HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 19-FEB.2022

0
Saturday February 19, 2022 - 08:01:16 in Wararka by
  • Visits: 585
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 19-FEB.2022

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Dagaalka Fahad vs Rooble: Tallaabo oyinkii uu qaaday Rooble iyo arrintii ka dhex dhacday guddiga doorashada

    Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ay aa u dhaqaaqay inuu joojiyo kursiga tirsigiisu ya hay HOP#86 ee uu u sharaxan yahay taliyihii ho re ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji  Daahir, kaasi oo ay deegaan doorashadiisa tahay M/Beledweyne.

     Dagaal siyaasade edka Fahad iyo Roob le ma aheyn ku qarso on. Xafiiska R/ Wasaa re Rooble ayaa isku dayey inuu isticmaalo guddiga oo mideysan si ay kiiskaan uga shaqeeyaan, laakiin laguma guuley san.  Dhowr maalmood ka hor ayey howshaan bill aabatay, laakiin 2dii Maalmood ee lasoo dhaafay waxaa jiray abaabul xooggan oo kursigaan ku sa absan.

  Sida ay noo xaqiijiyeen xubno kamid ah guddi ga doorashada heer Federaal, kooxda R/Wasaa re Rooble ayaa Talaadadii la fadhiisatay guddoo miyaha guddiga doorashada heer Federal Muuse Geelle, kaai soo ay doorashadiisa gacan weyn ku lahaayeen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo hoggaa miyaha Puntland Saciid Deni.

    Waxaa ninkaas la hor dhigay inuu joojiyo qaba shada doorashada kursiga HOP#86 ee uu u shar axan yahay Fahad Yaasiin, dood kadib waxaa la sheegay inuu Muuse dalbaday inuu arrintaas ku soo qanciyo xubnaha kale ee guddiga, maadaa ma uu buuq ka dhallan karo haddii uu go’aan iska qaato.

    Inta badan xubnaha guddiga doorashada ayaa Arbacadii ka shiray kiiskaan, laakiin Muuse iyo xu bnihii ku aragtida ahaa waa laga diiday soo jeedi ntaas, waxayna xubnaha kale ku doodeen inay ji raan kuraas badan oo la boobay oo xafiiska Roo ble oo uu diiday in la hor istaago.

    Waxay sheegeen in maadaama aan kuwii hora ba tallaabo laga qaadin inay adag tahay in kursig aan si gooni loo beegsado. Waxay kaloo xubnaha ku doodeen in kiiskaan yahay mid siyaasadeysan oo ay wacan tahay in guddiga uu ka dhex baxo ar rimahaan oo aysan noqon dad la isticmaalo.

     Markii uu guddoomiyaha guddiga arrintaan ku qancin waayey xubnaha kale ee guddiga waxaa soo baxday in xubnaha diidmada qaba ay la fa dhiistaan Ra’iisul Wasaare Rooble.

    Dorraad oo Khamiis aheyd waxaa la xaqiijiyey in uu Rooble la kulmay xubno uu hoggaaminayey guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada nin ka lagu magacaabo Mowliid, waxaana mar kale la dul istaagay joojinta kursiga HOP#86.

     Mid ka mid ah xubnihii guddiga ee Dorraad Roo ble la kulmay waxaa laga soo xigtay inay Rooble waydiiyeen sababta kuraastii kale ee la boobay aan qoraal looga soo saarin, balse uu midkaan u xiiseenayo in la joojiyo.

     Waxay xubnahaan sheegeen inuu Rooble ugu jawaabay intaan aniga halkaan joogo ma dhici kar to inuu Fahad ku biiro baarlamanka.

     Xubnihii uu hoggaaminayey guddoomiye ku xigeenka diidmadoodii ayey ku adkeysteen, balse hal talo ayey xafiisks Rooble uga tageen sida la sheegay, taasoo aheyd inuu Ra’iisul Wasaaraha shir jaraa’id qabto uuna isaga iclaamiyo inuu gud diyada farayo inay kursigaasi joojiyaan, markaas  kadibna ay guddiyada qaadan doonaan go’aanka Ra’iisul Wasaaraha iyadoo dadweynaha wada ogyihiin.

     Arrintaas dhanka Ra’iisul Wasaaraha waa ku adkaatay. Intaas kadib xubno ay ka mid yihiin Mu use Geelle oo ah guddoomiyaha guddiga doorash ada heer federaal, Liibaan Shuluq oo ay Ra’iisul Wasaaraha ehel yihiin oo isna guddiga ka tirsan, nin la yiraahdo Xiis oo dhanka Jubbaland ka soc da iyo Afahayeenka guddigaan ayaa la sheegay inay dhinac noqdeen oo ay go’aanadeen inay soo saaraan warqad lagu joojinayo kursiga HOP#86, halka xubnihii kale ee guddiga qaadaceen taasoo kala jabisay guddiga doorashada ee heer Feder aal.

      Guddoomiye ku-xigeenkii iyo aqbalabiyadii guddiga hal dhinac ayey mareen halka guddoomi yihii iyo 3 xubnood oo kale ay isku dhinac noqd een.

    Bogga Facebook ee guddiga doorashada ee Heer Federaal ayaa lasoo geliyey warqadda lagu joojinayo kursiga u uu sharaxan Fahad, laakiin wax yar kadib xubnaha kale ee diidan ayaa ka sa aray warqaddii Facebook, halka ay soo galiyeen warqad kale oo lagu beeninayo middii hore.

    Labada dhinac ee guddiga qole waxay heysa taa bogga Facebook ee guddigaan qolada kalana waxay heystaan bogga Twitter-ka.

      Warbaahinta Dowladda Federaalka ah ayaa iyadana xiisadaan ku dhex milmatay, iyadoo la sa fatay garabka taageersan Ra’iisul Wasaare Rooble.

      In xubnihii guddiga doorashada kala jabeen waxay walaac weyn ku tahay geediga doorasha da Soomaaliya. 7 Maalmood ayaa ka dhiman wa qtigii la qorsheeyey in lagu soo afjaro doorashada Golaha Shacabka.

     Guddiga doorashada ee maamulka HirShabe lle ayaa iyaguna Habeen hore qaadacay warqadda kasoo baxday garab kamid ah guddiga doorashada ee heer Federaal, iyagoo ku adkeystay in Axadda la qabanayo doorashada kursiga uu Fahad Yaasiin u sharaxan yahay.Xigasho:-caasimadda.net

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magac aabay guddi baaritaan ku sameeya dilka Taliyahii Booliiska Baledweyne

      Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magacaabay guddi baa ritaan ku sameeya dilka allah u naxariistee taliya hii Booliiska Baledweyne Laba xidigle Maxamed Xuseen Maxamuud Duurgade.

     War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska mada xweynaha Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in mar kii uu arkay madaxweynaha talo soo jeedinta hay ’adaha Amniga Hir shabeelle uu garo owsaday in laga ma armaan ay tahay in baaris lagu same yo dilkii Dorraad loo geystay taliyihii Boo liska Saldhiga Beledweyne inuu Magacaabay ma daxweynaha xubnaha guddiga baarista dilka oo kala ah.

    G/le Maxamed Cabuqaadir Maxamed oo ah ku xigeenka xeer ilaalinyaha Maxkamadda Ciidama da Qalabka sida oo guddiga looga dhigay Gudd oomiye. Guddoomiye ku xigeenka guddiga Xasan Dhicisow Xasan oo ah Taliyaha Booliska Hirshab eelle, Isaaq Cali Cabdulle oo ah Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Xubin, Maxamuud Xas an Ibraahim Baakaay oo ah Taliyaha Guutada 5a ad ee qeybta 27aad Xubin, laba Xidigle Colaad Cabdullaahi Dalabeey oo ah Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Gobolka Hiiraan Xubin,  laba Xidigle Muuse Salaad Wehliye Xubin, laba Xidigle Xuse en Axmed Maxamed Xubin.

  Xubnahaan guddiga ee uu magacaabay Madax weynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ay aa laga sugayaa baaritaanka dilkii loo geystay Tal iyihii Saldhiga Booliiska Degmada Beledweyne oo Dorraad barqadii ku geeriyooday israsaaseyn mudo kooban ku dhexmartay gudaha Saldhiga Baledweyne ciidamada Haramcad iyo kuwa Bool iiska Hirshabeelle.

    Dhinaca kale waxaa saacadahii ugu dambeey ay gudaha magaalada Baledweyne laga dareem ayay dhaqdhaqaaqyo iyo abaabul ciidan oo ay wa daan Maleeshiyaad ku heyb ah taliyaha la dilay, kuwaas oo sheegaya iney doonayaan iney cadaal ad u helaan dilka allah u naxariiste Marxuum Duu rdage oo aanan wali la aasin.

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo ka degay saldhiga Balli-doogle

    Safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry André ayaa Shalay booqasho ku tagay sal dhiga Balli-doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, taas oo noqoneysa midii u horeysay ee uu ku tago tan iyo markii uu soo magacaabay mad axweyne Biden.

 Safarkaan ayaa wa xa Larry ku wehlina yay Taliyaha Ciidan ka Mareykanka ee Af rica(AFRICOM)Gen. Stephen Town send, ayada oo ay u kuur-galeen xaalada saldhigaas oo xarun u ah ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kum aandooska xooga dalka.

    Safiirka Mareykanka iyo Taliyaha ciidanka AFR ICOM ayaa intii ay ku sugnaayeen halkaas kulan la qaateen ciidamada Mareykanka ee ka howl-gala Balli-doogle, ciidammada kumaandooska So omaaliya ee DANAB iyo kuwa Uganda ee qeybta ka ah AMISOM, kuwaas oo ay kala hadleen la-da gaallanka argagixisada.

    Sidoo kale Danjire André iyo Gen. Stephen ay aa waxay wada-jir ula kulmeen Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, Generaal Odawaa Yuusuf Raage, oo ay ka wada-hadleen aarrimaha amniga iyo ho wl-galada ka dhanka ah kooxaha argagixisada.

     Saldhiga Balli-doogle ee gobolka SH/Hoose oo fariisin u ah ciidamo iyo tobabarayaal Mareykan ah, ayaa waxaa inta badan laga hagaa howl-ga lada Ciidammada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ay ka fuliyaan gobalada Koonfurta Soom aaliya iyo weliba duqeymaha ay fuliyaan diyaarad aha Mareykanka.

Howlgal ka dhan ah Kooxaha Burcadda oo laga sameeyay Sh/Hoose

     Ciidamada Millateriga Soomaaliya oo ay we hlinayaan Ciidamada Daraawiishta dowlad  Gobol eedka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo ka dhan ah Burcadda hubeysan ee dadka dhaca u geysa naya waxaa ay ka sameeyeen degaano hoostaga degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

      Howlgalka oo ay hoggaaminayaan Taliyaha Ururka 64aad Guutada 7aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Cali Cabdulaahi (Halac) iyo Taliyaha Daraa wiishta Dagmada Wanlaweyn Cali Juu ayaa laga sameeyay tuulooyinka, Warta Bula Caday,  War muusow,  Dhiiktaare, Garfaale iyo kuwa kale oo hoostaga Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose

      Taliyaha Ururka 64aad Guutada 7aad ee Ciid anka Xoogga Dalka Cali Cabdulaahi (Halac) ayaa sheegay in  howlgalkaasi uu si guul ah ugu soo dhamaaday, isla markaana ay siiwadayaan inta Amniga deegaanka si buuxda looga xaqiijinaayo.

      Taliyaha ma sheegin dad ay kusoo qabteen howlgalkaas, balse uu sheegay in howlgalka uu ka dambeeyay kadib cabasho kasoo gaartay dad Shacab ah ee dhac loo geystay.

       Todobaadkaan ayaa Ciidamada dowladda iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed waxaa ay dhowr jeer sameeyeen degaano hoostaga degmada walanweyn, halkaas oo la sheegay in

Kooxo Burcad ah ay dhac ka geeysanayeen.

Guddiga doorashada oo isku khilaafay hakinta kursiga loo xiray Fahad Yaasiin – Xog

     Guddiga doorashada heer federal ayaa isku khilaafay in la hakiyo doorashada kursiga HOP #086 ee loo xiray la-taliyaha amniga qaranka Far maajo iyo taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin, sida aysheegtay in ay  ogaatay Ca asimada Online.  Iyado tiri Sida ay noo xaqiijiyeen xubno ka mid ah g uddiga doorashada heer Federaal, guddoomiyaha guddiga Muuse Ge elle oo ku xiran ra’iisul wasaare Ro oble ayaa lagala hadlay inuu joojiyo doorashada kursigan, taasi oo uu aqbalay.

    Kadib inta badan xubnaha guddiga doorashada ayaa Arbacadii ka shiray kiiskaan, laakiin Muuse iyo xubnihii ku aragtida ahaa waa laga diiday soo jeedintaas, waxayna xubnaha kale ku doodeen in ay jiraan kuraas badan oo la boobay oo xafiiska    Rooble uu diiday in la hor istaago.

     Waxaa xigay ayada Habeen hore dhinac ka mid ah gu ddiga, oo uu hoggaaminayo guddoomiye Muuse ay soo saareen warqaddii lagu hakiyey doorasha da kursiga HOP#086, ayada oo aan loo dhameyn, taasi oo qabsatay baraha bulshada.

     Qoraaka kasoo baxay guddiga ayaa lagu yiri "Ka dib markii Guddiga Hiirgalinta Doorashooyin ka Heer Federaal (FEIT) ay soo gaareen cabasho oyin ka yimid nabadoonnada iyo oday dhaqame edyada jufada iska Ieh kursiga sumaddiisu tahay HOP#086. Waxaa lagu wargalinayaa Labada Gu ddi ee warqaddani ku socoto inay hakiyaan qaba shada Kursiga kor ku xusan inta laga xalinayo ca bashada laga soo gudbiyay.”

     Si kastaba, saacad kadib waxaa mareegtii fac ebook ee guddiga la wareegay koox ka mid ah gu ddiga oo ku xiran Villa Somalia iyo Fahad, kuwa as oo soo saaray warqad lagu beeninayo qoraal kii hore, laguna sheegay inaan la hakin kursigaas.

Warqaddaas ayaa lagu yiri "GHDHF wuxuu cadey nayaa in ay waxba kama jiraan tahay warqadda la gu baahiyay baraha bulshada ee wadatay saxiixa Gudoomiyaha taas oo lagu sheegay Hakinta kurs iga sumaddisu tahay HOP#086 kana mid ah kura asta ay shaaciyeen Guddiga Maamulka Doorasha da Hirshabeelle (BALEDWAYNE).”

"Hadaba GHDHF wuxuu Farayaa Guddiga Maa mulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed Hirsh abelle in ay waajibaadkooda gutaan, siina wataan shaqada adag ee hortaalla.”

      Ilaa hadda ma cadda sida xaalku noqon do ono, balse waxay u egtahay in Fahad iyo kooxdi isa ay ka go’an tahay in doorashada kursigan la qabto, islamarkaana Axadd Fahad uu noqdo xil dhibaan.XIGASHO:CAASIMADDA,NET

Guddiga Hirgelinta Doorashada Hirsha beelle oo war rasmi ah kasoo saaray warar sheegay ay in la hakiyay door ashada kursiga HOP 086

     Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa war rasmi ah kasoo saaray qoraalo lagu jah wareeraray oo saacadahii ugu dambeeyay qabsa day baraha bulshada, kuwaas oo kala sheegayay in la hakiyay door ashada kursiga tirsigiisu yahay HOP 086 iyo ineysan jirin wax ha kin ah oo lagu daabacay bogga gu ddiga doorashada iyo qaar ka mid ah bogaga Warbaahinta qaranka.

     War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska gudd iga doorashada Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in warqadda kasoo baxday guddiga heer federal ay tahay mid been abuur ah, islamarkaana aysan jirin cabasho kasoo gaartay kursiga nambarkiksu yahay HOP 086. "Ka dib markii Guddiga maam ulka doorashada Hirshabelle GMDHDX iyo dham maan wakiillada Guddiyada heer Federal iyo Xal inta Khilaafaadka arkeen warqad lagu baahiyay baraha bulshada ee faraysay in la hakiyo Kursiga HOP#086 oo aan wadan wax faahfaahin ah iyo sababo lagu hakin karo kursi qabashadiisa la sha aciyay, Guddiga Doorashada HirShabelle asagoo gudanaya waajibaadkiisa Qaran iyo heshiisyadii Madasha wadatashiga qaran iyo dhammaan habr aacyadii doorashada dalka waxa ay idiin xaqiijin ayaan in guddigu uusan soo gaarin wax cabasha ah ee ka timid kursiga kor ku xusan,” ayaa lagu yiri qoraalka guddiga kasoo baxay guddiga door ashada Hirshabeelle.

     Qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada Hirshabeelle ayaa sidoo kale lagu sheegay in gu ddiga uu sii dardargalinaayo qabashada kuraasta jadwalkooda ay horay usoo saareen uu ka mid yahay HOP 086 oo ay tilmaameen ineysan jirin sabab loo hakiyo kursigaas oo ay sheegeen in la xaqiijiyay odayaasha dhaqanka ee soo xulaya oo uu ku jiro odaygii saxiixa u ahaay doorashadii 2016.

      Qoraalkan kasoo baxay guddiga doorashada Hir shabeelle ayaa imaanaya xili Habeen hore bogga gu ddi ga doorashada heer Fedaraal markii hore lagu soo daabacay qoraal muujinaayay in la hakiyay qabashada doorashada kursiga HOP 086, kadib cabasho ka timid, inkastoo daqiiqado kooban gud aheed warqadaasi laga saaray bogga, islamarkaa na lagu soo badalay mid kale oo sheegaysa in warqadii hore ay tahay been abuur oo aysan jirin wax hakad ah oo kursiga guddiga doorashada heer Fedaraal uu galiyay

Kooxda AL-SHABAAB oo shaacisay qor shaheeda xiga weeraradii MUQDISHO

     Warbaahinta taageerta kooxda Al-Shabaab ay aa baahisay wareysiga nin sheegtay guddoomiy aha Al-Shabaab u qaabilsan magaalada Muqdi sho, kaas oo lagu magacaabo Sheekh Muuse Ca bdi Carraale, waxuuna ka hadlay weerarradii ay ka fuliyeen degmada Kaxda iyo deegaanka Daar usalaam.

     Waxa uu sheegay inay si joogto ah uga howl galaan magaalada Muqdisho, balse weerarkii hab een hore uu ahaa mid ay aad uga soo shaqeeye en, isla markaana u dhacay sidii ay u qorsheey een, sida uu hadalkiisa u dhigay.

     Sidoo kale Muuse Carraale ayaa ku goodiyey inay soo noqon noqon doonaan weerarada ay ka geysanayaan Muqdisho, isagoo sheegay inay bee gsa doonaan ciidamada dowladda Soomaal iya iyo kuwa shisheeyaha oo uu kala jeedo AMISOM.

"Weeraradii Habeen hore oo kale wey soo noqnoqon doonaa, go’aankeenu waa in Soomaaliya aysan ka hir-gelin qorshayaasha shisheeyaha, taasina ma suurta geli doonto inta aan noolnahay,” ayuu yiri Muuse Cabdi Carraale oo sheegtay inuu yah ay guddoomiyaha Al-Shabaab ee gobolka Ban aadir.

     Ninkaan ayaa sheegay in gaadiid iyo rasaas ay ku furteen weerarradii ay ka fuliyeen Muqdis ho, isla markaana ay si buuxda ula wareegeen go obihii uu bartilmaameedkoodu ahaa.

     Waxuu sheegay in weeraradaas ay u qeybiy een degmooyinka Kaxda, Deyniile iyo Yaaqshiid, isla markaana ay socdeen saqdii dhexe ee habe enkii Talaadada, ilaa waa berigii.

     Weeraraad ay kooxda Al-Shabaab ka geysa tay gudaha magaalada Muqdisho ayaa sababay Inay dhulka la simaan dhamaan dhismayaashii saldhigga degmada Kaxda, waxayna horay u sii kaxeysteen gaadiid dagaal oo yaallay saldhigga.

Afhayeen Booliska Soomaaliya oo ka hadlay weer arradii ay Al-Shabaab ka geysteen gudaha Muqdi sho ayaa shaaciyey geerida laba qof, dhaawacya da 16 kale iyo waxyeelo uusan kaala cadeyn no oceeda oo soo gaartay seddax askari oo ka tira naa ciidamada dowladda, sidoo kale waxuu qiray in laba gaari ay Al-Shabaab kala baxeen saldhig ga degmada Kaxda.

   Beesha Caalamka oo War ka soo saar tay door ashooyinka Golaha Shacabka

      Beesha Caalamka ayaa ka hadashay doora shooyinka Golaha Shacabka ee qabsoomay iyo kuwa harsan, iyaga oo ku baaqay in doorashoo yi nka lagu dhameystiro waqtigii loo asteey ay.Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeed kasoo baxay Bee sha Caalamka.  Saaxiibada caalamku waxa ay ka war hayaan in doorashada kuraasta Golaha Shac abka ay qiya astii ​​kala bar qabsoontay.

      Saaxiibada caalamku waxay mar kale hoosta ka xarriiqayaan baahida loo qabo in sixidda qal adaadka habraaca loo wajaho si dhexdhexaad ah oo daah-furan si loo dhiso kalsoonida geeddi-socodka doorashada iyo natiijadeedaba.

      Sida lagu qeexay War-murtiyeedka Golaha Wadatashiga Qaranka (GWQ) ee bishii Janaayo, musharrixiinta waa inay xor u ahaadaan inay u tartamaan caqabad la’aan. Suxufiyiintu ay awood u yeeshaan inay tebiyaan, bulshada rayidka ahna ay si xor ah u kormeeraan hawlaha doorashada cabsi gelin la’aan. Sidoo kale, waxaan ugu baaq aynaa dhammaan madaxda inay ka fogaadaan sii baahidda xiisadda siyaasadeed, lana xaqiijiyo in ciidamada ammaanka aan loo isticmaalin sidii qalab siyaasadeed.

     Saaxiibada caalamku waxay ku celinayaan wal aaca ah in qoondada boqolkiiba 30-ka ee matala adda haweenka ee baarlamaanka aan la gaarsii neyn, waxa ayna ku baaqayaan in tallaabooyin de gdeg ah lagu saxo kuraasta harsan.

      Maadaama wakhtiga kama dambeysta ah ee ay isku raaceen Golaha Waatshiga Qaran bishii Jannaayo 2022 uu ku eg yahay 25 Feberaayo, ba h-wadaagtu waxa ay dhiirigelinayaan sii wadidda dardargelinta, si loo xaqiijiyo dhammaystir degdeg ah, laguna kalsoonaan karo ee geeddi-socodka

 doorashada.


Doorashada Kuraastii Ugu Dambeysay Ee Taalla M/Baraawe Oo Shalay La Qabtay

      Magaalada Baraawe ee Caasimadda Maamu lka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Shalay oo khamiis ah waxaa ka dhacday doorashada kuraastaGolaha Shac abka Baarlamaanka 11-aad, kuwoo dii ugu dambeeyay ee yaalla Magaaladaas. Doorashada kursiga tirsigiisu yahay Hop-062 ayaa waxaa ku tartamay Musharaxiinta kala ah Aweys Maxamed Cumar iyo Abuukar Maxamud Macalin Cumar, wa xaana doorashada ku guuleystay Aweys Maxa med oo helay 80-cod, halka Abuukar Maxamud uu isna helay 15-cod, 2-cod ayaa halaabay.

      Maxamed Xasan Maxamed (Murjaan) ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-195 ee Xubinnimada Golaha Shacabka BFS, isagoo heley codad gaaraya 82-cod halka musharaxii la tartamayey Nuur Cali Nuur 19-cod.

      Kursiga tirsigiisu yahay Hop-187 ayaa waxaa ku tartamay laba Musharax oo kala ah Nuur Cu mar Aadan iyo Dr Cali Saciid Fiqi oo ahaa Gud doomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koonfur Gal beed, waxaana doorashada kusoo baxay Dr Cali Fiqi oo helay 80-cod, halka Nuur Cumar uu isna helay 16-cod.

     Doorashada kursiga tirsigiisu yahay Hop-057 ayaa waxaa ku guuleystay oo kusoo baxay Muqt aar Axmed Xasan oo helay codad gaaraya 87-cod, isla markaana waxaa doorashada kula tarta may Iidle Ibraahim Nuur oo helay 7-cod, 1-cod ayaana Halaabay.

     Kursiga Hop-194 ee ugu dambeeyay ee doora shadiisa Shalay ka dhacday Magaalada Baraawe ayaa waxaa ku guuleystay Xamza Saciid Xamza oo ah Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xuku umadda xilgaarsiinta, isagoo helay 83-cod, halka musharaxii la tartamayey ee Qasaali Fiqi Abuu uu isna heley 12-cod.

      Maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo gaba-gabeeyay doorashada Golaha Shacabka ee dee gaan doorashada labaad ee Magaalada Baraawe ee Caasimadda rasmiga ee Koonfur Galbeed, wu xuuna maamulkii ugu horreeyay ee dhammeeyay deegaan doorashada labaad.

Alshabaab oo soo bandhigtay gaadiid ciiddan oo ay ku furteen weerarkii saldhigga degmada Kaxda

     Shabaab ayaa soo bandhigtay labo gaari oo ay wateen ciidamada booliiska oo la sheegay in la ga qabsaday weerar ay habeen hore ku qaadeen degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.

     Sargaalka Alshabaab u qaabilsan howlgallada gobolka Banaadir, oo lagu magacaabo, Muuse Cabdi Carraale ayaa ku hanjabay in weeraro kale ay ka geysanayaan caasimadda.

      Labo carruur ah ayaa ka mid ahaa shan qof oo dhintay kadib markii Alshabaab ay weerar ku qaadeen laba saldhig oo boolis oo ku yaal koon furta iyo waqooyiga caasimadda iyagoo adeegsa naya baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyay.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in weerarkii Alshabaab kusoo qaadeen saldhigga degmada Kaxda ay ciiddamadu iska caabiyeen.  Balse, sa wirro la faafiyay ayaa muujinayay in guud aha anba saldhiga Kaxda lagu burburiyay qaraxyada lagusoo weeraray. Alshabaab ayaa saacaddo ko oban maamulaysay saldhigga, waxayna sheege en inay horey usii qaateen labo gaadiid oo ay lah aayeen ciidamada booliiska saldhigga degmada Kaxda.

Dad Shacab ah oo lagu dilay degaan ka tirsan Gobolka Mudug

      Maleeshiyad hubeysan ayaa laba qof oo Sha cab ahaa waxaa ay ku dileen Deegaanka Saaxo ee Gobolka Mudug, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsad ay. Maleeshiyaadka dilka geystay ayaà ka yimid dhinaca Deegaanka Ga liinsoor ee Go bolka Galguduud sida wararku sheegayaan, wuxu una dilla salka ku hayaa aanooy in qabiil.

     Dadka kunool degaanka Saaxo ee Gobolka Mudug ayaa waxaabay sheegeen inay soo wajah day cabsi ku saabsan inay sii korshaan falalkadil alka ee la xiriira aanooyinka qabiika.

Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa degaan n ada Maamulka Galmudug kusoo kordhay dilalka & dagaalada la xiriira qabiilka, iyada oo mad axda Galmudug aysan waxba ka qaban.

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo mowqif cad ka qaatay Arrinta Garbahaareey

Maalmihii la soo dhaafay waxaa si dar dar ah mamaul goballeedyada qaar uga socotay doorash ada Golaha shacabka ee baarlamanaka cusub ee federaalka Soomaaliya iyado



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip