Eng Sahal:-"Heshiiyadda Doorashooyinka Ma Ahan Kuwa Dhaqan galaya",+Dhageyso

0
Wednesday January 12, 2022 - 13:47:21 in Wararka by
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Eng Sahal:-"Heshiiyadda Doorashooyinka Ma Ahan Kuwa Dhaqan galaya",+Dhageyso

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Qaar kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay dib u dhacyadda doorashooyinka Soomaaliya xiligaan ka socda.

Enjineer Xasan Sahal oo kamid ah Waxgaradka Gobolka Banaadir oo la hadlay Idaacadda Simba ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay mad-madowga ka jira doorashada Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in Jadwalka la soo saaray ee ka turjumaya doorashada dalka aysan dhaqan gali doonin, waxa uu madaxda ugu sareysa ee dalka ka dalbaday in dalka loo jiheeyo doorasho.

Dhinaca kale Enjineer Xasan Sahal ayaa waxa uu sheegay in aysan waxba ku kala duwaneyn jadwalkii horey loo soo saaray iyo kan hada oo loo jiheeyay doorashada dalka.



Audio Player

 
00:18


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip