15 Milyan Oo Qof Oo Hal Todobaad Laga Helay Cudurka Halista Ah Ee CORONAVIRUS

0
Thursday January 13, 2022 - 13:22:35 in Wararka by
  • Visits: 171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    15 Milyan Oo Qof Oo Hal Todobaad Laga Helay Cudurka Halista Ah Ee CORONAVIRUS

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa sheegay in ka badan 15-Milyan bulshada Caalamka ah oo laga qaaday baaritaa ku aadan xanuunka Covid-19 la ogaaday in ay qabaan xanuunka Covid-19,waxaa sida warbaahinta u xaqiijiyay madaxa WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus isagoo inta raaciyay in aad u faafida Fayriska Omicron.

Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in la kordhin doono baaritaanada laga sameynayo goobaha waxbarashada si ay u sii furnaadaan dugsiyada ay ardaydu wax ku bartaan.

Jeff Zientis oo ka tirsan Aqalka cada ayaa sheegay in la geyn doono xarruumaha wax barshada 5milyan oo ah shaybaarada PCR kuwaa oo loo adeegsanayo baaritaanka Covid-19.

Hindisaha ayaa yimid ka dib markii dugsiyada dadweynaha Chicago ay xirmeen maalmo iyadoo ay jirto ismari waa u dhexeeya howlwadeenada goobaha waxbarashada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip