doortay xilkan iyo Shacabka Soomaaliyeed ee garab istaagga u muujiyay.

     Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimuu ayaa had da katirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaraha, isaga oo ku Ma gacaabay Afhayeenka Xukuumadda, wuxuuna dhaw aan kasoo bogsaday qarax ismiidaamin ah oo lagu weeraray.

RW Rooble Oo Kulan La Yeeshay Guddoomi yaha Nabadda Iyo Amiga Ee Midowga Afrika

      Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soo maaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye oo booqasho ku jooga dalka.

   Kulanka dhexmaray Ra’ iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiye Bankole Ade oye ayaa waxaa looga wa da hadlay inta socday kaal in ta Midowga Afrika ee nabadeynta Soomaaliya iyo door ka AMISOM ee sugi dda amniga doorashooyinka dalka.

      Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Ade oye ayaa Ra’iisul Wasaare Rooble uga mahadceliyay soo dhaweynta uu ugu sameeyay Xafiiskiisa.

      Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Saraakiil ka tir san Ciidanka Midogw Afrika ee AMISOM, Wasiiro iyo xubno kale oo kamid ah Xafiiska Ra’iisul  Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta.

Booqashada Guddoomiyaha Nabadda iyo Amiga ee Midowga Afrika ayaa ku soo aaday, iyadoo todobaadyo kaddib uu xilka ka dhammaanayo howlgalka Ciidamada AMISOM, loona diyaar garoobayo in 15 sano kaddib howlgalkii AMISOM loo bedelayo ATMIS.

Madaxweynaha Jubbaland oo Saraakiil Itoobiy aan ah kala hadlay la-dagaalanka Al-Shabaab

      War kasoo baxay Taliska ciidamada Federaalka  Ito obiya ayaa sheegay in ay maamulka Jubbaland kawada hadleen xaaladda amni ee xadka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya.

      Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Mad oobe, Taliyeyaa sha Qey bta 3-aad iyo 6-aad ee cii ddanka difaaca Itoob iya, Taliyaha Guutada 5-aad ee ciiddanka lugta iyo Taliyaha Nabads ugida iyo Sirdoonka Jubba land. Mad axweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo shir guddo ominayay kulanka ayaa sheegay in Itoobiya iyo Sooma aliya ay wadaagaan taariikh, dhaqan iyo af.

       "Al-Shabaab waxay habeen iyo maalin u taagan yih iin sidii ay u wiiqi lahayd midnimada iyo walaalnimada labada waddan. Sidaa darteed waa in aan iska kaashan aa in aan gacanta ku dhigno ilaa Doolo” ayuu yiri mad axweyne Axmed Madoobe.

      Sida uu sheegay Taliyaha Qeybta 3-aad ee ciiddan ka difaaca Itoobiya, Sarreeye Guuto Ababaw Seid in si looga hortago khatarta Al-Shabaab ay lagama maarma an tahay in si dhow loola shaqeeyo dowladda, ciidam ada ammaanka iyo shacabka Soomaaliyeed.

      Korneyl Assefa Mekonnen oo ah taliyaha guud ee guutada 5-aad ee ciiddanka lugta dalka Itoobiya, ayaa sheegay Al-shabaab inay u maleegayaan in ay la waree gaan gacan ku heynta Jubbaland iyo Soomaali Galb eed.     Soomaaliya ayaa meelo kamid ah waxaa ku sugan Ciidamo katirsan kuwa Itoobiya, kuwas oo ku howlgalla Magaca howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, ku waas oo dagaal kula Ururka Al-Shabaab.


Jigjiga: Hay'adaha amniga ee dowlad degaan ka Soomaalida oo xiray SAHAL HOTEL iyo Mulkiilihiisii

     Hay'adaha ammaanka ee dowlad degaanka Soom aalida ayaa albaabada isugu dhuftay Sahal Hotel oo ku yaal magaalada jigjiga, kaddib markii galinkii hore ee Dorraad ay xubno mucaarad ahi damceen in hotelka ay shir ku qabsadaan.

    Xubnahan mucaaradka ah oo lamagac baxay garab ka sixitaanka ee PP, iyo taageerayaashooda ayaa Shalay rabay in shir ay ku qabsadaan hotelkan, shirkaas oo ay ku sheegeen in dhaqaale loogu ururinayo dadka ay abaartu saamaysay, balse ciidanka amniga ee dega anka ayaa dadkii kala eryay, qaarna xabsiga u taxaab tay.

   Sidoo kale galinkii dambe ee Dorraad waxay hay'a daha am nigu xabsiga dhigeen mulkiil ihii hotelkan oo lagu magacaabo Saada Cali Sahal, wal ise lama cadd ayn sababta xadhigeeda.

     Ma jirto wali wax war ah oo kasoo baxay dhanka do wladda, oo ku saabsan hotelkan albaabada la isugu dhuftay iyo xadhigga mulkiilaha hotelkan.

Jadwalka doorashada Boosaaso oo la shaaciyay

      Guddiga Maamulka Doorashada heer Puntland ay aa Dorraad shaaciyay jadwalka doorashada 16 kursi Go lah Shacabka ee taalla magaalada Boosaaso.

Qoraal ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in doo rashada 16 kursi ee Boosaaso ay dhacayso 5 ilaa 6 bisha March, oo ku beegan maalmaha sabtida iyo ax ada ee todobaadka dambe.

16 kursi ayaa 1 kursi (Hop#234) oo kaliya ah lagu calaa madeeyay qoondada haweenka, kaas oo ah kursi be esha leh horay ugu qoondeysay dumar.

Ukraine oo diiday inay wada-hadal la gasho dowl adda Ruushka

    Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa diiday in Ruuska uu wada hadal kula galo dalka Belarus, isagoo xusay in ay ku wanaagsanaan laheyd in wada hadalka lagu qabtay magaalada Minsk ee dal kaas haddii ciidanka Ruushka uusan ka soo weerari la heyn dalkiisa jahadaas.

     Wefdi ka socda dalka Ruushka ayaa tagay dalka Be larus si ay wada hadal ula galaan mas’uuliyiinta dalka Ukraine.

     Madaxweyaha waxaa uu sheegay in wada hadal di yaar u yahay laakiin ka dhaca meel aan aheyn Belarus. Waxaa uu soo jeediyay in wada hadalka lagu qaban karo magaalooyinka Warsaw, Bratislava, Budapest, Ist anbul, iyo Baku.

Jigjiga : Xubno horey uga mid ahaa dowladda, oo sheegay inay dowladdu ka hor is taagtay shir ay ku qaban lahaayeen M/ Jigjiga

      Xubno horey uga mid ahaa xukuumadda dowlad de gaanka Soomaalida, haatana lamagac baxay garabka sixitaanka xisbiga Barwaaqo laan tiisa degaanka Soom aalida, ayaa sheegay in hor istaag lagu sameeyay shir ay Dorraad ku qabsan lahaayeen magaalada Jigjiga.

     Mubaarak Sheekh Cum ar oo kamid ahaa xubnah an lamagac baxay garabka sixitaanka oo Warbaahinta u waramayay ayaa shee gay in shir ay Dorraad u ba llansanaayeen xubnah an iyo dad kale oo taageeraya al ah in lagu qabto Sahal Hotel oo Jigjiga ku yaal ay dowla ddu is hortaag ku sa maysay shirkaas.

    Mubaarak ayaa sidoo kale sheegay in shirku uu ahaa mid ay xubnahani ugu talo galeen in wax loogu uruuriyo dadka ay abaartu saamaysay, dad badana lagu marti qaaday si ay howshan uga qayb qaataan, balse ay ka war heleen un hotee lkii ay ku shiri lahaayeen oo ciidan la keenay.

     Sidoo kale waxa uu sheegay in xubnihii iyo dadkii shirkan ka qayb gali lahaa la kala eryay, qaarna la xir xiray isagoo xusay in xubnaha la xiray uu ku jiro Siraaje Adem iyo xubno kale oo dhammaantood laga xiray gudaha hotelka.

      Mubaarak waxa uu sheegay inay xukuumadda dow lad degaanka Soomaalida ay ku dhaliilayaan inay ka ga abisay ka jawaabidda xaaladda abaarta, oo sidii la ra bay aysan wax uga qaban, isla markaana ay dhayal sa tay abaarta.

     Waxaa xusid mudan in marar kale ay dowladdu is hortaag ku samaysay kulan ay xubnahani ku qabsan lahaayeen magaalada Jigjiga, xilligaas oo ahayd markii u horeysay ee ay xubnahani ku dhawaaqeen garabka sixitaanka xisbiga Barwaaqo.

      Xubnahan isku magacaabay garabka sixitaanka xis biga Barwaaqo, ayaa ah xubno horey xilal kala duwan uga qabtay dowlad degaanka Soomaalida, waxayna sheegaan inay u taagan yihiin inay saxaan khaladaadka ka dhaca xukuumadda dowlad degaanka Soomaalida.

Dowlad degaanka Soomaalida ayaa horey xubnahan u gu tilDorraady kuwo aan sharci ahayn, garabna aan isku tilmaami karin.

Ciidamada Ukraine oo dib ula wareegay magaalo ay Ruushka qabsadeen

      Ciidamada Ukraine ayaa dib ula wareegay gacan ku haynta magaalada muhiimka ah ee Kharkiv, sida uu sh eegay guddoomiyaha gobolka.

     Xoogaga Ruushka waxaa u suurtaga shay in ay gudaha u galaan magaalada, oo ah magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine, hal habeen oo kali ah laakin dib ayaa loo celiyay.

      Muuqaalo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujin ayay dagaallo wadooyinka ku dhexmaraaya ciidamada Ukraine iyo kuwa Ruushka.

Putin oo heegan galiyay ciidamada nukliyeerka ee Ruushka

       Kor u kaca xiisadda Bariga-Galbeed ee ka dhalatay du ulaanka Ruushka ee Ukraine, Madaxweyne Vladimir Putin ayaa amar ku bixiyay ciidamada nukliyeerka Ruushka inay heegan sare galiyaan Axadda si ay uga jawaabaan waxa uu ugu yeeray hadallada gardara da ah NATO.

Amarka ayaa ka dhigan in Putin uu amar ku bixiyay hubka nukliy eerka ee Ruushka oo loo diyaariyay diyaargarow dheeri ah oo lagu bilaabayo, taasoo sare u qaadaysa khatarta ah in xiisadaha ay isku bedeli karaan dagaal nukliyeer ah.

Bixinta, hogaamiyaha Ruushku wuxuu sidoo kale soo xig tay cunaqabatayn dhaqaale oo adag oo ay reer galbeedku ku soo rogeen Ruushka, oo uu ku jiro Putin laftiisa.

Isagoo ka hadlayay kulan uu la qaatay saraakiishiisa sare, Putin wuxuu faray wasiirka gaashaandhigga Ruushka iyo taliyaha guud ee ciidamada militariga inay ciidamada ka hortagga nukliyeerka geliyaan ” nidaam gaar ah oo waaj ibaad dagaal ah.”

      "Wadamada reer galbeedku kaliya maaha inay qaaday aan tallaabooyin saaxiibtinimo oo ka dhan ah waddanke ena dhinaca dhaqaalaha, laakiin saraakiisha ugu sareysa ee xubnaha ka ah NATO waxay sameeyeen hadallo gar darro ah oo ku saabsan waddankeena,” Putin ayaa ku yiri  telefishinka.

Reer Galbeedka oo qaaday tallaabadii ugu ciqaabta adkeyd ee uu Putin ka baqayey

      Mareykanka iyo xulafadiisa Yurub ayaa Sabtidii qaaday tallaabadii ugu adkeyd ee dhaqaale ahaan loo ciqaabayo Ruushka, ayaga oo soo saaray liis cusub oo xayiraado ah.

Hase yeeshee, tallaabooyinka la qaaday ayaa waxaa ugu weyn in Bankiyo badan oo Ruush ah la ga saaray nidaamka SWIFT ee isku xira Bankiyada caalamka, taasi oo Ruushka ka go’doomineysa dunida inteeda kale maaliyad ahaan.

Waxay sidoo kale wiiqeen awoodda Ban kiga Dhexe ee Ruushka uu u leeyahay inuu xoojiyo lacagta dalkaas ee loo yaqaan ruble, taasi oo sarkaal sare oo Mar eykan ah uu sheegay in qiimaheeda uu dhulka ku hooban doono.

      Reer Galbeedka ayaa sidoo kale ka digay inay ugaar san doonaan, doomaha, diyaaradaha, baabuurta, guryaha raaxada iyo hantida kale ee ay ganacsatada shidaalka ka taajiray ee Ruushka ku leeyihin caalamka.

In Ruuska laga saaro nidaamka SWIFT waa tallaabadii ugu adkeyd ee madaxweyne Vladmir Putin uu ka baqayey, isaga oo horey u sheegay inay la macno tahay "dagaal lagu iclaamiyey Ruushka.”

       Tallaabadan ayaa waxaa taageeray Mareykanka, Ca nada, Midowga Yurub, Britain, France, Germany iyo Italy. Waxaa sidoo kale kusoo biiray dalal uu ka mid yahay Japan.

       Saameynta ayaa durba laga deeramayaa Ruushka, ayada oo lacagta dalkaas uu qiimaheeda hoos u dhacay, sidoo kale sicir-barar deg deg ah la dareemay, halka qof kasta isku dayayo inuu lacagtiisa u beddesho dollar ama Euro.

      Bayaan ay soo saareen ayey Reer Galbeedka ku she egeen inay ka go’an tahay inay xayiraado cusub soo rog aan, taasi oo burburin doonta dhaqaalaha Ruushka.

"Waxaan garab taaganahay, siina wadi doonnaa inaan taageerno shacabka Ukraine ee wajahaya daqiiqaddoodii ugu madoobeyd,” ayey ku yiraahdeen bayaanka.

       Arrintan ayaa imaneysa ayada oo dagaalka Ukraine sii xoogeysanayo, xilli ciidamada dalkaas ay muujinayaan adkeysi iyo difaac adag, ayada oo xaaladda ay mid sidii la maleynayey ka adag ku noqotay ciidamada Ruushka.

Wasiirka Arrimaha Dibedda oo xog niy ad-jab leh ka bixisay dagaalka Ukraine

       Dagaalka Ruushka iyo Ukraine wuxuu socon karaa "sa nado badan” waxayna dunida u baahan tahay inay isku diy aariso in Moscow "ay isku daydo inay ade egsato hub kasii xun kuwa iminka,” waxaa sidaas Dorraad ka digtay wasiirka arrimaha dibedda Britain Liz Truss.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip