Guddiga Doorashada KoofurGalbeed Oo Shaaciyay Dooarshada 5 Kursi Oo Dhawaan La Qaban Doono

0
Wednesday January 12, 2022 - 21:01:16 in Wararka by
  • Visits: 163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Doorashada KoofurGalbeed Oo Shaaciyay Dooarshada 5 Kursi Oo Dhawaan La Qaban Doono

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay kuraas ka tirsan Golaha Shacabka,kuwaasi oo dhawaan ay qaban doonaan dooarshadooda.

Guddiga hirgelinta doorashada Koofur Galbeed Soomaaliya ee SEIT waxaa uu shaaciyeen jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah 11 kii kursi guddiga shaaciyey 1/1/022.


Hoos ka akhriso Warqadda kasoo baxday Guddiga doorashada





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip