Suuqa Kale Iibsiga: Kooxda Ree Chine Ee Guangzhou Evergrande Oo Chelsea Ka Dooneysa Xidiga Ree Brazil Ee William

0
Friday April 29, 2016 - 10:25:31 in Sports News by
  • Visits: 644
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqa Kale Iibsiga: Kooxda Ree Chine Ee Guangzhou Evergrande Oo Chelsea Ka Dooneysa Xidiga Ree Brazil Ee William

    Garabka kooxda Chelsea ee Wiilian ayaa diirada ugu saaran lacag dhan£50 milyan oo pound kooxda ree Chine ee Guangzhou Evergrande kuwaasoo doonaya iney la midoobeeyaan saaxiibkiisii hore ee xulka Brazil ee Pualinho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garabka kooxda Chelsea ee Wiilian ayaa diirada ugu saaran lacag dhan£50 milyan oo pound kooxda ree Chine ee Guangzhou Evergrande kuwaasoo doonaya iney la midoobeeyaan saaxiibkiisii hore ee xulka Brazil ee Pualinho.

27 sano jirkaan ayaa ahaa xidigii ugu fiicnaa Chelsea xili ciyaareedkaan wuxuuna ahaa xidiga kaliya ee qaab ciyaareed joogta ah wuxuuna diirada u saaran yahay maclainka kooxda Guangzhou ahna maclainkii hore ee Brazil ee Luiz Felipe Scolari.

Macalinkaan ayaa hore uga ka xeeyay horyaalka ingiriiska ee Premier league xidigii ku hungoobay horyaalkaas ee Paulinho kaasoo ka tirsanaa kooxda Spurs sido kale wuxuuna kooxdaasi geeyay weeraryahan Jackson Martinez bishii February.

Willam

Willian ayaa wali qandaraas labo sano ka harsan tahay kula jirta xidigaan oo £30 milyan oo pounds uga soo biiray dhanka kooxda Russia ee Anzhi Makhachkala bishii January 2013.

Inkastoo ay jiraan tiro ciyaartooy ah oo kooxda laga iibin doono hadana Willian ayaan u muuqan mid ay kooxda Blues dooneyso iney iska fasaxdo wuxuuna sidoo kale qarka u saaran yahay inuu saxiixo heshiis uu todobaadkii ku qaadan doono lacag dhan £120,000-oo pound.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip