Mats Hummels Oo Go'aanka Uu Bayern Ugu Biirayo Ku Tilmaamay Inuusan Aheyn "KHIYAANO" Uu Ku Sameynayo Kooxdiisa

0
Friday April 29, 2016 - 10:22:00 in Sports News by
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mats Hummels Oo Go'aanka Uu Bayern Ugu Biirayo Ku Tilmaamay Inuusan Aheyn "KHIYAANO" Uu Ku Sameynayo Kooxdiisa

    Daafaca Borrussia Dortmund ee Mats Hummels ayaa xaqiijiyay kuna raacay kooxdiisa inuu xagaaga ku biiri doono kooxda Bayern Munich isagoo arintaas ku sheegay mid caadi ah oo aan aheyn qiyaano.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daafaca Borrussia Dortmund ee Mats Hummels ayaa xaqiijiyay kuna raacay kooxdiisa inuu xagaaga ku biiri doono kooxda Bayern Munich isagoo arintaas ku sheegay mid caadi ah oo aan aheyn qiyaano.

Xidigaan ayaa la filayaa inuu dhamaadka xili ciyaareedkaan isaga tago kooxdiisa wuxuuna sababta uu ugu biirayo kooxda ree Bavaria ku sheegay inuu doonayo ku guuleysiga koobab.

Isagoo arintaasi ka hadlayay wuxuu yiri Hummels "Ma aha khiyaano inaan ku biiro kooxda Bayern, marka aad tahay 23 jir waxad dareemeysaa inaad leedahay dareen koobab ugu guuleysan karto, laakin marka aad tahay 27 jir taasi wey ka duwan tahayā€¯.

Hummels

Hummels ayaa u muuqda mid raacaya wadadii ay hore u mafreen Mario Gotze iyo Robert Lewandowsk kuwaasoo hore ugu biiray Bayern laakin waxaa xidigaan la filayaa inuu ku baxo lacag dhan £30 milyan oo pound.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip