DFS oo soo bandhigtay Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay

0
Thursday January 13, 2022 - 08:03:06 in Wararka by
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DFS oo soo bandhigtay Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Isxaaq Abshir ibraahim Aadan Magaca afgarashadiisuna ay tahay (Cabdullahi) ayaa isku soo dhiibey Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Qeybta 60aad ee degaannada Koonfur Galbeed.

Isxaaq ayaa Al-Shabaab ku jirey Mudo 7-Sano isagoo u qaabilsanaa karinta Raashinka iyo Jabhada Wuxuuna ka qeyb qaatey Dagaalo dhowr ah oo ka dhacay Deeganada iyo Degmooyinka Gobolka Shabeellaha hoose, ay ka mid yihiin Awdheegle,Janaale ,iyo lambar 50 .

Isxaaq Absir ayaa sheegey in Sababta ku kaliftey in Al-Shabaab ka soo baxo isku soo dhiibo Ciidanka Dowladda ,ayaa sheegey ka dib markii uu arkey Dhibaatada ay ku hayaan Shacabka soomaaliyeed .

Mudooyinkii dambe waxaa sii xoogeysaneya Dhalinyaradii ku jirey Al-Shabaab oo isku soo dhiibeya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka soo jeeda deeganada Koonfur Galbeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip