Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha Xukuumadda Oo Digniin Culus Loo Diray

0
Wednesday January 12, 2022 - 19:12:35 in Wararka by
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha Xukuumadda Oo Digniin Culus Loo Diray

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Xaafiiska Hantidhawrka guud ee dalka ayaa digniin u diray wasaarado iyo Hay’ado dawladeed,kuwaaso oo ku howlan Talaabooyin aan sharci aheyn xiligan kala guurka ah, ee dalku marayo.

Wa-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Xaafiiska Hantidhawrka guud ee dalka ayaa lagu sheegay in dhawaanaahan uu waday baaritaan lagus ameeyay wasaarado iyo Hay’ado dowli ah, kuwaasi faraha kula jira sida lasheegay arrimo sharcid arro ah, oo sameeyn dhaqaale iyo mid siyaasadeedba ku leh dalka.

Xafiiska ayaa Qoraalkiisa ku sheegay in ilaa iyo afar Wasaaradood uu dabagalku sameeyay,kuwaasi oo kala ah Wasaaradda kalluumaysiga iyo kheyraadka Badda, Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha, Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta iyo Wasaaradda Maareynta Musiibooyinka.

   Sidoo kale Xafiiska ayaa faray hay’adaha ay quseyso in ay hakiyaan heshiisyada ku aaddan kalluumaysiga ee wasaaraddu gasho iyo sidoo kale in baaritaan qoto dheer lagu sameeyo qandaraasyada iyo hubinta badeecooyinka.



Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip