Tiro hoobiyaal ah oo caawa lagu garaacay Beledweyne

0
Tuesday January 18, 2022 - 19:21:57 in Wararka by
  • Visits: 238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tiro hoobiyaal ah oo caawa lagu garaacay Beledweyne

    ,,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,,

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in tiro hoobiyaal ah caawa lagu garaacay Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan.

Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegeen in Ilaa 4 hoobiye ay ku dhaceen Xaafadaha magaalada Beledweyne.

      Ilaa iyo haddda lama oga khasaaraha ka dhashay hoobiyaashasi  caawa lagu garaacay xaafadaha magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Magaalada Beledweyne wali lama hayo inta qasaaro ee uu geysteen madaafiicadaasi .

    Dhinaca kale waxaa  Xillaagaa n uu ku sugan Taliyaha Ciidamada Dhulka Gen, Biixi iyo saraakiil ka tirsan miltariga Soomaaliya kaasoo shalay la kulmay jan xuud  ayan ka wada hadleen arrimaha amniga iyo  iska kaashiga  ka hortagga al shabaab.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip