Suuqa Kale Iibsiga:Manchester United Oo Lacag Aan Caadi Aheyn Ku Dooneysa Saxiixa Weeraryahanka Atletico Madrid Ee Antoine Griezmann

0
Sunday May 01, 2016 - 11:24:31 in Sports News by
  • Visits: 686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqa Kale Iibsiga:Manchester United Oo Lacag Aan Caadi Aheyn Ku Dooneysa Saxiixa Weeraryahanka Atletico Madrid Ee Antoine Griezmann

    Manchester United ayaa xidiga kooxda Atletico de Madrid ee Antoine Griezmann ku dooneysa lacag dhan £65 xagaagan kadib markii ay markale dad ka socda ay xidigaan soo daawadeen dhowrkii todobaad ee u dabbeysay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Manchester United ayaa xidiga kooxda Atletico de Madrid ee Antoine Griezmann ku dooneysa lacag dhan £65 xagaagan kadib markii ay markale dad ka socda ay xidigaan soo daawadeen dhowrkii todobaad ee u dabbeysay.

Chelsea, Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain ayaa dhamaan sidoo kale xiiseynaya saxiixa Griezmann, kaasoo kooxdiisa u dhaliyay 31 gool dhamaan tartamada laakin United ayaa ah kooxda ugu cadcad iyagoo u arka xidiga heerka caalami ee weerarkooda hogaamiya ay u baahan yihiin inuu yahay.

United ayaan ka fakareyn mustaqbalka macalin Louis Van Gaal waxayna doonayaan iney la soo wareegaan Pierre-Emerick Aubameyang iyo xidiga heerka caalami ee xulka France xagaagan iyagoo qaba in maclain waliba oo kooxdooda loo dhiibo uu hogaamin karo sidoo kalena uu jeclaan lahaa inuu kooxda ku heysto xidigahaan.

Jose Mourinho oo si weyn loola xiriirnayo Man United ayaa aad ula dhacsan weeraryahanka ree France oo uu saxiixiisa isku dayay markii uu joogay Chelsea wuxuuna aaminsan yahay inuu kasoo bixi karo qaabka uu jecel yahay inuu kooxdiisa ku ciyaarsiiyo.

Greizmann UTd

Si kastaba, Rojoblancos ayaan sahal ku fasixi doonin xidigooda iyagoo qaba inuu yahay hogaamiyaha dhabta ah ee ay u baahan yihiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip