Cabdikariim Faarax Jiir oo Muqdisho ku geeriyooday.

0
Sunday February 13, 2022 - 12:49:16 in Wararka by
  • Visits: 359
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdikariim Faarax Jiir oo Muqdisho ku geeriyooday.

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Waxaa Allaha unaxariistee goor dhaw magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ku geeriyooday Abwaan Cabdikarin Faarax Jiir oo ahaa mulaxamiiste aad loo yaqiin.

Abwaanka ayaa maalmihii lasoo dhafay ku xanuunsanayay Magaalada Muqdisho, Waxaana marba marka ka danbeeyda laga deeyrinayay Xaladiisa Cafimaad.

Marxuumka ayaa la sheegay haatan in uu ku geeriyooday isbitaalka Erdogan oo horey loo oran jiray Digfeer isaga oo maalmihii ugu dambeeyay ku jiray halkaasi.

Geeridda Abwaan Cabdikarin Faarax oo loo garan ogaa Jiir ayaa ah mid si weeyn loo hadal hayo maadama uu ahaa Abwaan iyo mulaxamiiste si aad ah loo yaqiinay.

Waxaa geerida ku timi allah unaxariistee Cabdikarin Faarax Jiir ka tacsiyadeeyay Qaar kamid Masuuliyiinta Dowlada, Madaxdii hore iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip