Wasiirka Difaaca oo la kulmay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga

0
Thursday January 13, 2022 - 13:40:29 in Wararka by
  • Visits: 119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Difaaca oo la kulmay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xafiiskiisa kula kulmey taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Cabaas Aamiin Cali.

Wasiirka ayaa kulanka inta uu socday warbixin ka dhageystay taliyaha iyo Saraakiisha kulanka ku wehlisay,

Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kula dar daarmay saraakiisha Dardar-galinta Howlgaladda ka dhanka waxa uu ugu yeeray argagixisadda iyo ka shaqeynta Horumarinta ciidanka xoogga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip