Qarax dhawaq Culus oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Wednesday January 12, 2022 - 11:51:39 in Wararka by
  • Visits: 167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax dhawaq Culus oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

     War Ddeg deg ah :-  Qarax  dhawqiisu  aad culus yahay ayaa  Goordhow ka  dhacay Qeyb ka mid ah Magaalda Muqdisho .

 Qaraxaan  ayaa warar kala duwani  oo la helaayo ay  sheegayaan  inuu ka dhacay  waddada jayga ah ee 21-ka Oktoober iyadoo Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa waxaa jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir, 
wuxuuna ka dhacay waddada 21-October, gaar ahaan Afisyoone.

       Dhanka kale iIo wareedyo lagu kalsoonaan  karo ayaa  inoo sheegeen in qaraxa uu ka dhashay gaari laga soo buuxiyey walxaha qaraxa oo uu waday ruux naftiis halige ah

       Wararka ayaa intaa raacinaya  in qaraxa lala eegtay saarkiil caddaan ah oo xilligaas mareysay waddada, mana cadda khasaaraha ka soo gaaray weerarkan.

 

      Goobta uu qaraxu ka dhacay waxaa sidoo kale gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo isku geedaamay meesha ay wax ka dhaceen, waxayna wadaan baaritaano dheeri ah. iyadoo Xaaladda goobta ayaa aad u kacsan,xilligaan ayaa  waxaana sidoo kale halkaa uu ka socdaa gurmad loo fidinayo dadka ku waxyeeloobay Qaraxaasi.

 Wixii Faahfaahin ah kala soco Warar danbe Insha allaah.WWW.MOGTIMES.COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip