HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH SABTI 5-TA FEBARAYO 2022

0
Saturday February 05, 2022 - 08:48:15 in Wararka by
  • Visits: 740
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH SABTI 5-TA FEBARAYO 2022

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hogg aamin ayo Oo Gaaray Dalka Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soom aaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Ad dis Ababa, isaga oo halkaas kaga qayb ga laya meer tada 35-ad ee Shirweynaha Urur ka Midowga Afr ika. Shirweynahan oo ay ka qayb galaya an Ho gg aamiyeyaa sha Dalalka Afrika iyo madax kale, ay aa looga arr insanayaa dib-u-habaynta Ururka Mid owga Afrika, hirgelinta hiigsiga Ururka ee sannadda 2063 iyo wax ka qabashada caqabadaha kala duw an ee ay qaaraddu wajahayso oo ay ugu horreeyaan rabshad aha, saboolnimada, cunno yarida iyo cudur ka COV ID-19.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa soo bandhigi doona aragtida Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan mustaqbalka Qaaradda Afrika iyo dad aalada Soomaaliya ee ku wajahan la dagaallanka argagixisada, ka soo kabashada saamaynta COVID-19, wax ka qabashada fatahaadaha, ka gaashaam ashada abaaraha iyo la dagaallanka ayaxa, kuwaas oo ah khataro ay wajahayso Qaaradda Afrika.

Wafdiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa inta ay ku sugan yihiin magaalada Addis Ababa, wa xa ay kulan doceedyo la yeelan doonaan Hoggaam iyeyaasha Dalalka Afrika iyo madaxda kale ka ee ka soo qayb galaysa Shirweynahan Midowga Afrika.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa halkaas soo dhoweyn heerkeedu sarreeyo ugu sameeyey Wasiiro kala Duwan oo ka tirsan Xukuumadda Ra’I Isal Wasaare Abiy Axmed Safiirkeenna inoo jooga dalka Itoobiya Danjire Abdilahi Ahmed Jamac. DHAMMAAD

Ra’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu soo laabtay dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaamin ayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib socdaal Afar cisho qaatay oo uu ku tagay dalka Imaaraadka Carabta.

Ra’iisul Wasaaraha oo intii uu joogay Imaaraadka Carabta kulammo la yeeshay madaxda ugu sarreysa dalkaas ayaa socdaalk iisu ku qotomay hour marinta xiriirka iska ashi ee Soomaaliya iyo Imaaraadka, fudude ynta fiisooyinka dadka Soomaaliyeed ee u safra Imaaraadka Carabta, dhoofka xoola ha Soomaalida ee loo iibgeeyo dalkaas, gurm adka loo fidinayo dad ka Soomaaliyeed ee abaartu hayso iyo qodobbo ka le oo kkuseeya G/Geeska iyo xiriirka labada dal.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa la lulmay Mas’uul iyiin sar sare oo katirsan Imaaraadka Carabta, isaga oo kala hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaalad da Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaa liya oo la kulmay Madax ka socday Bangiga Adduunka

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Be yle ayaa kulan kula yee shay magaalada Muqd isho Agaasimaha Fulinta ee Bangiga Adduunka u qaab ilsan Soomaaliya iyo xubno sare oo ka tirsan Ban giga.Kulanka dhexmaray Wasiirka Maaliyadda Cab diraxmaan Ducaale Beyle iyo Madaxda ka socotay Bangiga Adduunka ayaa looga hadlay arrimo muhi im ah oo ka mid ahayeen horumaradda laga sam eeyay dib u habaynta dhaqaalaha Soomaaliya iyo mashaariicda horumarineed ee Bangiga Addu unka ka waddo gudaha Soomaaliya.

Bangiga Adduunka ayaa muhiim u ah horumarinta iyo soo kabashada dhaqa alaha Soomaaliya iyo si doo kale dadaalada dib u habaynta nidaamka Maali yadeed ee dalka Somaliya.

Kulankaan dhexmaray Wasiirka Maaliyadda Xu kuu madda Soomaaliya iyo xub naha sare ee ka so cday Ba ngiga Aduunka ayaa imaana ya xili Bangiga Adduunka uu dhawaan Mashaariic horumarineed ka daahfuray ma gaalada Baledwe yne ee xarunta gob olka Hiiraan.

Guddiga xalinta khilaafaadka oo go’aan kasoo saaray kuraas ay hakiyeen

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Da dban ee Soomaaliya ayaa Go’aan ka gaarayoo dac wada kuraasta sumadoo du tahay HOP#201 HOP# 209 IYO HOP#211, ku waas oo 7aadkii hore ay gud diga natiijada ku dha waaqista kuraastaas ay hak iyen

Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa lagu soo ban dhigay kasoo dacw oodayaasha habka ay u dhacday doorashada kur aastaas, hayeeshee g uddiga baarita an dheer kadib ay go’aan ka gaareen.

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dad ban ee Soomaaliya ayaa shaaciyay in Saddexdan kursi doorashadooda loo maray hab waafaqsan he shiiskii doorashada, isla markaana ansax yihiin.

MAXKAMAD DAMBI KU WEEYSAY WARIYE COLDOON

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ee M/ Hargey sa ee Somaliland ayaa Shalay oo Khamiis ah ku dhawaaqday in wax dambi ah ay ku weeysay

Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldo on oo muddo ku dhow 6 Bilood u xiran Somaliland, hayeeshee xeer ilaalinta au racfaan ka qaadatay go’aanka Maxka madda.

Wariyaha ayaa dhowr jeer Maxkamad la soo taag ay, iyada oo la sheegay inay dacwad uga timid Isk uulka Abaarso sidoo kalena uu u gefay Madaxwey naha Somaliland balse aysan jirin wax xu kun ah oo lagu riday.

Wareenka u doodayay Wariye Ca bdi Maalik Muu se Coldoon Jamaal Mandeela ayaa sheegay in Cab di Maalik lagu soo eedeeyay 5 fal da mbiyeed balse Maxkamaddu cad eyn ku weeysay, is la markaana ay soo dhawee ynayaan go’aanka Max kamadda una ark aan mid cadaalad ah.Sidoo kale wuxuu hadalkiisa uu intaasi ku daray in dhamaan da cwadaha xeer ila alinta Cabdi Maalik kusoo oogtay ay tahay kuwii loo xukumay sanadkii 2019-kii oo u badan Warbixinada uu ka qorayay Iskuulka Abaarso.

Ugu dambeyn Qareen Mandeela wuxuu sheegay inay aad uga xun yihiin racfaanka ay qaadatay Xeer ilaalinta ee lagu sheegat in weli Coldoon uusan helin xorriyadiisa uuna sii xiran yahay. Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa dho wr jeer oo hore sid aan oo kale loo xiray, waxaana marar badan lagu ka la xukumay Xukuno kala duwan oo Xabsi ah.

Soomaaliya oo looga guulaystay xubinimada gol aha nabadda iyo ammaanka midowga Afrika

Dowladda Soomaaliya ayaa Shalay looga gu ulaystay xubinimada kursiga golaha nabadda iyo am maanka ee midowga Afrika, kadib markii kursiga as ay kula tartameen dalka Jabuuti oo horey ugu fa dhiyay

Shirweynaha midowga Afr ika ee ka socda maga ala da Addis Abab, ayaa erga da ka qeyb galaysa waxay dalka Jabuuti u doorteen xubintaas, taasoo ka dhig an in ay Jabuuti mar kale ku guulaystay oo difaaca tay kursigan.

Jabuuti ayaa ergada doorashada ka heshay 19 cod, halka Soomaaliya ay 13 cod ka heshay. Sooma aliya ayaa muujisay dada al xooggan, si ay u hesho taageerada dalalka Mido wga Afrika intii uu socday ololaha doorashada kurs igan.

Jabuuti ayaa ka dhigan in ay xubinamada golaha amniga iyo nabadda midowga Afrika sii hayndoonto illaa sanadka 2022-2025. Waxayna hadda horey u haysay labo sano.

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa hog gaaminayay kooxda Diblomaasiyiinta iyo ergada So omaaliya ee Midowga Afrika, kuwaas oo sameeyay dadaal kaste oo Soomaaliya ay ku hanan kartay kursigan oo aad muhiim ugu ah.

Maamulka Koonfur Galbeed oo shaaciyay jadwal ka doorashada 13 Kursi

Guddiga hirgelinta doorashada heer Dowlad Go boleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay shaaciyeen jadwalka doorashada 13 kursi deeg aan doorashadoodu tahay deegaan doorashada 2aad ee Magaalada Baraawe.

Kuraastaan ayaa horay guddiga doorashoyinka u shaaciyeen in la qabanayo doorashadooda, wax aana hadda socda xulista Ergadii dooran laheyd, ku waas oo la tababarayo.

Guddiga hirgelinta doorashada heer DGK/Galbe ed ayaa sheegay in soorashada qeybta kuuwaas la diiran doono 7 kursi taariikhda marka ay tahay 9 Bi shaan halka 10 Bishaan febaraayo la dooran doono 6 kursi.

Dowladda Soomaaliya ayaa geysay ciidamo suga amniga doorashooyinka deegaan doorashada degmada baraawe ee g. shabeelah hoose waxaana ciidankaasi la geeye degmada baraawe waxaana maamulka koofur galbeed uu galayaa qeybta deegaan doorashada gobolka 2aad ee

hore loo isticmalayay yadoo wali aysan gelin maamulada kale ee dalka

 Villa Somalia Oo Dacwad U Dirtay Wargeys Caan Ah Oo Warbixin Been Abuur Ah Daabacay

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dacwad u dirtay Wargayska caanka ah ee (The Globe and Mail), kaa si oo daabacay Warbixin ku aadan in Ciidamo ka tirs an Xoogga dalka Soomaaliya ay ka qeyb ahaayeen dagaalkii Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya.

Warbixintaas ayaa waxaa Wargayska The Globe and Mail lagu qoray 20-ka bishii Janaayo ee 2022, waxaana lagu sheegay in Ciidanka dowladda Soom aaliya ee ka qeybta ahaa dagaalkii Tigray ay Gobo lkaas ka geysteen xa suuq ba’an.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Ag aasimaha War faafinta Madaxtooyada Cabdirashiid Maxamed Xa ashi, kuna taariikheysan 25-ka bishii la soo dhaafay ayaa Warbaahinta loo soo dusiyey 5 maalmood ka dib, isla maalinkii Warbixinta la daabacay.

Warqada Madaxtooyada oo lagu qoray luuqad ad ag ayaa lagu beeniyay Warbixinta uu daabacay War gayska The Globe and Mail ee ku aadan in Ciidanka dowladda Soomaaliya ay ka qeyb qaateen dagaalkii Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, waxaana dowlad da sheegtay tillaabo sharci ah ka qaadi doonto War gayska haddii aanu soo bandhigin xaqiiqda dhabta ah ee ay ku sulaysan tahay warbixintanta been abu urka ah.

"Warbixintiinnu waa mid si cad loogaga been abu urtay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo aan marna farogelin arrimo dalal kale” ayaa lagu yiri Qor aalka uu diray Agaasime Cabdirashiid Maxamed Xa ashi (Duqa).

Sidoo kale Qoraalka oo aad u dheeraa ayaa waxaa lagu yiri "Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed waa ay ku faanayaan ciidankeenna geesiyaasha ah oo u taagan difaaca dalka iyo dadkayaga. Marna ma aha kuwo ku xad gudba xuquuqda aadanaha, sida aad warbixintiinna been abuurka ah ku sheegteen.

Labo sano kadib Qoor Qoor oo u abaal guday 9 ka mid ah 11-kii xubnood ee dhistay

Labadii Bisha January laba sano kahor Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo wasiiru dowle ka ahaa xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa loo doortay hoggaanka Galmudug. Doorashada Qoor Qoor iyo dhismihiisaba waxaa si weyn ugu kala qey bsamay xildhibaanadii heer federaal ee kasoo jeed ay Galmudug.

Xubnahaas waxay qaar raac een musharixiin kale, halka qa arna ay Qoor Qoor ay dul saart een kaarkooda, kuwaas oo si doo kale garab buuxa ka heystay madaxtooyada So omaaliya.

Doorashadii Galmudug ee 2020 waxay aheyd waj iyo badan. Ka sokow inuu dhacayey isbadal hoggam ineed oo xagga maamulka ah. Haddana waxay dhin acyada isha ku hayeen doorashada heer Fedraal, maadaama uu maamulkaas gacanta ku hayo doora shada 37 Kursi oo kamid ah Golaha Shacabka iyo 8 Senator.

Maamulka Villa Somalia ujeedkooda wuu cadd aa, waxaase xoogaana loolanka xildhibaanada ka soo jeedo deegaanka. Waxaa jiray tiro xildhibaano ah oo xoogooda isugu geeyey inay Qoor Qoor dhisa an iyaguna uu dhiso xilliga doorashada Federaalka ah.

Haddaba 2dii Bishaan waxay ku aadaneyd sanad guuradii 2aad ee doorashadii Axmed Qoor Qoor, waa waqti ay dhinaca kale socoto doorashada heer Federaal.

2-Sano kadib su’aasha la is waydiinayo waxay tah ay; Qoor Qoor ma dhisay xubnihii isaga dhisay Laba Sano ka hor oo ma u abaal guday.

Waxaa Dorraad Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug lagu doortay Xildhibaan Mus taf Sheekh Cali Dhuxulow kaas oo kusoo laabtay ku rsigii uu ku fadhiyey ee HOP#49. Mustaf wuxuu ka mid ahaa xubnihii tiir dhexaadka u ahaa inuu Qoor Qoor madax ka noqdo Galmudug. Mustaf wuxuu ku biiray liiska xubnihii uu Qoor Qoor dib ugu abaal gu day. Siyaasadda Soomaaliya waa naadir inaad ara gto qof aad dhistay oo isna berri ku dhisaya.

Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, Xildhi baan Yuusuf Geelle Ugaas Dhagey iyo Senator Ca bdi Axmed Dhuxulow Dhagdheer waxay ahaayeen 3 qof ee lagu tijaabinayey saaxiibtinimada sayaasade ed ee Qoor Qoor.

3dan Nin iyo hoggaamiyaha Galmudug waxay macaamilayeen 20-kii sano ee lasoo dhaafay, waxay ahaayeen saddexdii siyaasi ee ugu horeysay ee ba nnaanka u istaagtay inay Qoor Qoor ku dhisaan xil ka hoggaamiyaha Galmudug.

Shalay 3daba waa heleen kuraastoodii, Dhagey Geelle Aqalka Sare ayuu qaatay haddana waa iska casilay oo wuxuu qaatay kursi Golaha Shacabka ah, halka Mustaf iyo Dhagdheer ay boosaskoodii kusoo laabteen.

Inaad Saddexdaan xubnood ku aragto liiska ugu horreeya ee xildhibaanada ka imaanaya Galmudug waa xaalad u wanaagsan dariiqa siyaasiga ah ee Qoor Qoor.

Senastor Zamzam Daahir waxay kamid aheyd xubnihii xoogga badan geliyey dhismihii Qoor Qoor iyadoo weliba la xasuusto in siyaasiyiinta waaweyn ee beesheeda ay diidan yihiin ka qeybgalka dhimsha cusub ee Galmudug.

Kuma khasaarin halgankeedii oo Qoor Qoor-kii ay Dorraad dhistay ayaa iyadana Shalay soo dhisay oo soo siiyey kursigeedii Aqal ka Sare, iyadoo weliba si weyn loola dagaashan yahay.

Liiska dadka Qoor Qoor wax ka dhistay ee kuraasta soo qa atay waxaa kamid ah Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire, Xildhibaan Duniya Maxamed Cali, Xildhibaan Xuseen Iidow, Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeyb diid , Senator Cabdixakiim Macalin Axmed iyo Sena tor Saciid Siyaad Shirwac.

Dhammaan xubnahaan waxay kamid yihiin kuwii xoogooda isugu geeyey inuu Axmed Qoor Qoor noq do hoggaamiyaha Galmudug, isaguna hadda dha mmaantood wuxuu kasoo dhigay xildhibaano Gola ha Shacabka ah iyo Senetaro.

9 kamid ah 11-kii XIldhibaan ee u istaagtay inay Qoor Qoor dhisaan ayaa dib usoo helay Kuraastoo dii Aqalka Sare iyo kuwoodii Golaha Shacabka.

Inuu Qoor Qoor u abaal guday xubnihii isaga dhisay waxay hoggaamiyaha Gamudug ku sunteysaa inuu yahay nin saaxiibtinimada iyo abaalkaba ku wanaag san xilli ay u buuxsantay Laba Sano oo uu xafiiska joogay.

WIILKA MACALLIN MAXAMUUD OO SHEEGAY HABKA UU KU YIMID KURSIGA UU KU GUULEYSTAY

Wiil uu dhalay hoggaamiyaha Ahlu Sunna Wajam eeca Sheekh Macallin Maxamuud Xasan Faarax ay aa Dorraad xildhibaannimo loogu doortay M/Dhuu samareeb ee D/ G/Galmudug.

Xildhibaan Cabdisamad Ma callin Maxamuud wuxuu ka mid yahay xubnihii Dorraad ku soo baxay doorashadii ka dhacday dhuusamareeb inkastoo uu shee gayo inuu ku yimid awood qabsi beeleed.

Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud oo BBC u warramay wuxuu sheegay guusha xildhibaa nnaimada uu marlabaad gaaray uu ku faraxsan ya hay shaqooyinkii uu horay dalka u soo qabtay kuwa ka ballaaranna inuu dalka uu u qabto uu diyaar u ya hay. Wuxuuna intaa ku daray inuu ka mid yahay Ah lu Sunna Waljameeca uuna ka sii mid ahaanayo.

"Ahlu Sunna dadka oo dhan ayaa ah, Ahlu-Sunna waa ahay horayna waa u ahaa haddana waa ahay dadka Soomaaliyeed diinkooda iyo caqiidadooda dhanbaa Ahlu Sunna ah waan ku soo shaqeeyey wa ana ku shaqeynayaa insha allah wax hadda oo isbe ddel oo gaar ah oo ay leedahayna ma leh,” ayuu yiri Xildhibaan Cabdisamad.Wuxuu intaas ku daray inuu muddo badan uu ka soo shaqeeyey dowladda dhexe iyo heshiisiinta Ahlu Sunna iyo maamulka Galmudug guushiisa marlaba ad xildhibaannimada looga doortayna ay ku timid awood qaybsiga ku saleysan 4.5. Balse ay waxba ka jirin hadalka sheegaya wax ya abaha ay Ahlu Sunna au dagaallameysay inuu ka mid ahaa kursigiisa.

"Wey fiicnaan lahayd laakiin waxaad ogsoon tah ay waxay ku timaaddaa arrintaanu waxaa uu baar lamaanka ku saleysan yahay wax la yiraahdo 4.5 qa biilbeyku yimaaddaan dad 101 qof ah ayaa ii codeey ey oo laga yaabe iney intooda badan ay fikir ahaan ama siyaasad ahaan ay ku kala duwan yihiin waana ogsoon tahoo waxaa lagu imaadaa 4.5,marka waxya abahaasi waxay u badan yihiin waxyaaba raqiis ah oo ay dadka isaga hadlaan, iyada oo ayna jirin nida amka Ahlu-Sunna ayaan dowladda Soomalaiya mas’ uuliyad sare ka soo qabtay xildhibaanna ka soo noqday.”

Guddoomiyaha guud ee Ahlu Sunna Wal Jamaa ca, Sh.Maxamuud Sh.Xasan Faarah oo ah Cabdis amad aabihii, oo dabayaaqada sanadki hore wareysi gaar ah oo naadir ah siiyey laanta Af Soomaaliga ee BBC-da, wuxuu beeniyey warka sheegay inuu wiilkii sa uu xil u raadinayo isaga oo sheegay iney Ahlu Su nna dowladda Galmudug ay mamuleysay balse wiilki isa wax xil ah uu ka qaban warkaasina uu haba yara tee waxba ka jirin.

"Waa wiilkee wiilka aan danta u raadiyoo oo dan ta leh dowlad dhisan oo baarlamaan leh, oo madax weyne leh, oo madaxweyne ku xigeen leh, oo ciidan leh oo nooc walba leh ayaa Ahlu Sunna Waljamaaca ka dhisneyd, wiilka anigu aan dhalay xilka uu ka hay ey muxuu ahaa ha la sheego, dhinaca D/F/ iskuma aanan laheyen, bal horta qofka weydiiya xilka aad sheegeyso ood leedahay waa uu raadinayaa xaggee buu joogaa,” ayuu yiri hoggaamiyaha Ahlu Sunna Wajameeca Sh. Macallin Maxamuud Xasan Faarax.

Dad ku dhintay gaari ay miino kula qaraxday duleedka Kismaayo

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay Miino kula qaraxday degaan kuyaalla duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubba da Hoose gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah.

Gaariga oo ahaa nooca Soomalida u taqaano HOMEYDA ayaa miinada nooca dhulka ah qabsatay xilli uu marayay degaanka Gaabo-gabdhoole ee ku dhow degaanka Cabdi dhoore ee duleedka Kisma ayo.

Wararka la helayo ay aa waxaa ay sheegay aan in qaraxaasi miino ay ku dhinteen intooda badan dadkii Shacabka ahaa ee Gaariga saar naa kuwo kalena ay ku dhaawameen, kuwaas oo la geeyay Magaalada Kismaayo.Saraakii katirsan Ciida mada Jubbaland ayaa ku eedeeyay in falkaasi qaraa ah ay ka dambeeyaan Ururka Al-Shabaab oo ay she egeen in miinada ay goobta ku Aaseen.

Dhowr jeer oo hore ayaa waddooyinka kuyaalla degaannada hoostaga Magaalada Kismaayo ee Gob olka Jubbada Hoose waxaa qaraxyo lagula eegtay Ciidamo katirsan kuwa Kenya ee AMISOM iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland, sidoo kalena ay miino kula qaraxday Gawaari ay saarnaayeen dad Shacab ah.

Dhallinyaro Soomaali Oo Kamid Noqotay Dadka Qabowga Ugu Dhintay Xadka Giriiga Iyo Turkiga

2 Wii loo dhallinyaro Soomaali ah ayaa kamid no qday Muhaajiriin farabadan oo qabow daetiis ugu dhi ntay dalka Turkiga, gaar ahaan meel u dhow xuddu udka dalkaasi uu la wadaago dalka Giriiga.

Muwaadiniinta Soomaalida ee xuduudka ku dhin tay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Abuubak ar iyo Yaxye, waxaana geeriyooda xaqiijiyay Boolis ka dalka Turkiga iyo xubno ka tirsan Jaaliyadda So omaaliyeed ee dalkaas.

Ugu yaraan 12 qof oo muhaajiriin ah ayaa maal mo kahor qabow ugu dhintay dalka Turkiga, gaar ahaan meel u dhow xudduudka dalkaasi uu la wad aago dalka Giriiga, waxaana labadani waddan uu midba midka kale ku eedeeynayaa mas’uuliyadda masiibadaasi.

Turkiga ayaa ku eedeeyay saraakiisha xudduuda ha dalka Giriiga in ay tahriibayaashaasi dib ugu soo celiyeen xudduuda, taasi oo sababtay in ay qabow u dhintaan.

Giriiga ayaa isna dhankiisa ku gacan seyray eed eymahaasi. Labadani waddan ee ku yaalla badda Mediterranean-ka ayaa marar badan isku maan-dhaafay xaaladda muhaajiriinta ka soo talaabaya xu dduudaha dhanka dhulka iyo badda ee ay wada agaan.

XOG: GUUDLAAWE OO SOO DIIDAY QORSHE AY JOWHAR U TAGEEN XUBNO WAKIIL KA AH FAHAD

Sida ay Sheegtay in ay ogaatay Caasimada Onli ne, waxaa guul-darro ku soo dhamaaday safar maa lmo qaatay oo Jowhar ay ku tageen xubno uu dirsad ay oo wakiil ka ahaa Taliyihii hore NISA Fahad Yaas iin. Xubnahaas oo ay hoggaaminayeen wasiiru do wladaha gaadiid ee XFS Cabdiraxmaan Dheere iyo wiil gacan yare u ah Fahad Yaasiin oo lagu magaca abo Anas ayaa ku soo guul-dareystay qorshe ay do onayeen inuu u fuliyo Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe.

Sida aan xogta ku helnay xubnahaan oo wakiil ka ahaa Fahad ayaa Cali Guudlaawe ka dalbaday in si hor maris ah loogu soo saaro doorashada shan ka mid ah kursasta golaha shacabka ee taalla Beledwe yne, kuwaas oo uu ku jiro kursiga Fahad Yaasiin uu u tartamayo ee haatan uu ku fadhiyo Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir.

Fahad ayaa sheegay in qorshihiisa uu yahay in sanadkaan uu u tartamo kuriga guddoomiye ku xig eenka koowaad ee golaha shacabka.

Ilo xog ogaal ah oo aad ugu dhow xafiiska Madax weynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe ayaa Caa simada Online u xaqiijiyey in Madaxweynuhu uu diid ay qorshaha ay ula tageen xubnihii ka socday Fahad Yaasiin.

Cali Guudlaawe ayaa la sheegay inuu ku dooday in qorshahaas uusan fuli karin isagoo aan tegin Bel edweyne, sidoo kalena aysan dhammaan doorasha da kuraasta golaha shacabka ee taalla magaalada Jowhar.

Xogaha ugu dambeeya ee aan ka heleyno Jowh ar waxay sheegayaan in xubnihii uu soo wakiishay Fahad Yaasiin ay dib ugu laabteen Muqdisho, iya goo wax natiijo ah aan ka sidin Cali Guudlaawe.

Dhinaca kale xubno ka tirsan kooxda ololaha Mada xweynihii hore Sheekh Shariif Axmed ayaa Jimcihii Dorraad tegay M/Jowhar, kuwaas oo qorsheynaya in Madaxweynaha HirShabeelle ay kala hadlaan kura as dhowr ah oo ay rajo ka qabaan saaxibadood ku soo baxaan. By:- Zahra Axmed Gacal

XIGASHO:-CAASIMADDA.NER

Xukuumadda Oo Q/Midoobay Kala Hadashay Taageerida Hay’addaha Garsoorka Dalka

Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Garsoorka Xu kuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta Xasan Xus een Xaaji ayaa kulan gaar ah layeeshay ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Q/Mido obay u qaabi lsan Soo maali ya iyo qaar ka mid ah hay’ada ha QM ee jooga Soomaaliya, gaar ahaan UNSOM iyo UN DP.Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dar-dargalinta iyo mideynta dadaalada ay wadaan deeq-bixiyaasha si da gaarka ah u taageera hay’adaha Cadaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya.

Ugu dambeyn, iyada oo la eegayo xiriirka iyo iska ashiga Bahda Cadaaladda iyo hay’adaha Q/Midoob ay ee jooga Soomaaliya, gaar ahaan kuwa taageera ha’adaha Cadaaladda iyo Garsoorka XFS, waxaana la isla gartay in la 2 jibaaro dadaallada lagu tayeyn ayo hay’adaha caddaaladda guud ahaan ee dalka.

Kulanka Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Garsoor ka Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji uu la qaatay ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM ayaa waxaa ku wehlinaayay Agaasim aha Guud iyo qaar ka mid ah Lataliyaasha Wasaa radda Cadaaladda.

Wararkii ugu dambeeyey ee xaalada deegaanadii lagu dagaalamay ee Galmudug

Waxaa degan xaaladda deegaanno ka tirsan de gmada Balanbal ee gobol ka Galgaduud, kadib daga alo culus oo 2dii cisho ee udambeeyay ay halkaas ku dhex-mareen maleeshi yo beeleed. Nabaddoon C/dir Maxamuud Shidane oo kamid ah Cuqaashii coladaas ku baxday oo la ha dlay VOA ay aa sheegay inay ku howlan yihiin sidii si rasmi ah loogu soo afjari lahaa dagaalkaas.

"Waxaa u diyaarsaneyn in aan xiriir helno oo ha dda waxaa diyaar u nahay in aan la macaamiilno oo walaalaha kale la hadalo oo Ilaahay dartii dadkaas kala joojino,” ayuu yiir Nabaddoon Cabdulqaadir.

Sidoo kale waxa uu sheegay in labada Beeleed ee ku dagaalamay deegaanada Balanbal uusan ka dhaxeyn muran hore usii jiray, balse ay hadda isku qab teen daaqsiinta dhulkaas, kadib abaaro ba’an oo ku dhuftay deegaanada Galmudug.

"Hadda dhibka jira ee isku leynayaan dadkaas waa meeshii cunada laheyd ee daaqsiinta, markay cuno ka waayeen meeshii hore u daganaayeen iyo barkadihii oo abaar ayaa ku dhacday.”

Dagaalkaas ayaa waxaa ka dhashay khasaaro badan oo iskugu jira dhimashada iyo dhaawaca, wux uuna kusoo beegmay xili abaaro ba’an ay ku dhufte en deegaanada Galmudug Dorraad unbey aheyd mar kii Madasha Badbaadada Galmudug ay baaq nabad eed kasoo saartay xiisadaas, ayada oo sheegtay in ay aad uga walaacsan tahay dagaalka ka qarxay de egaanka Hiraale ee hoostaga degmada Ballanbale ee gobolka Galgaduud, kaasi oo sababay khasaaro nafeed oo ballaaran.

"Madasha Badbaadada Galmudug waxay ugu ba aqaysaa waxgaradka ka soo jeeda beelaha walaala ha ee dagaalku u dhexeeyo in si deg deg ah loo jooj iyo dagaalka, laguna xaliyo wada-hadal iyo nabade yn arrimaha sababay dagaalka dhimashada iyo dha awaca badan dhaliyey ee ku soo beegmay xili abaa ro ba’an ay ku dhufteen deegaanada Galmudug,” ay aa lagu yiri qoraalka Madasha Badbaadada Galmu dug.

Somaliland: Shil dad ku dhinteen oo dhacay degmada Gabilay

Hal qof ayaa ku dhintay shil baabuur oo dhacay degmada Gabilay ee Somaliland, baabuurka Shilka galay ayaa ahaa dhooli (ambulance) ah oo ay leeda hayd Sixa Ambulances.

Qofka dhintay ayaa ah darawalkii waday baabu urka dhooliga ah, oo isagu kaligii saarnaa baabuurka burburay.

Ciidamada damdamiska degmada Gabilay ayaa baabuurka shilka galay gurmad u fidiyay , waxayna sheegeen in aan wali la ogayn sababta shilka dha lisay, isla markaana ciidamada booliisku ay baadhis ku hayaan.

HOGGAAMIYIHII DAACISH OO LAGU DILAY

Hoggaamiyihii kooxda Daacish ayaa lagu dilay howlgal Habeen hore ka dhacay gobolka Idlib ee waqooyiga galbeed ee Syria, waxaa sidaas Shalay ku dhowaaq ay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden.

Weerarka ayaa lagu beegsaday Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurayshi, oo hog gaanka kooxda minted iinta ah la wareegay 31-kii October 2019, maalmo un kadib markii hogga amiye Abu Bakr al-Baghdadi uu ku dhintay howlgal ay Mareykanka ka ful iyeen isla aagaas.

Sarkaal Mareykan ah ayaa sheeg ay in al-Qurayshi uu u dhintay si la mid ah Al-Baghdadi, isaga oo isku qarxiyey bam dil ay isaga iyo xubno ka mid ah qoyskiI sa, oo ay ku jir aan haween iyo caruur kadib markii ay kusoo siqeen ciidamada Mareykanka.

Waxaa sidoo kale loo yaqiin Amir Muhammad Sa’ id Abdal-Rahman al-Mawla.

Howlgalka ayaa yimid xilli ay Daacish isku daya yeen inay dib usoo laba kacleeya an, ayaga oo wee raro dhowr ah ka fuliyey gobolka. Ciidamada gaarka ah ee Ma reykanka ayaa ku soo degay diyaarado he licopter ah, waxayna weerareen guri ay Daacish ku laheyd Syria, ayaga oo isku dhac socday laba saac uu dhex-mar ay koox hubeysan, sida ay sheegeen goobjoogeyaal. Dadka deegaanka ayaa sheegay is-rasaaseyn xo oggan iyo qaraxyo aad loo ga maqlay M/ Atmeh oo ku dhow meel ku dhow xu duu dda Turkey, oo ay ku yaallaan xerooyin ay ku jiraan dad kusoo barakacay dagaalka sokeeye ee Syri a.Kooxaha gurmadka deg degga ah ayaa shee gay in 13 qof lagu dilay iska hor-imaadka, oo ay ku ji raan lix caruur iyo afar haween ah.

Madaxweyne Biden ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay inuu amray wee rarka "si uu ilaaliyo sha cabka Mareykanka iyo xulufadeena ugana dhigo du nida meel amni ah.” "Ayada oo ay ku mahadsan yih iin ciidamadeena geesiyada ah ee xirfadda leh, wax aan goobta dagaalka ka saarnay Abu Ibrahim al-Ha shimi al-Qu rayshi – Hoggaamiyihii Daacish,” ayuu Biden ku yiri bayaan uu soo saaray

Sirdoonka Mareykanka Oo Ogaaday Qorshe Ka Dhan Ah Ukraine Uu Wado Ruushka

Ruushka ayaa qorsheynaya qorshe been abuur ah oo uu marmarsiiyo uga dhigto duullaan uu ku qaa do Ukraine, isagoo si been abuur ah ugu eedeynaya ciidamada Ukraine inay weerar ku qaadeen kooxaha goonni u goosadka uu Ruushka taageero ama Ru ushka laftiisa, sida ay sheegeen saraakiisha Mareyk anka.

Arrimaha la sheegay in Ruushka uu ka fiirsanayo in uu soo bandhigo waxaa ka mid ah baahinta we erar been abuur ah, iyadoo sawirro muuqaal ah oo ku aaddan qaraxyo iyo falal ay ka dhasheen khasaa re badan a abuurayo si markaana Ruushku uga jaw aabo falalkaas qiilna ugu helo weerarkiisa dalkaas.

Maraykanka iyo Nato ayaa ka walaacsan tirada bad an ee ciidamada Ruushka a ee ku sugan meel u dhow xadka Ukraine.

Ruushka ayaa beeniyay inuu qorsheynayo inuu duulaan ku qaado dalkaas, isagoo sheegay in ciida madiisu ay halkaasi u joogaan dhoollatus. Waxayna illaa hadda gaadhayaan 100,000 oo askeri.

Xiisadan ayaa ku soo beegantay sideed sano ka dib markii Ruushku uu la wareegay gacanka koonfureed ee Ukraine ee Crimea oo uu taageeray kacdoon dhiig badan ku daatay oo ka dhacay bariga Donbas

Turkiga & Giriigga oo isku haysta muhaajir iin qabowga ugu dhintay xudduuddooda

Ugu yaraan 12 qof oo muhaajiriin ah ayaa qabow ugu dhintay dalka Turkiga, gaar ahaan meel u dhow xudduudka dalkaasi uu la wadaa go dalka Giriiga, waxaana labada ni waddan uu midba midka kale ku eedeeyna yaa mas’uuliyadda masiibadaasi.

Turkiga ayaa ku eedeeyay sa raa kiisha xudduudaha dalka Giriiga in ay tahriibayaa shaasi dib ugu soo ce liyeen xu dduuda, taasi oo sababtay in ay qa bow u dhintaan.

Giriiga ayaa isna dhankiisa ku gacan seyray eed eymah aasi. Labadani waddan ee ku yaalla badda Mediterranean-ka ayaa marar badan isku maan-dha afay xaaladda muhaajiriinta ka soo talaabaya xudd uudaha dhanka dhulka iyo badda ee ay wadaagaan.

Saraakiisha dalka Turkiga ayaa sheegaya in mey dadka sagaal ka mid ah muhaajiriintaasi la helay sub axnimadii Dorraad oo Arbaca ahayd, arrintaasi oo kee ntay in baaritaan laga sameeyo aagaasi kaddibna la helo meydka laba qof oo kale.

Qof kale oo qabowga ba’an uu haleelay ayaa is la aagaasi laga helay wuxuuna markii dambe ku dhi ntay isbitaalkii lagu daweynayay.

Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Turkiga Sule yman Soylu ayaa ku eedeeyay ciidammada ilaalada xadka ee dalka Giriiga in ay dadkaasi muhaajiriinta ahi ka furteen dharkii iyo kabihii ay xirnaayeen, ka hor inta aysan dib ugu celinin xudduudda Turkiga la wadaago dalkaasi xilli qabow ba’an uu jiray.

Dhanka kale, wasiirka arrimaha socdaalka ee dal ka Giriiga, Notis Mitarachi, ayaa sheegay in geerida muhaajiriintaasi ay tahay masiibo, balse waxa uu sheegay in eedeynta ka soo yeertay Turkiga ay tah ay mid xaqiiqada ka fog.

"Muhaajiriintani marnaba ma aysan soo gaarin xudd uuda, wararka ah in ay xudduudda soo gaareen ama eedeynta ah in dib loogu celiyay xudduudda Turkiga, waa wax aan micno lahayn,” ayuu yiri.

Giriiga ayaa lagu eedeeyaa in si khasab ah uu dib u gu celiyo muhaajiriinta xudduudda dalka Turkiga – arrintaasi oo sharcidarro ah marka loo eego shuruuc

da caalamiga ahi ee xuquuqda aadanaha.

WAA KUMA HOGGAAMIYAHA DAACISH EE AAN WAJIGIISA LA ARAG EE AY

 MAREYKANKU DILEEN?


Dhismo ku yaalla waqooyiga Galbeed ee Suuriya oo ay burburiyeen ciidamada howlgalka fuliyeyXIGASHADA SAWIRKA,EPA

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa shaaca ka qaaday howlgal gaar ah oo ay cii damadoodu fuliyeen ay ku di leen Hoggaamiy aha Daacish Abu Ib raahim al-Haashimi al-Qureyshi.

"Dhammaan Ciidammadii ku lugta lahaa howlgalka ayaa si nabad ah ku soo laa btay", ayuu raaciyay Mr Biden

"Waxaa mahad leh ciidamadee nna qalabka sida ee xirfadda iyo geesinimada leh, waxaan dilnay Abu Ibrahim al-Ha shimi al-Qurayshi ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay Aqalka Cad.

Madaxweynuhu wuxuu xusay goor dhaw inuu khudabad arrinkan ku saabsan uu u jeedin doono shacabka Mareykanka.

Al-Qureyshi ayaa ahaa Khaliifada labaad ee ururka isku magaacabay dowladda Islaamiga ee Daacish, isaga oo baddalay hogaamiyihi hore ee ururkaasi Abu Baakar al-Baqdaadi.

Dhammaan laamaha sirdoonka ee Mareykanka iyo Ciraaq waxay xaqiijiyeen Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurayshi inuu yahay Cabdullaahi Qardaash ama Xaaji Cabdullaahi, marka aan eego xogta aan helay inti aan raadinayey macluumaad ka rasmiga ah ee ninkaasi ku saabsan.

Wasaaradda Caddaaladda Mareykanka waxay horay u ballan qaadday xogta ku saabsan hoggaamiyaha cusub ee Daacish al-Qardaasi iyo halka uu ku sugan yahay ciddi keento in abaalmarin ahaan loo siinayo $10 malyan oo doolar.

HADDABA WAA KUMA ABU IBRAAHIM AL-HAASHIMI AL-QUREYSHI?

Magaalada Mahlabiya oo ay ku badan yihiin dad asal ahaan Turkiga ka soo jeedo oo qayaasti 20 km u jirta magaalada Mosul ayuu ku dhashay hoggaamiya ha cusub ee Daacish ee haatan la dilay Abu Ibraahim al-Haashimi al-Qureyshi.

Xogo sirdoon oo la heleyna waxaa lagu sheegay magaca saxda ee al-Qarda asi inuu yahay Amiir Muxamed Saciid al-Salbi al-Malwa.Falanqayn: Dhaqdhaqa aqyada Daacish ee Soomaaliya Muxuu yahay mas'uulka Daacish ee gacanta u galay Ciraaq?

Wiilka Abuubakar al Baqdaadi 'oo Suuriya lagu dilay' Sanaddi 1976-kii ayuu ku dhashay magaalada Mahlabiya oo ka tirsan degmo hoosaadka Ninenah. Wux uuna qabaa 2 Xaas oo u dhashay 7 wiil oo Amiir ugu yar yahay iyo 9 gabdhood .

Aabbaha al-Qureyshi inta u dhaxeysay 1982-2001 wuxuu Imaam ka ahaa mas aajidka Furqaan ee ku yaallay magaalada Mosul.

Inta aan 2010-kii la ogaan hoggaamiyaha Daacish ama ISIS inuu yahay al-Baqdaadi oo horay Mareykanka u diray waxaa si dadban daacish u hoggaamiya qarsoon ugu ahaa al-Qureyshi sida ay xaqiijinayaan dokumantiyada caddeyma ha uu wariyaha BBC-da helay. Sharciga Ciraaq oo al-Qardaashi la siiyey 1988 Al-Qureyshi ayaa la rumeysan yahay inuu 2003-2004 uu ku biiray Daacish, ninkaasi oo lagu tilmaamo inuu ahaa nin aqoon durugsan u lahaa arrimaha militariga iyo sir doon ka howlagallada ay Daacish fulisana lafdhabar u ahaa.Sirdoonka Ciraaq waxay rumeysan yihiin Daacish iney al-Qardaash ay ka fogeeyeen goobaha ay dagaalladu ka socdan si looga ilaaliyo iney waxyeello soo gaarto maadaa maa ay ISIS ay ninkan ku xisabtameysay inuu noqonayo hoggaa miyaha al-Baqdaadi baddali doono.

Sidey daacish uga hadleysaa dagaalka Moosil? Hogaamiyaha kooxda IS oo fariin cu sub soo diray

 

FALANQAYN: DAACISH OO CAQABAD KU AH CANSHUURTA AL SHABAAB

Qardash wuxuu tababar dhinaca garsoorka uu ku soo qaatay machad hoos tago

Kulliyadda al-Imaam al-Cadami oo ku yaalla magaalada Mosul.

Sargaal sare oo ka tirsan Mareykanka wu xuu wakaaladda wararka ee Reut ers uu sheeg ay "Billowga howlgalka iney xubinka argagixis ada ee la bartilmaam eedsaneyey uu bam qarxiyey isaga iyo qoyskiisana oo ay ku jiraan carruur iyo haween ay qaraxasi ku dhinteen."

Xoghayaha warfaafinta ee Pentagon John Kiby mar sii ho rreysay howlga lka Khamiista Shalay ah lagu dilay hoggaamiya ha Daacish inuu ahaa mid si buuxda looga guuleystay oo muuji naya sida dagaalka argagixisada lagula jiro loogu guuleystay.

Shaqaalaha gurmad degdegga ah ee Suuriya waxay she egeen 13 qof oo ay ku jira an lix carruur ah iyo 4 haween ah ay aa ku dhintay qaraxi dhacay ka hor inta howlgalkaasi uu dhicin.

Sidee buu u dhacay hawlgalkii lagu dilay hoggaamiyaha Daacish?

Le Pen oo laga qaaday xasaanadda si loo dac weeyo

Maxaad ka taqaanaa hogaamiyaha Al-Qaaci dda ee uu Faransiiska dilay?

Dadka deggan deegaanka howlgalkaasi laga fuliyey waxay sheegeen iney arkayeen di yaarada kuwa qumaaiga u kaca oo goobtaasi ku soo dagayey iyo rasas xooggan oo ay isdhaafsanayeen dhinacyada dagaall amay.

Al-Quresyhi wuxuu watay ciidamo aad u hubeysan oo ilaalo u ahaa iyaga oo saacado halkaasi kula dagaallamay ciidamadi Mareykanka ee howlgalka lagu dilay fulinayey. Sawirro laga qaaday dhismaha la rumeysan yahay in lagu dilay al-Qureyshi? XIGASHADA SAWIRKA,REUTERSXIGASHO"-BBC




 UNOPS JOBS


ICT (Information Management) Associate

Job categories IT

Vacancy code VA/2022/B5001/23293

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty station Nairobi, Kenya

Contract type Local ICA Support

Contract level LICA-6

Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,

availability of funds and satisfactory performance)

Application period 28-Jan-2022 to 11-Feb-2022


Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

 

Background Information - PSC


Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

Functional Responsibilities

 

*CANDIDATES WITH NO UN OR UNOPS EXPERIENCE ARE ENCOURAGED TO APPLY


*Qualified female candidates are strongly encouraged to apply

Under the guidance and supervision of the Senior Information Management Officer, the Information Management (IM) Associate will work closely with UNMAS Somalia projects, involved sections and key stakeholders to enable and enhance IM processes, systems and assist with data visualization and analytical insight through standardized tools, dashboards and processes – the end goal being better, data-driven decisions. This is a cross-disciplinary role with a primary focus on IM processes and systems, but which will also support other initiatives related to IM, including (but not limited to) knowledge management and the standardization of IM processes and systems.
The IM Associate will be responsible for the following duties:

·Perform regular audit of mine action information to ensure data completeness, integrity and quality;

·Ensure collected data quality, accuracy and consistency for accurate comparability based on established standards and procedures (SOP);

·Assist efforts in the identification of data sources, ensures the processing of collected data is in line with programme planning, monitoring, decision making and reporting needs;

·Support in leading the maintenance and updates of the programme databases and archives;

·Ensure the security and integrity of all programme’s Information Management Systems (IMS) and repositories is in place and in compliance with SOP;

·Oversee the qualitative and quantitative IMS data clean-up processes;

·Support in managing and updating datasets linked to related dashboards to enable quick and efficient visual analysis;

·Assist with the maintenance of spatial baseline and operational datasets by following relevant standards;

·Assist with the production and updating of high-quality map products and maintain a repository of spatial data and geodatabases;

·Provide remote support to UNMAS Somalia IMS Portal users;

·Support in preparation and printing of informative maps and other printing products;

·Update Geodatabases and use updated themes on produced maps;

·Perform other tasks assigned by the line manager.

·Competencies

Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc

Education/Experience/Language requirements


Education

A first level University degree (Bachelor’s Degree or equivalent) with two years of relevant experience, OR

High School (Secondary or equivalent) with six years of relevant experience is required.

Experience.

·Relevant experience is defined as experience in information management, information systems, data management, data analysis or data visualization, Geographic Information System (GIS), GIS mapping, or related field.

·Experience in GIS project design, data modelling, visualization or presentation is desired.


Language Requirements

·Fluency in English (writing, speaking and reading) is required

·Fluency in Swahili (writing, speaking and reading) is required


Contract type, level and duration


Contract type: Local Individual Contractor Agreement (LICA) Contract level: LICA...

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS


UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful implementation of its partners’ peacebuilding, humanitarian and development projects around the world. Our mission is to help people build better lives and countries achieve sustainable development.

UNOPS areas of expertise cover infrastructure, procurement, project management, financial management and human resources.

Working with us

UNOPS offers short- and long-term work opportunities in diverse and challenging environments across the globe. We are looking for creative, results-focused professionals with skills in a range of disciplines.

Diversity

With over 4,000 UNOPS personnel and approximately 7,000 personnel recruited on behalf of UNOPS partners spread across 80 countries, our workforce represents a wide range of nationalities and cultures. We promote a balanced, diverse workforce — a strength that helps us better understand and address our partners’ needs, and continually strive to improve our gender balance through initiatives and policies that encourage recruitment of qualified female candidates.

Work life harmonization

UNOPS values its people and recognizes the importance of balancing professional and personal demands.

 


 

 


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip