HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH AXAD 23-KA JAN. 2022-KA

0
Sunday January 23, 2022 - 08:32:55 in Wararka by
  • Visits: 609
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH AXAD 23-KA JAN. 2022-KA

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Xafiiska ROOBLE oo diiday qorshe cusub oo la sheegay in Imaaraadka

 damacsan yihiin

Xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa be eniyey in dano siyaasadeed laga leeyahay gar gaarkii ay Imaaraadka Carabta soo gaarsiiyeen Muqdisho 7-dii Janaayo ee loo gu talo-galay abaarta dalka ku dhufatay.

Gargaarkaas kadib ayaa ra’ii sul wasaare Maxamed Xuseen Rooble wuxuu Abu Dhabi ka raali-geliyey lacagtii ay garoonka Muqdisho ku qab teen sirdoonka Soomaaliya bishii Aprill 2018, isaga oo ballan-qaaday in dib loogu celin doono Ima araadka.

Cabdirashiid Muuse, oo ah taxliiliye siyaasadeed oo fadhigiisu yahay Muqdisho, ayaa wakaaladda Wararka Turkiga ee Anadolu u sheegay inay cadda hay in Imaaraadka ay si xooggan isugu dayayaan in ay saameeyaan doorashooyinka Soomaaliya, si ay kursiga uga tuuraan madaxweyne Farmaajo.

Waxa uu sheegay in Imaaraadka ay kuu guuleyst een inay Rooble ka horkeenaan madaxweyne Farm aajo.

"Imaaraadka marnaba Soomaaliya kama aheyn bixiye deeq gaaraar ama meel kaleba, islamarka ana macaamilkeeda dibedda ee dalalka ay xasillo oni darrada ka jirto waxaa xudun ah cayaar ay tah ay inay ayada un guuleysato. Waxay ka faa’iideys ataa xasillooni darrada iyo duruufaha bani’aadami nimo si ay u riixdo faa’iidooyinkeeda dhaqaale ee dalalka tabarta darran,” ayuu yiri.

Cabdirashiid ayaa sheegay in Imaaraadka ay taariikh u leeyihiin inay maal-geliyaan dhaq-dhaq aaqyada kacdoon iyo afgambiyada dibedda, wuxu una soo jeediyey in gargaarkii ay dhowaan keeneen Soomaaliya looga dan leeyahay in lagu iibsado saa meyn siyaasadeed.

"Haddii Imaaraadka ay daacad ka tahay gargaar ka bani’aadaminimo ee Soomaaliya, marnaba ma aysan xiri laheyn isbitaalkoodii Muqdisho sanado kahor,” ayuu yiri.

Jawaabta xafiiska Rooble

Hase yeeshee, Liibaan Cabdi Cali oo ah agaasima ha warfaafinta xafiiska ra’iisul wasaare Rooble ayaa Anadolu u sheegay in Soomaaliya ay wajaheyso ca qabado badan, oo ay ka mid tahay abaaraha, wux uuna xusay in Rooble uu ku baaqay gargaar.

"Deeqda ka timid Imaaraadka waxay jawaab u ta hay baaqa, mana arko wax arrimo siyaasadeed ah ama diblomaasiyad gargaar oo lagu saameynayo arrimaheena gudaha, sababtoo ah mowqifkeena waa cad yahay. Waa mid ku dhisan danaha aan wa daagno iy is-ixtiraam, waxaana ka fileynaa dal kasta inuu sidaas oo kale sameeyo,” ayuu yiri Liibaan.

Liibaan ayaa intaas ku daray in taariikh ahaan ay Soomaaliya xiriir wanaagsan la laheyd Imaaraadka, ra’iisul wasaarahana uu doonayo inuu joogteeyo xiriiradaas.

"Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta waa ay is ku xiran yihiin dhaqaale ahaan, islamarkaana go’ aanka ra’iisul wasaaraha ee lagu sii daynayo lacag ta la qabtay waxaa looga dan leeyahay inuu dhaba ha u xaaro xal inta khilaafyada u dhaxeeya labada dal. Soo maaliya ma lahan lacagtan, waxaa leh Im aar aadka, waana in dib loogu celiyaa,” ayuu yiri.

Dhinaca kale, Xasan Cabdisalaan Guuleed oo ah cilmi-baare ayaa ku adkeystay in Abu Dhabi ay awo oddeeda ku muujineyso gobolka, ayada oo adeegs aneysa ganacsiga iyo diblomaasiyadda, hase yee shee aysan aheyn halis saameyn karta dadaallada dib u dhiska Soomaaliya.

"Inkasta oo aysan cidna ogeyn danta dhabta ah ee Imaaraadka ay ka leeyihiin Soomaaliya, hadd ana Imaaraadka waa ay joogeen Soomaaliya ayaga ka caawinaya gargaarka iyo tababarka militariga. Si kastaba, Imaaraadka, si la mid ah dal kasta oo kale, dan waa ay ka leeyihiin Soomaaliya, waxaan ku aal naa gobol muhiim ah oo ka mid ah qaaradda,” ayuu Xasan u sheegay Anadolu.

Isaga oo tixraacaya gargaarkii ay dhowaan keene en Muqdisho iyo isu soo dhowaanshaha labada dhinac, ayaa Xasan waxa uu ku qeexay "tallaabo muhiim ah oo soo daahday”.

"Haddii ay noqoto abaar nolosha halis gelineysa ama dagaallo soo noqnoqda oo ka dhashay doora shooyinka, Soomaaliya waxay hadda ku sugan ta hay xaalad halis ah. Sidaas darteed, Soomaaliya way ku faraxsan tahay kaalmo kasta,” ayuu yiri.

Xukuumadda Rooble ayaa maalmihii tegay qa aday tallaabooyin ay ugu muujineyso Imaaraadka Carabta inuu dhab ka yahay isbeddelka siyaasade ed, waxaana ka mid ah inay si weyn uga falcelisay una cambaareysay weeraradii ay Xuutiyiinta ku qaadeen magaalada Abu Dhabi, Isniintii tagtay.

SOMA oo cambaareysay weerar ciidamo ku qaa deen xarunta Idaacadda

 Hiiraanweyn

Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa cambaareysay weerar ciidamo la sheegay inay ka Amar qaataan Madaxweyne ku xigeenka Hir shabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ay ku qaa deen xarunta Idaacadda Hiiraanweyn.

War Saxaafadeed Habeen hore kasoo baxay Ururka SOMA ayaa siddaan u qornaa:

SOMA waxeey aad uga xuntahay Xarigii foo sha xumaa ay ciidamada Hirshab eelle kula kaceen warbaahinta Hiiraanweyn Iyo Howlwadeenadeeda. Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA waxeey aad uga xuntahay falkii foosha xumaa ay ciidamada maamulka Hirshabeelle kula kaceen warbaahinta madaxa banana ee Hiiraanweyn xarunteeda magaalada Baladweyne.

Jimce 2:50 duhurnimo, January 21, 2022, ciidan boolis ah oo aad hubeysan ayaa weeraray idaacadda Hiiraanweyn xarunteeda Baledweyne, amarna ku bixiyay in la demiyo idaacadda, waxayna la wareegeen furayaasha idaacadda, iyagoo markaa ka dibna kexeystay toddobo suxufi oo ka shaqeynaysay idaacadda kuwaa oo si sharci darrro ah loogu xiray saldhigga booliska Baledweyne.

Suxufiyiinta xabsiga ku jiraa ayaa kala ah;

1-Yaasiin Cali Axmed Tafatiraha Hiiraanweyn

2- Abdullaahi Ali Abukar Madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha

3-Maxamed Ibraahin Axmed

4-Maxamed Cismaan Maxamuud

5- Cabdisamad Cilmi Cabdi

6 Cabdi Majiid Maahir

7-Mustaf Cali Cadoow.

"Falkaas lagula kacay Hiiraanweyn waa mid baal marsan dhammaan shuruucda iyo xeerarka dalka uu leeyahya waana mid ka baxsan anshaxa suuban ee Soomaalida iyo midka bini-aadanimada.

Warbaahinta iyo wariyeyaasha waa la eedeyn waana la dhaliili karaa balse waxaa jira dariiq sharcigu ogol yahay in loo maro marka ay timaado xataa in maxkamad la hor geeyo, Balse waa nasiib darro weyn hab dhaqanka ciidamadii gudaha u galay idaacadda.

Daladda warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA waxeey cambaareynaysaa weerarka iyo xiritaanka sharci darrada ee lagu sameeyay idaacadda Hiiraanweyn, waxaana ugu baaqeynaa maamulka Hirshabelle in si deg deg ah oo shuruud la’aan ah uu xorriyaddooda dib ugu celiyo suxufiyiinta u xiran, una ogolaado in idaacaddu shaqadeeda dib u bilowdo.

Beesha HABAR-GIDIR oo jawaab ka bixisay weerarkii lagu qaaday Rooble

Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Hoggaaminta Beelaha Habargidir Cabdullaahi Cabdulle Wehliye ayaa ka jawaabay hadalkii kasoo yeeray qaar ka mid ah siyaasiyiinta Gobolada Woqooyi ee ay ku we erareen Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Roo ble. Cabdullaahi ayaa sheegay in hadalkii kasoo ye eray guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cab dullaahi, Boqo Buurmadow, Prof. Cabdi Ismaacii Samatar iyo siyaasiyiinta kale uu yahay gaf iyo meel ka dhac."Hadalkii kasoo yeeray siyaasiyiinta uu hoggaaminayey Boqor Buurmadow ee ahaa inay cabasho ka yihiin Rooble oo ay dacwad ugu tageen Beesha Habargidir, hadalkaas waa meel ka dhac nama qabato cid noo timaaday ma jirto,” ayuu yiri Cabdullaahi.

Guddoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble uu yahay nin Soomaal iyeed, balse wuxuu sheegay inuu kasoo jeedo Bee sha Habargidir, wuxuuna tilmaamay in Habargidir ay leedahay gole ay dhisatay.

"Sidaad ka war qabtaan Habargidir waxay dhisatay gole loo dhan yahay, anigaa guddoomiye ku xigeen ka ah, guddoomiyihii wuu xanuusan yahay ma jirto cid dacwad noo keentay oo ka socota Gobollada Woqooyi ama Be esha Dir, boqorka ayaa been sheegayo aniga ma li hi, laakiin hadalkaas annaga nama soo gaarin,” ay uu yiri Cabdullaahi.

Cabdullaahi ayaa meesha ka saaray in Beesha Habargidir ay ka suurta geli karto inay meel iska dhi gto dacwad ay usoo gudbiyaan Beelaha Reer Woq ooyiga.

"Walaalaheen reer Woqooyi Galbeed waxaa na hay dad walaalo ah, waxaan nahay dad halgan soo wada galay, waxaan nahay dad wax badan ka dhax eeyaan, waa dad aan xushmad u heyno uma quu rno inaan been ka sheegno,” ayuu sii raaciyey ha dalkiisa.

Ugu dambeyntii gudoomiye ku xigeenka ayaa musiibo ku dhacday dadka Soomaaliyeed ku tilmaa may inay Shalay goobjoog ka yihiin Boqor Buurma dow, Prof. Cabdi Ismaaciil iyo guddoomiyihii Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo been sheegaya.

Hooyo QAALI: Ma dhici karto in FAHAD Yaasiin uu yimaado Beledweyne

Qaali Maxamuud Guhaad, oo ah hooyada dha shay Ikraan Tahliil Faarax oo shir jaraa’id ku qaba tay Magaalada Muqdisho, ayaa ka hadashay safar la qorsheenayo inuu Beledweyne ku tago agaas imihii hore ee Hey’adda NISA Fahad Yaasiin Xaajir Daahir

Hooyo Qaali ayaa sheegtay in Fahad Yaasiin uusan imaan karin magaalada Beledweyne si uu u helo xil uu ku dhuunti sida ay hadalka u dhigtay.

"Waxaa Beledweyne usoo socdo Fahad Yaasiin oo doonayo inuu helo xil uu ku dhuunto ma imaan karo, dalka wuxuu ku dhisan yahay 4.5, aniga iyo Gabadheedana waxaan kasoo jeednaa laba beel oo ah kuwa ugu weyn ee daga Hiiraan,” ayey tiri.

Hooyda Ikraan ayaa Beesha Gaaljecel oo ay gaba dheeda ka dhalatay ugu baaqday inaysan aqbalin in uu Fahad Yaasiin hal habeen ku hoydo Beledweyn.

"Gabadheeda waxay kasoo jeedaa Bee sha weyn ee Gaalje cel oo ah Beesha ha ddii Geel laga dhac do uusan hal habeen mooro kale ku hoyan, sidee u aqbali karaan in Fahad Yaasiin oo gabadho oda ay ku maqan tahay inuu yimaado Beledweyne,” ayey sii raacisay.

Waxay sii raacisay "Anigana waxaan ka dhash ay Beesha Xawaadle oo ah Beel uusan cadowge eda waligiis libin ka qaadan, mana aqbalayaan inuu Fahad yimaado Beledweyne.”

Hadalka hooyo Qaali ayaa kus oo aadaya xilli la filayo in magaalada Beledweyne lagu qabto doora shada 25 kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka, wa xaana Kuraasta lagu qabanayo ka mid ah midka uu u tartamayo agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaa siin.

Ikraan Tahliil Faarax ayaa muddo dhowr bil ah lagu la’yahay gacanta hay’adda NISA, taasi oo iya dana sheegtay inay afduubatay oo dishay Kooxda Al-Shabaab.

Ikraan waxay bishii August ee sanadkii 1996-kii ku dhalatay magaalada Muqdisho. Waxay ka mid tahay dhallinyarada dibadda wax kusoo bartay ka di bna dalka dib ugu soo laabtay.

Waxayna khibrad in muddo ah u lahayd shaqoo yinka xafiisyada dowladda iyo laamaha amniga.

Gabadhan ayaa in ka badan shan sano ka hor ku biirtay hay’adda Nabad sugidda ama Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA, iyadoo ahayd mad ixii amniga internet-ka ee hay’addaas.

Markii ugu horreysay ee ay NISA ku biirtay wa xay ahayd sanadkii 2017-kii, sida uu warbaahinta u sheegay taliyihii hore ee sirdoonka Soomaaliya, Ca bdullaahi Maxamed Cali San Baloolshe.


Madaxweyne Deni oo lagu eedeeyay inuu kura asta Aqalka hoose u xiray

 shakhsiya adka maamulkiisa katirsan

Qaar badan oo kamid ah musharraxiinta u tag an kuraasta aqalka hoose ee lagasoo dooranayo Pumtland ayaa madaxweynaha Puntland ku eed eeyay inuu kuraasta doorashada uu u xiray shakhs iyaad kamid ah golihiisa xukuumada iyo saaxiib adiisa

Musharraxiinta ayaa nasiib darro weyn ku tilmaamay in madaxweyne Deni oo markii hore madaxweyne Fa rmaajo kula dirayay hufnaanta door ashada inuu haatan isagii kuraastii beeluhu u mad ax bannaanaayeen uu u xiray dad gaar ah.

Waxay ka digeen in arrintan ay saameyn iyo dha awac ku yeelan doonto mustaqbalka midnimada iyo wadajirka Puntland, iyagoo ugu baaqay Deni inuu fa raha kala baxo doorashada golaha shacabka. Mu sharraxiintu waxay kaloo walaac ka muujiyeen in doorashada lagu qabanayo xerada ciiddmada ee 54aad. Waxay sheegeen in madaxweyne Deni uu doonayo inuu awood ciidan u adeegsado sidii ay kusoo bixi lahaayeen shakhsiyaadka uu wato. Cabashada musharraxiinta ayaa kusoo aadaysa xilli Shalay lagu wado inay Garowe ka bilaabato

doorashada kuraasta xildhibaannada aqalka hoose. Shan Xildhibaan oo Shalay lagu doortay Garoowe

Waxa Shalay magaalada Garowe ee xarruunta Puntland, gaar ahaann xirada 54-aad ka dhacday Doorashada shan kursi oo kamid ah Golaha Shac abka ee baarlamaanka Soomaaliya.

Guddiga Doorashada Puntland ee Heer Feder aal oo ku dhowaaqay Natiijada Doorashada Shalay ka dhacday Garoowe Puntla

nd waxa ku kala guulaystay murashaxiinta kala ah.

Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya Cabdullaahi Bidhaan Warsame oo ku guuleystay kurisga tirsigi isu yahay HOP-235 oo deegaan doorashadiisu tahay Gogolka Sool.

Wasiiru-dowlaha Waxbarashada Puntland, Cab dullaahi Xasan Rooble ayaa ku soo baxay, kursiga HOP-249 oo deegaan Doorashiisu tahay magaa lada Buuhoodle.

Sidoo kale Cali Yuusuf Cali ayaa ku guulleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP-200, Cabdi Ibraahim Warsame ayaa ku guulleystay kursiga HOP-196, halka Axmed Cabdi Xaashi loo doortay kursiga HOP-166.

Dil Ka Dhacay M/Muqdisho Iyo Faah Faahin Kasoo Baxeysa

Askari ka tirsan Ciidanka Booliska dowladda Fe deraalka Soomaaliya ayaa qof shacab ah ku dilay Isgoyska Baar ubax ee degmada howlwadaag ee Gobolkaan Banaadir, waxaana falkaas kasoo bax aya faah faahino dheeraad ah.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in Askariga iyo qofka la di lay oo ahaa Nin uu soo kala dhex-galay muran koo ban, kadibna Askariga uu si bareer ah rasaas ugu furay Ninka oo durbadiiba goobta ku dhacay, kuna dhintay.

Ninka la toogtay ayaa waxaa la tilmaamay inuu ahaa qof xoogaa madaxa looga jiray oo la murmay Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka oo ku sugneyd Isgoyska Baar ubax ee degmada howlw adaag ee Gobolkaan Banaadir.

Meydka Ninka oo daqiiqado yaallay goobta uu falku ka dhacay ayaa markii dambe halkaas laga qa aday, waxaana goobta yimid Ciidamo ka tirsan Bool iska dowladda degmada howlwadaag, kadibna iska laabtay, sida la sheegay. Askarta DFS ayaa marar ka qaarkood si bareer ah dilal ugu geysta dadka shacabka ah ee aan waxba Shalaysan, waxaana ho re gudaha M/Muqdisho Askarta dowladda ay ugu dileen dad shacab ah oo marayay waddooyin.

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashada dadb an ee Soomaaliya oo soo saarey bayaan

Guddiga xallinta khilaafaadka door ashada da dban ee Soomaaliya, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay gudasha da waajibaadkiisa si buuxda, kaasoo waafaqsan heshiiskii la gaarey 17-kii Bishii September, ee sanadkii 2020-ka.

Haddaba bayaanka guddiga oodha meystiran, ka daalaco halkan hoose.

Saciid Deni oo saddex cod ka helay doorashadii Garoowe – Yaa helay labada kale?

Doorashada Golaha Shacabka ayaa Shalay ka bilaabatay maamulka goboleedka Puntland, waxa ana la qabtay doorashada shan kursi, oo ka dhac day xerada ciidanka ee 54-aad.

Saciid Deni oo ka mid ah musharixiinta la filayo inay isku soo taagaan xilka madaxweynimo ee So omaaliya ayaa doorashadii Shalay dhacday ka helay 3 cod, ayada oo la doortay saddex qof oo aad ugu dhow.

Labada kursi ee kale ee uusan helin Saciid Deni balse lagu doortay maga alada Garoo we ayaa kala ah HOPP #235 iyo HOPP #200. Kursiga HOPP #235 waxaa ku soo laabtay xildhibaan Cabdullaahi Bi dhaan Warsame, oo ah Wasiirka Kal luumeysiga Xukuumadda Soomaaliya. Halka kusiga HOPP#200 uu kusoo laabtay Xildhibaan Cali Yuus uf Xoosh.

Labadaan xildhibaan oo aan ku aragti aheyn Sa ciid Deni, islamarkaa na ku aragti ahaa madaxwey ne Farmaajo ayey dad badan is waydiinayaan saba bta keentay inay soo baxaan maadaama doorasha da socoto ay tahay mid ay go’aan ka gaarayaan ma daxda maamul Goboleedyada.

Labadaan kursi waxaa la sheegay ku dul hagoog teen laba nin oo Jilbo culus ah oo uusan wax ka di idi karin Saciid Deni.

Kursiga HOPP#200 ee laga leeyahay magaala da Garoowe waxaa ku dhagay Islaan Ciise oo cod saday in kursigaan mar kale loo dhaafo xildhibaan ka ku fadhiyey oo ah Xildhibaan Cali Yuusuf Xoosh.

Kursiga Labaad ee HOPP#235 oo laga leeyahay degmada Xudun ee Gobolka Sool isna waxaa ku dhagay madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Sac iid Deni u dhaafay go’aanka kuraasta kale.

Kuraasta kale ee Shalay la doortay oo uu ka mid yahay kursiga HOPP#166 waxaa kusoo baxay ninka la yiraahdo Axmed Taajir, waxaana keensad ay Saciid Deni oo rajeenayo inuu codkiisa helo, wa xaana Kursigaan horey ugu fadhiyey Sadiiq Warfaa.

Kursiga HOPP#249 waxaa ku tartamay labo musha rax oo kala ah Cabdullaahi Xasan Rooble oo helay 93 cod, waxaana la tartamayay Maxamed Cabdirisa aq Ciise, waxaana ku soo baxay kursigaas Cabdull aahi Xasan Rooble oo ah Wasiiru dowlaha Wasaa radda Waxbarashada Puntland, waxaa kursigaan horey ugu fadhiyey Sharma’arke Saleebaan, wuxuu na kamid yahay kuraasta uu ku tashanayo Saciid Deni.

Kursiga shanaad ee Shalay lagu doortay Magaa lada Garoowe waa HOP#196 oo ay ku tartameen Cabdi Ibrahim Warsame iyo Abshir Cabdi Xuseen Cabdi Ibraahim oo ku soo baxay doorashada ayaa helay 90 cod halka musharaxii la tartamyay oo ahaa Abshir Cabdi Xuseen uu helay 6, codadka xumaad ay ayaa ah 2 cod sida uu shaaciyay Guddiga Hirgal inta Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed SEIT Puntland.Kursigaan ayaa noqday midkii Sedexaad ee uu Shalay helo madaxweynahaPuntland Saciid Deni oo ah musharax la filayo inuu isku soo taago xilka madaxweynimo ee Soomaaliya.

AL-SHABAAB oo noqotay kooxda ugu taajirsan ee ku xiran shabakada Al-

Qaacida

Jeneraal sare oo Mareykan ah ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay tahay koo xda ugu taajirsan unugyada

ku xiran shabakadda Al-Qacida ee dunida ka howl-gala. "Al-Shabaab waa ciidanka ugu ballaaran, ugu taajiirsan uguna firfircoon ee Al-Qacida ay ku leedahay duni da, waxayna halis ku yihiin Mare ykanka iyo shacabka Mareykan ka,” waxaa sidaas yiri Jeneral Ste phen Townsend oo ah taliyaha taliska ciidamada Mareykanka Afrika (AFRICOM), oo wareysi siiyey VOA.

Jeneral Townsend ayaa sheegay inuu rumeys an yahay in halista Al-Shaba ab ay sii korortay sid eeddii illaa 12-kii bilood ee ugu dambeeyey, ayna ugu wac an tahay ciidankii Mareykanka ee ka baxay Sooma aliya iyo cudurka COVID-19.

"Waxaan u maleynayaa in halistaas ay sii kor dheyso sababo la xiriira cadaadiskii ka hortagga ar gagixisanimo oo aan jirin sanadkii tegay, iyo firfirco oni la’aanta ciidamada Amisom. Sabab kalena waa COVID-19,” ayuu yiri Townsend.

"Hoggaankooda waxay dagaal-yahanooda cule ys ku saaraan inay dadka Mareykanka ku weerara an meel kasta oo ay ku arkaan, marka waa inaan taas si dhab ah u qaadanaa.”

Jeneral Townsend ayaa sidoo kale sheegay in khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya, loolanka doo rashada iyo shaqada liidata ee dowladda federaalka ay sidoo kale caawisay Al-Shabaab.

"Waxaan ka walaacsanahay inuu jiri doono wee rar weyn oo Al-Shabaab ay fuliso. Waxaan hada aragnaa weeraro is-miidaamin ah oo Muqdisho ka dhacayey labadii toddobaad ee tegay. Marka waxa an dareemayaa inay sii ballaaranayaan oo ay sii korayaan,” ayuu yiri taliyaha AFRICOM.

Hadalka Townsend ee la xiriira in Al-Shabaab ay hadda tahay kooxda ugu taajirsan kooxaha ku xiran Al-Qacida ayaan la-yaab laheyn marka loo eego he erka uu la egyahay dhaqaalaha kasoo gala Soom aaliya.

Qyaas ay sameysay dowladda Mareykanka, oo uu helay wargeyska New York Times bishii October 2021, ayaa muujineyso in dakhliga Al-Shabaab u soo xarooday sanadkii 2020 uu yahay 120 milyan oo dollar.

Al-Shabaab ayaa Soomaaliya ka sameysay dowlad dadban oo dhinac socota tan federaalka, ta asi oo soo xareysay lacagtan oo badankeed ka tim aada canshuurta iyo lacagaha kale ee laga qaado shacabka.

Canshuurta xooggeeda ayaa Al-Shabaa b uga soo xaroota dekedda Muqdisho iyo ganacsiyada shacabka.

Sarkaal ka tirsan sirdoonka Soomaaliya ayaa wargeyska New York Times u sheegay in Al-Shaba ab ay konteenar kasta oo kasoo dega dekedda Mu qdisho ka qaado 90-dollar midka caadiga ah iyo $150 midka weyn.

Sarkaalka ayaa sidoo kale la wadaagay New York Times rasiit ay ku qoran tahay 250-dollar oo Al-Shabaab ay siisay muwaadin degan Muqdisho oo iibiiyey dhul uu lahaa, kaasi oo canshuur ay ka qaaday kooxda. Dakhligan ayaa ka dhigan awoo dda Al-Shabaab ay Shalay taagan tahay halkii ugu xooga neyd, sida warbixinta New York Times ay tiri.

Dakhliga ay Al-Shabaab kasoo xarey so lacagta ay ka qaado dekedda Muqdi sho iyo ganacsiyada kale ee gaaraya $120 milyan ayaa ka dhigan inay aad ugu dhowda hay midka dowladda federaalka.

Miisaaniyadda 2021 ee dowladda federaalka, oo ay Caasimada Online ku noqotay kadib warbixintan, ayaa waxaa ku qoran in dakhliga gudaha ee dowladda federaalka ee 2020 uu ahaa $269 milyan, oo $182 milyan oo ka mid ah ay aheyd canshuurta gudaha.Tani waxa uu macnaheedu yahay in Al-Shabaab ay soo xareyso dakhli ku dhow laba meel ood meel guud ahaan dakhliga dowladda federal ka Sooma aliya, iyo 65% dakhliga canshuurta ee

dowladda fed raalka


Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan oo Muqdisho lagu dilay

Koox hubeysan ayaa caawa degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku dishay guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Allaha u naxariistee Cabdi raxmaan Ibraahim Macow.

Marxuumka ayaa lagu toogtay banaanka ee Masj id uu ku soo dukaday salaadii cishaha, sida ay dad goobjogogayaal ah u sheegeen Warbaahinta Cabdi raxmaan Ibraahim Macow oo mudo dheer ku soo jiray siyaasadda Sooma aliya ayaa haatan u sharaxnaa mid ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee laga soo doorto gobolka Hiiraan.

Marxuumka ayaa la soo shaqeeyey Maxkama dihii Islaamka ee mar ka talinayay koonfurta iyo bar tamaha Soomaaliya, sidoo kale guddoomiye ayuu mar ka soo noqday gobolka Hiiraan.

Marxuumka Cabdiraxmaan oo caawa la dilay ay aa la sheegay in dhowaan uu Muqdisho ku qabtay munaasabad uu ku shaaciyay inuu yahay musharax u tartami doona mid ka mid ah kursta baarlamaanka faderaalka ee laga soo doorto gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hadlay geerida Gaashaanle Faarax Xasan

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyadeeyay ge erida ku timid Allaha u naxariistee Gaashaanle Fa arax Xasan Xuseen oo ka mid ahaa saraakiisha cii danka Booliiska Dowladda Hirshabeelle.

Marxuumka oo kamid ahaa saraakiisha ugu firfir coon Ciidamada Booliiska ayaa u geeriyooday dha awac kasoo gaaray qarax miino oo maalmo ka hor lagula eegtay duleedka M/Jowhar ee Casimadda Dowlad Goboleedka hir-shabelle.

Madaxweynaha oo ku hadlayay Afka Golayaasha Dowladda, iyo Sha cabka Hirshabelle ayaa marxuumka Ilaahay uga baryey inuu naxariistii ja nno ka waraabiyo, eheladii, qaraabadii iyo Taliska Ciidanka Booliiska Hirshabeelle ee uu ka baxayna samir iyo iimaan alle ka siiyo

Heshiiskii Lafta Gareen iyo Axmed Madoobe ee kuraasta Hop56 iyo Hop126

 muxuu dhalay?

Hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ay aa lumiyey mid kamid ah dhallinyaradii u halgantay xukun joogiisa waana Maxamed Xasan Idiris oo loo yaqaan (Maxamed Ganaey).

Wuxuu ahaa mudane ka tirsan Golaha Shacab ka ee Baarlamaankii Tobanaad Shantii Sa no ee lasoo dhaafday, Kursigiisa wuxuu ahaa HOPP#126.

In qof siyaasi ah kursi loo diido maahan mowduuc weyn, laakiin sida loo lu miyey ninkaasi dhalliny ar ada ah waa cashir dhaa wacaya shaqsiyadda iyo da acadnimada hoggaam ineed ee Axmed Maxam ed Islaam.

Madoobe wuxuu kursigaan dhaafsaday Kursi uu ku fadhiyo nin ay xigto yihiin oo la yiraahdo Geelle, kaasoo yaalo Koonfur Galbeed.

Nin labada kursi la isku badasho Laftagareen waa u siyaasad oo wuxuu la yimid nin uu aamisan yahay inuu codka geyn doono meesha uu isagu ra baa waana Xasan Eelaay, laakiin Axmed Madoobe kursigaan siyaasad ahaan uma wajihin ee heyb ah aan ayuu u sariftay.

Axmed Madoobe iyo Lafgareen si buuxda ayey uga heshiiyeen isdhaafsiga Labadaan Kursi ee HOPP#56 iyo HOPP#126.

Laftagareen wuxuu Kursiga HOPP#56 u dhaa fayaa Geelle halka Axmed Madoobe uu kursiga HOPP#126 siin doono Xasan Eelaay oo kamid ah Golaha wasiirada ee maamulka Koonfur Galbeed.

Axmed Madoobe oo isaga aabi badan oo dhanka Geelle ah laga so wariyey ayey xujada Koowaad ag taalaa oo ah inuu marka hore isagu bixiyo Kursiga HOPP#126.

Dhawaan mar ayaa la sheegay in dhinaca Axm ed Madoobe isku dayeen inay ballanta ka noqdaan kadib markii ay la xumaatay sida ay u dulmiyeen nin ka dhallinyarada ah ee Maxamed Ganey oo kooxdo oda kamid ahaa balse dhanka Laftagareen ayaa la sheegay inay iyaguna ceejiyeen fursadda Geelle markii ay shakiyeen.

Si walbaba, 26-ka Bishaan ayaa Magaalada Kis maayo waxaa kursiga HOPP#126 lagu siin doonaa Xasan Eelaay kadibna dhanka Koonfur Galbeed ayaa laga sugayaa inay Geelle soo siiyaan Kursiga HOPP#56.XIGASHO:-CAASIMADA.NET

Banaanbax Ballaaran Oo Lagu Taageerayo Baa rlamaanka UK Oo Ka Socda

 Hargeysa

Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somalil and gaar ahaan baarta Xorriyadda ee Magaaladaas ayaa waxaa ka socda Banaanbax ballaaran oo lagu taageerayo doodii Baarlamaanka Ingiriiska ka yee shay aqoonsiga Somaliland.

Boqolaal dadweyne ah oo isugu jira Ardayda Is kuulada, Haween, dhalinyaro iyo Odayaal ayaa Shalay isugu soo baxay baarta Xorriyadda Hargeysa, iyagoona banaanbaxooda ku taageerada Baarlamaanka Ingiriiskan oo dood ka yeeshay aqoonsiga So maliland.

Qaar kamid ah banaanbaxayaasha ah ayaa waxaa ay sheegeen inay Xildhibaanada Ingiriiska uga mah adcelinayaan dooda ay ka yeesheen Arrintooda, isla markaana Xildhibaan Gavin Williamson uu shar axay horumarka ay ku tallaabsatay dhinacyada amn iga iyo dimuqradiyadda.

Dadka ka qeyb galaya banaanbaxa ka socda ba arta Xorriyadda Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ka mid ah Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Seylici, Wasiiro, Xildhib aano iyo Mas’uuliyiin kale.

Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan Baarla maanka Ingiiriska ayaa Baarlamaanka dalkaas horg eeyay Mooshin ku saabsan aqoonsiga Somaliland, wuxuuna Gavin sharraxaad dheer ka siiyey horum arka ay Somaliland ku tallaabsatay dhinacyada amn iga iyo dimuqradiyadda, arrima badan u soo dalii shaday sababta uu u doonayo inay UK u aqoonsato Somaliland.

QM oo Cambaareysay duqeyn lala beegsa day xero ku taalla Yemen

Qaramada Midoobay ayaa cambaareysay duqey mo dhanka cirka ah oo xulafada Sacuudiga uu hoga amiyo ay ka fuliyeen gobolka Sacda ee waqooyiga Yemen, kaasoo lagu dilay tobanaan qof.

Diyaaradaha dagaalka xulafada uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa barqanimadii Shalay duqeeyay xero ku taal magaalada Sacda, halkaasi oo ay ku dil een in ka badan 70 ruux, halka ay ku dhaawacme en in ka badan 140 kale, iyadoo wararku ay shee gayaan in la filayo in tirada dhimashada ay sii kororto.

Fiidnimadii Jimcaha, afhayeen ka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Stephane Dujarric, ayaa sheegay in madaxa Qaramada Mi doobay uu dhalleeceeyay "duqeymaha cirka ee ay Shalay horraantii bilaabeen xulafada Sucuudigu ho ggaamiyo ee ka dhanka ah xabsiyada magaalada Sa’ada.” Dujarric oo hadalkiisa sii wata ayaa shee gay in duqeymo kale oo dhanka cirka ah ay fuliyeen isbaheysiga duulaanka ku jooga dalka Yemen Jimc ihii Dorraad, isagoo intaa ku daray in duqeymahaasi ay sidoo kale sababeen dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah oo ay ku jiraan caruur. Waxa uu sheegay in weerar cirka ah lala beegs aday xarumaha isgaarsiinta ee Xudeyda oo si adag loo go’doomiyay taasoo si weyn u hakisay adeegya dii internetka ee muhiimka ahaa ee inta badan dal ka saboolka ah. "Xoghayaha guud wuxuu ku baaqa yaa baaritaan degdeg ah, hufan oo hufan oo lagu sameeyo dhacdooyinkan si loo xaqiijiyo isla xisa abtanka,” ayuu yiri Dujarric, isaga oo intaa ku daray in Guterres uu sidoo kale ku baaqay in xaaladda degdeg loo dejiyo.

KENYA oo war cusub kasoo saartay aqoo nsiga Somaliland

Dowladda Kenya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay arrinta aqoonsiga Somaliland, kaddib dooddii baarlamaanka UK ay dhowaan ka yeeshe en arrintaas.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Raychelle Omamo ayaa sheegtay in Kenya ay Somaliland ula dhaqmeyso sida qeyb ka tirsan federaalka Soo maaliya, iyadoo sheegtay in Somaliland aysan Ken ya usoo gudbin codsi loogu aqoonsanayo dowlad madax bannaan.

Omamo ayaa sidoo kale waxay ka ga hadashay xiisadda Itoobiya. Wa xay sheegtay in Kenya aysan illa awin Itoobiya, oo ay sii wadi doonto inay si hoose ula xaajooto, una adeegsato diblomaasiyad jilicsan si loo soo afjaro xiisada ka taagan dalka deriskeda ah.

Hadalka wasiirka ayaa ku soo aadaya iyadoo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres uu BBC-da u sheegay in xaaladda Itoob iya ay beesha caalamka ku adkaatay inay xalliyaan, iyadoo xukuumadda Addis Ababa ay si joogto ah uga dhega adeygtay waxa uu ugu yeeray farogelin ta shisheeye.

Waxay wasiirka sheegtay in Kenya ay rumeysan tahay awoodda ay Itoobiya u leedahay inay is fah am gaaraan, isla markaana inkastoo ay waqti qaad aneyso, haddana siyaasiyiinta xabsiga laga soo daayay ay muujineyso in xoogaa horumar ah la gaa ray.

Waxay intaas ku dartay in Kenya ay Itoobiya ka la hadleysay baahid aloo qabo wada xaajood qaran, xabbad-joojin iyo in dadka la gaarsiiyo gargaar bani’adaannimo.

Baalamaanka dalka Ingriiska ayaa toddobaadk an gudhiisa dood dheer ka yeeshay arrinta aqoons iga Somaliland.

Doodda oo ahayd mid dhinacyo badan ay xildh ibaannada iska taageen qaddiyadda Soomaaliland iyo sida ay dowladda UK ka yeelayso ayaa socotay muddo ka badan hal saac.

Xildhibaannada ayaa intooda badan la dhacsa naa doodda uu soo bandhigay xildhibaan Gavin Wil liamson oo ahaa xildhibaankii aqalka hor keenay mooshinka ka doodidda aqoonsiga Soomliland.

Gavin ayaa waxaa uu baarlamaanka sharraxaad dheer ka siiyey horumarka ay Somaliland ku talla absatay dhinacyada amniga iyo dimuqradiyadda, isaga oo arrimo badan u soo daliishaday sababta uu u doonayo inay UK u aqoonsato Somaliland.

Bishii December ee sanadkii 2020 ayay ahayd markii madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed mad axbannaanida ugu Dhawaaqday ee Somaliland uu booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya.

Muuse Biixi ayaa la kulmay madaxweynaha Ke nya Uhuru Kenyatta, isagoo sheegay inay ka wada hadleen danaha ay wadaagaan.

Booqashada Muuse Biixi waxay ku soo aadday xilli uu aad u sii xumaanayay xiriirka Kenya iyo DFS.

29-kii bishii la soo dhaafay ee November ee isla sanadkaas, war qoraal ahaa oo ka soo baxay xafii ska wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in safiirkii u fadhiyay Nairobi loo ga yeeray Muqdisho, halka midkii Kenya ee Sooma aliya na lagu amray in uu dalkiisa dib ugu noqdo si uu wadatashi ula soo yeesho dowladdiisa.

"DFS ayaa go’aankan qaadatay iyadoo ilaalinay sa madax banaanideeda qaran, ka dib markii ay u muuqatay in Kenya si bareer ah ay u fara galinayso arrimaha gudaha Soomaaliya, gaar ahaan Jubbal and,” ayaa lagu sheegay qoraalkaas.

Kenya ayaa beenisay in farogelin ay ku hayso arrimaha gudaha ee Soomaaliya. Somaliland ayaa 30 sano ka hor ku dhawaaqd ay in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale, balse tan iyo xilligaasi ma aysan helin aqonsi caalami ah.Isha: BBC Somali


Mareykanka Oo Xaqiijiyay In Calooshood U Sha qeystayaal Hubeysan La

 Geeyay Dal Afrikaan

Dawladda Maraykanka ayaa xaqiijisay wararka sheegaya in kooxda Wagnar oo ah askar caloosho od u shaqeystayaal ah hadda la geeyey dalka Mali. Kooxdan ayaa taageero ka helay sa militariga Ruushka.

General Stephen Townsend, Madaxa ciidanka Maraykanka ee Afrika ee Africom ayaa yiri "Koox da Wagner waxa ay ku sugan tah ay Mali. Halkaas ayey joogaan, waxaanan u malayn aynaa in hadda tiradoodu ay boqolaal gaareyso”.

Townsend ayaa warkan VOA u sheegay mar uu wareysi gaar ah oo khadka Skypte-ka ah siiyey Khamiista Shalay ah, isaga oo ku sugan xaruntiisa magaalada Stuttgart ee dalka Jarmalka.

Waxa uu intaas raaciyey "dayuuradaha ciidanka cirka ee Ruushka ayaa keenaya. Adduunyadu way arkaysaa waxan dhacaya. Annaga welwel weyn bay nagu haysaa.”

Wararkii Ugu Dambeeyay Dad Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qarax Xoog Leh

Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhimatay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii gaari ay saa rnaayeen walxaha qarxa uu ku dhacay mooto mar eysay galbeedka Ghana, kadibna uu sameeyay qar ax weyn, sida ay saraakiisha dalkaasi sheegeen Jimcihii.

Shilkan ayaa Khamiistii ka dhacay deegaanka Piate, oo u dhow Bogoso, oo ah magaalo macdanta laga qo do oo ku taal degmada Dooxa da Prestea-Huni, sida uu sheeg ay madaxa fulinta dowladda hoose ee degmada Isaac Dsamani.

Gaariga ayuu sheegay in uu siday waxyaa baha qarxa oo loo waday godka dahabka laga qodo ee Chirano ee ku yaala Galbeedka Gobolka.

Qaraxa ayaa burbur weyn u geystay tuulada API ate, oo ay ku nool yihiin ilaa 500 oo qof. "Waa xaal ad murugo leh,” ayuu yiri Prosper Baah oo ah ku simaha madaxa adeegga gaadiidka caafimaadka.

Wakaaladda wararka ee AP ayaa qortay in muuqaal laga soo duubay goobta uu qaraxu ka dhcay oo la soo dhigay baraha bulshada uu muujinayay gurya ha goobta ka agdhawaa oo si weyn u burburay.

"Runtii waa dhacdo nasiib darro ah, naxadin iyo murugona leh” ayuu ku yiri Madax weynaha Ghana Nana Addo Dankwa Akufo-Addo qoraal uu soo dhig ay bartiisa twi tter-ka, isagoo si qoto dheer uga tac siyee yay qoysas ka dadka dhintay.

Diyaarad Hawada Looga Celiyay Amar Diido Uu Sameeyay Qof Kamid Ah

 Rakaabka

Diyaarad ay leedahay shirkadda American Airli nes oo u kala gooshaysay magaalooyinka Miami iyo London ayaa dib ugu laabatay garoonkii ay ka soo kacday, kadib markii qof kamid ah rakaabkii saarnaa uu diiday inuu xirto maaskaraha la isaga difaaco cudurka Covid-19.

Duulimaadka oo uu tirsigiisu ahaa AAL38 ayaa waxaa la socday 129 rakaab ah, waxaana ay diyaa radda dib ugu laabatay garoonka Miami, halkaas oo ay ku sugayeen booliska. Waxaa diyaaradda laga dejiyay oo booliska loo gacan geliyay haweeney da’deedu lagu qiyaasay 40 jir.

Haweeneyda oo diiday inay xirato maaskaraha ayaa waxaa lagu daray liiska dadka laga mamnuuc ay inay raacaan diyaaradaha shirkadda American Airlines, balse baaritaan ayaa lagu sameyn doonaa kiiskeeda, sida ay sheegtay shirkadda.

Diyaaradda oo soo duushay Arbacadii ayaa dib u noqotay kadib markii ay mu ddo saacad ah duulaysay, sida ku cad xogta qalabka lagula so cdo duulimaadyada ee FlightA ware.Steve Freeman oo ka mid ahaa rakaabka diyaaradda ayaa warbaahi nta Miami u sheegay in haweene yda ay fadhiday qeybta dabaqada koobaad ee diya aradda.

Mareykanka Oo Gargaar Milateri Gaarsiiyay Ukraine, Xilli Ay Cirka Isku



 Shareertay Xiisada

Shixnaddii ugu horraysay ee gargaar milateri oo uu Mareykanku ansixiyay ayaa waxa ay gaartay ma gaalada Kyiv ee caasimadda waddanka Ukraine, ka dib ballanqaad cusub oo maamulka Madaxweyne Biden sheegay inuu dalkaasi ku siin doono gargaar milateri.

Safaaradda Mareykanka ee magaalada Kyiv ayaa sheegtay in shixn ad dan ay ka koobneyd sagashan tan oo ay ugu yeertay gargaar halis ah, oo ay ku jir aan ras aasta loogu talagal ay ciidamada jiidda hore ee Ukraine. Moscow ayaa boqol kun oo askari soo dhoobtay xadka Ukraine.

Arrintan ayaa waxa ay imanaysaa xilli wadahad allo cad oo aanan waxba la isu qarin ay yeesheen Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareyanka iyo dhiggiisa Ruushka, sidoo kalana ay weli taagan ta hay xiisadda ka dhalatay ciidammada faraha badan ee uu Ruushku soo tubay xadka waddanka Ukra ine.

Dhanka kale Madaxweyne Joe Biden ayaa Sabt ida iyo Axadda waxa uu Xarunta Camp David kulan kulan qaadan doonaa kooxdiisa ammaanka qaran ka iyagoo ka wada xaajoon doona xiisadaha u dhax eeya Mareykanka iyo Ruushka ee salka ku haya arrinta Ukraine.

Hoggaamiyaha Labaad Ee Maamulka Milatariga Sudan Oo Booqasho Ku

 Tegey Addis Ababa

Hoggaamiyaha labaad ee ugu awoodda badan maamulka Milatariga ah ee ka dhisan dalka Sudan Mohamed Hamdan Daglo ayaa Shalay booqasho ku tegey magaalo madaxda dalka Sudan ee Addis Ababa.

Hamdan Daglo ayaa la kulmay wasiirka gaasha andhigga Ethiopia, waxayna booqashadan naadirka ah ay imanaysaa iyadoo ay xiisad ka taagan tahay xuduudda u dhaxeysa labada dal, sida ay saraaki ishu sheegeen.

Mohamed Hamdan Daglo, oo loo yaqaano Hem eti, oo ah ninka labaad ee golaha talada haya ee Sudan, ayaa Ethiopia joogi doona muddo laba cisho ah si uu ula kulmo "dhowr sarkaal oo Itoobiyaan ah”, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Sudan ee SUNA.

Waxaa ay garoonka diyaaradaha ku kulmeen wasiirka difaaca ee Ethiopia Abraham Belay, sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray gola ha ka taliya Sudan. Waxaa sidoo kale soo dhowe eyay saraakiil sarsare oo ka tirsan dowladda iyo nabadsugidda Ethiopia, ayaa lagu yiri warsaxaafa deedka.

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa Sabtida Shalay ah bartiisa Twitter-ka ku qoray "in uu u riyaaqsan yahay xiriirka qotoda dheer ee taar iikhiga ah ee ka dhexeeya labada shacab.”

Daglo ayaa ah madaxa ciidamada Rapid Supp ort Forces (RSF), oo ah ciidan si weyn looga baqo aadna u awood badan, kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay xasuuq ka geysteen gobolka Darfur ee galbee dka Sudan.

Xiriirka u dhexeeya Khartoum iyo Addis Ababa ayaa waxaa xumeeyay colaad dhuleed ka taagan aagga lagu muransan yahay ee gobolka xadka ku yaalla ee Al-Fashaqa, halkaasi oo beeralay Itoobiya an ay abuurtaan beeraha dhul ay Sudan sheegan eyso.

Sanadihii u danbeeyay ayaa waxaa dhacay dag aalo goos-goos ah oo u dhexeeyay labada dhinac kuwaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Mareykanka oo mamnuucay qeyb kamid ah Duulimaadyada ugu yimaada

 Shiinaha

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay joojineyso 44 duullimaad oo Shiinaha kaga imaanayay, taasoo jawaab u ah go’aanka ka dib markii dowladda Shiinaha ay hakisay qaar ka mid ah duullimaadyada diyaaradaha Mareykanka walaaca laga qabo COVID-19.

Amarkan ka soo baxay Waaxda Gaadiidka Mareykanka ayaa dhaqan-gelaya wixii ka billawda 30 Janaayo , isaga oo socon doona ilaa 30 Maarso.

Shirkadaha amarkan saameynayo ee Duulimaadyadooda la joojiyay ayaa waxaa ay kala yihiin Xiamen, Air China, China Southern Airlines iyo China Eastern Airlines.

Shiinaha waxay hore u hakiyeen duulima adyada Shirkadaha United Airlines, American Airlines iyo Delta Air Lines tan iyo Diseembar 31, ka dib markii rakaabka qaar laga helay COVID-19



FARXADDA QALBIGA


Ma ogtahay in farxadaaddu ay ka timaaddo qalbigaaga, markasta oo qalbi gaagu yahay qalbi nadiif ah, waxaa fududaanaya in farxadda qalbigaaga ku jirta ay ka muuqato wajigaaga. Markasta oo aad dadka cafiso, una dulqaadato dhibaatooyinka aad kala kulmaysid, mac naheedu waa, farxaddaada ayaad muujisay.

Cafiska iyo dulqaadku waxay ka tirtiraan qalbigaaga, muruggada iyo mugdiga, waxaadna helaysaa nafis raaxo ah oo ka imaanaya qalbigaaga. Waxayna kaaga dhigay saa qofka sokeeya saaxiib, laakiin haddii aad qalbigaaga gelisid dhibaatooyinka dadku kaa sameeyay, waxaa dha caysa in farxaddaadu ay nusqaanto, murugtuna ay hesho boos ay ka degto qalbigaaga.

Xasuusashada badan ee dhibaatooyinka lagugu sameeyay dib u dhac ayay kugu keeni kartaa.

Cashar ka baro oo dadaal si mustaqbalkaagu u noqdo mid qurxoon. Dabay shu waxay u socotaa horay, adiguna marka aad soconaysid waxaad u socotaa horay, adduunkuna wuxuu u socdaa horay, qofka caqliga lehna wuxuu ka fik iraa waxa soo socda. Sidaas awgeed, dhibaatooyinka lagugu sameeyay haddii aad ka socoto oo aadan u istaagin soo ma ahan waxa qalbigaaga farxad gelina aya, Rabbigaaguna kugu jeclaanayo? "Qofkii iska cafiya, oo wanaajiya ajarkiisa Alle ayaa siinaya.” – Surah Ash-Shuraa Ayah 40 Ma Cafin Kari ? Dhibaatooyin ka lagugu sameeyay oo sabab u noqday in aad habeenno badan soo jeeddo, xan uunkeeda adiga keli ah ayaa dareensan. In aad iska cafiso waa arrin aad u dhib badan, laakiin ma ogtahay cafisku in aad adiga wax badan ka faa’iidaysid, inta aan la gaarin qofka ku dhibaateeyay? Tusaale ahaan:

Haddii aad xanaaqdo oo qalbigaaga geliso cuqdad, wajigaagana murugo ka muuqato, ama habeenno badan aad jiifan waydo adiga oo ciil ku hayo, markaas yaa dhib qaba? Ma adiga mise qofka dhib kugu sameeyay? Adiga uun baa wa dnahaaga dhibaato u geysanaya ee qofka kale waxba ma aadan u dhibin.

Alle wuxuu leeyahay: "Mana isku eka wanaag iyo xumaan, bixi arrinta fiican mar kaas waxa soo bixi in midkii col idin dhexyiil uu noqon sokeeye iyo saaxiib”.

Waxa laga yaabaa in dadka qaar saamaxaadda u arkaan jab, aamusnaantana u arkaan jab, laakiin waxaysan ogayn cafintu waa mid ka mid ah tilmaamaha la gu garto dadka leh awood maskaxeed, ogna wax dantooda ah. Alle wuxuu leeyahay: "cafiska (dheeraadka ah) qaado, wanaaggana far (sheeg) kana jeedso kuwa jaahiliinta ah”. W/Q: Abubakar Mohammed, Qoraaga Buuga: Ku Raaxeyso Noloshaada & Daawada Murugada

W



SHIRKADDA ISGAARSIINTA SOMTEL AYAA SI RASMI AH U SOO AF-JARTAY OLOLAHA KU SHUBO

 OO GUULEYSO 10000 HADIYADOOD KAASOO SOCDAY MUDDO 6 BILOOD AH WAR-MURTIYEED

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ay aa si rasmi ah u soo af-jartay Ololaha Ku Shubo oo guuleyso 10000 Hadiya do od kaa soo socday Muddo 6 bil ood ah Waxa ay sidoo kale shirkaddu abalm arisay’ macaamii-kii ku guuleystay To dobaadkii (24 aad ) Munaasabad La gu qabtay beerta nabada ee Magaal ada Muqdisho..

Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Xildhibaano ,Mas’uuliyiinn ka so cotay Jaamacadaha Muqdisho, Ururada dhalinyada ,Ururada bulshada rayidka Uru rka Haweenka qaranka Gudoomiyaha Gobalka banaadir & Mas’uuliyiin ka tirsan shirkadda isgaarsiinta somtel, & Dhabshil Group intaba.

Ugu horeyntii Waxaa Munaasabada hadal-jeedin rasmi ah ka sameeyay Madaxa Waaxda Ganacsiga shirkadda isgaarsiinta somtel Mudane: C/laahi Cali Caamir Oo aad u bogaadiyay Somtel kuna Tilmaamay Ololaha ku Shubo Oo Guuleyso 10,000 Hadiyadood Mid Wax tar u leh bulshada soomaaliyeed macamiil walba oo ku guul eystay Nasiibka ayaa u saamaxay & dadaalkii uu la yimid isticmaala adeegyda somtel ku hadal, internet & adeegga eDahab & Ku Shubashada karaka ku hadalka

" Waxaan u mahad celinayaa marti -Sharafta ka soo qeyb-gashay Munaasabada Sida Gudoomiyaha Gobalka Xildhibaanada Wasiirada Rugta ganacsiga Madaxda Jaamacadaha Waa barnaamij macaamiisha si daah-furan nasiibkooda u tijaabiyaan iyagoo sameeynaya ku shubashada kaarka ku hadalka & Data internet-ka Kuna hel ayaan hadiyado qaali ah sida gaariga Hyundai-ga, Bajaajyada, Dahab-ka I.w.M Waxaan balan qaadeeynaa inan haliisa ka sii wadno waliba si rasmi ah U daah-furno horaanta sanadka Cusub 2022 Waxaana lagu guuleysan doonaa 15’000 had iyadood oo uu ka mid yahay Appartment ka mid ah Dahab Tower Dhismaha ugu dheer Soomaaliya Waxaa Xusid Mudan in ololahaan ay ka Faa’ideysteen dad aad u dan -yar Sida Maamo beeraleey Dan-yar oo ku nool gobalka hiiraan oo ku guuleyst ay gaarigii Hyundai-ga 1aad Waxaa sidoo kale bajaaj ku guuleysatay gabar jaariyad ah oo u shaqeeysa qoys soomaaliyeed waxa ay ka hesho ehelkeeda ku maareyn jirtay & Dad-ka baahiyaha gaarka qaba ooku guuleystay hadiyado dhowr ah”

Waxaa Sidoo kale munaasabada ka hadlay Xildhibaan:Prof Maxamed Cumar Dhal xa oo horay Loogu Sharfay Inuu Generate-gareeyo Gaariga Hyundai-ga Sedexa ad Isagoo bogaadiyay howsha adag ay somtel bulshada u heyso & hadiyadaha qiim aha leh ay bulshada ku Celineeyso

" Waxaan si diiran u bogaadinayaa Maamulka sare ee Somtel & Howl-wadeen ada shirkadda oo dadaal dheeri ah ku bixiyay in somtel bulshadu wax ku celiso wal iba 10’000 hadiyadood sidoo kale waxaa mahad balaaran mudan somtel oo qaban eeysa barnamijkaan daah-furnaanta leh iyadoo qof waliba u tartami karo fursadaan qaaliga muhiimada waa in macaamiilku sameeyaa ku shubasho si uu uga faa’ideyso fursadaan taariikhiga ah Waxaa Xusid Mudan in Shirkadda Isgaarsiinta Somtel oo la timid



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip