HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 15-KA FEB. 2022-KA

0
Tuesday February 15, 2022 - 08:27:12 in Wararka by
  • Visits: 579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 15-KA FEB. 2022-KA

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Dowladda Soomaaliya Oo La Wareegtay Deeq Kaga Timid Imaaraatka

    Dowladda imraadak carabta ayaa mar kale gar-gaar bani’aadanimo waxaa ay kasoo dej isay Garoonka diyaaardaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho.

  Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Xilgaa rsiinta ayaa garoonka diyaaradaha kula ware egay deeqda ka timid Imaaraadka, taasi oo qayb ka ah gurmad loo fidinayo dadka Abaar uhu saameeyen ee k u dhibaataysan Gobolada dalka.

     Wasiirka gargaarka Dowladda Soomaaliya khadiija  Maxamed Diiriye ayaa la wareegtay deeqda, waxaana Imaaraadka ay kaga mahad celisay deeqda ay soo gaarsiiyen,taasi oo ays heegtay in ay qayb ka noqon doonto gurmadka lagu taageerayo dadka ay haystaan xaaladaha bani’aadanimo ee Abaaraha ku ahnti beelay.

      "Waxaa goor dhow kula wareegay Garoon ka Diyaaraddaha Aadan Cadde Sahaydii sedde xaad oo ka timaada Dowladda Imaaraatka Car abta taas oo loogu talagalay dadka ay Abaara ha ku saameeyeen dalka. Dowladda Imaaraat ka waxaan uga mahadceliyay doorkooda ku aaddan xaaladdaha Bini’aadanimo ee dalka” ay ay tiri Wasiirka Gargaarka Dowa ladda Soom aaliya oo qoraal soo saartay.

     Abaaro xooggan aya ku dhuftay dalka, wax aana meelaha qaar laga soo sheegayaa dad u dhintay Abaarahaasi, iyadoo ay xusid mudan tahay in imaaaraadku ay markii seddexaad gargaar soo gaarsiiyeen Soomaaliya, tan iyo markii xilka uu la wareegay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble

 Jabuuti oo ogolaatay inay dib u soo ce liso hanti ay u heysay Soomaaliya

     Dowladda Jabuuti ayaa Soomaaliya u ogola atay inay dib ugu soo celiso dhismayaal uu ku jiro dhismihii Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, faraciisa dalka Jabuuti.

     Safiirka Soomaaliya ee dalka Jabuuti Sala ad Cali Jeelle oo warbaahinta kula hadlay xafi iskiisa ayaa sheegay in safaaraddu ay ku guu leysatay in dowladda Jabuuti ay u ogolaato in hantidaas ay dib ugu soo celiso gacanta dowla dda Soomaaliya.

      Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in arrant aan ay suurta gashay kadib markii uu kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha dalka Jab uuti Ismaaciil Cumar Geelle, isagoo aad ugu mahad celiyey madaxweynaha iyo wasiirka maaliyadda Jabuuti Ilyaas Dawaale.

"Ka safaarad ahaan doorkeenii waan qaadanay oo dadaal dheer kadib ugu dambeyntii waxaa noo suurta gashay in heshiiska ay Jabuuti ku wareejineyso hantida dowladda Soomaaliya uu noo soo gabagaboobo 9-kii bishaan Febraayo 2022,” ayuu yiri Salaad Cali Jeelle.

Salaad oo sanad iyo dhawr bilood ku maga ca aban safiirka Soomaaliya u jooga Jabuuti ayaa sheegay in markii uu xafiiska tegay uu dadaal dheer u galay sidii hantidaas ay dib ugu soo laaban laheyd gacanta dowladda Soomaaliya.

"Guryihii aan ku laheyn dalkaan Jabuuti oo far acii Bandhiga Dhexe ee dalkaan uu ku jiro, ha dda waxay soo galeen gacanta dowladda Soo maaliya,” ayuu yiri Salaad Cali Jeelle.

     Intii uu xukunka joogay madaxweynaha wa qtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Far maajo, mad-madow badan ayaa galay wada shaqeynta dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti, inkastoo uusan jirin khilaaf weyn oo sababi ka ra inay kala tagaan labada dal iyo shucuubta walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Jabuuti.

Hoos ka daawo Salaad Cali Jeelle oo shara xaya heshiiskaas

Doorashada afar kursi oo laba ka mid ah ay kusoo baxeen C/Cabdishakuur & C/hi Kula ne oo Shalay ka dhacday Dhuusamareeb

      Waxaa Shalay lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud sadax kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay maamulka Galmudug, kuwaas oo ka mid noqonaya Baarlamaanka 11-aad dalka.

    Kursiga koowaad ee Shalay lagu door tay magaalada Dhuu samareeb ok tirsigiisu yahay HOP 138, waxaa ku soo baxay Siyaasiga can ka ah ee Cabdirax maan Cabdishakuur Wars ame oo helay dha mmaan codadkii ergada oo ahaa 86 ergo, kad ib markii ay tanaasushay Na ciimo Xuseen Cali oo aheyd Musharaxii la tar tami laheyd Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

      Kursiga labaad ee doorashadii Shalay ka dhacday Dhuusamareeb oo sumadiisu yahay HOP 007, waxaana hab gacan taag ah kusoo baxay Faarax Cabdi Diini oo helay 76 cod oo ahaa dhamaan ergadii xaadirka aheyd, kadib markii uu tanaasulay Musharaxii la tartami la haa oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi Cali.

      Kursiga sadaxaad ee tirsigiisu yahay HOP 040, waxaa ku guuleystay sida horayba loo sii saadaaliyay Cabdullaahi Aadan Kulane oo ah Sarkaal ka tirsan hay'adda Nabadsugida Qaran ka Soomaaliya, kaasoo helay 101 cod oo ahaa dhamaan ergadii goobta ku sugneyd, kadib markuu tanaasulay Musharaxii la tartami lahaa oo ahaa Xasan Cabdi Jaamac.

     Kursiga afaraad ee Shalay lagu doortay Dhuusamareeb oo tirsigiisa uu yahay HOP 053, waxaa isku soo sharaxay ilaa 7 musharax oo dhamaantood dumar yihiin, waxaana ku soo baxay Raysal Qorane Abshir oo heshay 83 Cod, halka Fahmo Caabi Guureeye ay heshay 1 cod, iyadoo Musharaxiintii kale ee kala ahaa Ubax Cabdi Cali,  Zamzam Xasan Diiriye, Hani Cabdi Gaas aysan helin wax cod ah, halka Xa ajiyo Axmed Gaas ay tanaasushay.

     Doorashada Golaha Shacabka ee sida hab samida leh uga socota deegaanada maamul goboleedyada dalka ayaa sida heshiisku ahaa waxaa la filayaabin lagu soo gabagabeeyo 25-ka bishaan Febraayo 2022 oo ay ka dhiman tahay 11 maalmood.

Beesha HAWIYE oo farriin xasaasi ah u dirt ay beesha Isaaq iyo Somaliland

  Waxgaradka beelaha Hawiye ayaa maamul ka Somaliland ku eedeeyey inuu ku kacay

arrin aan waafaqsaneyn dhaqanka beelaha Soo maaliyeed iyo diinta Isla amka, kadib markii uu ma amulku "afduubay heshiis ay gaareen laba beelood oo ka soo kala jeeda Hab argidir iyo Isaaq.”

     Odayaal uu hoggaaminayo guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye Nabad oon Maxamed Xasan Xaad ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb, iyagoo fariin u diray maamulka Somaliland iyo beesha Isaaq.

     Nabadoon Xaad ayaa sheegay in nin ka soo jeeda beesha Saruur ee Habargidir uu dil too gasho ah ugu xiran yahay magaalada Hargey sa, balse markii ay labada beelood ka wada xa ajoodeen magta nin horay loo dilay oo loo hey sto ninkaas ay Somaliland soo faro-gelisay kiis ka.  Waxuu sheegay in cadeymo buuxa aan loo heyn dilka loo heysto ninka Saruur ee Hargeysa ku xiran, balse cidii uu ka dhashay ay aqbashay inay bixiso diyada ninkii dhintay oo sida uu sheegay ka badan intii dhaqanka So omaalida lagu kala qaadan jiray.

    Hase yeeshee iyadoo wax kasta ay gabag abo yihiin ayuu Nabadoon Xaad sheegay in arrinta uu soo faro-geliyey maamulka Somali land oo hadda ku adkeysanaya in la toogto nin kaas.

     Ninka la dilay ee Somaliland ay dooneyso in loo toogto ninkaas ka soo jeeda beesha Saruur ee Habargidir, halka ninka dhintay uu ka dha shay beesha Ciida-Gale ee Garxajis – Isaaq, "Jufada uu ninkaas ka dhintay ee Isaaq waxay adkeeyeen wax kasta oo dhaqan lagu xali jiray, haddana qolada uu ninka xiran ka dhashay wa xay aqbaleen wax kasta oo la hor dhigay, si nin kaas uu xornimo u helo, balse waxaa arrinta soo faro-gelisay Somaliland oo tiri ninkaas waa la tooganaa, taasna nama qabato,” ayuu yiri Nabaddoon Xaad.

             Waxa uu sheegay in mudo dheer laga wada hadlaayey gorgortanka diyada ninkii la dilay, balse aan marna la soo hadal qaadin in la dilo ninkaas, balse maamulka Somaliland uu ugu dambeyntii afduubay heshiisyadii socday, isla markaana uu ku adkeystay in la tooganayo ninkaas.

            Nabadoon Xaad iyo odayaasha kale ee Hawiye ayaa maamulka Somaliland iyo beesha uu ka dhashay ninka dhintay waxay ka codsadeen in la dhowro dhaqanka Soomaalida, isagoo cadeeyey in xal kasta oo aan dil aheyn ay diyaar u yihiin.


Taliyihii hore ee NISA iyo siyaasiyiin kale oo gaaray Beledweyne + Ujeedka

    Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Taliyihii hore ee NISA Cabdulaahi Sanbaloolshe iyo wasiirkii ho re ee amniga Cabdirisaaq Cumar Maxamed ay aa Shalay gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

  Xubnahaan ayaa u sharaxan kuraasta bee shooda ee taalla magaalada Beledweyne, hal kaas oo dhawaan lagu wado inay ka bilaabato doorashada golaha shacabka.

    Wasiir Cabdirisaaq iyo Cabdullahi Sanbaloo lshe oo si kooban warbaahinta ula hadlay ayaa cadeeyey inay Beledweyne u tageen ka qeyb galka doorashada golaha shacabka.

     Si weyn ayaa isha loogu wada hayaa hana anka uu hoggaanka HirShabeelle u maamuli doono doorashada kuraasta golaha shacabka ee talla magaalada Beledweyne.

      Arrinta xasaasi ka dhigeysa doorashada kuraasta magaalada Beledweyne taalla, waa in kooxda Farmaajo ay dadaal xoog leh ku bix ineyso sidii saameyn togan ay ugu yeelan lah eyd doorashada kuraastaas, waxaana ka mid ah kursi ay la doonayaan Fahad Yaasiin oo aan laga jecleyn Beledweyne.

      Sidoo kale beesha ugu weyn qabaa’ilka dega Hiiraan ee Xawaadle ayaa aad isha ugu heysa sida hoggaanka HirShabeelle uu u maa reeyo doorashada kuraastooda.

      Beeshaan sanad ka badan waxay aad u dii daneed inay aqoonsato hoggaanka HirShabe elle, balse dhawaan waxaa xal hor dhac ah la ga gaaray khilaafkii jiray, laakiin siyaasiyiinta beeshaas ayaa qaba in heshiiskaas uusan sii jiri doonin hadii boob lagu maamulo kuraasta Xawaadle.

Nin Ciraaqi ah oo dilay gabar Soomaali ah oo xiriir Jaceyl ka diiday

      Allah ha u naxariistee Gabadh Soomaali ah oo kamid aheyd Soomaalida ku nool magaal ada Kuala Lumpur ee dalka Malaysia ayaa Dorraad lagu dilay magaaladaas.

      Gabadha oo la gu magacaabi jiray Dahabo Cumar ay aa waxaa lagu dilay meel aan ka fogeyn maqaaxi ay ka sha qeyn jirtay, waxaana dilkeeda lala xiriirinaya Nin Iraqi ah oo dhowr jeer xiriir Jaceyl usoo ban dhigtay.

      Maxamuud Cabdullaahi Bille oo kamid ah Ardayda wax ka barata dalka Malaysia oo la hadlay VOA ayaa sheegay in gabadha la dilay ay inbadan ka cago-jiiday inay xiriir la sameyso ninkaas.

      "Allaha u naxariiste Dahabo waxa dilay Nin ay ka wada-shaqeynayeen maqaaxida, gabadh aasna waxa uu ku dilay sida ay xogta hore ugu soo tabisay jaaliyada Soomaalida kadib markii ay xiriir ka diiday, dhowr jeerna wuu ugu han jabay dilkeeda,” ayuu yiri.

Dilka gabadha ayaa lagu wargeliyay safaarada Soomaaliya ee Malaysia, ayada oo mas’u uliyiinta safaarada la kulmeen Booliska gacanta ku haya kiiskeeda, kaas oo weli ay baaristiisa socoto.

      "Safaarada waxay si dhow ula shaqeyna ysa Jaaliyada iyo Booliska oo arintaan gacanta ku haya, waxaana marwalba u taaganahay in aan u khidmeyno oo dhibta Soomaalida ee Mal aysia ku nool gacan ka geysano waxkasta oo ay u baahan yihiin,” ayey tiri Amaal Maxamed Saciid oo ah sii-hayaha safaarada Soomaaliya ee dalka Malaysia.

        Allaha u naxariistee Dahabo ayaa la shee gay inay ku jirtay da’da labatameedyada, wax ayna kamid aheyd dadka fara-ku-tiriska ah ee ka shaqeeya maqaaxiyaha, ugu dambeyntiina sababtay gacanta ninka ay xiriirka ka diiday.

Fiqi oo si cajiib ah uga hadlay bah-dilka la gu sameeyey Muudey iyo Cali Yare Cali

      Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa markii u horeysay ka hadlay isku-deygii Dorraad iyo Shalay lagu hor istaagay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka iyo Guddoomiye ku-xigeenka dhanka Amniga ee gob olka Banaadir oo ka dhoofayay garoonka Muqdisho.

Cabdiweli Sheekh Ibra ahim Muudey iyo Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo rabay inay u kala safraan Baraawe iyo Guriceel ayaa loo dii day inay ka duulaan garoonka Aadan Cade, si aysan u doonan kuraas kamid ah Golaha Shac abka, oo ay isku taagi lahaayeen.

       Fiqi ayaa ayaan-darro weyn iyo xad-gudub ka dhan ah dowladnimada ku tilmaamay in gar oonka Muqdisho uu isku bedeley isbaaro u taa lla madaxda dawlad goboleedyada qaarkood, ayna ka celinayaan qofkii ay rabaan.

"Muudey, Cali Yare iyo kuwo kale oo u alalaas ayey sanado ka hor kuwii celinayey madaxdii hore ee dalka in Shalay ayagii ay ku timid ma ahan wax lagu farxo waayo labada mar waa xa dgudub waxa la sameeyey, ilamana haboona in lagu farxo sharcidarro iyo xadgudub qof lag ula kacay si kasta oo aad u kala aragti duwan tihiin!,” ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bart iisa Facebook.

     Waxa uu sheegay in wadada kaliya ee furan ay tahay in aan loo kala harin sidii la isku dha afsiin lahaa kooxda Farmaajo, oo caadeystay xad-gudubyada aan loo meel-dayin, kuwaasi oo qaar kamid ah ciqaabtooda marayaan kuwo kamid ah xulafada.

     "Dhacdadani waxay waxbari doonta kuwa nacamlayn baradka ah mar haddii kuwii waa weynaa sidaas loo galayo in aan ayaga loo da ahayn mar haddii ninkii golaha shacabka u afd uubay Farmaajo iyo midka banaanbaxyada bar akacayaasha iyo aflagaadaynta u qaabilsanaa lagu bahdilay garoonka Muqdisho, ma jiro qof ka badbaadaya xadgudubkaas si kasta oo loo gu kala dhowaada Farmaajo!.”

Arrimahan ayaa imanaya xili laga deyrinayo doorashada Golaha Shacabka, oo noqotay mid magac u yaal ah, maadama inta badan xildhib aanada kusoo baxay kuraasta la doortay ay yi hiin kuwo markii horeba loo xiray oo lasii ogaa. Cali Yare oo eedeyn culus u jeediyey Qoor Qoor kadib markii laga celiyey garoonka

     Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobalka Banaadir Cali Yare ayaa she egay in safarkiisa uu ku tagi lahaa Dowlad Gob aleedka Galmudug aysan ka baajin NISA. Gud doomiye Cali Yare ayaa madaxweynaha Galmudug Axmed Cab di Kaariye (Qoor Qoor) ku eedeeyey inuu ka da mbeeyey in la baajiyo safarkii uu ku tagi lahaa magaalada Guriceel halkaas oo uu qorsheen ayey inuu kaga sii gu dbo magaalada Dhuus amareeb.

      Cali Yare ayaa qoraal uu soo dhigay barti isa Facebook ku sheegay in madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor uu hay’adda NISA ka dalbaday in la baajiyo safarkiisa, balse wuxuu sheegay in Hey’adda NISA ay taas  diiday.

      "Waxaan beeninayaa wararka sheegaya in Hey’adda NISA oo ay madax ka yihiin saaxiibo aan shaqo-wadaag nahay ay hor istaag ku sam eeyeen aniga iyo waftigii ila socday oo safar u ahaa Galmudug – ma jirto mana jiri karto sabab ay Hey’ad amni oo Gobolka Banaadir ka howlg asha ay ku hor istaagi karto safar aan hogga aminayo maadaama aan anigu fadhiyo xafiiska Amniga Caasimadda – Waxaanse bulshada u xaqiijinayaa inuu Dorraad, Habeen hore iyo Shalay-ba Madaxweynaha Galmudug la soo xariiray Hey ’adda NISA kana dalbaday in aniga iyo waftig eygu aanan Galmudug u soo duuli karin  sida ay Madaxda NISA ii xaqiijiyeen,” Ayuu yiri Cali Yare.

      Hadalka Cali Yare ayaa u muuqda inuu ya hay mid is khilaafsan, waxaana is qaban la’ ha dalkiisa ah in Hay’adda NISA ay diiday codsiga Qoor Qoor iyo in Shalay laga celiyey Garoonka.

      Sida ay ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo u xaqiijiyeen Caasimada Online, Cali Yare iyo ciidamo uu watay ayaa Shalay loo diiday inay ka dhoofaan Garoonka Aadan Cadde, waxaa na arrintaas ka shaqeeyey madaxweynaha Gal mudug oo doonayo in Kursiga HOPP#147 loo   xiro xildhibaan Mahad Salaad.

      Cali yare ayaa ka mid ahaa dadka aad ugu dhaw Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa dham maaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,  Cali ayaa u sharaxnaa mid ka mid ah kuraasta taala Magaalada Dhuusomareeb kuwaas oo deeg aan doorashadiisa tahay Galmudug.

     Arintaan ayaa ku soo aadeysa xilli Dorraad isla garoonka Aadan Cadde laga celshay Gudd oomiye ku xigeenkii labaad ee BFS Cabdiweli Muudey kaas oo safar u ahaa Magaalada Bara awe ee Caasimadda Dowlad Gobaleedka Koon fur Galbeed.

    Todobaadkaan ayaa la filayaa in doorashada kursiga HOPP#147 ay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb, waxaana madaxweynaha Gal mudug ka go’an inuu kursigaan kusoo baxo Ma had Salaad oo Afartii Sano ee lasoo dhaafay  ku fadhiyey.

Booliska oo shaaca ka qaaday sababta Muudey loogu celiyey garoonka

    Afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliya, Cabdifitaax Aadan Xasan oo la hadlay warba ahinta ayaa faah faahin ka bixiyey is hortaaggii Dorraad lagu sameeyey guddoomiye ku xigeen ka 1-aad ee Golaha Shacabka, Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey oo loo diiday inuu ka baxo garoonka Aa dan Cadde, xilli uu ku sii jeeday maga allo xeebeedka Baraawe.

Cabdifitaax Aadan ayaa sababta ku sheegay in gu ddoomiyuhu watay ciida mo fara badan iyo hub, ta asina ay keentay in laga hor istaago inuu ciid amadaas kala baxo garoonka.

      Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in isaga aan si gaar ah loo bartilmaameedsan, balse uje edka uu ahaa arrimo la xiriira amniga doora shada.

      Afhayeenka ayaa xusay in amniga Baraa we uu sugan yahay, isla-markaana musharixiin ta tegaya kaliya loo ogol yahay ilaalo gareyso 4 ama 5 nin, sida uu hadalka u dhigay.

     "Ma jirto sabab keeni karta in ciidan badan loo qaato magaaladaas, Garoonka Aadan Cad de waxaa lagu baraaruqay ciidan hub badan wata oo rabo in ay diyaarad raacaan lana oga aday in ay Baraawe tagayaan balse Muudey waxaa lagu wargeliyay in keliya loo ogol yahay     5 askari oo waardiye ah” ayuu yiri Cabdifitaax.

     Dhammaan musharixiinta ayuu ugu baaqay inay ilaaliyaan xasiloonida amniga, maadaama lagu jiro doorasho, iyaguna ay mas’uul ka yihiin nabad-gelyada guud ee doorashooyinka.

      Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo Dorraad garoonka Aadan Cadde lagu celiyey gu ddoomiye Muudey oo kusii socda magaalada Baraawe oo deegaan doorashadiisu tahay, si uu markale ugu tartamo kursiga uu ku fadhiyo oo ay sumadiisu tahay HOP#145.

      Si kastaba, Cabdiweli Sheekh Ibraahim Mu udey oo dhacdada, kadib shir jaraa’id u qabtay wariyeyaasha ayaa eedeyn u jeediyey Koonfur Galbeed iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, wuxuuna sheegay in la boobayo kursigiisa, isa ga oo shaaciyey in loo rabo qof gaar ah.

Musharax u taagan kursiga uu rabo FAHAD oo ku duceystay in lasoo diro Malaa’ikta dagaalkii Badar

      Musharax sheegay inuu u tartamayo kur siga HOP#086 oo shir jaraa’id ku qabtay mag aalada Muqdisho ayaa sheegay in doorashada kursigaas lagu gudbay caqabado hor leh.

      Musharax Khaalid Muxumad Gaabane ay aa sheegay in kursiga uu isku taagay si gaar ah loogu xiray La-Taliyaha Amnigaa Qaranka Fahad Yaasiin, si loogu boobo kursigaana mu sharaxiinta kale laga hor istaagayo inay isku diiwaan-geliyaan kursigaas.

     "Waxaa u taaganahay kursiga HOP#086 oo la rabo in si gaar ah loogu boqro nin aan qara abo nahay oo Fahad Yaasiin ah, waxaana loo soo maraya qeyb kamid ah maamulka Hir Shabelle iyo guddiga doorashada,” ayuu yiri.

     Sidoo kale waxa uu sheegay in Fahad Yaa sin uu diyaarsaday ciidamo uu ka dhiganayo er gada soo dooranaysa kursiga, ayada oo laga hor istaagay in wax tashi ah laga geliyo kurs igaas beesha iska leh.

      "Waxaa ognahay in dadka u sharaxa kursig aan oo reerkayga ka tirsan, marka laga reebo Malxiiska in ayaga laga hor istaago waraaqda dambi baarista iyo shahaadada qaadashadee da (musharaxnimada), si looga hortago qalad kasta oo suurta-gal ka dhigi kara inay ka dhac do doorasho.”

     "Malakul Jibriil iyo Malaa’iktii dagaalkii Ba dar ka qeyb gashay in Ilaaheey noo soo diro ay aan rajo ka qabnaa,Fahad Yaasiin waxa uu diy aarsaday Ciidan gaar ah iyo ergo gaar ah kur siga Hop086 waa la afduubtay.”

     Waxa uu sheegay inuu u badheedhayo kha tar kasta oo uu ku wajahayo tartanka kursig aas, oo kamid ah kuraas ku jirta qorshaha xas aanad u helida saraakiisha NISA.

      Musharax Khaalid ayaa ugu dambeyntiina sheegay inuu u duulayo magaalada Beledwey ne, si uu uga qeyb-galo kursiga si gaar ah loo gu xiray Fahad Yaasiin, islamarkaana ugu hii liyo cadaalada, sida uu sheegay.

     Si kastaba, waxaa saacadihii u dambeeyay isa-soo tarayay qeylo-dhaanta ka taagan kur siga sumadiisu tahay HOP#086 oo si gaar ah ugu xiran Fahad Yaasiin, ayada oo la soo war inayo in uu xareystay Nabadoonkii rasmiga ah aa ee kursigaas saxiixay doorashadii 2016-kii.

Guddiga Amniga Gobolka Nugaal oo Go’aano soo saaray

     Gudiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa si Ku meel gaar ah ugu fasaxay Bajaajleyda Wadada Wayn ee Magaalada  Garoowe kadib banana baxay Dorraad dhigeen wadayaasha Mooto Baj aajta.

    Guddiga amniga iyo guddiga bajaajleyda oo shir ku yeeshay xarunta Gobolka ayaa waxaa looga wada hadlay joojintii baj aajlayda wadada halbowlaha ah ee Magaalada Garoowe.

    Guddiga Amniga iyo bajaaj layda ayaa isla qaatay go’aamo ay kaga sii shaqaynayaan baj aajlayda wadada bartamaha ah ee Caasim adda.

    1: In si ku meel gaara dib loogu fasaxo wadd ada wayn ee Garoowe gadiidka Bajaajka ah.

     2: inaan laysin danbe la siinin g



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip