Suuqa Kale Iibsiga: Arsenal Oo Isku Dayi Doonta Saxiixa Weeraryahan Robert Lewandowski Hadii Xidigaan Uu Go'aansado Inuu Isaga Tago Bayern

0
Sunday May 01, 2016 - 11:15:27 in Sports News by
  • Visits: 663
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqa Kale Iibsiga: Arsenal Oo Isku Dayi Doonta Saxiixa Weeraryahan Robert Lewandowski Hadii Xidigaan Uu Go'aansado Inuu Isaga Tago Bayern

    Arsenalayaa isku dayi doonta saxiixa weeraryahan Robert Lewandowski hadii uu xidigaan go'aansado inuu isaga tago kooxdiisa Bayern Munich, sida ay qortay jariirada The Mirror ee kasoo abxda ingiriiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arsenalayaa isku dayi doonta saxiixa weeraryahan Robert Lewandowski hadii uu xidigaan go'aansado inuu isaga tago kooxdiisa Bayern Munich, sida ay qortay jariirada The Mirror ee kasoo abxda ingiriiska.

Weeraryahanka heerka caalami ee xulka Poland ayaa qiray inuu ka fakarayo sidii uu mustaqbalka uga ciyaari lahaa wadanka uu jecel yahay ee England iyo waliba raacitaanka wadada halyeeygiisii ee Thiery Henry.

Qandaraaska uu kula jiro kooxda ka ciyaarta Germany ayeey wali sadex sano ka harsan tahay waxaana qandaraaskiisa lagu burburin karaan lacag dhan £50 milyan oo pound.

Robert Lewandowski

Waxaa la aamisan yahay in Arsene Wenger la siin doona xagaaga £150 oo pound si uu qarash gareeyo xagaagan ulana soo wareego xidigo heer caalami ah uu ku jira xidiga Poland iyo kan Borussia Dortmund ee Julian Weigl.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip