Ciidanka Booliska Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeyay Degmooyin Ka Tirsan G/Banaadir

0
Wednesday January 19, 2022 - 07:43:18 in Wararka by
  • Visits: 195
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Booliska Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeyay Degmooyin Ka Tirsan G/Banaadir

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenimadii xalay aheyd howlgalo saacado qaatay waxaa ay ka sameeyeen degmooyinka Waaberi, Hodan, howlwadaag, Warta-nabadda iyo Heliwaa ee Gobolkaan Banaadir.

Ciidamada Booliska ayaa howlgalada intooda badan ka sameeyay waddooyinka laamiga, iyagoona baaritaano kala duwan ku sameeynayey gaadiidka noocyadiisa kala duwan ee istcmaalayay wadada, sidoo kalena su’aalo la xiriira amniga weydiinayey shacabka.

     Howlgalada oo uu hoggaaminayey Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole ayaa waxaa ujeedkiisa lagu sheegay inuu ahaa mid lagu doonayo in lagu xaqiijiyo amniga Muqdisho oo maalmahan u muuqda mid faraha kasii baxaya.

Saraakiisha Booliska ayaa intaas kusii daray in howlgalada lagu sugayo amniga Caasimadda ay sii socon doonaan, si looga hortego falalka amni darro ee isugu jira qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ee xiliyada qaarkood ka dhaca Muqdisho.

Howlgalada ay fuliyeen Ciidanka ayaa kusoo aaday, iyada oo maalmihii dambe Muqdisho ka dhacayeen qaraxyo Is-miidaamin ah oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac, waxaana qaraxii ugu dambeeyay ee uu fuliyey qof is-miidaamiye uu shalay ka dhacay degmada Wadajir, kaasi oo ay ku dhinteen 4 qof oo isugu jiray Askar iyo





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip