Rikoor Aan La Rabin: Macalin Pep Guardiola Oo Ay Dhibaato Weyne Ka Heysato Kulamada Uu Martida Yahay Ee UCL, Goormaa Ugu Danbeysay Koox Weyn Uu Soo Garaaco ?

0
Thursday April 28, 2016 - 13:22:38 in Sports News by
  • Visits: 611
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rikoor Aan La Rabin: Macalin Pep Guardiola Oo Ay Dhibaato Weyne Ka Heysato Kulamada Uu Martida Yahay Ee UCL, Goormaa Ugu Danbeysay Koox Weyn Uu Soo Garaaco ?

    Ma qurux badna iney saxaafada falaanqeyn ku sameyso dhaqaaq kasta oo aad sameyo waliba marka aysan xaalada si fiican oo qurux badan aysan kuugu socon, taasi waxay heysataa macalinka Bayern ee Pep Guardiola.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma qurux badna iney saxaafada falaanqeyn ku sameyso dhaqaaq kasta oo aad sameyo waliba marka aysan xaalada si fiican oo qurux badan aysan kuugu socon, taasi waxay heysataa macalinka Bayern ee Pep Guardiola.

Pep Guardiola iyo kooxdiisa ayaa xalay guuldaro 1-0 kala soo kulmay kooxda RojaBlancos ee Atletico Madrid kadib gool u qalmay in guul lagu gaaro uu dhaliyay da’yarka Sual Niguez, taas ayaana basiin ku sii dartay dhibaato hore uga heysatay macalinkaan kulamada uu martida yahay ee tartanka Champions league, sidaasi waxaa qortay shabakada Goal.com

 

Imacalinkaan ayaana sagaal kulan dhadhamin wax guul sagaal kulan oo kulamada bug baxa ah ee wareegyada 16 ka, 8 da iyo afar dhamaadka tan iyo markii ay guul ka gaareen Arsenal sagaal kulan ka hor.

Pep record 1

Pep 2

Sideeda kulan ee ka danbeeyay kulankii Arsenal ee uu PepGuardiola ku guuldareystay inuu banaanka ku soo adkaado ayaa kala ah kii xalay Atletico, barbarooyin uu la galay Juventus iyo Benfica, guuldaro uu kala soo kulmay Barcelona oo ku soo garaacday 3-0, FC Porto oo ku soo garaacday 3-1, Shakhtar uu barbaro goolal la’aan ah la soo galay, Real Madrid oo gool iyo waxba kaga soo adkaatay, Man Utd uu barbaro 1-1 kula soo galay Old Trafford waxaana guul ugu dnabeysya sida aan kor ku soo sheegnay guushii 2-0 ee ay ku soo garaaceen Arsenal kulankii lugtii koowaad ee labo xili ciyaareed ka hor ee ka dhacay Emirates, warkaan waxaan ka soo xiganay shabakada Goal.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip