HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 3-DA FEBRAAYO 2022

0
Thursday February 03, 2022 - 08:02:07 in Wararka by
  • Visits: 538
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 3-DA FEBRAAYO 2022

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
 

Xog: Farmaajo oo kulan xasaasi ah ugu yeeray Qoor Qoor iyo Lafta Garen + Ujeedka

    Hoggaamiyaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Dorraad qorax dhicii soo gaaray M/ Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana uga sii horeeyey hoggaamiyaha maamulka K/Galbeed Cabdi casiis Laftagareen.

2da hoggaamiye waxay saa xiibadooda iyo dadka la kul may u sheegeen inay raba an inay shir gaar ah ku yeeshaan Muqdisho, laakiin shir gaar ah iyo Muqdisho waa is-diideen.

     Xog aan ka helnay socdaalka labada hoggaam iye ayaa ku xireysa madaxweyne Farmaajo. Dadka sida dhow ula socda safarka Qoor Qoor iyo Laftagar een waxay xaqiijiyeen inuu labada nin u yeeray ma daxweyne Farmaajo oo ay shirko siyaasadeed yihiin.

    Doorashada Golaha Shacabka ayaa weli ka soco ta 2daas maamul. Laftagareen wuxuu dhawaan soo dhajiyey kuraastii lagu qaban lahaa M/Baraawe, isa goo ka hor tagayey qorshe ay madaxda maamulada qaar rabeen in looga takhaluso qorshaha laba deega an doorasho ee madaxweyne Farmaajo.

    Galmudug 9 kursi oo golaha shacabka ah ayaa ill aa hadda la doortay, wararku waxay sheegayaan in qaar kamid ah kooxda madaxweyne Farmaajo inay shaki ka muujiyeen sida uu Qoor Qoor u dhigayo ku raasta qaar, taasi oo shaki ku keentay qorshaha wa da-shaqeynta labada dhinac

      Sidoo kale, wararka damaca Qoor Qoor ee waa yadaan soo xoogeystay ayaa dadka qaar sheegaya an in kooxda madaxweyne Farmaajo tuhun ka qaa day. Si walbaba, kulankan waa wada-tashi iyo is turx aan bixin. Laftagareen isaga shaki badan lagama qa bo oo sidii uu Farmaajo rabay ayuu illaa iyo hadda howsha u wadaa, balse loogama maarmo xoojinta heshiiska saddex geesoodka ah, ayey leeyihiin ilaha aan la hadalnay.

     Waxaa kaloo jira warar sheegaya in dhinacyadu ka wada hadlayaan aragti horey miiska u taalay oo ah awood qeybsi siyaasadeed.    Saaxiibada ku dhow dhow hoggaamiyaha Galmudug waxay maal mihii dambe bilaabeen inay kor u sheegaan inuu Qo or Qoor damac federaal ah ku jiro, balse musharixiin ta xilka madaxweynaha weli arrintaasi ma aamin sana.

    Qaar ka mid ah musharixiinta xilka madaxweyaha oo aan la hadalnay waxay arrintaasi u arkaan mid uu Qoor Qoor iyaga albaabada uga xiranayo, si uu Far maajo kuraas ugu soo saaro, iyadoo arrinta loo ekey siinayo inuu Qoor Qoor wato shaqo isaga u gaar ah.

Waxaa marna la inkiri karin inuu Qoor Qoor wax ra bo, laakiin inta ay la egyihiin waxa uu rabo weli ma cadda, ayey leeyihiin dadka qaarkiis.

     Weli lama hayo saacadda iyo maalinta kulanka dhex maraya seddex hoggaamiye ee Farmaajo, Qo or Qoor iyo Laftagareen kuwaas oo hadda ku wada sugan magaalada Muqdisho, xillii uu Ra’iisul Wasaa re Rooble safar ugu maqan yahay dalka Imaaraad ka, iyadoo lagu xamanayo inuu lacag u raadiyey qa ar ka tirsan musharixiinta xilka madaxweynaha.

Imaaraadka oo soo dhoweeyay raali galinta uu Raysal wssaare Rooble ka bixiyay arrimi hii lac agta lagu qabtay garoonka Aadan Cadde

      Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa soo dhow eeysay raaligelintii uu Ra’ iisul Wasaaraha Soomaal iya Maxamed Xuseen Rooble ka bixiyay lacago Ima araadku leeyahay oo lagu lagu qabtay garoonka diy aaradaha Muqdisho bishii April 2018.     Wasaara dda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee dowladda Imaaraadka ayaa sidaasi ku sheegtay bayaan kooban oo ay soo saartay, xilli uu dalkaas ku sugan yahay ra ysal wasaare Rooble.Dhaxal sugaha magaalada Abu Dhabi ahna ku xige enka taliyaha guud ee ciid amada qalabka sida ee da lka Ima araadka Sheikh Moha med bin Zayed Al Nah yan ayaa qaabilay raysal wasaare Ro oble oo booq asho rasmi ah ku jooga dalka Imaara adka Carabta.

     Kulanka oo ka dhacay Qa sr Al Watan, ayaa Sheekh Maxamed Bin Zayid iyo Rooble waxa ay ka ga wada hadleen sidii kor loogu qa adi la haa xiriirka labada dal si ay danahooda u hour m ariyaan.

     Sidoo kale waxaa la isku weyd aarsaday aragtiyo dhowr ah oo la bada dhinac khuseeya, sida in UAE ay Soomaaliya ka taageeero arrimaha gargaarka.

Kulan Looga Hadlaayay La-Dagaalanka Maand ooriyaha Oo Shalay Lagu Qabtay Muqdisho

      Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/Muqd isho Md.Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Shalay kulan gaar ah la qaatay Guddoomiya ha Ururka Dhallinyarada Gobolka Banaadir iyo Gud doomiyaasha dhallinyarada degmooyinka.

     Kulankan ayaa waxaa uu ujeedkiisu ahaa sidii loo xoojin lahaa wacyigalinta la-dagaalanka maandoo riyaha noocyadiisa kala duwan oo xiligaan si xoogan uga soc day magaalada Caasimadda ah ee Muqdi sho. Kulankani ayaa inta uu so cday waxa uu Gud doomiyaha warbixina kala duwan ka dhageystay dhall inyaradii kulanka ka qeyb ga shay, kuwaas oo tilmaa may sida ay diyaar ugu yihiin ka qeyb qaada shada doorkooda ku aadan la-dagaa lanka Muqaad araad ka iyo horumarinta dhalinyarada magalada Muqdi sho

     Guddoomiye Cumar Filish ayaa kula dardaarmay dhallinyarada Muqdisho iney meel ugu soo wada je estaan cirib tirka Maandooriyaha oo ah caqabad hor taagan horumarka dhallinyarada iyo Xasiloonida Caasimadda.

     Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa muddooyinkii dambe kusoo badanayay waxy aabaha maanka dooriya, iyadoona laamaha amniga gacanta ku dhigeen waxyaabo farabadan oo kamid ah maandooriyeyaasha, sidoo kalena la burburiyey goobo lagu farsameyn jiray Calaqa iyo xashiishka.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Chad

     Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iska ashiga Caalamiga ah ee Xukuu m adda Federaalka Soomaaliya Cab disaciid Muuse Ca li ayaa mag aal adda Addis Aba ba ee dalka Itoob iya waxaa kulan ku la qaatay dhig giisa dalka Chad Ma hamat Zene Cherif.

    Wasiiradda ayaa ka wada hadl ay xoojinta xariirka labada dal ee Soomaaliya Chad, iyadoo is weydaar saday aragtiyo ku saabsan dib u habeynta Midowga Afrika.

Amb, Safiina” Waxaan rajo ka qabnaa in si deg deg ah loo dhameeyo doorashada Golaha Shacabka”

     Afhayeenka Guddiga doorashooyinka Heer Fede raal Axmed Safiina ayaa sheegay in doorashooyinka Golaha Shacabka ay u socdaan sidii loogu talo gal ay, isla markaana Maalinta berito ah ay soo xiri doon aan doorashada 100 kursi ee Golaha Shacabka.

     Afhayeenka oo Warbaahinta kula ha dlay Guda ha Dugsiga tababarka Boo liska ee Janeraal Kaa hiye oo Shalay la gu qab tay doorashada Afar Kursi ayaa sheeg ay in si dardar leh ay ku socota doorash ada ayna rajo ka qabaan in jadwalkii doorashada loo asteeyay ee 25-ka Bishaan in lagu soo geba-gabe eyo doorashada Golaha Shacabka.Wuxuu u hamba lyeeyay  guddiyada doorashooy inka Heer dowlad Goboleed ee Maamulada ee doo rashooyinka Gola ha Shacabka qabtay kuwo kalena iclaamiyay, wuxu una guddiyada doorashooyinka do wlad Goboleedy ada uu ugu baaq ay inay si deg deg ah ku shaaciy aan jadwalka do orashooyinka Golaha Shacabka ee degaannado oda lagu qabanayo.

     Ugu dambeyn Afhayeenka Gu ddiga doorashooy inka heer federa al ayaa ku baa qay in la iaaliyo Qo on dada Haween ka, isla markaa na Beeshii Saddex kur si leh mid ka mid ah Haween laga dhigo.

Doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Garoowe

    Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Shalay Magaalada Gar oowe waxaa ay ku qabteen doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doo rashado odu tahay degaannada Puntland.

     Doorashada ayaa waxaa meesha laga saaray dhammaan Xildhibaannadii horay ugu fadhiyay kura astaas, waxaana Shalay ku tartamay oo ku soo bax ay Xildhibaano cusub, waxaana kuraasta Shalay la doortay ay kala yihiin.

    Hop-192 oo ay horay ugu fadhisay Saciido Maxa med Xasan, waxaana Shalay ku guuleystay Maxa med Faarax Nuux oo helay 91 cod halka mushar rixii la tartamayay ee Ruwayda Maxamuud Maxamed ay heshay 1 Cod , 2 Codna way xumaadeen.

     Kursiga 2aad ee Hop-94 oo uu horay ugu fadhiy ay Axmed Ismaaciil Shabeel ayaa loo bedelay kursi Haween, waxaana ku tartamay Sahra Cabdillaahi Ci gaal iyo Fardowso Maxamed Aadan, waxaa ku guu laystay Kursigaan Sahra Cabdilaahi Cigaal oo hesh ay 87 Cod halka Fardowso Maxamed Aadan ay he shay 3 Cod , 7 Codna way khasaareen.

      Kursiga Saddexaad ee Hop121 oo ay ku fadhis ay Canab Xasan Cilmi ayaa waxaa ku guuleysatay  Farxiyo Yuusuf Cumar, ka dib markii ay tanaasushay Nimco Cumar Cabdi, waxaana Cod gacan taag ah loogu codeeyay Farxiyo Yusuf Cumar oo heshay dhamaan Ergada oo gaareysay 101 Ergo.

  Kursiga Afaraad ee Kursiga Hop-014 oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay ay ku fadhiday Sacdiya Car eys Ciise ayaa waxaa ku tartamay Daa’uud Cabdika riin Sheikh Cumar iyo Cabdirisaaq Axmed Xuseen, waxaa ku guulaystay Daa’uud Cabdikariin Sheekh Cumar oo helay 90 Cod halka Cabdirisaaq Axmed Xuseen uu helay 3 Cod, 7 Codna way xumaadeen.

 Kursiga Shanaad ee hop-174 oo uu ku fadhiyay Bu rhaan Aadan Cumar ayaa waxaa Shalay Cod Gac an taag ah ku guulaysatay Khadra Axmed Maxam ed ka dib markii ay tanaasuahay leyla Cabdi Faarax oo la tartami laheyd.

     Kursigablixaad ee ugu dambeeyay doorashada Shalay lagu qabtay M/Garoowe ee hop-75 oo ay ho ray ugu fadhisay Ikraan Yuusuf Xirsi ayaa waxaa Cod gacan taag ah ku guulaystay Cabdiqani Maxa muud Maxamed ka dib markii uu u tanaasulay Ax med Cabdiraxmaan Cilmi.

     Ergada fadhiday oo ahayd 101 ayaa waxaa Cod gacantaag ah ay ugu Codeeyeen Cabdiqani Maxam uud Maxamed oo helay 98 Cod, 1 Qof uma uusan Codayn halka 2 Qofna ay ka Aamuseen. Maalmaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in  M/Garoowe lagu qabto doorashada  Xildhibaano kale oo katirsan Gol

 aha Shacabka

4r Musharax Oo Tartan La’aan Kusoo Baxay Doorashadii Shalay Ka Dhacday Muqdisho

      Doorashada afar ka mid ah kuraasta Golaha Sha cabka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Shalay  lagu qabtay M/Muqdisho gaar ahaan Xarun ta Dugsida tababarka Ciidanka Booliska Somaliyed ee Jeneraal Kaariye.

      Doorashada kursiga HOP#268 ayaa waxaa ku guuleystay Maxamed Cali Xagaa oo afartii sanno ee lasoo dhaafay ku fadhiyey kursigaas, waxaana doo

rashadii dhacday loogu coddeeyay Cod gacan taag ah, kadib markii uu tartanka ka haray Musharaxii ka le ee Axmed Muumin

      Waaliye. Kursiga HOP#267 Xildhibaan Saynab Maxamed Caamir oo horey ugu fadhiday kursiga ay aa ku guuleystay mar kale, iyada oo loogu coddeey ay Cod gacan taag ah, waxaana u tanaasushay Su caado Muumin Maygaag oo la tartami laheyd Say nab Caamir.

      Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#236 ayaa waxaa ku guuleystay Xildhibaan Cadnaan Cis maan Cilmi ( Boqore) oo ku fadhiyey kursigaas, isla markaana waxaa loogu codeeyay Cod taag ah, ka dib markii uu u tanaasulay Musharax la tartami lahaa ee Farxaan Cabdilahi Cali.

     Kursiga ugu dambeeyay ee doorashadiisa Shalay dhacday oo tirsigiisu yahay HOP#269 ayaa waxaa qaab gacan taag ah loogu coddeeyay Cabdi raxmaan Maxamed Cumar, waxaana tartanka ka har ay  Buuxo Maxamed Cismaan oo markii hore Musha rax aheyd.

Jaalliyadda Soomaaliyeed ee dalka Tanza nia oo Gawaaari ku wareejiyey Masuuliyiinta Safaaraddaasi.

      Safaaradda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dal ka Tanzania, ayaa kala wareegtay Jaalliyadda Soo maaliyeed ee dalka as ku nool labo gaari oo ay ugu talo galeen in ay adeegsadaan Diplom aasiyiinta So omaaliyeed ee Safaa radda ka howl gala.

     Qoraal ka soo baxay safaaradda ayaa lagu yiri” Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Tanzania waxa ay uga mahadnaqeysaa Jaaliya dda Soomaaliyeed ee Dar es Salaam, Tanzania taa geerada ay mar walba la garb taagantahay Safaa radda”

     "Shalay oo ay taariikhdu tahay 2da Febraayo 2022, waxaa si dhab ah u hawlgalay laba gaari oo ay Jaaliyaddu u soo iibisay Safaaradda iyadoo si ras mi ah ay gawaaridaas ku yimaadeen magaca Safaa radda Soomaaliyeed

Safaaradda Mareykanka oo caddeysay sababta safiirka cusub uu aqoonsigiisa ugu gudbin doono...

      Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa caddeysay sababta safiirka cusub oo Muqdisho soo gaaray dhowaan uu nuqul ka mida waraaqihiisa aqo onsiga ugu gudbinayo Madaxweynaha muddo xil eedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

      Farmaajo ayaa muddo sanad ah kursiga ku fadh iya si sharci-darro ah kadib markii muddo xileedkiisu dhammaaday 7-dii Febraayo 2021.

       Safaaradda oo billowday baahinta qoraallo iyo sawirro ay dadka ku bareyso safiirka cusub iyo taari ikhdiisa ayaa dhinaca kale qoraal ay soo saartay uga hadashay munaasabadii uu Sabtidii 29-ka Jana ayo 2022 safiirka cusub Larry Andre nuqul ka mida waraaqihiisa aqoonsiga ugu gudbiyey Wasiirka Arri maha Dibedda Soomaaliya.     "Dorraad Ambassador André waxa uu nuqul ka mid ah warqada aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay wasi irka arrimaha dibadda Cabdisaciid Muuse Cali. Asal ka Warqadan waxaa loo gudbin doonaa Madaxwe yne Maxamed Cabd ullaahi Maxamed,” ayaa lagu yiri qoraalka safaaradda.

     Safaaradda oo sharaxaad ka bixisay arrintan ayaa qor aalkeeda ku soo gabagabe ysay: "Sida dhaq anka diblo maasiyaddu yahay, wa rqad da aqoonsiga waxay si rasmi ah danjiraha uga dhigeysaa wakiilka madaxweynaha dalka (Mareyk anka) u me tala Soomaaliya ee ku hadlaya magaca dowladda Mareykanka, taasoo ku socota madaxwey naha dawl adda Soomaaliya.”

       Mareykanka ayaa hore doorashadii 2017 dib u dhigay inuu safiirkii cusbaa waraaqihiisa aqoonsiga la wadaago madaxweynihii xilligaasi waqtigiisa dha mmaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana lala sugay madaxweynihii cusbaa; balse xilligan ay aa waxaa muquda inay doorashadu gaabis ku soc oto waqti dheerna qaadan doonto.

       Sidaas darteed, waxaa cad inaan la ogeyn xil liga Soomaaliya ay yeelan doonto madaxweyne cu sub, ayada oo dadka qaar rumeysan yihiin in Farma ajo uu mar kale isku dayi doono inuu carqaladeeyo doorashada sida uu dhowr goor oo horey u sameyey

 Isha: Goobjooge

Madasha Badbaadada Galmudug oo war kasoo saartay xiisada ka taagan Galmudug

      Madasha Badbaadada Galmudug ayaa markii u horeysay ka hadashay xaaladaha amni darro ee ka soo cusboonaaday deegaanada maamulka Galmu dug, ayada oo ugu baaqday in la joojiyo dagaalka.

Qoraal kasoo baxay Madasha ayaa waxaa lagu she egay inay aad uga walaacsan tahay xaaladaha amni darro, gaar ahaan dagaalka ka socda deegaanka Hiraale ee hoostaga degma da Ballanbale ee gobolka Galgaduud, kaasi oo saba bay khasaaro nafeed oo ballaaran.

     "Madasha Badbaadada Galmudug waxay ugu ba aqaysaa waxgaradka ka soo jeeda beelaha walaala ha ee dagaalku u dhexeeyo in si deg deg ah loo jooj iyo dagaalka, laguna xaliyo wada-hadal iyo nabad eyn arrimaha sababay dagaalka dhimashada iyo dhaawaca badan dhaliyey ee ku soo beegmay xili abaaro ba’an ay ku dhufteen deegaanada Galmud ug,” ayaa lagu yiri qoraalka Madasha Badbaadada Galmudug.

Waxay ugu baaqeen maamulka Galmudug in uu qaaato kaalinta mas’uuliyad iyo midda akhlaaqeed ee ugu aadan joojinta colaadaha soo noq-noqdey ee deegaanadaas, islamarkaana uu si deg deg ah ciidamo ugu diro deegaanada dirirtu ka socoto.

     Sidoo kale Madasha ayaa si adag ugu jeedisay madaxda maamulka Galmudug inay si dhaqsa ah u diyaariyaan jawi wada-hadal iyo gogol nabadeed oo laga dhex furo dhinacyada dagaaladu ka dhaxeeya an, si loo soo celiyo amniga iyo wada-jirka dadka re er Galmudug oo xiligan wajahaya xaalad adag.

Ugu dambeyntiina waxay madaxweynaha maamulka Galmudug ku dhaliileen in uusan gudan waajibkii loo igmaday, kuna mashquulsay danahiisa gaarka ah, ayaga oo baaq u diray xukuumadda dhexe, wadama da deeqaha bixiya iyo ganacsatada Soomaaliyeed, si looga qeyb qaato gurmadka Galmudug.

      Si kastaba, Madasha Badbaadada Galmudug oo ay ku mideysan yihiin siyaasiyiin kasoo jeeda maam ulka Galmudug ayaa waxay hore si adag uga hor timid hogaaminta Qoor-Qoor iyo hanaanka uu ku waj ahay xaaladaha deegaanada maamulkaas, waxayna qeyb ka yihiin olole hogaan cusub loogu sameynayo maamulka.

Madaxweynaha Jubbaland oo Safiirka UK kala hadlay Arrimaha doorashoooyin kaaxmed       Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa aqalka martida ee M/Kismaaho ku qaabilay Safiirka Dowladda UK ee Soomaaliya Kate Foster, iyo wafdi ay hog aamina yso oo Shalay halkaasi gaartay.

     Kulanka ayaa lagaga hadlay xaalada abaaraha iyo saamaynta ay ku yeesheen dadka ku nool dee gaanada qaar, waxaana war kasoo baxay Madaxto oyada Jubbaland lagu sheegay in Maamulka Juba land uu bilihii lasoo dhaafay gurmad baaxad leh oo la xiriira abaaraha gaarsiisay dadka ay dhibaatadu gaartay.

      Kulanka ayaa sidoo kale lagaga hadlay arimaha doorashooyinka golaha shacabka oo qaybo badan oo dalka kamid ah kasocda, waxaana Safiirka Dowl adda UK ee Soomaaliya Kate Foster ay Madaxwey naha Jubbaland uga mahad celisay dadaalkiisa ku aadan shameystirka doorashooyinka.

     Md. Axmed Maxamed Islaam ayaa dhankiisa uga mahad celiyay Safiirada booqashada ay ugu timid, isaga oo ugu baaqay in dowladda Uk ay Jubbaland ka caawiso u gurmashada dadka ay abaartu saame eysay.

Madaxweyne Biixi "Waxa la yaab ah in ma axda Soomaaliya dabka nala soo gala yidhaahdaan"

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo hadal ka jeediyay munaasibada 28 guurada ciidam ada qalabka sida, ayaa sheegay in loo baahanyahay in Somaliland iyo Soomaaliya mid waliba dhankeeda isku dhisto, madaama oo sida uu sheegay midowgii lagu hung oobay.

Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka Somali land ahaan, ay ku faraxsanyihiin in dowlada Soomaa liya dhisanto, oo hurumar-na gaadho.

      "Dhibaato ayaa inaga gaa dhay oo waynu dunay, labadii dowladood mid waliba gaar keeda haysku dhisto oo ha soc oto, anagu in ay dhismaan, iyagoo qoladii Talyaan igu haysan jiray ah oo ay horuma ra an, kuwii jira ahaada oo soo ko raayaanu leena hay" ayuu yidhi Madaxweyne Biixi.

      Madaxweynaha ayaa dhin aca kale, madaxda Soomaaliya ku eedeeyay in ay doonayaan in ay sha cabka Som aliland galiyaan dhibaatada ka socota Soomaaliya.

     "Taliska halkaa ka taliya wali waxaa ka dhaadhici la, waar 30 sanno ayaynu midaysnayn oo waynu is eednay oo waynu isla dunay, 30 sanno ayaynu kala maqnaynoo waxbadanba yaanaan gaadhine, nabad, horumar iyo dowlad dhis baanu ku jirnaa, idinkana dhibaato ayaa idin haysata, waxa la yaab ah in aad dabka nala soo gala tidhaahdan" ayuu yidhi Biixi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip