HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGYESKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH AXAD 27-KA FEB.2022

0
Sunday February 27, 2022 - 08:28:29 in Wararka by
  • Visits: 628
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGYESKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH AXAD 27-KA FEB.2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Dowladda Soomaaliya Oo Qabatay Shir Looga Hadlaayay Joojinta Dhoofinta Dhuxusha

    Dowladda Soomaaliya ayaa kulan looga hadlay joojinta dhuxusha sida sharci darrada ah looga dho ofiyo dalka iyo waxyeeleynta degaanka oo ay ka qe yb galeen dowlado iyo Q/Midoobay ku qabatay M/ Nayrobi ee dalka Kenya.

     Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa marti gali say shirkaan oo ay ka qeyb ga leen Dalalka Iskaashiga Gac anka Carabta, Bariga Afrika iyo Hay’adaha Q/Midoo bay ee qaabilsan horumarinta iyo degaanka.

      Mas’uuliyiin ka socday DFS ayaa khudbado ka jeediyay madasha Shirkaan ka qabsoomay M/ Nay robi ee dalka Kenya, iyagoona sheegay inay sharci darro tahay jarista dhirta & dhofinta dhuxusha dalka.

      Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Md. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in dhammaan dalalkii kasoo qeyb galay shirkaan ay qa axeen muhiimada ay leedahay in Soomaaliya laga caawiyo sidii loo joojin lahaa dhuxusha oo halis ku ah Soomaaliya.

     Sidoo kale Madaxda ka qeyb galay Shirka ayaa tilmaamay in waxyaabaha keena Isbedelka cimilada ay qeyb tahay dhirta oo la jaro, isdoo kalena ay arrin taas waxyeelo u geystan garto deegaanka.

     Si kastaba dalka Soomaaliya ayaa ka mid ah da lalka sida joogtada ah looga dhoofiyo dhuxusha, iya doona horay dowladda iyo Qaramada Midoobey ay u mamnuuceen dhoofinta dhuxusha, kuna tilmaam ay arrintaas mid sharci darro ah.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Oo Saxiix ay Hindise Sharciyeedyo Dhowr Ah

      Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa Shalay saxi ixay hindise sharciyeedyo ay meel mariyeen Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Galmudug.

    Madaxweyne Axmed Qoorqo or ayaa Hindise sharciyeedyada uu saxiixay waxa ay gaarayaan ilaa 10 sharci, wuxuuna Madaxweynaha sheegay in ay fursad weyn u tahay arrintaan, kuwaasi oo hore ay u meel mariyeen Baarlamaanka iyo Golaha Was iirada Maamulka.

    Wuxuu Madaxweynaha Galmudug boggaadiyey cid kasta oo ka qeyb qaadatay meel marinta sharciy adaan, isagoona tilmaamay in sharciyadaan ay noq on doonaan kuwo lagu kala baxo, isla markaana la gu xisaabato.

     Sharciyada uu Madaxwayaha sixiixay ayaa wax aa ay kala yihiin

1- Sharciga Kalluumaysiga {2}- Sharciga Nidaaminta Magaalooyinka{3}-Sharciga Ujrooyinka Kalluumays iga {4}- Sharciga Shirkadaha {5}Sharciga Nootaaya da {6}- Sharciga Degmaynta Xeraale {7}- Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah {8}- Sharciga Shaqaalaha Guud {9}- Sharciga Biyaha iyo  {10}- Sharciga Gola ha Adeegga Garsoorka ah.

Siyaasiyin walaac horleh ka muujiyey doora shada Bosaaso ka dhaceysa

       Siyaasiin ay ka mid yihiin xildhibaanno ku jiray baarlamaanka Soomaaliya ee muddo xileedkiisu dhamaaday iyo golaha wasiirra da oo deegaan doorashadoodu ay tahay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa walaac hor leh ka muujiyay doorasha da kuraalta golaha shacabka ee taal magaaladaasi.

Siyaasiintan oo u badan wasiiro heer federaal ah oo Shalay shir jaraa’id ku qabtay Boosaaso ayaa shee gay in mad-madow badan uu ku jiro qaabka la doo nayo in lagu qabto doorashadaasi isla markaana la baalmaray habkii saxda ahaa ee ay ahayd in loo maro.

      Siyaasiyiintaan ayaa madaxweynaha Puntland Saciid Deni ku eedeeyey inuu dhinac marayo habraa cyada doorashada. Madaxweynaha Puntland ayaa horey kusiga Wasiir Xayir u wareejiyey dhanka Aqalka Sare, wuxuuna hadda isku dayayaa in Beela ha la leh kursiga Aqalka Hoose uu ka dhaadhiciyo in ay u ogolaadaan kursigaan.

       Wasiirada shirka jaraa’id qabtay ayaa waxaa ka mid ahaa wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyad da Maxamuud Xayir Ibraahim iyo wasiirka Qorsheyn ta Jamaal Maxamed Xasan.

      Dhawaan ayaa la filayaa in la qabto doorashada Kuraasta taalo Magaalada Boosaaso, wuxuuna Deni wadaa olole uu kuraastaas ugu soo saaranayo dad isaga gacan saar la leh.

Doorashadii Beledweyne oo dib loo dhigay + Sababta

      Waxaa dib u dhac uu ku yimid doorashada lix ku rsi oo ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka Soom aaliya, kuwaas oo lagu waday in Shalay lagu qabto M/Beledweyne oo ah deegaan doorashada labaad ee HirShabelle.

Qoraal kazoo

       baxay guddiga SIET ee HirShabelle ayaa waxaa lagu sheegay in arrimo farsamo aawgeed ay sababe en dib u dhaca doorashada Shalay la qaban lahaa.

Guddiga ayaa sidoo kale isbedalkan ku wargeliyey musharixiinta tartameysa iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed.

     "Guddiga Doorashada Hirshabelle (SEIT) waxa uu ku wargalinaya dhamaan Ummad da Soomaaliyeed iyo Murashixiinta in uu dib u dhac ku yimid qabsoomida do orashadii loo madlanaa in Shalay qab to Sababo Farsamo awgeed” ayaa la gu yiri qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada Hirshabeelle.

        Kuraasta lixda ah ayaa kala ah HOP 006, HOP 022, HOP 003, HOP 032, HOP 252, HOP 068, wax aa lagu wadaa in berri la qabto doorashadooda, sida uu qorshuhu yahay.

      Sidoo kale kuraastan mid ka mid ah oo isha lagu hayo waxaa u tartamaya afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macallimuu oo maa lmo ka hor ka soo laabtay dalka Turkiga oo loo qaa day dhaawiciisa.

  Si kastaba, dib u dhacaan ayaa kusoo aadaya, iya da oo haatan waqti cusub lagu kordhiyey jadwalka doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya, waxaa na Golaha Wadatashiga Qaran uu isku raacay in la soo gabagabeeyo 15-ka bisha soo socota ee Maa rso ee 2022-ka

Hirshabelle Oo Shaaciyay 11 Kursi Oo Lagu Dooranayo Magaalada Beledweyne

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay Qaybtii 2aad 11 kursi ee ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Ee taala Magaalada Beledweyne ee Dowlada Hirshabeelle.

11ka kursi ee la shaaciyay ayaa waxaa tirsigooda iyo xildhibaanadii hore ugu fadhiyay ay kala yihiin;

HOP; 04 Maxamed Xasan Ibraahim Qoone

Hop 10; C/saq Axmed Maxamed

Hop;11 C/saaq Cumar Maxamed

Hop;19; Farxiyo Mumin Cali.

HOP 30; Daahir Amiin Jeesow

Hop;39; Maryan Axmed Haaruun.

Hop;58 Nuur Iidow Beyle.

HOP;59; Samiiro Xasan Cabdulle.

HOP;63 Cabdulaahi Goodax Barre.

HOP;66 Cumar Cismaan Waasuge.

HOP 135 Amina Mohamed Abdi,

Gudoomiyaha Sh/Dhexe "Cidna ka Aqbali meyno in Dhulkii Gobolka Shabeellaha dhexe u boobo G/Benaadir”

Maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in maamulka gobolka Bamaadir uu kusoo ballaartay gobolka Shabeellaha Dhexe.

Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Mayre Makraan ayaa sheegay in dhul ku yaalla deg mada Balcad meello hoos yimaada in la raaciy ay gobolka Banaadir.

      Waxaa uu sheegay dhulkaasi uu sharciyo u sa meeyay maamul ka gobolka Banaadir markii ay u geeyen ganacsato.

 "Cidna ka aqbali meyno in Dhulkii Gobolka Shabeel laha dhexe u boobo Gobolka Benaadir”ayuu yiri Gu doomiye Axmed.  Ugu dambeyntii waxaa uu she egay in tilaabo sharciga waafaqsan ay ka qaadi doo naan gana csatada dhulalka ee ku howlan in dhulka Shabeel laha Dhexe ay Sharciyo uga sameeyaan Banaadir.

Xildhibaanada G/Shacabka oo la doortay 65%

          Golaha Wadatashiga Qaran oo khamiistii kul an ka yeeshay dardargalinta doorashada golaha shacabka ayaa isku raacay in lagu soo dhamaystira yo codaynta 15-ka Maarso 2022.

      Madashan uu hogaamiya R/Wasaaraha xu kum adda xilgaarsiinta ah Maxamed Xuseen Rooble wax aa qeyb ka ah Madaxweynayaasha D/Gobale eyada Dalka iyo Guddoomiyaha G/ Banaadir

Halkaan ka Akhri Xildhibaa nada la doortay iyo inta dhim an? Xildhibaanada G/shacab ka oo ka kooban 275 ayaa la soo doortay 179 xub nood oo u dhigma 65%, halka ay dhiman yihiin 96 xubno od oo u dhigma 35% tirada guud xildhibaanada gol aha shacabka.

Puntland

     Dowlad-goboleedka Puntland waxaa taala 37 kur si ilaa iyo hada la doortay 15 mudane waxaa ku har san 22 kursi oo aan la shaacin goorta ay dhaceyso doorashada.

Galmudug

      Galmudug ayaa waxa taala 37 kursi waxaa la  Doortay 26 mudane waxa u harsan 11 kursi kuwaas oo aan weli la qaban doorashadooda.

HirShabeelle

      Dowlad G/Hirshabeelle waxaa loo asteeyay doo rashada 38 kursi, waxaa la doortay 14 ku rsi waxaa u harsan 24 kursi.

Koonfur Galbeed

     K/Galbeed waxaa taalla 69 kursi waxaa la doort ay 50 mudane waxaana u harsan 19 kursi kuw aas oo lagu wado in dhawaan la qabto codayntooda.

Jubbaland

     Dowlad G/Jubbaland waxaa loo asteeyay 43 kur si, waxaa la doortay 23 mudane wa xaa u ku harsan 20 kursi.

Somaliland

     Xildhibaanada Somaliland Gobollada Waqooyi wax aa taalla 46 Xubnood, waa la soo dhamaystiray.

Banaadiriga

Beellaha banaadiga ayaa leh 5 kursi waana la soo dhamaystiray doorashada 5 kursi.

Tan ayaa ka dhigan in xildhibaanada la doortay ee golaha shacabka ay yihiin 179 mudane waxaa dum ar ka ah 40 oo u dhiganta 22.3% tirada la doortay ha lka kuraasta Ragga ay yihiin 139 kursi oo dhiganta 77.6%.

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada oo war kasoo saaray kursigii uu ku fadhiyay Wasiir ka Batroolka

      Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dad ban ee 2020/2022 ayaa  muddo dheeri ah ku daray baar itaanka dacwada kursi lamber HOP #045.

     Kursigaan ayaa dhawaan loo diiday in uu ku tartamo Wasiirka Batroolka Xuk uumadda Soomaaliya

 Cabdirashiid Maxamed Axmed, waxaa na uu dacwad ka gudbiyay Musharax ku guuleystay ee dhawaan lagu doortay Baraawe.

     Guddiga ayaa ku daray Shan maalmood oo dhe eri ah xilliga loogu tala galay in lagu soo gabagabe eyo dacwadda.


Qaramada Midoobay oo ku dhawaaqday $25 million oo wax looga qabanayo abaaraha Soomaaliya

     Qaramada Midoobay ayaa malaayiin dollar ku bx inaysa gargaarka Soomaaliya si loo baajiyo abaarta iyadoo kumanaan qoys ay ku ba rakaceen koonfurta iyo bartama ha Soomaaliya.

Mr.Adam Abdelmoula, Isuduwa ha Gargaarka Bani'aadantinimo ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa 7aad kan ku dhawaaqay in Qaramada Midoobay ay sii daysay 25 milyan oo dollar si ay gargaar degdeg ah ugu fidiso bulshooyinka ay abaaruhu ku dhufteen ee Soomaaliya.

      Isku duwaha ayaa sheegay in lacag kaash ah oo ka timid Sanduuqa Gargaarka Bani’aadantinimo ee Soomaaliya (SHF) lagu gaarsiin doono gargaar cunto iyo biyo ah deegaanada fogfog ee Jubbaland iyo Puntland.

     Sida war-murtiyeedka lagu sheegay, qoondaynt an ayaa kaabaysa 17 milyan oo doollar oo dhawaan la ga keenay sanduuqa wax ka qabashada xaalada ha degdegga ah ee Qaramada Midoobay (CERF) si lo ogu daboolo baahiyaha degdegga ah ee bulsho oyin ka ay abaaruhu saameeyeen.

      "Lacag loogu talagalay waxqabadyada jawaabta abaaraha, oo uu ku jiro Qorshaha Waxqabadka Ba ni'aadamnimada ee 2022, ayaa muhiim u ah ka hort agga dhibaatooyin kale iyo badbaadinta nolosha," ay uu ku yiri hadal uu soo saaray Muqdisho.

     Qaramada Midoobay ayaa ku qiyaastay in ka ba dan 4.3 milyan oo qof ay u baahan yihiin cunto iyo bi yo, iyadoo in ka badan 500,000 ay ku barakaceen masiibada abaaraha Soomaaliya.

AMISOM oo ‘qad-cagaaran’ ka sameysatay Xal ane ilaa garoonka Aadan Cadde, kadib …

      Maalmihii lasoo dhaafay amar ka soo baxay Tal iska ciidamada AMISOM ayaa lagu mamnuucay in wax hub ah lala galo xerada Xalane, halkaas oo inta badan ay masuuliyiinta qaar la geli jireen ilaala dooda.

     Tallaabadaan ayaa ka dhigan in aagaas uu noqday ‘qad cagaaran’ taas oo muujineysa in diblomaasiyiinta ku sugan gudaha Xalane iyo Talis ka AMISOM ay qatarta amni ee soo korortay ay isa ga moosayaan qeybaha kale ee garoonka Aadan Cadde.

      Taliyaasha ciidamada ayaa ka mid ah liiska mas uuliyiinta dowladda ee laga mamnuucay in ilaal adooda hubeysan ay la galaan gudaha Xalane, wax aan sidoo kale la yareeyey ilaalada iyo gaadiidka ay xaruntaas la galaan wasiirrada qaar ee xukuumadda Soomaaliya.

      Laga soo bilaabo albaabka laga soo galo garoon ka diyaaradaha ee Aadan Cadde, Hotelka Decale iyo qeybaha kale ee howlaha muhiimka ah ay ka soc daan ayaa la sheegay inay suura-gal tahay in Al-  Shabaab ay beegsadaan.

       Diblomaasiyiinta iyo howlwadeenada kale ee de gan xerada Xalane ayaa looga digay inay tagaan go obo ka baxsan xeyndaabka, maadaama ay soo kor dheen qataraha muujinaya in la beegsa karo, isla markaana ay heleen digniino culus.

      Taliye ku xigeenkii hore ee hey’adda NISA Ism aaciil Daahir Cusmaan oo la hadlay TV-ga Universal ayaa sheegay in tallaabadaas ay ka dhigan tahay inay dhamaatay kalsoonidii Taliska AMISOM ee dow ladda federaalka iyo wada shaqeyntii ka dhaxeysa dowladda, gaar ahaan hey’adaha amniga iyo Taliska AMISOM.

      "Hey’adda Sirdoonka Qaranka oo ay AMISOM is dhaafsa jireen xogaha dhanka ammaanka ah, Shalay waxay mareen in xeyndaabkii Xalane ay AMISOM qad-cagaaran dhigto, taasi waxay ku tusinee baaxadda fashilka amni, 15-sano kadib ma rkii ay AMISOM gudaha u soo gashay Soomaaliya,” ayuu yiri Taliye Ismaaciil Daahir.      Sidoo kale waxa uu sheegay in xeradaas ay deg an yihiin safiirada dalalka beesha caalamka oo aad u caawiya Soomaaliya, balse inay ‘qad-cagaaran’ xirtaan xilligaan ay daaha ka rogeyso kalsooni darro weyn oo soo wajahday, weliba xilli doorashooyin ad ag ay dalka ka socdaan oo aad loogu baahnaa taa geeradooda dhan kastaba.

      "Waxay aheyd in Ra’iisul wasaare Rooble uu la wareego ammaanka dalka oo gacan ku qabto, gac anta kalena uu doorashooyinka ku wado, laakiin sida muuqata Rooble arrinta amniga waa dayacay, waxu una hadda amnigu u muuqdaa mid la siyaasadeey ey, waxaana sidey rabto u isticmaasha Villa Somal ia,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Taliye ku xigeenkii hore ee NISA Ismaaciil Daahir.

      Talaadadii lasoo dhaafay kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarro abaabulan oo mar qura lagu qaaday ilaa 7 saldhig oo ciid amada booliska Soomaaliya ay ku leeyihiin degmoo yin kala duwan oo ka tirsan caasimadda Muqdisho, waliba xilli duhur ah.

       Weerarradaas oo loo adeegsaday banbaanooy inka gacanta laga tuuro, waxaa Muqdisho ugu da mbeysay mudo dheer, waxaana ka dhashay khas aare u badan dhaawacyo soo gaaray shacab iyo askar intaba.

       7baad ka hor waxay Al-Shabaab xilli habeen ah weerarro kala duwan oo qaarkood loo adeegsaday qaraxyo is-miidaamin ah ka fuliyeen saldhigga boolis ka degmada Kaxda oo dhamaantiis la burburiyey iyo goobo kale oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowla dda iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir.

        Dhawaqa rasaasta iyo qaraxyada oo dad bad an ka toosiyey hurdada, maadaama ay weerarradu dheceen saq-dhexe, waxay shacabka caasimadda soo xasuusiyeen dagaaladii 10 sano ka hor Muqd isho looga saaray kooxda Al-Shabaab.

      Taliyaashii ciidamada ammaanka ayaa qaarkood siyaasadda ku biiray oo xildhibaano noqday, halka kuwo kalena ay ka shaqeynayaan wax u muuqda olole siyaasadeed oo doorashada la xariira, waxa ana loo arkaa in arrimahaan ay Al-Shabaab fursad u siiyeen inay dib u soo weerarto caasimadda Muqd isho.

Dowlad degaanka Soomaalida oo sheegtay in

guddi dabagal ah ay u dirayso goobihii loo diray deeqaha gurmadka abaaraha

        Dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegay in guddi dabagal ah loo dirayo degmooyinkii la gaar siiyay deeqihii raashinka iyo biyo dhaaminta ee loo gu talo galay dadkii ay abaaruhu saameeyeen.

Guddigan ayaa siday dowladdu sheegtay waxay da ba gal ku samaynayaan goobihii loo kala diray raashinkii deeqda ahaa ee loogu talo galay dadkii ay aba artu saamaysay, iyo waliba biyo dhaamintii loo sameeyay dadkaas, iyagoo eegaya in sidii loogu talagalay loogu qa ybiyay dadkii ay abaartu saamaysay.

      Sidoo kale waxay guddigani ka tallaabo qaadi doonaan ciddii lagu helo inuu musuqay ama isdaba mariyay raashinkii iyo biyihii loogu talagalay dadkaas ay abaaruhu saameeyeen, sida uu Warbaahinta dowladda u sheegay Cabdirisaaq Sayid, Wasiir ku-xigeenka Xafiiska Madaxweyneha ee dowlad deg aanka Soomaalida.

     Waxayna arrinta guddiggani kusoo hagaagaysaa iyadoo Mucaaradka dowlad degaanka Soomaalidu ay dowladda ku dhaliilaan inay dowladdu ka gaabi say hawlaha gurmadka abaaraha, isla markaana la musuqay deeqihii kala duwanaa ee dadkaas abaartu saamaysay loogu talo galay.Hooyo gabadheeda si arxan darro ah ugu dishay MUQDISHO

      Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga hela yaa dhacdo xanuun badan oo Khamiistii ka dhacday degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, kadib markii Hooyo deggan degma daas ay si arxan darro ah u di shay gabadheeda oo yar.

Gabadha oo 9 sano jir aheyd ayaa maydkeeda la he lay Ji mcadii, iyada oo lagu qariyey guriga ay dagan aayeen qo yska, waxaana la geliyey sariirta hoostee da, sida ay sheegeen qaar ka mid ah ehellada.

       Ayeeyada gabadhada yar ee geeriyootay oo la gu magacaabo Madiino ayaa sheegtay in ceejo lagu dilay gabadha yar, sidoo kalena loo geystay jirdil xoo gan."Habeen hore lix saac ayaan duugnay meydkeeda waa 9 jir. Gabadha kor iyo hoos waa laga duqeeyey wax fiyooba ma aheynba,” ayey tiri Ayeeyo Madiino oo dhashay Aabaha dhalay gabadha geeriyootay.

&



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip