Maxay Aheyd Sababtii Uu Macalin Jurgen Klopp Xalay Kursiga Keydka U Dhigay Weeraryahan Daniel Sturridge ?

0
Friday April 29, 2016 - 10:42:48 in Sports News by
  • Visits: 604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Aheyd Sababtii Uu Macalin Jurgen Klopp Xalay Kursiga Keydka U Dhigay Weeraryahan Daniel Sturridge ?

    Macalinka kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ku tilmaamay sababtii uu xalay kursiga keydka u dhigay weeraryahanka xulka England iyo kooxdiisa ee Daniel Sturridge si uu xasilooni ugu helo kooxdiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Macalinka kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ku tilmaamay sababtii uu xalay kursiga keydka u dhigay weeraryahanka xulka England iyo kooxdiisa ee Daniel Sturridge si uu xasilooni ugu helo kooxdiisa.

Daniel ayaa inta badan kursiga keydka u fadhiyay Origi kulamadii u dnabeeyay ee kooxdiisa laakin dhaawaca xidiga ree Belgium ayaa la aaminsanaa uu fursad siin doona xidigaan taasoo aanan dhicin xalay iyadoo markale uu ku bilowday kursiga keydka ee kooxdiisa.

Macalin Klopp oo saxaafada la hadlayay ayaa la weydiyay sababtii uu keydka u dhigay wuxuuna yiri "Waxaan qiimeenay waxyaabo badan, waxaan garwaaqsanay inaan ku ciyaarno shax ciyaareedka 4-3-3 ama 4-5-1 mararka qaar (Diamond Formation shaxda loo yaqaano ) sidaasi darteed wali Daniel ma uusan ciyaarin anagoo shaxdaas ciyaareyno, marka si aan u helno xasilooni waxaan qaadanay inaanan ku bilaabin isaga ciyaartaan”.

Sturridge

Isagoo sii hadlayay wuxuu yiri macalinka ree jarmal "Hadii ay ciyaartooyda hore u wada ciyaareen, sidoo kalena ay qiimeeyen shax ciyaareed, waxay ciyaarta ku yeelaneysaa saameyn”.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip