Qarax lala eegtay gaari uu watay Afhayeenka Xukuumadda

0
Sunday January 16, 2022 - 13:46:18 in Wararka by
  • Visits: 174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax lala eegtay gaari uu watay Afhayeenka Xukuumadda

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa canbaareeyay Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxo oo gaari u watey Afhayeene Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Mucallimuu oo marayay Agagaarka Isgoyska Dabka qarax kula eegtay Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya.

"Waxaan Camabaareynayaa falka waxashnimada ah ee qaraxa lagula beegsadey afhayeenka xukuumadda walaalkeen Maxamed Ibraahim Macalimu, ayuu yiri wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya.

Wasiirka ayaa Allah uga baryay in uu siiyo Cafimaad deg,deg ah Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu.

"Waxaan Ilaahey uga barinaayaa caafimaad deg deg ah,, ayuu hadalkiisa raaciyay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya abdulqaadir Maxamed Nuur.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip