Al Shabaab oo sheegatay mas'uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

0
Wednesday January 12, 2022 - 14:23:39 in Wararka by
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al Shabaab oo sheegatay mas'uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa barqadii Maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, sida lagu baahiyay Warbaahinta Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay qarax ismiidaamin ah la beegsadeen kolonyo ay la socdeen saraakiil caddaan ah, isla markaana ku burburiyen mid kamida gaadiidkii ay caddaanku la socdeen.



laamaha Amniga dowladda Soomaaliya ayaan weli ka hadlin qaraxa oo ay ku dhinteen Askar iyo dad Shacab ah oo goobra qaraxa uu ka dhacay marayay.

Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdiaho Maanta ayaa kusoo beegmaya xilli Maalinta Berito oo khamiis ah la qorsheeyay in Magaalada Muqdisho lagu qabto banaanbax lagu taageeraayo Ra’iisul Wasaaraha loogana soo horjeedo Farmaajo.

Al-Shabab | Council on Foreign Relations




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip