HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWSPAPER 29-1-2022

0
Saturday January 29, 2022 - 08:18:55 in Wararka by
  • Visits: 474
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWSPAPER 29-1-2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Golaha Wasiirada oo amray in deg deg looga soo saaro ciidank la geeyey Beledweyne

    Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Xiisadda Baladweyne iyo Doorashooyinka Ra 'iisul Wasaaraha XFS Md. Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shalay gud doomiyay shirka toddoba adlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga ha dlay arr Ima hah doorashooyinka, amniga gaar ahaan ciidanka la geeyay Beledweyne iyo b aqdin geli nta argagixisadu ku hayaan shacab ka Sooma aliyeed gaar ahaan ganacsatada Suuqa Baka araha.

      Kulanka Golaha Wasiirrada waxaa warbix in ku saabsan xaaladda magaalada baladway ne looga dhagaystay wasiirada amniga iyo ga ashaandhigga Labada Wasiir ayaa golaha wa siirada lawadaagay in cutubyo ka tirsan Ciida mada Xoogga iyo booliska la geeyay magaal ada baladwayne, iyadoo aan lagu wargalin Wa siirada shaqada ku leh xilli ay magaaladaas ka taagan tahay Xiisad siyaasadeed oo la xiriirta arrimaha doorashooyinka. Ra'iisulwasaaraha ayaa sidoo kale uga warbixiyay Golaha Wasiir ada Wadahadal la xiriira arinta Baladwayne oo uu khadka taleefanka kula yeeshay Madaxw aynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe

     Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Kasoo jeeda Gobalka hiir aan. Dood iyo falanqayn ka dib Goluhu wuxuu Isla gartay Qodobadaan, Golaha Wasiirrada ayaa isku raacay in ciidammada la geeyay ma gaalada Beledweyne sida ugu dhaqsiyaha ba dan looga soo saaro, laguna celiyo xeryahoo dii, iyadoo la faray Wasiirada iyo Taliyeyaasha amniga in aan Ciidammada Qaranka loo istic maalin, laguna sumcad dilin arrimaha siyaas adda, laguna koobo shaqadooda ah sugidda Amniga. Raiisulwasaaraha ayaa magacaabay Guddi Wasiirro ah oo ka kooban,

 ▪ Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Md. Gen Mukhtaar Xuseen Afrax, Guddomiye.

 ▪ Md Cabdulaahi Maxamed Nuur Wasiirka Am niga Gudaha

▪ Md Cabdulqaadir Maxamed Nuur Wasiirka Gaashaandhiga.

▪ Md Khaliif Cabdi Cumar Wasiirka Ganacsiga

▪ Marwo Fowziya Maxamed Abiikar, wasiirka Caafimaadka.

 ▪ Iyo sarkaal ka socda Xafiiska Ra'iisul Was aaraha. Guddigaan wuxuu Maamulka Hirshab elle iyo Waxgaradka Beledweyne kala dhaqay nayaa dajinta Xiisadda iyo xal u helista Khila afka taagan. Go          laha Wasiiradu wuxuu ugu ba aqayaa Waxgaradka iyo Shacabka Magaalada baladwayne in ay muujiyaan daganaan, Lana ilaaliyo waxkasta oo keeni kara isku dhac.

Yaa amray ciidamada la geeyey Magaalada Baladweyne?

      Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir shabelle Yusuf Ahmed Hagar Yusuf Dabageed ayaa sheegay in ciidamada loo baahanyahay inay sii joogaan gobolka Hiiraan oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka taagnaayeen ismariwaa ku aadan imaanshaha  Madaxweynaha maa mulkaasi ee Ali Guudlaawe.

     Kulan Dorraad ay yeesheen G/wasiirada ayay o gu hadleen ciidanka dhawaan la geeyey M/ Ba adweyne oo ay dowladdu sheegtay inay aysan waxba kala socon, waxaana uu gola hu amray in taliyeyaasha ay ciidanka kusoo celiyaan fur im ahooda oo laga soo saaro M/Baladweyne.

Balse madaxweyne k u xigeenka Hirshabelle ayaa mar uu waraysi siiyey BBC da waxaa uu sheegay in ciidanka ay u baahanyihiin waxaa na uu yiri

      "ciidamada waxaan u arkaa wax loo baah naa oo dawladda Hirshabelle ay u baahneed oo cadowga Soomaaliyeed iyo cadowga Hir shabelle ay wax ka qabtaan iyagoo kaashana aya kuwii horay u joogay waxayna sifaynaya an jidadka.” ayuu yiri.

      Hasayeeshee waxaa ilaa iyo haatan lagu jahwareersanyahay cidda amartay ciidanka la ga dajiyey Magaalada Baladweyne .

    Laakiin Yusuf Dabageed ayaa ku adkaysa naya in lasoo kordhiyo halkii la celin lahaa kuw ii horay loo keenay.

    "annaga ayaa dowladda Soomaaliya ka co dsanay, Madaxweynaha Hirshabelle iyo aniga ayaa isla ogaa, waana ay ku mahadsantahay dowladda sida ay oga soo jawaabtay dalabke ena waxaana leenahay noo soo badiya”

      Dhanka kale Waziirka Gaashaandhiga Do wladda Feredaalka Soomaaliya Abdulqaadir Maxamed Nuur oo aan la hadalnay ayaa inoo sheegay in aan ciidamada lasoo celin doono oo aan loo soo marin dariiqa saxda ahaa. Wax aana uu yiri

     "ma jirto cid naga dalbatay in aan u dirno cii damada xooga dalka, xukuumad ahaana nal ooma soo gudbin. Ciidamadaasi sifada ay oga baxeen xiryahooda oo ay meeshaas ku tageen waa sifo uu mugdi badan ka muuqdo, dareen badanna dhaliyey. Maadaama uu dareen dhali yeyna waxaa waajibaad inaga saaranyahay in aan xal ka gaarno.”

  Haddaba madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle xageey ka dalbadeen ciidanka ku sugan Baladweyne waakan Yusuf Dabageed madaxweyne ku xigeenka Hirshab elle oo ka jawaabaya.

     "Soomaaliya madaxweyne ayay leedahay isaga ayaana ah taliyaha guud ee ciidamada xooga dalka ah Soomaaliyeed, dabcan Mad axweynaha Hirshabelle waxaa uu arimaha ciid amada kala Macaamilay Madaxweynaha dow ladda federaalka Soomaaliya.”

     Masuliyiinta kasoo jeeda gobolka Hiiraan iyo siyaasiyiin kale ayaa siyaabo kala duwan oga hadlay xiisadda ka taagan Magaalada Bal adweyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyo qaab ka ugu haboon ee wax looga qaban karo.

Xigasho:BBCSomali

Cabdulahi Maxamed Nuur;”Ma Jiro Dalab Ciidamo Ah Oo Maamulka Hirshabelle U Soo Gudbiyay Dowlada”

      Wasiirka gaashaandhigga Cabdulaahi Max amed Nuur ayaa ka hadlay ciidamada la gee yay M/Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiira an waxana uu sheegay in Maamulka Hirshab elle aysan ka codsan dowlada in la ge eyo ciid amo magaalada Beledweyne.

     Cabdulaahi Maxamed Nuur Wasiirka Gaa shaandhigga oo wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheeg ay inay qalad tahay in maamu lada dowlad goboleedyada ay ka codsadaan ciidamo taliyaasha ciidamada.      "Ma aha in Madaxda maamul goboleedya da ay ka codsadaan taliyaasha ciidamada ask ar waxa ay tahay wadada saxda ah inay la soo xiriiraan ra’iisul wasaaraha kadib ayuu wasiir ka gaashaandhigga kala hadlayaa arrimaha ciidama da.”ayuu yiri wasiirka gaashaan dhigga.  Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in mas’uuliyad ay ka saaran tahay dalka taasoo ah mas’uuliyad wadareed isagoo ka jawaabay tallaabada ay qaadayaan haddii aan laga soo saa rin ciidamada magaalada Beledweyne.

     "Ciidan badan in xilligan la geeyo magaalo doorasho ay ka dhacayso ayna ka jirto xasara do siyaasadeed in ciidan badan lagu sii kordh iyo ma habboona waxana aan u mari doonaa habraaca saxda ah sidii dib loogu soo celin lahaa xarumahooda ciidamada.”ayuu sii raaci yay wasiirka oo wareysi siiyay laanta afka soo maaliga ah ee VOA.

       Wasiirka gaashaandhigga ayaa wareysiga ku sheegay inay ka shakiyeen sida dhaqsiya ha ah ee ciidamada loogu daadgureeyay M/ Beledweyne iyadoo aan sahaydo oda la soo marsiin wasaarada gaashaandhi gga iyo hay ’adaha la xiriiray.

      "Dowlada waxaa ku culus in si dhaqso ah ciidamo loogu daadgureeyo magaalo kale wa xna ay qaadataa muddo si sahaydooda iyo mii saaniyaa ku baxayso loo diyaarin lahaa hase yeeshee,ciidanka la geeyay Beledweyne miis aaniyadii loogu talogalay iyo sahaydii ciida ma da ay xaqa u lahaayeen lagama dalban wasaa radaha ku howsha leh sidaa ayaana keenay shakiga.”ayuu yiri wasiirka gaasha andhigga.

       Wasiirka gaashaandhigga ayaa sidoo kale ka hadlay arrimaha ka soo cusboonaaday suu qa Bakaaraha oo ah suuqa ugu weyn dal ka kaasoo ganacsatada suuqaasi ay soo wajah day xaalad amni darro, waxana uu sheegay in lagula xisaabtami doono mas’uuliyiiinta cidda mas’uulka ka ahayd in uu dayacmo suuqa bak aaraha.

  Hase yeeshee, taliyaha Ciidamada Militar iga Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegey in ciidamadii shaley la geeyey magaalada Beledweyne ay yihiin ciidamo la da gaalamaya Al-Shabaab.,maadaama ururka Alshabaab ay halis ku yihiin amniga M/Bel edweyne iyo qabsoomida doorashada la filayo in ay magaalada ka dhacdo.

Sweden Oo Soomaaliya Ka Taageera ysa Sare U Qaadista Adeegyada Cadaaladda

     Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoor ka X/F/Soomaaliya Md.Xasan Xuseen Xaaji oo booqasho rasmi ah ku tegey Xafiiska Safaar adda Sweden ee Soomaaliya ayaa kulan la qa atay Safiirka Safaarada Mr. Per Lindgarde, Ma daxa hurumarinta Mash aariicda Mr. Petra Smit manis Dry iyo Lataliyaha sare ee sareynta sharci ga (rule of law expert) Ms. Sophie Omoro.

     Wasiirka Cadaaladda ayaa kala hadlay ma daxda Safaaradda xoojinta wadashaqeynta iyo garab-istaaga bahda Cadaaladda iyo Garsoor ka Soomaaliya. sidoo kale, waxaa ku wehl iyey booqasha Lataliyaha sare ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda Mr. Ibraahim Cabdullaahi Aadam.     Ugu dambeyn, iyada oo la eegayo xiriirka iyo iskaashiga taariikhiga ah ee ka-dhe xeeya Safaaradda Sweden &W/Cadaladda So omaaliya ayaa waxa ay isku raaceen in Safaa raddu qeyb muhiim ah ka qa adato dar-dar gal inta&taageeridda Mashruucyada lagu tayeyna yo Sare u qaadista adeegyada CadaladaDalka


Waare;”Farmaajo Waxa Uu Iclaamiyay Dagaal Qabiil”

      Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Max a ed Cabdi Waare ayaa ku eedeeyay madaxwe ynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maxa med Cabdulaahi Farmaajo inuu iclaamiyay da gaal qabiil waxana uu ka digey in dalka Soom aaliyeed markale uu galo burbur iyo dagaal so keeye.

    Maxamed Cabdi Waare ma daxweynihii hore ee Hirshabe lle oo ka hadlay taleefishinka U NIVERSAL ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha muddo xilleed kiisu dhamaaday in ciidamo aan sharci ahayn oo qaab dowladnimo soo marin geeyay magaa lada Beledweyne.

     "Farmaajo firimbi dagaal qabiil ayuu iclaam iyay war ninkaas ninka qabashadiisa lahow qa bta,farmaajo qabsoomi maayee Biixi ninka qa bashadiisa lahow qabo, dagaal qabiil lagu ma kala faa’ideyo soomaali weyney jid qabiil ayaa la qaaday ninka laxajeclo dalka uga jirto arr inta labo qabiil oo la isku fiirsado waa dha afta yee arrinta ha la soo farogeliyo.”ayuu yiri Max amed Cabdi Waare.

     Waare ayaa ku tilmaamay siyaasada Farm aajo shanti sano ee la soo dhaafay mid ku jih eysneyd inuu la la dagaalamo maamul gobol eedyada meeshii uu kala dagaalami lahaa Sha baab,wadankana uu ka dhigo meel uu isagu   haysto iyo meel Alshabaab ay haystaan.

    "Farmaajo waxa uu heshiis la galay siyaas adiisa ku habeeyay in isaga iyo shabaab wa da noolaadaan,shabaab cadowgiisana la daga alamo waxa uu la dagaalamay Ahlu suna iyo Maamulka Jubba,shabaabna kama abaal dhic inee waxa ay dileen cid kasta oo Farmaajo ka soo horjeeda shabaabaa shan sano ka dib be ledweyne laga raadinaa cid loo sheegaayo oo caqli leh ma jirto.”ayuu yiri Waare.

     Waare ayaa ku eedeeyay Farmaajo inuu ka shaqeynayay in uusan tegin Cali Guu dlaa we Madaxweynaha Hirshabelle M/Beledweyne isla markaana dadaal walba oo laga sameey ay arintaasna uu carqaladeyn ayay isagoo ade egsanaya Madaxeynaha ku xigeenka Hirsha belle Yuusuf Dabaged.

     Waxa uu Waare ugu baaqay Madaxeynaha Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen inuu cad eeyo mowqifkiisa ku aaddan geynta ciidamada magaalada Beledeyne.

    "Madaxweynow nin oday ayaa tahay nin ak hlaaq leh ayaa tahay, meel xun ayaa lagu gel iyay,Madaxweynow”Cali Guudlaawe” meesha waxa ka dhacay inaadan raali ka ahayn sheeg farmaajo iyo reer Hiiraan isaga dhex bax, mee shaadaa lagugu imaan doonaa, inaad Madax weynaha Hirshabelle tahay cid diiddan ma ji rto.”ayuu yiri Maxamed Cabdi Waare.

     Waare ayaa sheegay in dowlada Turkiga oo tababartay ciidamada Gorgor ay dacwad u gu dbin doonaan ayna ka dalban doonaan in dib u qiimeyn ku sameeyaan siyaasada amni ga xir iirka Soomaaliya la leedahay,

     Sidoo kale Madaxweynihii hore ee Hirshab elle ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka inay u aqoonsato qaswadaha wadanka dhibaatada ku haya.  "Golaha Ammaanka waxa aan u gud bin doonaa ciidamada aan sharciga ku dhisn eyn gabood falada ay kula kacaan shacab ka.” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Maxamed Ca bdi Waare.      Sidoo kale, Md.Waare ayaa Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federalka Maxamed Xuseen Rooble ugu baaqay in taliyaa shii gee yay ciidamada magaalada Beledwe yne iya goo aan amar ka qabin dowlada uu tal laabo ka qaado.

   Waxaa soo kordhaya xiisada ka dhalatay cii damo Dorraad lagu geeyay diyaarado maga ala da Beledweyne waxana uu ra’iisul wasaare Ro oble magacaabay guddi ka shaqeeya sidii dib logu soo celin lahaa ciidamadaas M/Muqdisho

Dacwad ka dhan ah Farmaajo ‘oo loo gudbiyey’ maxkamadda ICJ

      XeerIlaaliye ku xigeenkii hore ee Soomaa liya Garyaqaan Mukhtaar Nuur Abuukar ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigu ka dha maaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ay ku dacweeyeen maxkamadda dambiyada adduun ka ee ICJ.

      Mukhtaar Nuur oo wareysi siiyey TV-ga Go objoog ayaa sheegay in iyagoo koox aqoonya hanno ah ay ICJ u gudbiyeen dacwad ka dhan ah Farmaajo, iyagoo cuskanaya gabood fallo waaweyn oo dalka ka dhacay, intii uu xukunka joogay.

     Waxaa ka mid ah dembiyada Farmaajo la gu dacweeyey weerarkii Cabdiraxmaan Cabdi shakuur askartiisii lagu dilay iyo kiiska Ikraan Tahliil, sida uu sheegay Xeer ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Mukhtaar Nuur.

      Waxa uu sheegay in Farmaajo uu hadda Is ku dayey inuu ka dhuunto sharciga, isagoo tus aale u soo qaatay sida uu u difaacayo oo  kura asta baarlamaanka uu ugu raadinayo saraakii shii u fulisay amarradii qaldanaa ee dadka So omaaliyeed lagu dhibaateeyey intii uu joogay xukunka.

      "Mid waa in la ogaado, xasaanad ma sha qeyn doonto, iska dhaaf dembi aad horay u ga shaye, adigoo Xildhibaan ah hadii aad dembi yar gasho, halkaas ayaa laguugu katiinadey naa,” ayuu yiri Yaryaqaan Mukhtaar.

      Waxuu tusaale u soo qaatay nin Xildhib aan ahaa oo hadda ka hor askari dharbaaxay, kaas oo ku dooday inuu xildhibaan yahay oo xasaanad leeyahay, balse ay boogtii ku katiin adeeyeen, iyadoo sida uu sheegay sharciguna u ogolaanayo.

      "Nin la yiri dastuurka ilaali, umadaan adi gaa u sareeya, ee kala dambeynta iyo sharc iga ilaali, hadii isagii uu ku dheelo sharciga, de mbigiisa wax la xisaabi karo maaha,” ayuu ha dalkiisa ku soo diray xeer ilaaliye ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Mukhtaar Nuur Abuukar.

"HirShabelle ayaa codsatay ciidanka lage eyey B/Weyne ciidan kalena waa rabnaa”

  Iyadoo maalmo ka hor ciidamo ka kala tirsan Gor Gor iyo Haramcad diya arado lagu geeyey    M/Bele dweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa tallaaba ad si adag uga hor yimid inta badan dadka reer Hiiraan iyo xu kuuma dda Rooble. Hase yeeshee Xildhib aan Maryan Haruun oo ka mid ah xildhib aanada afartii sano ee la soo dhaafay golaha shacabka ku metelayey gobolkaas oo Shalay shir jaraa’id ku qa batay magaal ada Muqdisho ayaa soo dhaweysay go ’aankii ciidanka la gu geeyey magaa  ladaas.

     Xildhibaan Maryan ayaa sheegtay in ciidan kaas ay co dsadeen madaxda HirShabe elle, iyadoo dowladda feder aalka ku bogaadisay in ay aqbaashay codsigii uga yimid madaxda ma amulkaas, sidoo kale waxay dalbatay ciidan hor leh loo diro Beled weyne.

      "Waxaan qabaan in ciidanka aan siyaasad da la gelin, balse waxaan soo dhaweynayaa oo bogaadinayaa, sida ay dowladdu uga jawa abtay codsigii ay soo jeediyeen Madaxweyna ha HirShabeelle iyo ku xigeenkiisa oo dal-ba day ciidankaas,” ayey tiri Xildhibaan Maryan Haaruun.

      Waxay sheegtay in HirShabeelle aysan qa bin ciidan ku filan, taas oo sida ay tilShalayy dowladda ku qasbeysa in ciidanka ay xaqa u leeyihiin ay dowladdu u dirtay, si ammaanka dadka gobolkaas ay u sugaan.

      "Maamullada kale markii ciidanka loo diray lagama hadleyn, laakiin maamulkeena meel kasta ayaa laga qeyliyey, balse looma joojina ayo, ciidanku ammaanka ayey sugi doonaan, doorashaduna si xor ah ayey uga dhici doo ntaa Beledweyne,” ayey hadalkeeda ku sii dar tay Xildhibaan Maryan.

     Ugu dambeyntii Xildhibaan Maryan Haar uun ayaa siyaasiyiinta kale ee reer Hiiraan wa xay ugu baaqday inay joojiyaan qorshaha ka dhanka ah ciidanka la geeyey Beledweyne, maadaama sida ay sheegtay baahi ammaan oo xoog leh ay ka jirto gobolka.

Al-Shabaab Oo Goob Fagaaro Ku Toog tay Laba Ruux Oo Ay Sheegeen Inay Kamid Ahaayeen Askarta Dowladda

      Dagaalamaayasha Al-Shabaab ayaa goob fagaare ah waxaa ay ku toogteen labo ruux oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Ciidamada

 Dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana    toogashadu ay ka dhacday Gobolka Shabe ellaha Hoose.

     Labada ruux ee ay toogteen Al-Shabaab ayay  Magacyadooda ku kala sheegen Yoonis Macalin Xasan iyo Maxamed Nuur Xasan, wax aana ay sheegeen in ay ka kalatisranaayen Booliska Soomaaliya iyo hay’adda Nabad Sug idda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA, waa sida ay hadalka u dhigeene.

     Dilka ayaa ka dhacay degaanka Kuunya-Baroow ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Labada ruux ee ay toogteen Al-Shabaab ayay sheegen in howlgeli jireen Magaalooyinka Mar ka iyo Baydhabo, oo ka kala tirsan Shabeel laha hoose iyo Gobolka Baay..


Soomaaliya & Rwanda oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

     Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisaciid Mu use Cali oo booqasho rasmi ah ku tegey caas imadda Kigali ee dalka Rwanda ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Arrimaha Dibadda e dalkaas Vincent Biruta, iyaga oo ka wada hadlay xoojin xiriirka taariikhiga ah ee Labada Dal.

  Labada Wasiir ayaa is la qiray muhiimadda ay leedahay horumarinta isk aashiga iyo wax wada qabsiga labada dal iyo labada shacab ee saaxiibbada ah, waxaana ay isla garteen dardargelinta iskaashiga siya asadda iyo dib lomaasiyadda oo ay ku jirto dib-u-soo-celinta safaaradaha.

     Wasiirrada ayaa is dhaafsaday aragtiyo ku saabsan sidii ay Soomaaliya iyo Rwanda Is ka ashi miro-dhal ah uga yeelan lahaayeen dha mmaan arrimaha quseeya danaha labada qar an ee amniga iyo la dagaallanka argagixisada, Iyaga oo isla soo dhoweeyey fursadaha dhaq aalaha, ganacsiga iyo maalgashiga ee Labada Dal sida lagu sheegay war kasoo baxay Was aaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

    Ugu dambeyn, iyada oo laga dib loo eegayo xiriirka iyo iskaashiga taariikhiga ah ee dhexe eya Soomaaliya iyo Rwanda, waxa ay Wasiirr adu isku raaceen in si wadajir ah looga wada-shaqeeyo iskaashiga fagaareyaasha caalami ga ah iyo adkaynta xiriirka wadar gesoodka ah

Hir-Shabeelle oo shaacisay Magacyada Odayaasha soo xulaya Ergada lix Kursi

      Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Hirshabelle ayaa Shalay oo Jimce ah waxaa ay shaacinayeen magacy ada odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulsha da Rayidka ee soo xulaya ergada 6-dii kursi oo uu guddigu shaaciyey 25/ 1/2022.

  Kuraasta lixda ah ee la soo saaray Odaya asha Dhaqanka iyo Bulshada rayidka Ergadii u xuli laheyd oo doorashadooda oo maalmaha soo socda lagu qabanayo Magaalada Jowhar ayaa waxaa ay kala yihiin.

    1: HOP#005 oo uu hadda ku fadhiyo Maxa med Cumar Ceeymooy oo ah Wasiirka Beera ha Maamulka Hir-Shabeelle.

     2: HOP#033 oo uu ku fadhiyo Yuusuf Ibra ahim Afrax( Kabaale)

    3:HOP#052 oo ay ku fadhiso Farxiyo Max amuud Dhakane.

      4: HOP#088 oo ay ku fadhiso Dahabo Suu sow Maxamuud.

      5: HOP#097 oo ay ku fadhiso dhowrkii sa no ee la soo dhaafay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Khadiijo Maxamed Diiriye.

    6:HOP#098 oo uu ku fadhiyo Maxamuud Maxamed Jimcaale    31-da Bishaan oo ku beegan Maalinta Isn iinta ah ee todobaadka soo socda ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Jowhar ee Caasima dda Hir-Shabeelle ay ka dhacdo doorashada li xdaan Kursi, waxaana Magaalada laga dare emayaa diyaar garoow xoogan

Guddiga xalinta khilaafaadka oo Safiir ka Ingiriiska kala hadlay caqabadaha doora shada

      Guddoomiyaha guddiga Xallinta Khilaafad ka doorashooyinka Maxamed Cawil Warsa me,Gudoomiye ku xigeenka guddiga Maxa med Ibrahim Barre iyo Xoghayaha guddiga ma rwo Fardowsa Mataan Buulle ayaa kulan la ye eshay safiirka boqortooyada Ingiriiska u fadhi sa Soomaaliya Kate Foster.

      Kulanka ayaa looga hadlay dardar gelinta doorashooyinka iyo doorka guddiga Xallinta Khilaafaadka ku lee yihiin daahfurnaanta doo rashada maadaama ay jiraan kuraas dacwad laga gudbiyay oo ay guddiga hakiyeen in lagu dhawaaqo natiijadooda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip