Guddoomiyaha guddiga doorashada Galmudug oo xilkii laga qaaday

0
Wednesday January 12, 2022 - 17:44:57 in Wararka by
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha guddiga doorashada Galmudug oo xilkii laga qaaday

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

 Waxaa maanta xilkii laga qaaday guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee maamul goboleedka Galmudug kadib, kulan ay yeesheen xubnaha guddiga doorashada ee maamulkaasi.

Xubnaha ayaa guddoomiye cusub u doortay Maxamed Qaasin Maxamuud oo horey u ahaa xoghayaha guddiga doorashada Galmudug.

Halkan hoose ka aqriso:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip