Guddiga Doorashada Maamulka Jubbaland oo shaaciyay doorashada 13 kursi oo ka mid Golaha Shacabka

0
Monday January 17, 2022 - 10:49:19 in Wararka by
  • Visits: 172
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Doorashada Maamulka Jubbaland oo shaaciyay doorashada 13 kursi oo ka mid Golaha Shacabka

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka maamulka goboleedka Jubbaland ayaa shaaciyay liiska 13 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.
Guddiga dorashada Jubbaland ayaa horay waxay u shaaciyeen dooraahada 14 kursi oo 6 ka mid ah horay u qabteen, waxaana maamulka Jubbaland uu noqonaya maamulkii shanaad ee ku dhawaaaqa doorashada kuraas cusub tan iyo waxii ka dambeeyay shirkii Muqdisho ugu soo dhamaaday madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka.


Doorashada kuraasta Golaha Shacabka ayaa haatan u muuqaneysa mid ay si weyn u dardargelinayaan maamul goboleedyada dalka, maadama la doonayo in 40 maalin gudahooda in lagu soo gabagabeeyo doorashada Golaha Shacabka.


Hoos ka akhriso liiska 13-ka kursi ee Jubbaland shaacisay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip