Gaas, Faroole iyo CC Sharmaarke oo caddeeyey mowqifkooda ku aadan go'aankii Isimada

0
Wednesday January 12, 2022 - 22:40:17 in Wararka by
  • Visits: 298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gaas, Faroole iyo CC Sharmaarke oo caddeeyey mowqifkooda ku aadan go'aankii Isimada

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweynayaashii hore ee Puntland Cabdiraxmaan faroole iyo Cabdiweli Gaas, ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid iyo guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa si wadajir ah bayaan uga soo saaray xiisada ka loosan magaalada Boosaaso.

Masuuliyiintaan ayaa bayaankooda uga soo hor-jeestay qodobadii ay xalay Isimada Puntland sheegeen inay doonayaan in lagu xaliyo xiisada Boosaaso ee u dhaxeysa Madaxweyne Deni iyo Agaasimaha PSF Maxamuud Diyaano.

"Waxaan cadeyneynaa in qoraalka Isimada 5-ta ah ay soo saareenuusan quseyn ergadayada, talo kuma lihin, waliba sidii aan kula balanay nalama aysan wadaagin, balse waxaan qoraalkooda ka aragnay baraha bulshada, qoraalka Isimada maaha mid wax u taraya xasiloonida iyo wadajirka Puntland,” ayaa lagu yiri qoraalkan caawa ka soo baxay siyaasiyiintaan reer Puntland.

Gaas, Faroole iyo CC Sharmaarke oo caddeeyey mowqifkooda ku aadan go’aankii Isimada



Hoos ka akhriso bayaanka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip