HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH TALAADO 25-KA JAN. 2022-KA

0
Tuesday January 25, 2022 - 08:26:38 in Wararka by
  • Visits: 599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH TALAADO 25-KA JAN. 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Qalbi dhagax: Waxaan maqsuud ka ah ay go'aanka golaha wasiiraddu raalli galinta uga bixiyeen dhiibistaydii

Cabdikariin Sheikh Muuse (Qalbi dhagax) ayaa soo dhoweeyay go’aankii ka soo baxay golaha was iiradda Soomaaliya, ku waas oo Dorraad raalli galin bixin ka bixiyay dhiibistiisa, kuna tilm aamay inay ah ayd xa dgudub ka dhan ah xu quuqda aad anaha.

Cabdikariin qalbi dha gax ayaa raysal wasa araha uga mahad celiy ay inuu hormuud u ah aa go’ aanka ay golihiisa wasiiraddu qaateen, isagoo shee gay inay raysal wasaaraha horey uga wada hadl een arrintaan.

"Maqsuud baan ku ahay go’aanka Shalay xuku umadu gaartay, aad baana ugu faraxsa nahay. Wax aana isku dayidoonaa inaan qaba no xaflado aan dabaal dagayno go'aanka wasii radda," ayuu yiri Qalbi dhagax

Qalbi Dhagax ayaa sheegay xukuumadii is aga dhiibtay in ay maalintii la dhiibay sharafto odii dhima tay, marka laga reebo shakhsiyaad kooban oo uu sheegay in ay ka hor yimaadeen xukunka lagu dhii bay.

Wuxuu sheegay in dhiibistii ahayd mid mid ay say qaluubta dadka Soomaaliyeed. Wuxuu se nas iib darro ku tilmnaamay dad weli katirs an golaha wasiiradda in ay aaminsan yihiin dhi ibistiisii in ay ahayd sharci.

Safiirka cusub ee Mareykanka oo Muqdisho yimid iyo tallaabada ugu horreysa ee uu qa adayo

Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soo maaliya Danjire Larry Andre ayaa Shalay gaaray M/Muqdisho, ku dhowaad san ad kadib markii la magacaabay, sida lagu she egay qoraal ka soo bax ay safaaradda.

Qoraalka safaaradda oo la soo dhigay Twitter ay aa lagu yiri "waxaan ku faraxsannahay inaan ku dha waaqno imaat inta Danjire Larry Andre.”

"Waxa uu aad u daneynay aa inuu si iskaashi leh ula shaqeeyo shacabaka Soo maaliyeed, dalkooda iyo dowladda federaalka, si loo hor umariyo hadaf yada aan wadaagno ee dib u soo nooleynta Sooma aliya oo ah qaran amma an, barwaaqo iyo dimoqr aadi ah.

Danjiraha cusub ayaa Soomaaliya imanaya ay ada oo ay ka jirto xiisad siyaasadeed oo ka dhal atay muran aan dhammaad laheyn oo har eeyey do orashada xildhibaanada, taasi oo si cad loo musuq-maasuqayo.

Tallaabada ugu horrey sa ee uu qaadayo safiir An dre ayaa la filayaa inay noq oto inuu madaxda Soomaalida ku cadaadiyo inay door ashada golaha shacabka kusoo dhameynaya an waqtiga ay dowla dda Mareykanka u qaba tay oo ah 25-ka Febraayo.

Dwladda Mareykanka ayaa horey ugu han jabtay inay xayiraado la beegsan doonto kuwa carqaladda ku ah doorashooyinka Soomaal iya, haddii aan doo rashada lagu soo dhameyn waqtiga loogu-talo-ga lay. "Waxaan ugu baaqeynaa hoggaamiyayaa sha federaalka iyo dowlad goboleedyada inay u hog gaansamaan jadwalka cusub ee la isku raacay, isla markaana ay saxaan khaladaadka illaa hadda hare eyey hanaanka doorashada,” waxaa sidaas horey u yiri afhayeenka wasaar adda arrimaha dibedda Mar eykanka Ned Price.

Doorashooyinka Soomaaliya waxay jadwal koo da ka dib dhaceen hal sano. 8-da Febraa yo waxay noqon doontaa sanad-guurada 1aad ee markii uu dhammaaday muddo xileedka madaxweynaha. Do wladda Mareykanka wa xay diyaar u tahay inay ad eegsato aaladaha ay heli karto, oo ay ku jirto xayir aado Visa, si looga jawaabo dib u dhacyo kale, ama ficillo kale oo wax u dhimaya sharafta hanaanka.”

Safiir Larry Andre ayaa sidoo kale la filayaa inuu kulamo la qaato madaxda dowladda fede raalka, oo uu ugu horeyn doono mad axweyne Farmaajo, si uu war qadaha aqoonsi ugu gu dbiyo.

Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa 18-kii Dec ember ansixiyay in Larry Edward Andre, Jr.uu noq do Safiirka Mareykanka ee Jamhuuri yadda Feder aalka Soomaaliya, wuxuuna bedd elay danjire Don ald Yamamoto oo xilkaasi hayay tan iyo bishii Octo ber ee 2018.

Madaxweyne Mareykanka Joe Biden ayaa bishii April 2021 magacaabay Larry André Jr, oo ah rug caddaa muddo badan kasoo shaqey nayay.

André ayaa hore u ahaa safiirka Mareykan ka ee Jabuuti intii u dhaxeysay November 20 17 illaa January 2021, isaga 2014 kii ilaa 2017 soo noqday safiirkii Maraykanka ee dalka Mau ritania.

Wasiirka Arrimaha dibadda oo la kul may Wafdi ka socda dowladda Faransiiska

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caa lamiga ee Somalia Cabdisaciid Muuse Ca li, ayaa Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Yurub iyo Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Far ansiiska, kaas oo uu hog gaaminayey Agaasimaha Afrika ee Wasaarad da Arrimaha Dibadda Md. Chri stophe Bi got.

Wasiirka iyo Wafdiga ayaa ka wada hadlay hour marinta xiriirka labo geesoodka ah iyo xoo jinta isk aashiga wadar geesoodka ah ee laba da dal, waxa ana ay si gaar ah kulankooda diir ad da ugu saar een iskaashiga dhinacya da am niga, diblomaasiya dda, la dagaallanka argagixi sada iyo arrimaha Gob olka Gees ka Afrika.

Muxuu helay R/W ROOBLE kadib go’aankii DF ee ONLF?

Aqoonyahan Feysal Rooble oo wareysi ga ar ah siiyey Telefishinka Universal ayaa ka ha dlay go’ aankii kasoo baxay xubnaha Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble, kadib markii ay Dorraad ku dhowaaqe en inay ka laabteen go’aan kii Urur Argagixiso loogu aqoonsaday ONLF oo ka dhisan Sooma ali Galbeed.

Feysal Rooble oo aad u falanqeeyo arrimaha siyaa sadda Soomaaliya iyo Gees ka Afrika ayaa shaaca ka qa aday in tallaabada uu qaad ay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, kuna raaceen Golihiisa Wasiirada uu ku helay sharaf iyo magac fiican oo Soomaalinimo ah.

"Rooble arrintan wuxuu ku helay sharaf iyo mag ac fiican oo Soomaalinimo ah, waana ku mahadsan yahay taariikhadana way xusi doon taa,” ayuu yiri Feysal Rooble.

Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray "Inta badan taariikhda lama tabo marka la dhex joo go, laakiin marka la tego ayaa dib loo fiiriyaa. Rooble waa ku amaanan yahay,”.

Aqoonyahankan oo hadalkiisa sii wata ay aa xusay in Ra’iisul wasaaraha uu qaatay go’ aan sax ah, isla-markaana ah jiho ay u bad an tahay Ummadda Soomaaliyed.

"In Rooble arrintii uu saxay wa xay ku tusin eysaa inuu Shalay qaaday jiho ay Ummadda Soomaa liyeed u badan tahay,” ayuu mar kale yiri.

Dhinaca kale Feysal Rooble ayaa shaa ca ka qaaday in arrintan ay bar madow ay ku noq on doon to madaxweynaha waqtiga ka dham maaday Farm aajo iyo Xasan Cali Khayre, wux uuna intaasi raaci yey in xittaa maxkamad loo soo taagi karo kiiskan, sida uu hadalka u dhi gay. "Waxay uga dhigan tahay wax bar madow ugu taalla taariikhdooda waxaa kale oo ay ka dhignaan kartaa in xittaa ay da aqad u furan ta hay in labad aas shaqsi maxkamad lasoo taagi doono oo ku aadan inay meel kaga dhaceen Qalbi Dhagax & ONLF,” ayuu sii raaciyey.

Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo si weyn looga falceliyey go’aankii Golaha Wasiir ada ee liis ka argagixisada looga saaray Urur ka ONLF ee Soomaali Galbeed, go’aankaas oo ay horey usoo saartay xukuumaddii uu hor kacyey R/wasaare Md. Xasan Cali Khayre.

ONLF oo soo dhaweysay go’aanka ay xuku umadda uga saartay liiska argagixisada

Ururka ONLF ayaa soo dhaweeyay Mowq ifka Xukuumadda Somaliya ee shan sano ka dib urur kooda looga saaray liiska argagixis ada. Golaha Wa siirada Somaliya ayaa Axaddii laalay go’aanka xuk uumaddii hore ee ONLF loogu daray liiska argagixi sada, sanadkii 2017.

Cabdulqaadir Xasan Hirmooge (Caddaani), Afh ayeenka Ururka ONLF ay aa sheegay inay soo dhaw eynayaan tallaabada ay qa aday Xu kuumadda Ra’ii salWasaare Maxamed Xus een Rooble, inkastoo sida uu shegayay u arkaan go’aan waqtigiisii ka daahay

"Go’aankan waa go’aan aan soo dhawaynayno wee ye, go’aan waqtigiisii ka daa hay oo in badan la sugayay bay ahayd. Xukuumaddii ho re muddo bad an bay ballanqaaday inay go’a ankaa ka noqon do onto, waxna sixi doonto, ba lse ay ku dhici wey day .” Ayuu yiri Afhayeenka.

Afhayeenka ayaa yiri "Go’aankii hore waa mid taariikhda iyo dhaqanka Soomaaliyeed ce eb ku ah, shacbiga Soom aaliyeed-na ceeb ku ah, halganka yagiina gardaro ku ah, dowlad nimada, calanka iyo madaxbannaanida Dowl adda Soomaaliyeed-na khalad ku ah.”

Hirmooge ayaa intaasi raaciyay "Marka wax la saxay baan u aragnaa, waana soo dha waynaynaa, R/Wasaaraha iyo Golihiisa Wasii radana aad baan ugu mahad-naqaynaa, go’a anka geesinimada leh ee xaqa ugu lahayn.”

Siyaasiyiinta Soomaalida ayaa si diiran u soo dhaweeyay go’aanka xukuumadda ay ON LF uga saartay liiska argagixisada, khalad-na ay ugu tilmaa mtay dhiibistii Cabdikariin Sh, Muuse Qalbi-dhagax.

Laammaha Amniga G/Banaadir Oo Gacanta Ku Dhigay Haweenay Muuqaal Nax din Leh Ka Duubtay Carruur

Maamaulka Gobolka Banaadir ayaa sheeg ay in ay gacanta kusoo dhigen haweenay dha waan muu qaal ka duubtay carruur ay dhashay oo aad u da’ yar, kuwaasi oo muuqaalkoodu si weyn uu ugu baa hay baraha Bulshada, Xilli ay isticmaalayeen maan dooriye.

Muuqaalka oo baraha bulshada ku faafay ayaa waxaa kasoo muuqaday labo gabdhood oo saqiiro ah oo Shiishad jiidaya, waxaana mu uqaalka oo arga-gax lahaa ka ag-hadlayay Ha weenayda oo carruurta siinaysay Maandoor iyaha.

Laamaha amniga Gobolka banaadir ayaa ku guulaysatay in ay soo qabtaan Haweena yda, kadib howgallo ay sameeyeen, sida uu xa qiijiyay Gudd oom iye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobol

ka Banaadir Cali yare Cali.


Macalimuu oo markii ugu horreysay ka hadl ay xaaladdiisa caafimaad

Afhayeenka Xukuumadda Soom aaliya Maxa med Ibraahim Macalimuu oo ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday 16-kii Janaayo, is lamarka ana dha awiciisa loo qaa day dalka Turkiga ayaa mar kii ugu hor eysay ka hadlay xaaladiisa caafimaad.

Maxamed Ibraahim oo ka qeyb-galay barn aamij dood ah oo ay Idaa cadda Go ob joog ku qabatay Twitter Spa ce oo looga hadlayey ho gga amiyaha wanaag san oo ay So omaaliya u baahan tah ay ayaa ka hadlay xaaladiisa.

"Aad iyo aad ayaan u fiican ahay Isbitaalkii ayaan ku jiraa maadaama aan sariir iska saa ranahay waxaa is iri dooda saaxiibadaa iska dhageyso, waxaa isoo jiitay mowduuca,” ayuu yiri

Macalimuu ayaa sheegay inuu ka jabay gacan iyo lug, islamarkaana uu hadda sugayo qaliin lagu sameenayo, wuxuuna xusay in xaa ladiisa ay soo fiicnaaneyso Maalinba Maalinta ka dambeyso.

" Xaaladeeda maalinba maalinta ka dambey so waa soo hagaageysaa, sidaas la socotaana Gacan iyo Lug ayaa iga jaban, firiradii yar yar aa waa la iga saaray, hadda waxaa la ii diyaari nayaa howlihii ka le iyo qaliimadii marka xaal keyga aad ayuu u wan aagsan yahay sida ay dhakhaatiirta sheegeen, wa xaana rajeenayaa in inta dhimana uu ilaahey ii fududeeyo,” ayuu sii raaciyey.

Ugu dambeyntii Afhayeenka xukuumadda ay aa sheegay inuu la socdo in dadka Soomaal iya ay dha mmaantood usoo duceeyeen.

"Waxaan ahay qof masxkadiisa fiican tah ay oo barnaamijkaan dhageysanayo, waan og ahay inaad iisoo duceyseen.”

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheeg atay mas ’uuliy adda Qaraxii ismiidaa minta ahaa ee lagu dhaawa cay afhaye enka Xukuumadda, waxay na sheegtay in uu weerarkaas u dhacay sidii loo qorshe eyey.

Cabdi Xaashi oo taageeray Go’aankii Xuku umadda ee Arrinta ONLF

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Sena tor Ca bdi Xaashi Cabdullaahi ayaa bogaadi yay go’aankii Golaha Wasiirada ee ay Dorraad sharci darro ku tilm aameen in Ururka ONLF uu yahay urur argagixiso ah iyo dhiibistii Cabdi kariin Muuse Qalbi-dhagax.

Guddoomiyaha oo hadal kooban siiyay War ba ahinta waxaa uu sheegay in go’aanka uu ya hay mid uu aad ugu faraxsan yahay maadaama uu ah aa da mbi ay geeysataay dowlad da Soomaaliya uu madaxda ka ya hay Farmaajo lag una dhiibay Cabdi kari in Muuse Qalbi-dha gax, isaga oo aan gelin wax dambi ah.

Waxaa uu hadkiisa uu intaasi ku daray in haduu ay jirtay dambi uu galay lagu Maxka ma deeyo dal kiisa, balse dal Shisheeye loo dhii bay, wuxuuna sic ad u sheegay in qalad aheyd in Ururka ONLF oo ah aa mid u halga mayay xoreynta dhulka Soomaaliye ed lagu daro liiska waxa loogu yeero Argagaxisada.

Inta badan Siyaasiyiinta Soomaalida ayaa aad u soo dhaweeyay Go’aankii Xukuumadda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed Xu seen Rooble uga laabatay qaraarkii Golihii Wa siirada ee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaa liya Xasan Cali Kheyre ay ONLF ugu aqoon sa deen Urur Argagaxiso.

Wafdi ka socda QM oo gaaray Magaalada Cadaado

Wafdi ka socda Hay’adaha UN-ka ee Qaramada Midoobay ayaa Shalay gaaray Magaa lada Cada ado ee Gobolka Galgaduud, waxa an Garoonka di yaaradaha Cadaado ku soo dhaweeyay Maamulka Degmada Cadaado.

Xubnaha ka socday Hay’adaha UN-ka ay aa Bo oqday kaamamka barakacyaasha suuq yada mag aalada iyo isbitaalka guud ee magaa lada Cadaado, ayaga oo ugu dam beyn kulan la qaatay maamulka degmada Cadaado, waxa ana ay ka dhageysteen warbixin la xariirta aba araha ka jira deegaanka iyo xaalada barakac yaasha ka soo qaxay abaaraha iyo Dagalada.

Saraakiisha ka socday UN-ka ayaa shee gay in sida ay u kala mudan yihiin baahiy aha deegaanka ka jiray ay uga jawaabi doona an, waxaana Maga ada Cadaado ay kamid tahay Goobaha ay gaare en dadka ka barakacay Ab aarta.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyin ka oo caqabadaha doorashada kala hadlay Safiirka Britain

Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyi nka Heer Fedeeral Muuse Geelle Yuu suf oo ay we heliyaan madaxa xiriirka caalamI ga Maxamed Muu se iyo madaxa maamulka iyo maaliyadda Cabdi Udan ay aa kulan la qaa tay Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya Kate Foster.

Guddiga iyo Amb Mrs Kate ayaa waxay ka wa da hadleen doorashada iyo caqabadaha ku gadaa man, iyagoo hoosta kawada xariiqay mu hiimadda iyo dhamey stirka doorashada Kulan kan oo ahaa kulan miro dhal ah.

Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya Kate Fo ster ayaa uga mahad celisay Gudo omiyaha Guddiga Hirgelinta Doorasho oyinka Heer Fe deeral dadaalk ooda ku aadan doorasbo oyin ka, waxayna ugu ba aqday inay si wanaag san u qabtaan doorashada.

Hoggaanka Cusub ee Guddiga dooras ho oyinka Heer Federaal ayaa waxaa horyaalla Shaqooyin ad ag, waxaana ay wadaan wadata shiyo ay la leeyih iin Waki ilada Beesha Caal amka taas oo la xiriirta Arrimaha doora sho oyinka.

Sarkaal ka tirsan Ciidanka dowladda oo Muqdisho lagu dilay

Sarkaalka oo lagu Magacaabo Cabdulla ahi Dheere ayaa waxaa uu ku dhintay is rasaa seyn ka dhacday Aaga Xaafada lagu Magaca abo Buulo Axmed Cabdalla oo ka tirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir.

Israsaaseynta ayaa dhex martay Ciidamo gelbinayay Ga ari dhinaca degaan ka Jasiira ka keen ay ja ad (Qaad) iyo Cii dam ada Booliska oo doonayay inay gaariga celi yaan si uu san jaadka u soo gelin Magaalada Muqdisho.

Alle u Naxariistee Cabdullaahi Dheere ay aa ka mid ahaa Saraakiisha Ciidamada Boolis ka ee degmada dharkeenleey, wux uuna ahaa Taliyaha Booliska Waaxda Sad dexaad ee de gmada Dharke en, isaga oo u geeriyoo day dhaawaca kasoo gaar ay is rasaaseynta laba da dhinac.

Degaanka Jasiira ayaa Xeebteeda wax aa laga soo dejiyaa Jaadka laga keeno dalka Ken ya oo do wladda Soomaaliya ma mnuu cday, waxaana dhowr jeer Aaga Jas iira ka dhacay dagaal dhexmaray Ciid am ada Boolis ka iyo Ciidamo kale oo doonay ay in jaadka soo geli yaan Magaalada Muqdisho.

Midowga Musharaxiinta oo soo saaray DIGNIIN culus kana hadlay laba arrin

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa soo saaray qoraal ay ku soo dhaweeyeen go’aankii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ay Dorraad ku burburiyeen, liiskii madoobaa ee xukuumadii Xasan Cali Kheyre ay ku dartay ururka ONLF iyo Cabdikariin Qalbi-Dhagax.

Midowga Musharaxiinta ayaa go’aankaas ku tilmaamay mid aad loogu riyaaqay, isla marka ana saxay khaladaad siyaasadeed oo meel ka dhac ku ahaa qarannimada Soomaaliya.

"Waxay ahayd taariikh madow oo mugdi ah in ururka gobanimo-u-dirirka ah ee ONLF lagu astee yo argagixisanimo, iyadoo ay Dowladda Soomaali ya ku keli noqotay qaadashada go’aankaas gurrac an iyo dhiibistii muwaadin Cabdikariim Sheekh Mu use (Qalbidhagax) loogu gacan geliyay Dowladda Ethiopia, tallaabooyinkaas oo xadgudub ku ahaa xuquuqda muwaadinka, sumcadda iyo dowladnim ada Soomaaliya,” ayaa lagu yiri bayaankaan ka soo baxay golaha Midowga Musharaxiinta.

Golaha ayaa hambalyo u diray Ra’iisul Wasaa re Maxamed Xuseen Rooble iyo xukuu madiisa, "Go’aanka geesinimada iyo wadaniyadda xanbaars an oo ay qaateen waxuu saxay khaladaadkii dowlad du horay u gashay,” ayaa lagu yiri qoraalkaan.

Midowga oo mar kale digniin u diray saraakiisha ciidamada ayaa qoraalkaan ku yiri, "Golaha Mido wga Musharaxiinta wuxuu uga digayaa saraakiisha ciidanka ee garabka ka helaya Madaxweynaha mu ddo-xileedkiisu dhamaaday in ay faraha kala baxa an arrimaha siyaasadda.”

Ugu dambeyntii bayaankaan waxaa lagu soo hadal qaaday xiisada maamul ee ka taagan gobolka Hiiraan, waxuuna goluhu soo jeediyey in xal siyaas adeed Hiiraan looga baahan yahay ee olole doora sho aan lagu deyin, sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayey u soo jeediyeen in shaqadiisa doorashada uu u madax banaanaado.

"Tabashada reer Hiiraan waa mid u baahan xal siyaasadeed, mana aha in olole doorasho loo ade egsado. Goluhu wuxuu ku boorinayaa Ra’iisul Was aare Rooble in uu u madax-banaanaado maamulka, hagidda iyo dar-dargelinta doorashada,” ayaa lagu soo gabagabeeyey bayaanka Midowga Mushara xiinta

.HOOS KA AKHRISO


Wakiilada Puntland Oo Warbixinno Ka Dhageystay Madax-Gudiyeedyada

Fadhiga 3-aad ee Guddiga joogtada ah Golaha Wak iillada Dowlad Goboleedka Puntland oo uu shir-Guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiil lada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada, Cabdicasiis Cabdullaahi Cisma an iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Ismaaciil Ma xamed Warsame ayaa Shalay ka qabsoomay hoo lka shirarka guddiga joogtada ah ee xarunta Golaha Wakiillada.

Fadhiga Shalay ayaa madax-gudiyeedyada looga dhagaystay wa rbixino la xiriira arri maha bulshada, amni ga, dhaqaalaha, dhammaystirka Goleeyaasha Dee gaanka iyo arrimaha garsoorka.

Dood iyo falanqeyn dheer ka dib, Guddiga Joogt ada ahi waxay go’aamiyeen in guddi gaar ah loo sa aro dhammaystirka xeerka biyaha Puntland, sidoo kale guddigu waxay go’aamiyeen in loo yeero Wasiirka Wasaaradda Xannaada Xoolaha, si wax looga weydiiyo arrimaha Maxjaradda Puntland, wa xaa kale oo ay go’aamiyeen in loo yeero Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Taliyaha hoggaanka Dembi-baarista Puntland (CID), si wax looga weydiiyo cab ashooyin ku aadan lacago laga qaado dadka qaa danaya warqadda dembi la’aanta.

Ugu dambeyn, Guddiga Joogtada ah waxaa loo qeybiyey saddex xeer oo kala ah Xeerka La-daga alanka Maandooriyaha Puntland, Xeerka Dalxiiska Puntland iyo Wax-ka-bedelka Xeerka Rugta Ganac siga iyo Warshadaha Puntland. Xeerar kaas oo Go luhu ku ansixiyey kalfadhigii 49-aad ee Golaha wak iillada, madaxweynuhuna saxiixay, faafinta rasmiga ahna lagu soo saaray, si guddiyadu ay dabagal ugu sameeyaan dhaqangalkooda.

Kheyre oo loo diray dalab culis oo la xiriira ciidanka loo qaaday Eritrea

Wasiirkii hore Amniga ee Soomaaliya, Cabdi risaaq Cumar oo ka hadlay ciidamada loo qaaday dalka Eritrea ee la soo warinayo inay ka dagaalam een Ethiopia ayaa dalbaday in Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre uu ka hadlo waxa uu ka og yahay arrintaas.

Cabdirisaaq Cumar

oo wareysi siiyay telefishanka Go objoog ayaa waxa uu Kheyre u soo jeediyay in arrintaas uu cade eyo haddii uusan ku lug laheyn, maadama uu yahay Musharax madaxweyne.

"Waqtigii uu joogay Xasan Cali Kheyre ayaa la qaaday ciidamada, waxaa qabaa in Kheyre wixii uu ka ogyahay arrintaas uu ka hadlo asaga ayey su mcad ugu jirta, xataa haddii uusan ka warqabin ha dhaho Fahad iyo Farmaajo ayey ku koobneyd,” ayuu yiri.

Waxa uu intaas kusii daray in loo baahan yah ay in madaxda ku lugta lahaa arrintaas ay soo hor istaagan waalidka dhalay dhalinyarada la geeyay Eritrea, una sheegan dhimasho iyo nolol xaalada ay ku sugan yihiin caruurtooda.

"Dowladd cusub ee imaan doonta waxaa qabaa inay la xisaabtamto dadka mas’uuliyada lahaa in wii lasha la geeyo Eritrea, oo ah dadka hadda mas’uu liyada haya oo ugu horeeyo Madaxweyne Maxa med Cabdulaahi Farmaajo.”

Wasiirkii hore Amniga ee Soomaaliya, Cabdiris aaq Cumar ayaa madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku eedeyay in uu illaa hadda ka aamusan yahay dhalin yarta ku maqan Eritrea, oo qaarkood la soo warin ayo inay ku baxeen dagaalkii Ethiopia.Wiil dhalinyaro ah oo Shalay lagu gowracay Bele dewy ne, kadibna la gubay meydkiisaWiil dhalinyaro ah oo Shalay lagu gowracay Beledweyne, kadibna la gubay meydkiisa

Hadalkan ayaa imanaya xilli ay soo baxayso in dhawaan dalka dib loogu soo celin doono qaar ka mid ah ciidankii muranka badan dhaliyey ee taba barka loogu qaaday wadanka Eritrea, sida ay noo xaqiijiyeen Jeneraalo ka tirsan ciidanka xoogga dalka.

Horaanta bisha soo socoto ee February ayaa la filayaa in ciidankaas la keeno Magaalada Muqdi sho, waxaana loo diyaariyey in la dejiyo xerada Je neral Gordan, halkaas oo wixii daganaa lagu amray inay ka guuraan

Ingiriiska oo wakiil cusub usoo magaca abay Somaliland

Dowlada Ingiriiska ayaa Lizzie Walker, usoo ma gacowday in ay noqoto wakiilka cusub ee dowlada UK u fadhiyi doona xafiiska Hargaysa ee Somali land, iyadoo badalaysa Staurt Brown.

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadda Somal iland, DR Ciise Maxamuud Kayd, ayaa marwo Wa lker kusoo dhaweeyay magaalada Hargaysa, isla markaana Walker ayaa dhankeeda wasiir Kayd uga mahadcelisay soo dhawaynta.

"Aad ayaan uga mahadcelinayaa in Wasiirka Ari imaha Dibadda So malila nd, ii igu soo dhaweeyo xaf iiska UK ee Somalil and, anigoo kala waree gi doona Staurt Br own... waxan ka shaqayn doona hor umarin ta xidhiidhka Somaliland iyo UK," ayay tidhi Wal ker.

Walker ayaa horay usoo noqotay madaxa Badht amaha Afrika ee Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwa aqo-soranka & Horumarinta ee Dowlada Ingiriiska.

Imaaraadka iyo Soomaaliya oo shaaciyey sad dex dhinac oo ay iska kaashanayaan

Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carab ta ayaa iska kaashaanaya saddex dhinac oo ay Shalay uga wada-hadleen kulan ka dhacay magaal ada Muqdisho, sida ay sheegtay safaarad da Imaar aadka.

Kulanka ayaa dhex-maray safiirka Imaaraadka Carabta ee Muqdisho Maxamed Axmed Al-Cusma an iyo wasi irka beeraha dowlad da federaalka Sooma aliya Saciid Xuseen Ciid. Qoraal ay twitter soo dhigtay safaarad da Imaar aadka Carabta ayaa lagu sheeg ay; in intii uu soc day kulanka ay labada mas’uul ka wada-hadle en xiriirka labada dal ee walaal aha ah iyo sida loo taageeri ka ro loona hormarin kara, ayaga oo isku raacay inay iska kaashadaan saddex dhinac oo kale ah:

1- Dhinaca beeraha labad dal.

2- Maal-gashiga ka dhaxeeya labada dal

3- Iskaashiga dhaqaalaha iyo ganacsiga labada dal

Kulankan ayaa qeyb ka ah Isbeddel weyn oo dar dar ku socda oo ka muuqda siyaasadda dowladda federaalka ee ku aadan dalka Isu-tagga Imaaraad ka Carabta, oo ah dal aan wax xiriir ah la laheyn So omaaliya tan iyo bishii April 2018.

Xilligaas ayaa sirdoonka Soomaaliya waxay ga roonka Aadan Cadde ku qabteen lacag dhan 9.6 Mil yan oo dollar, oo ay sheegeen in lagu arbushi rabay xasilloonida dalka, balse Abu Dhabi ay sheegtay In ay aheyd lacag loogu talo-galay ciidamada Soo maaliya ee xilligaas ay tababari jireen. Hase yee shee, 7-dii Janaayo, Rooble ayaa qaaday tallaabo lama filaan ah oo uu Imaaraadka Carabta kaga raali geliyey dhacdadaas, sidoo kalena ku ballan-qaaday inuu soo celin doono lacagtaas.

Wixii markaas ka dambeeyey, waxaa muuqata in xiriirka labada dal uu soo wanaagsanaanayo, si gaar ahna in dowladda federaalka ay qaadeyso tall aabooyin ay Imaaraadka Carabta ugu muujineysa inuu dhab ka yahay isbeddelka ay ballan-qaaday.

Xog: Villa Somalia iyo Cali Guudlaawe oo kala shakiyay + Sababta

HirShabeelle ayaa laga sugayaa inay jadwale yso kuraastii ay dhawaan shaacisay ee Golaha Shacabka. Maamulkaan waxaa taalla 38 kursi oo Golaha Shacabka ah, 13 waxay taallaa magaalada Jowhar ee xarunta maamulka, halka 25 kursi ay taal lo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Hirshabelle waxay dhawaan soo dhajisay 11 ka mid ah Kuraasta taalla Magaalada Jowhar, balse maalmo ka hor cinwaan weyn ayaa ka yimid dhan ka Magaalada Beledweyne, kadib markii General Abuuk ar Xuud uu heshiis la qaa tay Villa Somalia.

Laakiin fasiraada taalla dhanka maamulka Cali Gu udlaawe ma ahan inay heshiiyeen Xuud iyo Villa Somalia ee waa in markii horaba isku dhawaayeen.

Illo ka tirsan maamulka Hirshabelle ayaa ku war amay inay waqti dheer qabeen tuhun ah in Villa Somalia gacan xooggan ku leedahay qorshaha Xuud ee dhulka howdka ah ee magaalada Beledwe yne, haddana ay iyaga ujeedo kale damacsan yihiin

Madaxweyne Farmaajo iyo la taliyihiisa Amniga Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir waxay heshiis ku ahaayeen in Cali Guudlaawe loo dhiibo hogga anka maamulka Hirshabelle, balse dad badan ayaa aaminsan in Cali Guudlaawe uu noqon waayey ninkii ay filayeen, kadibna waxaa lagu eedeynayaa inay u abuureen dhowr jidgooyo.

Mid kamid ah jid gooyooyinkaas ay Villadu sida qarsoon ugu dhigtay Cali Guudlaawe waa General Abuukar Xuud ayey dadka badi leeyihiin.

Cali Guudlaawe waxaa la filayey inuu todobaadkii lasoo dhaafay tago Magaalada Beledweyne, laakiin dib ayuu u dhacay safarkiisa, kadib markii uu xoog eystay tuhunkii ahaa in General Xuud ay Villa Soma lia ku heysay meesha.

Sababta ayaa illaa hadda si weyn loogu jahware ersan yahay, qof kamid ah xubnaha ku dhow Cali Guudlaawe wuxuu leeyahay " Farmaajo iyo Fahad iyagoo awooda inay wax na weydiistaan oo maam ulka u dirsadaan waxay labada gobol ka rabaan ay ey na saareen culeys iyo inay kala qeybiyaan maa mulka, si aan iyagu uun ugu xayirnaano mar walba.”

Madaxweyne Farmaajo iyo kooxdiisa waxay tuh un badan ka muujiyeen sidii uu Cali Guudlaawe u maareeyey doorashadii Aqalka Sare, markaas oo kooxda madaxweynuhu ay aamintay in uusan Cali ugu adeegin si lamid ah sidey ula shaqeeyeen mar kii uu raadinayey kursiga.

Waxaa la sheegay inay aamineen in Cali Guudla awe uusan sameyn doonin waxa gobollada qaar ka socda oo waxaa macquul ah inuu tartanka kuraasta Golaha Shacabka ka dhigo mid daah furan, taas oo sababi karta in dhaqaale badan uga baxo tartanka ama dad badan oo dhankooda ah kuraas soo waay aan.Inay mar kale General Xuud ku celiyaan duurka magaalada Beledweyne ayaa si buuxda u kala dili karta Farmaajo iyo Cali Guudlaawe.

ala shakiga Villa Somalia iyo Cali Guudlaawe waa xooggan yahay, waxaana arrinta sii xoojinaya si da uu Guudlaawe waayadaan ugu badnaa dhanka Ra’isul wasaare Rooble intii uu jiray khilaaf ka Farmaajo iyo Rooble.

XIGASHO:CAASIMADDA.NET

CIIDANKII KU MAQNAA ERITREA OO LASOO WADO IYO QORSHAHA LAGA DAMACSAN YAHAY – XOG

Waxaa dhawaan dalka dib loogu soo celin doo naa ciidankii muranka badan dhaliyey ee tababarka loogu qaaday wadanka Eritrea, sida ay noo xaqiij iyeen Jeneraalo ka tirsan ciidanka xoogga dalka.

Horaanta bisha soo socoto ee February ay aa la filayaa in ciidankaas la keeno Maga ala da Mu qdisho, waxaana loo diyaariyey in la dej iyo xerada Jeneral Gordan, halkaas oo wixii da ganaa lagu amray inay ka guuraan.

Taliyaha ciidanka dhulka Jeneraal Maxa med Tahliil Biixi ayaa degan xeradaas, balse isaga iyo xubnihii kale ee daganaa xerada Ge neral Gordan waxaa loo sheegay inay bane ya an, si halkaas loo dajiyo ciidanka laga keen ayo dalka Eritrea.

Sida ay saraakiishaan inoo xaqiijiyeen tira da cii danka laga keenayo Eritrea waxay gaare ysaa 7-Kun oo Askari, waxay u qeybsan yihiin 5,500 oo ah ciianka xoogga dalka iyo 1,500 oo isugu jira Boolis iyo Nabadsugid.

Qeybta ciidanka xoogga dalka ee ah 5,500 wax aa hal guuto oo kamid ah loo tababaray in ay noq daan ciidanka Badda, 12 Doomood oo hubeysan ayey wataan. Guutadaan waxaa la fi layaa inay Mu qdisho degaan, halka inta kale ee afantariga ah qa ar loo isticmaali doono inay furaan wadada isku xi rto Muqdisho iyo Baydha ba, qaarna dhanka Jubbo oyinka loo diro, wax aa sidaas xog ku bixiyey sara akiisha aan la hadalnay.

Ciidanka qeybtiisa la dejinayo xerada Ge neral Gordan waxaa todob aadkii hore la si iy ey oo loo diyaariyey la mbarooda ciidanka, wa xaana mu shaar kooda bixin doonta do wladda Qatar, sida aan xogta ku helnay.

Saraakiishaan waxay sheegeen in askari walba oo kamid ah ciidankaas lasoo wado uu mushaarki isa noqon doono 300 oo dollar, taas oo ka dhigan in ay xagga mushaarka la simni doonaan ciidanka la yiraahdo Gorgor oo qaato mushaar ahaan 300 oo dollar.

Gorgor waxay 200 ka helaan dowladda Tur kiga, halka 100 dollar ay ka qaataan dhanka DFS. Ciid ankaan Soomaalida ah ee ku sug an waddanka Eritrea waxaa dhawaan loo jeed iyey ee deyn culus. Shacabka ku nool Gobolka Tigrey ee woqooyiga wa danka Itoobiya ayaa sheegay in ciidan Soomaali ah ay xasuuq ka geysteen Gobolkooda.

Wargeys Canada kasoo baxa oo la yira ah do Gl obe and Mail ayaa marqa atiyaal uu war eystay wa xay sheeg een in Militariga Soo ma aliya ee la socday ciidanka Eritrea ay xasuuq badan geysteen G.Tigray, bilihii hore in tii uu dagaal ku soc day.

Dilal ka dhacay Magaalada Marka & xiisad ka taagan

Dilalka oo salka mu haayo arrimo la xiriira aan ooyin qabiil ayaa ka dhacay Magaalada Maeka ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo ma almihii la soo dhaafay tag naa. Maleeshiya ad hubeysan ayaa de gmada Marka ku dilay Askari ka tirsan Ciid ama da Nabadsug ida, kaas oo lagu Kagacaabi jiray Mukhtaar Xaankeey.

Xaalada Magaalada Marka ayaa Xalay laga dar eemayaa xiisad dagaal oo u dhaxeeysa labada mal eeshiyo Beeleed, kuwa as oo dhowr jeer dad iska dilay. Guddoomiye ku xigeenka Qorshaynta iyo dib u Dhiska Degmada Marka Saalim Xassan Buralle (Warfaa) ayaa bartiisa facebook ku daabacay. ” AUN waxaan ka tacsiyaynayaa geerida muruga da leh ee ku timid Marxuun Mukhtaar Xaankeey

Dhamaan Ehelka Qaraabada iyo Asxaabta inta ba samir iyo iimaan Rabbi SW haka siiyo. Runtii waa wax laga xumaado falka Shalay ka dhacay Ma gaalada Marka waxayna gaf iyo ayaan daro ku ta hay Nidaamka Dowladnnimada ku dhisan.

labada Jufood walaalaha ah ee ku dhaqan maga alada marka waxaan ugu baaqaynaa Nabadda. Na badda sideedaba qofna uma darana balse qof kasto ayaa u baahan.

Faah-faahin: Qarax Shalay ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa la ga hel ayaa qarax Shalay ka dhacay gudaha Suuqa Baka araha ee M/Muqdisho, kaas oo la a helayo warar kala du wan. Qaraxa ayaa la shee gay inuu ka dhac ay halka loo yaqaano Sarifyaraha, isla-markaana uu ka dhashay gaari NOAH ah oo la sheegay in lagu soo xiray walxaha qarxa.

Ma cadda inta uu gaarsiisan yahay khasaar aha, laakiin waxaa uu qaraxa ka dhacay goob ay ku sug naayeen dad fara badan.

Sidoo kale waxaa meesha gaaray ciidamo ka tir san kuwa ammaanka, gaar ahaan Boolis ka deg ma da Howl-wadaag oo isku geedaama y goobta ay waxka dhaceen.

Xaaladda ayaa aad u kacsan, waxaa na sid oo ka le qaraxan uu saameyey dhaq-dhaqaaq qaybo ka mid ah Suuqa weyn ee Bakaarah a.

Saraakiisha laamaha ammmaanka weli ka ma hadlin qaraxan, balse waxaa haatan socda baarita ano ay wadaan saraakiisha laamaha Ammaanka ee Soomaaliya.

Qaraxan ayaa qayb ka noqonayo falal amm aan darri oo todobaadyadii lasoo dhaafay siy aabo kala duwan uga dhacayey gudaha maga alada Muqdi sho. Si kastaba, amni darrada ka jirta caasi ma da ayaa waxaa loo sababeynayaa xaa ladda kala guur ka ah ee uu dalka ku jiro iyo mashq uulka do ora shooyinka ka socda Soomaaliya.

Xukuumada Somaliland oo ka hadas hay sida ay u kala horaynayaan doora shooyin ka ururrada iyo madaxtooyada

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sheegay in doorashada ur urrada siyaasadu ay kasoo horaynayso doorashada Madaxtooyada, ka dibna sadex da urur ee soo baxaa ay doora shada madaxtooyada galayaan.

Wasiir Koore, oo waraysi siiy ay BBC Somali, ayaa sheegay in doorashada madaxtooyadu ay wakhtigeedii ku qabsoomayso oo aan maalin lagu dari doonin, lakinse ay doorasha da ururrada siyaasadu marka hore dhacayso.

"Waxaa la iclaaminayaa 45 cisho oo loogu diyaar garoobayo urur rada cusub, xukuumada aan af hayeenka u ahay hal maalin ku dari mayso, marka inta soo talaabo la qaado saddexda xisbi ee soo baxaa waxay galayaan doorasha ii madaxtooyada" ayuu yidhi Wasiir Koore.

Xukuumada Somaliland iyo axsaabta mucaar adka ayaa wali iskaga soo horjeeda xiliga ay dhac ayso doorashada ururrada siyaasada. Xisbiyada mucaarad ka ah ayaa ku doodaya in doorashada urruradu ay dhac ayso bisha December ee sannadk an hal ka xukuu madu na ay qabto in doorashada ur urradu ay dhac ayso kahor doorashada madaxtoo yada oo ku beegan 13, Nove mber, 2022. Jubbaland oo Shalay billowday diiwaangel inta Musharixiinta kuraas Golaha Shacabka

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Do wlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Shalay Magaalada Kis maa ho ka bilaabay diiw aangeli ta &Shah aaso siin ta musha rrixiinta Sad dex kamid ah Kura asta Golaha oo dhawaan la do oranayo.

Guddiga ayaa Shalay shahaada da musha raxnimo gudoo nsiiyay Xassan Xuseen Maxa med oo ah Wasiirka Gaadiidka Maa mulka Ko onfur Galbe ed iyo Cabdiraxm aan Mac alin Xus een oo ku tartam aya kursiga tirsigiisu yahay #HOP126.

Sidoo kale Guddiga ayaa isla Shalay diiwa angeli yay, isla marka ana shah aadada musha raxnimo gudoonsiiyay Yuusuf Max amed Isma aciil iyo Cum ar Maxam ed Cumar oo ku tarta maya kursiga tirsig iis uyahay #HOP118.

Sidoo kale Musharax Cabdiqaadir Cabdulla hi Xir si &musharax Dr. Axmed Aadan Axmed oo ku tar tamaya kursiga tirsig iisu yahay #HO P127 ayaa la gudoonsiiyey shahaadada mu sharaxnimo.

Saacadaha soo soc da ayaa waxaa la filayaa in Guddiga doorashoo yin ka Jubbland ay diiw aan vekiyaan musharrixi inta harsan ee Maalin ta Arba cada ah ku tartami doona kuraasta 3da ah.

"Farmaajo iyo Kheyre waxay galeendam bi qaran markii ay dhiibeen Qalbi-Dha gax”

Wasiirkii hore ee qorshaynta Galmudug, Cab dikaafi Maxamed Maxamud oo la hadlay saxaafada ayaa guul ku tilmaamay go’aankii Dorra ad ay qaat een Golaha Wasi irada xukuum ada uu hogaami yo Ra’iisul Wasaare Roo ble.

Waxa uu sheegay in go’aan kii Dorraad uu Golaha kaga laab tay qa raarkii ONLF loogu da ray liiska argagixisada uu ahaa mid bulshada Soomaaliyeed ku wa da qance en, marka laga reebo koox Villa Somalia, sida uu hadalka u dhigay.

"Waxan soo dhawaynayaa go’aan ka Gola ha wasiirada PM Rooble ku burburiy een in Qalbi Dhagax iyo Ururka ONLF yihiin Argagixiso. Waxa uuna ah aa Guul siyaasadeed iyo mid bul shada Soomaali yeed ay ku wada qanceen,” ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu weerar afka ah ku qaa day Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Khe yre iyo madaxweynaha muddo xileedk iisa uu dham aaday, oo ayagu qeyb ka ahaa go ’aankii ay xukuu madda Rooble ka laabatay.

"Ex PM Xasan Cali Khayre iyo Ex Madax wayne Farmaajo waxay go’aamiyeen in Qalbi Dhagax iyo Ururka ONLF yihiin arga gixiso, ru ntii go’aankaas laftigiisa ayaa ahaa mid arga xigiso-nimo iyo mid qi yaa no-qaran labadaba waana in doorashada soo maaliya looga reebo dambigan wayn ee ay dalka iyo dadka ka gal een(traitors).”

Afhayeenka ONLF oo la hadlay BBC-da ay aa dhankiisa soo dhaweey ay go’aanka taariikh iga ah ee ay Dorraad qaateen Golaha Wasiirada xukuumad da Ra’iisul Wasaare Rooble, asaga oo sheegay in ay tagayaan Soomaal iya iyo caa simada dalka ee Muqdisho. Sidoo kale Qalbi-Dhagax ayaa sheegay in ay qaadayaan tallaa bo ay meel kasta dacwo u ga dhigayaan raggii ku dhibaateeyey magaca dowl adnimada Soom aaliya, isagoo mid mid ugu mahad celiyey wa siiro faro ku tiris ah oo 2017-kii diiday go ’aankii ay xukuumadii Kheyre ugu aqoonsatay ar gagi xisada Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo si weyn looga falceli yey go’aankii Golaha Wasii rada ee liiska argag ixisada looga saaray Ururka ONLF ee Soomaa li Galbeed, go’aank aas oo ay ho rey usoo sa artay xukuumaddii uu horkacyey ra’iisul wasa are Mudane Xasan Cali Khayre.

W/Q: Cabdixakiin Cilmi Xasan Nairobi, Soomaaliya


MAXAY YIHIIN CIIDAMADA ATMIS EE LAGU BED DALAYO AMISOM?

Dowladda Soomaaliya iyo Ururka Midowga Afrika ayaa is-afgarad ka gaaray qorshaha k ala guurka ee ay AMISOM uga baxeyso Soom aaliya, kadib markii ay miro dhaleen wadaxaaj oodkii lala yeeshay Golaha Amniga & Naba dda ee Ururka Midowga Afrika.

Labada dhinac ayaa isku raacay in ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika ay amniga dalka kala wareegaan AMISOM, kuwaas oo loo bixiyey ATMIS, iyaga oo heysto 2 sano.

Howl-galka ATMIS ayaa sidoo kale noqon doono mid kumeel gaar ah, wuxuuna ku egya hay illaa inta laga gaarayo bisha December ee sanadka soo socda 2023-ka.

Ciidamadan cusub ayaa la wareegi doono mas’uuliyadda amniga, waxayna qaban doon aan shaqooyinkii ay hayeen ciidamada AMI SOM, marka ay dhammaato muddada labada sano ahna, waxay amniga dalka ku wareejin doonaan ciidanka Soomaaliya, sida lagu he shiiyey.

Qorshahan ayaa soo socday bilooyinkii la soo dhaafay, kadib markii ay dood adag kala dhalatay qorshaha kala guurka ee ciidanka Mi dowga Africa ee magacooda loo soo gaabiyo AMISOM, hayeeshii is afgaradkan ayaa lagu gaaray wadahadalladii u dambeeyey ee dha cay.

Ciidamada AMISOM oo ka socda dalal ba dan oo Afrikaan ah ayaa Soomaaliya joogay in ka badan 15 sano, iyaga oo dagaal kula jiro kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta dalka.

Illaa iyo hadda ma dhammaan dagaalka, waxaana xoogaga Al-Shabaab ay weli gacan ta ku hayaan deegaano iyo degmooyin ku yaal la bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya.

Arrimahan ayaa kusoo aadaya, iyada oo ha atan Soomaaliya ay ku jirto xaalad kala guur ah iyo marxalad doorasho oo ay ka dhasheen murano xoogan oo sababay dib u dhac balara an.

Faahfaahin Qarax Ka Dhacay Deegaanka Deegaanka Qalimow

Wararka ka imaanaya Deeganka Qalimo ow ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in qa rax miinada nuuca dhulka lagu aaso ah uu ka dhacay oo goob maqaaxi ah oo ku taala deeg aankaas.

Qaraxa miinada ayaa waxaa ka dhashay qa saare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, wax ayna wararku sheegayaan in haweeney maqa axida lahayd, labo ruux oo rayid ah iyo sad dex askari ay ku dhinteen halka 8 kalana ay ku dhaawacmeen.Fa

Deegaanka Qalimow oo 30km dhinaca Ko ofur ka xiga magaalada Jowhar ayaa dhowr to ddobaad kahor weerar ku qaaday dagaalam aaysha Alshabaab.

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Askari dil geystay

Maxkamada ciidamada qalabka sida qey bta 21aad ee Galmudug ayaa Shalay u fariisa tey dhag eeysiga iyo go’aan ka gaarista dacw adda loo heys to dable Xoogga, Cabdiraxmaan Cabdulahi Axmed Tooxoow (Taagane) oo ka tirsan guutada 18-aad ururka 6-aad ee Gor Gor, kuna eedeeysan dil xer ada ciidamda Gor Gor ee duleedka Dhuusamareeb loogu gey stay 16-kii bishii 12-aad ee sanadkii tag ey, all aha u naxariistee Marxuum ex-dable xoogga Nuuradiin deeq Maxamed oo isla xeradaasi ka tirsanaa.

Guddoomiyaha maxamada ciidam ada qal ab ka sida ee Qaybta Galmudug G/dhaxe Cab dula ahi Abuukar xasan ayaa soo xiray gunaanadka garmaq alka dacw ada, waxa uu ku dhawaaqey xuk unka max kamada oo go’aami sey in Dable xoogga dalka, Cabdiraxmaan Ca bdulahi Maxa med Tooxo ow (Taagane) yahay dambiile geystay dilka, laguna xukumey 15-sa no oo xabsi ciidan ah iyo boqol hal aad oo ah magta marxuumka uu dilay.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa Maxkamada ciid amada qalabka sida qeybta 21aad ee Gal mudug waxaa la horkeenayay askar ku eedey san dambiyo kala duwan.

Somaliland oo sheegtay in ay joojinayso wah adaladii u socday dowlada Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Ciise Maxamuud Kayd, ayaa sheegay in dow lada Soom aaliya anay ka daacad ka ahayn in laga gungaadho wadahadalada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaa liya, sida darte edna Somaliland ay joojinayso wadahaladada.

Wasiir Kayd oo waraysi gaar ah siiyay idea cada VOA Somali, ayaa sheegay in wadahala dadii miro-dhal yeelan waayeen ayna joojinayaan.

"Wadahaladu waxay soo bilaa bmeen 2012, ilaa hadana wax mir o-dhal ah may yeelan, shirarkii ka la duwanaa ee wad damada kala duwan ka dhacay, waanu joojinaynaa wadahalada mada ama oo qalada Soomaaliya anay diyaar u ah ayn in laga gungaadho" ayuu yidhi W/sir Kayd.

Kayd ayaa dhinacakale sheegay in dowlada Soo maaliya anay wax aqoonsiga ah u ahayn Somali land. "Wax aqoonsi ah oo dowlada Soo maa liya ay Jamhuuriyada Somaliland u haysa ma jirto, hadaba 30 sanno ayaanu madax-ban naanayn" ayuu yidhi wasiir Kayd.

Wadahadalada u dhexeeya dowlada Soom aaliya iyo Somaliland oo bilowday sannadkii 2012, ayaan ilaa hada laga gaadhin horumar la taaban karo, xuk uumada Somaliland-na wa xay marar badan dow lada Soomaaliya ku eed aysay in ay ka baxday heshiisyadii shirarkii ho re

Ciidanka Badda Mareykanka oo gacanta ku dhigay markab hub geeyey Soomaaliya

Ciidamada Bada Mareykanka ayaa Gac anka Cumaan ku qabtay Markab hadda ka hor hub geeyey Soomaaliya, sida lagu sheegay ba yaan ay soo saar een.

Warka kasoo baxay ciidamada badda ayaa lagu sheegay in markabka gantaal aha xamb aara ee USS Cole uu markab kan ku qabtay meel u dhow biyaha dalka Iran.

Markabka ayaa isticmaalayey marin ay inta badan adeegsadaan doomaha iyo maraakiibta hubka u geeya kooxda Xuuti yiinta ee dalka Yemen. Waxaa saa rnaa maadooyinka kiim ikada ee loo adeegsado in lagu sameeyo wal xaha qarxa.

Markabkan ayaa sanaddii tagtay wax ay si doo kale ciidamada Mareykanka ku qabteen xeebaha Soomaaliya ayada oo ay saarnaaye en hub badan, waxaana lasii daayey markii hubka laga reebay.

Bayaanka kasoo baxay ciidamada badda Mar eykanka ayaa intaas ku daray in mar kab ka la qabtay 6-dii Janaayo, waxaana saarnaa shan qof oo u dhashay dalka Ye men.

Qabashada markabka iyo kiimikada hal ista ah ee saaran ayaa timid ayada oo ay sare usii kac ayaan rabshadaha dalka Ye men ee u dha xeeya isbaheysiga Sacuud iga uu hogaamiyo iyo dagaal-yahanada Xuutiyiinta.

Jimcihii, ugu yaraan 70 qof ayaa lagu dulay 100 kalena waa lagu dhaawacay dal ka Ye men kadib duqeyn ay fuliyeen Sac uudiga. We erarka ayaa lagu beegsaday xabsi ku yaalla Yemen, wuxuuna qeyb ka ahaa dadaal dib loogu riixayo Xuutiyiinta.

Weerarka ayaa sidoo kale dhacay ma alin ka dib markii Xuutiyiinta ay weerar loo adeeg saday diyaarado drone ah ku qaa deen maga alada Abu Dhabi ee dalka Ima araadka Carab ta, kaasi oo lagu dilay sad dex qof, lix kalena lagu dhaawacay.

Milatariga Burkina Faso Oo Afgambiyay Xukuumadii Uu Hogaaminayay Roch Milateriga Burkina Faso ayaa sheegay in ay la wareegeen awoodda dalkaasi, ayna afgambiyeen Madaxweyne Roch Kaboré.

Warkan oo laga sii daayay Telefishinka Qaran ka ayaa waxaa ka hadlay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda, wuxuuna sheeg ay in Xukuumadda iyo Baarlamaankaba la kala diray.Ma cadda halka uu ku sugan yahay Mr Kab oré, balse sarkaalka ayaa sheegay in dhamm aan dadka la xiray ay ku sugnaayeen meel ammaan ah.

Afgambigan ayaa imaanaya maalin kadib markii ciidamada ay la wareegeen dhufeysyo rasaasna laga maqlay caasimadda.

Mar sii horeysay, xisbiga talada haya ee PMP ayaa sheegay in Mr Kaboré iyo wasiir ka tirsan dowladda ay labaduba ka badbaaday isku day dil.

Axadii, ciidamada gadoodsan ayaa dalbaday in la eryo taliyayaasha militariga iyo dhaqaale dheeri ah si ay ula dagaalamaan mintidiinta Islaamiga ah.

Warka ka soo baxay ciidamada ayaa lagu sheegay in xaalada amni ee sii xumaaneysa iyo in Mr Kabore uu awoodi waayay mideynta qaranka inay sabab u tahay in la afgambiyo, sida ay ku warantay wakaalada wararka AFP.

Xuutiyiinta Oo Weerar Gantaalo Ah Ku Qaa day Sacudi Carabiya Iyo Imaaraadka

Imaaraatka Carabta ayaa sheegay in ay qabteen oo ay burburiyeen labo gantaal oo Balaastik ah oo magaalada Abu Dhabi ay rideen fallaagada Xuutiyiinta Yemen.

Weerarkan Shalay dhacay ayaa ku soo beegmay todobaad ka dib markii ay Xuutiyiintu weerar kale oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaal ku qaadeen Abu Dhabi kaasoo ay ku dileen saddex qof oo rayid ah.

"Haraagii gantaallada ballistic-ga ah ee la qabtay waxay ku dhaceen meelo kala duwan oo ku xeeran Abu Dhabi,” ayay wasaaradda gaashaandhigga UAE ku sheegtay hadal ay soo saartay.

Wakaaladda wararka ee WAM ayaa intaas ku dartay in ay diyaar u tahay inay la tacaasho khatar kasta oo ay… talaabooyinka lagama maarmaanka ah si loo ilaaliyo gobolka.

Dhanka kale, Sacuudi Carabiya, warbaahinta dowladda ayaa sheegtay goor dambe oo Axad ah in gantaalka ballistic-ga ee Xuutiyiinta uu ku soo dhacay koonfurta boqortooyada, isagoo dhaawacay laba qof oo ka soo kala jeeda Bangladesh iyo muwaadin Suudaani ah, iyadoo ay waxyeello u geysteen gaadiid yaal aagga warshadaha.

Gantaal kale ayaa lagu qabtay oo lagu burburiyay Dhahram al-Janub, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay isbahaysiga.

Xuuthiyiinta ayaa sheegay in ay beegsadeen saldhigga hawada Abu Dhabi ee Dhafra iyo sidoo kale goobaha muhiimka ah ee aagga Dubai, iyadoo afhayeenka milatariga Yahya Saree uu ku sheegay bayaan laga sii daayay telefishinka in weerarku uu gaaray ujeeddooyinkiisa si sax ah.

"Waxaan diyaar u nahay inaan ballaarinno howlgalka oo aan sii xoojino,” ayuu Sarreeye hadalkiisa raaciyay.

Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayay cirka Abu Dhabi oo iftiimay ka hor waaberiga isniinta, iyadoo dhibcaha iftiinka ay u egyihiin gantaalada wax kala qabanaya, wakaalada wararka ee Associated Press ayaa werisay..

Gantaalkan ayaa muddo saacad ku dhow hakad galiyay isu socodkii gagida diyaaradaha caalamiga ee Abu Dhabi, halkaasoo ay ku taallo minaarada dheer ee Etihad.

Imaaraadku waxa uu xubin ka yahay isbahaysiga milatari ee Sucuudigu hoggaamiyo ee taageeraya dawladda Yemen ee dagaalka kula jirta xuutiyiinta muddada toddobada sannadood ah, colaadda ay ku dhinteen tobanaan kun, malaayiin qofna ku barakiciyeen, isla markaana ay dhaliyeen wax ay Qaramada Midoobay ku tilShalayy bini’aadantinimo tii ugu xumayd ee adduunka. Isbaheysiga ayaa horay ugu dhawaaqay in ay baacsanayaan dhaq-dhaqaaqyo cadawtinimo oo kaga imaanaya fallaa gada Xuutiyiinta Yemen iya goo isticmaalaya diyaa radaha aan duuliyaha lahayn iyagoo qaadaya talla abooyin waafaqsan sharciga caalamiga ah ee bini ’aadantinimada si loo ilaaliyo rayidka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip