HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH KAHMIIS 24-KA FEB. 2022-KA

0
Thursday February 24, 2022 - 06:34:50 in Wararka by
  • Visits: 627
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH KAHMIIS 24-KA FEB. 2022-KA

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

RW Rooble oo kulan la qaatay Hay’adaha Amniga & Taliska AMISOM

      Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Max amed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shirka Amni ga Qaran oo looga hadlayay xoojinta amniga Dalka, la dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada , dardarg elinta sugidda amniga Muqdisho iyo adkaynta amniga Doorashada.

     Shirka oo ay ka soo qayb galeen Hay’adaha Amniga iyo Taliska Ciidanka Midowga Afri ka ee AMISOM ayaa la isku dhaafsaday aragtiyo lagu xoojinayo amniga dalka iyo howlgallada ka dhanka ah Al-Shsbaab.

     R/Wasaaraha dalka ayaa faray hay’adaha amniga in ay xil gaar ah iska saaran sugida amniga caasimadda oo lagu qaban doono doorashadda Guddoonka barla maanka iyo Madaxweynaha J.F Soomaaliya.

    Eng. Rooble ayaa ku boggaadiyey hay’adaha amniga iyo Taliska AMISOM dadaalada ay wadaan ee lagu cirib tirayo kooxaha dhibaatada amni darro ka wada dalka, waxuna ku adkeeyey in la sii wado howlgallada xoreyn ta goobaha ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.

Afhayeenka Xukuumadda oo dalka dib ugu soo laabtay

        Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa Dorraad dib ugu soo laabtay M/Muqdisho kadib markii uu kasoo bogsaday qarixii uu ku dhaawac may ee lala eegtay. Garoonka Diyaarada ha Aadan-Cadde ee M/ Muqdisho waxaa kusoo dhaw eeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, Bah da Saxaafadda, Ehelkiisa iyo qaar kamid ah saaxii badiis.

    Md. Macalimuu ayaa ku dhaawacmay qarax Ismiida amin ah oo lala beegsaday 16-kii Bishii Janaayo, waxaa na dhaawac kasoo gaaray lagu soo daaweeyay dalka Turkiga. Ugu dambeyn wuxuu sheegay inuusan ka tana asulin u tartamida kursiga Golaha Shacabka, isaga oo ka codsaday Beeshiiska iyo Maamulka Hir-Shabeelle in ay fursad u siiyaan in uu ku guuleysto kursiga Golaha Shacabka.

      Afhayeen Macalimuu oo si kooban Warbaahinta ula hadlay ayaa u mahad celiyay dadkii garab istaaga u mu ujiyay markii qaraxa lagu weeraray igo R/Wasaaraha, isaga oo sheegay in weerarkaas uu ahaa musiibo uu Al le ka badbaadiyay.

Xasan Sheekh oo laga fara-maroojiyay kuraasta beeshiisa

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gebi ahaanba la dhaafiyay kuraastii be eshiisa, ayada oo aan laga tix-gelin doorashadooda iyo go’aamada laga gaarayo.

       Afarta kursi ee beelaha uu kasoo jeedo madaxwe ynihii hore ayaa wax la tashi ah laga siin dhamaan kur aasta beelaha Waceysle ee Galmudug, halka Mushara xiinta kale ee kasoo jeeda deegaankaas laga tix-geliyay kuraastooda.

       Sida ay ogaatay Caasimada Online, Kursiga u dam beeyay ee beelaha uu kasoo jeedo Xasan Sheekh oo doorashadiisu qabsoomeyso 25-ka bishaan ayaa si ga ar ah loogu xiray Cabdirisaaq Xusul oo uu wato Taliyihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin.

      Arrimahan ayaa banaanka u soo saaraya dagaalka tooska ah ee madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor-Qoor uu la galay madaxweynihii hore, oo ay si we yn isku hayaan madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday.

Xasan Sheekh ayaa kamid ahaa xubno diiday inay la ku lmaan Qoor-Qoor daba-yaaqadii sanadkii dhamaaday, xili ay taagneyd xiisad siyaasadeed culus oo u dhaxeys ay Farmaajo iyo Rooble oo la dhinac ahaayeen mucaar idka.

      Sidoo kale waxay arrintaan sii xoojinaysa dooda ah in madaxda dowlad goboleedyada ay saameyn xoogan ku leeyihiin doorashada Golaha Shacabka oo aheyd in loo madax-baneeyo Odayaasha dhaqanka. Si kastaba, Qor-Qoor ayaa kuraas dhowr ah si qa awan ugu boo bay xulafada Farmaajo-Fahad, kuwaasi oo qaarkood ay ka dhalatay xiisado xoogan, hase yeeshe ugu dambe yntii loo meel-mariyay Xigasho:-caasimadda.net

Culumo fariin adag u dirtay madaxda Sooma alida, kadib dilkii Sheekh C/Naasir

     Allaha u naxariistee geerida Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo Dorraad lagu dilay magaalada Kismaa yo, kadib markii qarax loogu xiray gaarigiisa ayaa aad u taabatay dad badan oo Soomaaliyeed, sidoo kale inta badan madaxda Soomaalida ayaa ka ha dashay geerida Sheekh Cabdinaasir.

      Sheekh oo fadhigiisa ugu weyn uu ah aa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa Kismaayo u tegay bixinta duru us diini ah, waxaana lala qarxiyey seddax wiil oo dhalin yaro ah oo la socday, kana tirsanaa xertiisa Kismaayo, labo ka mid ah dhalinyaradaas ayaa dhaawacmay, wax aana geeriyooday Sheekha iyo wiil kale.

       Sheekh Cabdinaasir ayaa marar badan muxaadaro oyin uu qabtay uga hadlay qaraxyada ay fuliyaan Al-Shabaab iyo sida qofka is-qarxiya ama qof kale qarxiya uu Allaah uga fogaanayo.

       "Dadka is-qarxinaya ee leh Alle ayaan ugu dhawa aneynaa, waxaan u sheegayaa in arrintaas aysan bana aneyn, inaad naftaada disho ama mid kale disho mar naba kuuma banaana, maalinta qiyaamaha qofkii is-dil ay, isagoo Naarta ku jira ayuu sidii oo kale isku dilayaa mar walba, waxaa laga yaabaa in mararka qaar uu qof ku isku qarxiyo oo laayo dad badan, waxaan u sheega yaa dhalinyarada la qaldaayo in dembiga dadka aad di sho oo dhan aad qiyaamaha dusha saara doonto,” ayuu horay u yiri AUN Sheekh Cabdinaasir.

      Qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed oo aad u gu dhawaa Sheekha ayaa shir jaraa’id qabtay caawa, iyagoo shaaciyey sida ay uga xunyihiin dilka Sheekh Cabdinaasir.

     Waxay Allaah ka baryeen inuu banaanka soo dhigo kuwii dilay Sheekh Cabdinaasir, sidoo kale culumadaan waxay sheegeen in magaalada Kismaayo uu duruus di ini ah ka waday Sheekha, isla markaana uu qorshihiisu ahaa inuu magaalada sii joogo mudo bil ah.

      Culumadii hadashay ayaa dowladda dhexe iyo maa mullada Soomaaliya waxay ku canaanteen inay Alle ka baqaan oo u soo jeestaan masuuliyadooda, cadowgana ay ka qabtaan dadka ay u dhaarteen, inta meesha ka saaraan is qabqabsiga u dhaxeeya ee aan macnaha ku fadhin.

     Madaxweyne Farmaajo, R/Wasaare Rooble, qaar ka mid ah wasiirrada iyo masuuliyiinta kale ee DFS, Madax weynaha Jubbaland Axmed Madoobe, culumo iyo dad kale oo aad u badan ayaa ka tacsiyadeeyey geerida AUN Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed.

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo La Kulmay Afhay een ka Xukuumadda Macalimuu

       Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Max amed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Afhayeenka Xuku umadda Maxamed Ibraahim Macalimuu oo Dorraad dib ugu soo laabtay Maagalada Muqdisho, isaga oo dhaa wac ahaan markii horey loogu qaaday dalka Turkiga.

     R/Wasaare Rooble ayaa Afhayeen Macalimuu ka xo g-wareystay xaaladdiisa Caafimaad iyo qaabkii dhaqa atiirta dalka Turkiga ugala tacaaleen dhaawaca kasoo gaaray qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee 16-kii Janaayo 2022 lagula beegsaday Muqdisho.

      R/Wasaaraha xilgaarsiinta ayaa Afhayeen Macall imuu u muujiyay sida uu ugu far axsan yahay in uu ka bogsood ay dhaawacii kasoo gaaray Qar axii lala beegsaday, una rajeey ay in uu ku guuleysto dadaalladi isa uu ku doonayo in uu dalkiisa ugu adeego.

     Afhayeenka Xukuumadda ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta loo sameeyay, wuxuuna sidoo kale farr iin mahadnaq ah u diray shacabka Soomaaliyeed iyo R/ Wasaare Rooble oo uu xusay inuu garab istaag weyn u muujiyey markii uu dhaawacmay.

    Md.Macalimuu ayaa 16-kii Jana ayo 2022 lala beegs aday qarax Is-miidaamin ah oo uu fuliyey qof isku soo xi ray Jaakad waxyaabaha qarxa ah, waxaana soo gaaray dhaawac, isagoona loo qaaday dalka Turkiga oo xaala ddiisa Caafimaad lagu soo daaweeyay.

Duqa Muqdisho Oo Farriin U Diray Waaxda Caafima adka Dowladda Hoose Ee Xamar

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa M/Mu qdisho  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ay aa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caaf imaadka Xukuumadda xilgaarsiinta Fowziya Abiikar Nu ur iyo Agaasimaha Caafimaadka ee D/Hoose Xamar.

     Kulankan ayaa looga hadlay waxyabihii ka qabsoom ay horumarinta adeegyada Ca afimaadka, tan iyo markii uu maamulka go bolka Banaadir Wasaarada Caafimaad ka kala soo war eegay maamulida adeegyada Caafima adka ee Caasi madda taas oo kasoo wareegatay mudo 1-Sano ah.

     Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa faray waaxda Caafimaadka Dowlada Hoose ee Xamar in san adkan 2022 ay xooga saaraan sidii bulshada Caasimad da ay u heli lahaayeen adeegyada Caafimaad oo tayo leh islamarkaana bilaash ah.

      Maamulka Gobolka Banaadir ayaa kal hore Wasaar adda Caafimaadka XFS kala wareegay maamulida ade egyada Caafim aadka ee Caasimadda, waxaana muda da as kasoo wareegatay muddo sanad ah..

Xal Laga Gaaray Khilaafkii Ka Dhashay Doora sh ada Golaha Shacabka Ee Banaadiriga

     Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ay aa shaaciyay in xal buuxa laga gaaray khilaafkii ka dha shay doorashada Xildhibaanada Banaadiriga ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad, taasi oo maalmo ka hor dib u dhigay Ra’iisul Wasaare Rooble.

     Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashooyinka he er Federaal ayaa lagu sheegay in Guddigii uu Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta u xil-saaray xallinta khilaafkii ka dhashay kuraasta Banaadirigu ay xalliyeen buuqii ka dhashay kuraastaas qaarkood oo la isku qabsaday.

     Guddiga ayaa Bulshada Sooma aliyeed iyo iyo daneeyeyaasha doo rashada dalka ku wargeliyay in la fasaxay qabashada doorashada Golaha Shacabka ee Xildhibaanada Banaadiriga, isla markaana Guddiga lo oga baahan yahay inay bilaabaan diiwaan-gelinta Musharaxiinta.

      "Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal wuxuu halkan ku shaacinayaa in Guddigii uu Ra’iisul Wasaaruhu u xil-saaray xallinta khilaafkii ka dhashay kuraasta Banaadirigu ay xalliyeen buuqii ka dhashay kuraastaas. Sidaas awgeed waxaan bulshada Soomaal iyeed iyo daneeyeyaasha doorashada ku wargelinay naa in la fasaxay qabashada doorashadooda, diiwaan gelintuna ay billaabanayso” ayaa lagu yiri Qoraalka Guddiga.

     R/ Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalmo ka hor hakiyey qabashada doorashada kuraasta Bana adiriga, kadib markii cabasho u gudbiyeen qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka kursi ka tirsan kuraasta Bana adiriga, waxaana doorashada lagu waday inay qabso onto 21-kii bishaan Febraayo.

Alshabaab oo sheegtay masuuliyadda weer aro qaraxyo ah oo ka dhacay Muqdisho

     Ururka Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyadda wee rar loo adeegsaday qaraxyo oo lagu weeraray xaruma ha 12  degmo oo katirsan gobolka Banaadir.

      Weerarkaan ayay Alshabaab sheegeen in ay ku dile en      5 qof ruux oo katirsan shaqaale ku sugnaa gooba ha la weeraray, sida lagu sheegay war lagu faafiyay bar aha internetka ee koox da Alshabaab.

       Goobaha weeraradan waxaa ka mid ah degmoo yin ka Kaaraan, Shibis, Boondheere, Wardhiigleey, Ho wlwadaag, Wadajir, Dharkeenleey, Hodan, Yaaqshiid, Hiliwaa, Dayniile, iyo Garasbaaleey.

      Waa weerarkii labaad oo ka dhaca qeybo kamid ah magaalada Muqdisho muddo todobaaad gudihiis ah. Dhowaan ayay ahayd markii Alshabaab ay weerareen xarumo ciiddan oo kuyaala Muqdisho.

       Waxay markii ugu horraysay muddo sanado kadib Alshabaab gacanta ku dhigeen saldhig ciiddan oo ku yaala degmada Kaxda, iyagoo kadibna horey u siiqaa tay labo gaadiid oo ciidanka boolisku lahaayeen

XIGASHO:-HIIRAAN.COM

Xukuumada Somaliland oo sheegtay in kooxo Baraha bulshada isticmaala ay dagaal kula jiraan

      Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud ee Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa mucaaradka ku eed eeyay in ay adeegsanayaan kooxo baraha ku daabaca xogo qaldan oo ku saabsan xaaladaha abaarta iyo sicir-bararka.

Wasiir Abokor ayaa sheegay in kooxahani ay si qaldan uga warbixiyaan xaalada abaarta, isla mar kaana ay daboolaan gurmadka wax lagaga qabanayo abaarta iyo sicir-bararka.

      "Kooxda C.B.B waxay si guracan uga warbixiyaan Xaaladda Abaarta iyo Sicir bararka Somaliland, waxay daboolaan gurmadka xukumadda, ganacsatadda, culim adda, iyo saxiibadda Somalland," ayuu yidhi wasiir Abokor.

       Wasiirka ayaa sheegay in kooxaha ay mucaaradku adeegsanayaan ay lamid yihiin kooxo lagu eedeeyo in dowlada Soomaaliya ay adeegsato.

       "Abuurista Kooxdan (C. B. B)oo laga soo minguuriy ay Ururka Ikhwaanu-Muslimiin, lagu dumiyay Wadamad da Yemen, Libya, Syria, iyo Masar, Sudan oo xasilooni- siyaasadeed ka jirin, waxaa kale oo isticmaalay Kooxda    Nabad iyo Nolol  ( N.N)  ee Konfurta Soomaaliya, imik an waxa la abuuray kooxo qarsoon oo baraha bulshad da ah Somaliland" ayuu yidhi wasiir Abokor.

     Wasiirka ayaa sheegay ina uu bilaabay qormooyin taxane ah oo uu kaga warami doono khatarta kooxdan uu ku andacooday in ay adeegsanayaan mucaaradka Somaliland, si ay dadka uga indho saabaan dadaalada iyo waxqabadka xukuumada Somaliland.

Guddoomiyaha Ururrada Bulshada Rayidka Oo La Kulmay Ra’iisul Wasaare Rooble

      Guddoomiyaha Ururrada Bulshada Rayidka Sooma aliyeed Tahliil Shaatax ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wa saaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xil gaar siinta Maxamed Xuseen Rooble, iyagoona ka wa da hadlay Arrimaha doorashooyinka ee socda.

       Guddoomiye Tahliil Shaatax ayaa waxaa uu sheeg ay inuu R/Wasaare Rooble u muujiyey welwelka ay Bul shada Rayidka ka qabaan qaabka au ku socdaan doorashooyinka Golaha Shacab ka iyo  waqtiga loo qabtey oo uun labo ma alin ka harsan tahey.Sidoo kale Guddom iye Shaatax ayaa la wadaagey Ra’iisul Wa saaraha Xukuumadda xilgaarsiinta how laha u baahan in la qabto doorashooyinka ka dib, ku waas oo lagu xalinaayo dhibaatooyinka ka dhalan doo no doorashooyinka dalka.

      Ururrada Bulshada Rayidka ayaa horey u sheegay in aan la fulin qodobadii ay ku heshiiyeen Madaxda Gol aha Wadatashiga Qaranka iyo tallooyinkii ay Bulshada Rayidka siiyeen Golaha ee ahaa in doorashada Golaha Shacabka ay noqoto mid daah-furan.

     Laba maalin oo qura ayaa ka haray waqtigii lagu he shiiyay in doorashada Golaha Shacabka lagu soo gaba-gabeeyo, wuxuuna waqtiga ku egyahay 25-ka bishaan Febraayo, isla markaana waxaa weli harsan oo aan la dooran in ka badan 100 Xildhibaan oo kamid noqon la haa Golaha Shacabka.

Isimada Puntland oo aqbalay dalabkii madax weyne Deni

      Isimada dhaqanka ee Puntland ayaa aqblay codsi uga yimid madaxweynaha maamulkaasi, Mudane Sac iid Cabdullahi Deni, kaas oo ku aadanaa inuu la kulmo isimada si loo soo afjaro xiisa da ka jirta Boosaaso.

      Wararka ayaa sheegaya in isimadu ay soo dhowee yeen dalabka madaxweynaha, isla-markaana ay Dorraad la kulmi doonaan, si ay uga wada-hadl aan xaal adda taagan.

      Kulanka labada dhinac ayaa waxaa diiradda lagu sa ari doonaa arrinta PSF ee dhalisay dagaalladii ka dha cay Boosaaso ee u dhexeeyey ciidamada labada dhin ac. Sidoo kale wada-hadalladan cusub ayaa ku soo aa dayo, iyada oo Deni uu dhaqangeliyay mid kamid ah soo jeedinta isimada oo ahayd in gacanta maamulka Dekedda Boosaaso laga saaro shirkadda P&O ee hoos tegta isutagga Imaaraatka Carabta oo ugu dambeyn aq balay.   Waxaa sidoo kale labada dhinac ay dood ka ye elan doonaan wax ka beddalka go’aanadii ay horey u soo saareen odayaasha ee ku aadanaa xal u helista khi laafka Deni iyo PSF. Dhanka kale madaxweyne Saciid    Deni ayaa kulamo la yeeshay qaar ka mid ah saraaki isha ciidamada iyo mas’uuliyiinta gobolka Bari oo uu ka la hadlay amniga guud ee Boosaaso.

      Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed Puntland oo haatan Boosaaso ku sugan ayaa ujeedka uu u yimid waxaa sidoo kale qayb ka ah kuraasta xub naha Golaha Shacabka Soomaaliya ee taalla gudaha magaaladaas oo ah deegaan doorashada labaad ee Puntland.

Guddiga Xalinta khilaafaadka oo go’aan rasmi ah kasoo saaray kursiga Fahad Yaasiin

       Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa fasaxay shan kursi oo uu kamid yahay kursiga HOP #086, kaas oo ku guuleystay la-taliyaha amniga qaran ka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. 

      Kuraastaan 5-ta ah ayaa 21-kii Bishaan doorashad ooda lagu qabtay M/Beledweyne ee Xarunta G/Hiiraan, balse Kursiga HOP#086 ayaa guddo omiyaha Guddiga doorashooyinka he er federaal Muuse Geelle uu she egay in la hakiyay ku dhawaaqista natiijada kursigaas.

Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa lagu shaaciyay in guddoomiyaha ay xubnaha kale ee guddiga la wadaa geen warbixin uu ku qancay oo ku saabsan lixda kursi ee lagu doortay Beledweyne uuna fasaxay.

       Guddiga ayaa la sheegay inaysan jirin wax caba sho ah oo laga soo gudbiyey kuraastaas inta lagu guda jiray waqtiga ku xusan sharciga uu ku shaqeeyo gudd iga, taasoo ka dhigan inaysan jirin qof xataa hadda   dacwad soo gudbin kara.

      Kursiga Fahad Yaasiin ayaa waxaa ku dhagan xafi iska Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ist icmaalaya qaar kamid ah xubnaha guddiga doorashada heer Federaal oo uu ugu horreeyo guddoomiyaha.

      Waxaa muuqata in dagaalka kursigaan looga guu leysta xafiiska Ra’isulwasaaraha maadaama guddiga xalinta khilaafaadka uu ka hor yimid qorshihii ay wateen oo ahaa in guddiga loo guddiga dacwad ka dhan ah kursiga Hop#086.

Maamulka gobolka GEDO oo war cusub kasoo saaray doorashada Garbahaarey

      Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Mudane  Axmed Buulle Gareed oo wareysi cusub bixiyey ayaa ka hadlay doorashada 16-ka kursi ee taalla gudaha ma gaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka, kuwaas oo ay hareeyey murano xoogan.

      Buulle ayaa shaaciyey in mas’uuliyadda ugu weyn ay saaran tahay ra’iisul wasaaraha, wuxuuna tilmaamay in looga baahan yahay in doorasho ay ka dhacdo Gar bahaarey.

      "Ra’iisul wasaaraha isaga ayaa ah gu ddoomiyaha doorashada isagaa lagara baa in Garba haarey ay door ashada ka dhacdo isagaa laga rabaa in 16-ka kursi Garbahaarey uu geeyo,” ayuu Axmed Bu ulle Gareed ku yiri wareysigan oo uu siiyey Shabelle TV

Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo oo hadalkiisa sii wada ayaa sidoo kale xusay in ka maamul ahaan ay  diyaar u yihiin qabashada doorashada kuraasta taalla d egmada Garbahaarey, wuxuuna xusay in doorashada ay u dhici doono si xor iyo xalaal ah.

     "Aniga haddii aad i weydiiso kalsooni 100% ayaan ka qabaa doorashada inay ka dhaceyso Garbahaarey waxaan ogahay inay si xor iyo xalaal ah kusoo bixi do onaan” ayuu raaciyey.

     Dhanka kale guddoomiyaha ayaa hoosta ka xariiqay in haatan aysan wax wada shaqeyn ah kala dhexeyn maamulka uu hoggaamiyo Axmed Madoobe, isla-mark aana cidda la doonayo inay wax isku raadiyo ay tahay dowladda federaalka ah, gaar ahaan ra’iisul wasaaraha.

"Annaga iyo Axmed shaqo iskuma lihin horey ayaa kuu gu sheegay ra’iisul wasaaraha ayaa laga rabaa inuu wax isku raadiyo,” ayuu markale yiri gudomiye Gareed.        Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo maamulka Jub baland ee xaruntiisa KMG ah ay tahay degmada Kisma ayo uu ku dhowaaqay in aysan doorasho ka dhici karin M/Garbahaarey ee gobolka Gedo, taas oo uga sii dar tay caqabadaha ka taagan doorashada.

Xildhibaan Bashiir Askar Xuseen oo caawa ku geeriyooday dalka India

     Xildhibaan Bashiir Askar Xuseen oo ka tirsanaa Gol aha Wakiilada ee Puntland ayaa caawa ku geeriyooday dalka India, oo dhawaan uu u tegay arrimo caafimaad.

    Madaxweynaha Puntland, Siciid C/hi Deni ayaa ka ta csiyeeyay geerida ku timid Xildhibaanka Golaha Wakii lada ka tirsanaa.

    "Waxaan ka tacsiyeynaya geerida Al le ha u naxari istee Xildhibaan Bashiir Ask ar Xuseen oo ka tirsana Golaha Wa kiilada D/G/Puntl and, kaasi oo hadda la i soo sheegay in uu ku geeriyo oday India. Waxaan si gaar ah tacsi ugu dira ya Golaha Wakiila da Dowladda Puntland, eheladii iyo qoysaskii uu ka geeriyooday. Marxuumka Alle janadii ha geeyo,

Aamiin.”

Dab ka kacay Saldhig ay leeyihiin Ciidanka AMISOM & khasaaro ka dhashay

     Saldhigaan ayaa waxaa uu kuyaalla degaanka Haan -sheekh oo u dhow Tuulada Gololeey oo hoostagta deg mada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana degan Ciidamada Uganda oo katirsan howlgalka M/Afrika ee AMISOM.

     Wararka la helay ayaa sheegaya in dabka oo ka dha shay Koronto uu ku fiday Bakhaarada Hubka ee Ciidama da Uganda, waxaana dad ku sugan Balcad ay shee geen inay maqlayeen qaraxyada rasa astii iyo hubkii yiilay bakhaarada.

      Dadka qaar ee ku sugan degmada Balcad ayaa mar kii hore u qaatay in dagaal uu ka socda Xerada Ciidama da AMISOM ee Haansheekh balse markii dambe la oga aday in uu dab ka kacay Xerada, kaas oo lagu guuleys tay in la damiyo.

    Saraakiisha Ciidamada AMISOM ee ku sugan Xer ada Haansheekh ee duleedka Waqooyi ee degmada Balcad ayaan weli faah faahin dabkaas, balse

Galmudug oo shaacisay Jadwalka doorashada Saddex kursi

       Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Dorraad shaaciyay guddiy adda xulista kuraasta kala ah HOP#012, HOP#048, HOP#137 iyo waqtiga la qabanayo Doorashada Sadde xda Kursi.

      Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu shaaciyay in 24-ka Bishaan oo beri ah la diiwaangelin doono mu sharrixiinta Saddexda kursi oo doorasha dooda ay ka dhaceyso Magaalada Dhuu samareeb 25-ka Bishaan, waxaana kura asta doorashadooda la qabanayo iyo Xil dhibaannada hadda ku fadhiya ay kala yihiin.

&


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip