Wasiirka Arrimaha Dibbada Oo Wadahadal La Yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

0
Sunday January 16, 2022 - 22:47:17 in Wararka by
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arrimaha Dibbada Oo Wadahadal La Yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika Marwo Molly Phee oo uu weheliyo Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Maraykanka u qaabbilsan Geeska Afrika Danjire David Satterfield.

 Wada hadalka Masuuliyiinta ayaa diiradda lagu saaray kor u qaadidda xiriirka labo geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Maraykanka ee dhinacyada iskaashiga amniga, dhaqaalaha, horumarinta iyo arrimaha Gobolka Geeska Afrika, isaga oo Wasiir Cabdisaciid Muuse Cali uga mahad celiyey dowladda Mareykanka taageerada ay u fidiso dowladda Soomaaliya.


Wasiirka Arrimaha Dibbada oo wadahadal la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka - Jowhar somali news leader


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip